SAADO CALI WARSAME HEESTII DHAMAAN REER WAQOOYI AAWEY

  Рет қаралды 29,468

COOFLE NEWS

COOFLE NEWS

5 жыл бұрын

Cooflenewstv ✔️subscribe ✔️comments ✔️share ✔️like✔️

Пікірлер: 51
@sa3idmohamed777
@sa3idmohamed777 Жыл бұрын
Heestan maanta soo raadiyey dhibka Laascaanood darteed allah Somalia mideee🇸🇴🇸🇴😭
@sahramohamud6150
@sahramohamud6150 10 ай бұрын
تحية احترام وتقدير للمناضلين الصوماليين❤ هذه الاغنية يجب ان تهز وجدان كل انسان علي وجه الارض، ولكن للاسف المجتمع الصومالي القبلي العنصري لا تعي معني الكفاح و النضال الوطني لتحرير الوطن من الاستعمار … وتسعي لطمس التاريخ الصومالي المجاهد ضد الاحتلال والاستعمار 😭😢😭
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Illaahow u naxariiso wlhi wa nala xumeyey lkn wan guulaysanay #saado_geesiya_au_ehlu_janooy_ahyd
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 9 ай бұрын
Maanta isaaq baa dhulbahante xumeeyay🌺🌺🌺
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 жыл бұрын
Dhamaan reer waqoyi awaay😭😭😭✍
@queennuura6818
@queennuura6818 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxarito saado ali hesaha waxa u dhiibi jiray abwanada isaaq
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx Ай бұрын
AU malmo Saado maalintey heestaan qaadeysay 35 sano laga joogo marxaladii dalka marayay iyo maanta 2024 la joogo waa kaaf iyo kala dheeri.waxaa nasiib daro ah in maama Saado ay ku baxo gacantii isbedel doonka ay u bareeray khatartiisa halka ay ka bad baxday gacantii rajiimkii yaab!.
@hibaaqahmed1763
@hibaaqahmed1763 3 жыл бұрын
Ragii gobanimada dhaliyay miyaa dhulka lagu xumeeyay😭😭😭😭
@soyanhussein6906
@soyanhussein6906 9 ай бұрын
Iidoor faaida maleh ma qofkan oo kale ayaa ladilaa Damn somaliland
@ichbinyusuf7967
@ichbinyusuf7967 Жыл бұрын
Allah Yaraxma Maamo Saado Cali Warsame Xukun Xaraago Ku Dhiib Wax dhaama la waa 2022
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 3 жыл бұрын
Allow ku naxriiso maamo saado cali😢😭🤲🏾
@AhmedAli-pw7lz
@AhmedAli-pw7lz Жыл бұрын
Wlhi waa hees dareenkeeda leh any way alle haguu naxariisto 😢
@abdifatahbaajiyo8057
@abdifatahbaajiyo8057 3 жыл бұрын
Allla ha uu naxaristo
@tortoabdi9616
@tortoabdi9616 Жыл бұрын
wakhtigan dulcad iyo meelo badan jogeyn dadku
@ganishire5872
@ganishire5872 2 жыл бұрын
Yaahuu waa wixii la eeday
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 9 ай бұрын
manta maxaa jira nacasyahow
@maxkifaaxblackii6111
@maxkifaaxblackii6111 Жыл бұрын
Dowladii weey ku xadgudbtay kheeb ka Mid ah Somalia lakin Saado Ali alaha u naxaristo dumistii eey ka qeeb qadatay meesha ku danbeysay wala ogaa. 😢
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Gorma ka qatay maxa ka qaldan sota hees uqatay u helisat😅
@faizamohmud7180
@faizamohmud7180 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ganishire5872
@ganishire5872 2 жыл бұрын
Waa heesihii dawlada lagu dumiyey ayaduna way ka shalaysay maxaan ka dheefnay
@ismailjama178
@ismailjama178 2 жыл бұрын
Ma dad xunkii geystay dhibta ilaa maanta umadda heysta ayaad dawlad la dumiyey ku sheegtay,? Dhibiijo la iska dhibeeyey ayey ahaayeen,duligu.
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Langaab ciilan dawlada ku lahaa… regime kii afwayne halgamayaashii SNM baa cashar u dhigay.
@holland-abdi7809
@holland-abdi7809 3 жыл бұрын
Allaw ku naxariiso 🤲🏻
@tortoabdi9616
@tortoabdi9616 Жыл бұрын
goorttay hadlayeen gaariye iyo hadraawi adaa lagu soo adeegsaday
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 9 ай бұрын
😂😂😂 history repeats itself . jira manta nacasow
@haldoormediaproduction142
@haldoormediaproduction142 3 жыл бұрын
Alle Ha Ku Naxariisto
@ahmedjamaosman499
@ahmedjamaosman499 2 жыл бұрын
Allow ku naxriiso maamo SAADO CALI WARSAME
@hawosugule8503
@hawosugule8503 3 жыл бұрын
Iahy ha ku naxaristo mom🤲🤲😥
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Fanaanad qaran bay ahayd alle haw raxmado
@xukunabdi6927
@xukunabdi6927 3 жыл бұрын
ala yarxamk wlaal
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Saado cali waxay ahayd ka hor intii aysan dhiloobin ee caadiga ahayd
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 3 жыл бұрын
Marxumda iska da waxy donto ha ahate
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Nacalad kugu dhacdey qaniis baad tahay kalaxad laga dhaley saado way motan tahay naag yahow
@Ibnuhashim308
@Ibnuhashim308 3 жыл бұрын
Bilaa akhlaaq baad tahay niyow Maxaa islaanta hooyada ee mootan kuu geeyaya eed u cayaysaa. Allah hawxariisto waxaan ahayn Ma istaahisho ee xishood.
@habonabdi
@habonabdi 3 жыл бұрын
War wuxu miyuu dhimanyahay war waa marxuun balayo kula abrartaye
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 3 жыл бұрын
Faqashtii uraysay baad tahayee aamus xaaraanyay 😏
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@wacditv4599
@wacditv4599 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@ahmedjamaosman499
@ahmedjamaosman499 2 жыл бұрын
Allla ha uu naxaristo
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
HEESIHII RIWAYADDII (YAA U WANQALAY WAQTIGA) Shamuri, Jubba, Hibo & Saado cali
36:08
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,9 МЛН
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heesta dhul aan ceel lahayn baan with lyrics saado iyo khadra daahir
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 281 М.
SAADO ALI  ( SOMALI  SONG  )  OGADEN SWEDEN -  IFTINFF
8:20
Saad Gedi
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maryan Mursal Waayo waayo ayad so xasuusani Markad dhageysato
20:17
Mascud Abdullahi
Рет қаралды 431 М.
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 285 М.
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,8 МЛН
УДИВИЛА МЛАДШУЮ СЕСТРУ
0:50
Li ALINA
Рет қаралды 4,2 МЛН
СДЕЛАЛА СТАКАНЫ ИЗ БУТЫЛОК😃🍸
0:46
polya_tut
Рет қаралды 8 МЛН
Change!!😁 #shorts #レオ
0:46
レオ★スマイル
Рет қаралды 8 МЛН
Странные штыри с кольцами из сарая
0:31
А на даче жизнь иначе!
Рет қаралды 8 МЛН