Hibo Maxamed (Hibo-Nuura) | Heesta Maxaa luray naftaadi? | With Lyrics

  Рет қаралды 888,406

HAWD

HAWD

Күн бұрын

Heestaan "Maxaa luray naftaadi?" waxaa midhaheeda allifay abwaan Axmed Saleebaan Bidde, wuxuuna ka allifay qiso dhab ah oo abwaanka ku dhacday. Laxanka iyo codkana waxaa isku darsatay Sawtu-raxma Hibo Maxamed Huddoon (Hibo-Nuura).
#Subscribe saar channel-ka.
Mahadsanidin.

Пікірлер: 489
@muxudiinfarxaan1575
@muxudiinfarxaan1575 21 күн бұрын
2024 bishii 8aad hamaynimo jimcaa goobtu waa caabudwaaq iga dambeeyoow iisoo ducee❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 12 күн бұрын
GUULYSO HNO FROM HARGEISA ❤
@user-pu3rl6dr9k
@user-pu3rl6dr9k 11 күн бұрын
Alla ku dhowro huuno from adaado
@user-er4jy4uh3o
@user-er4jy4uh3o 6 күн бұрын
Guulayso wlle from gaalkacyo
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 6 күн бұрын
Ilahy arimahaaga haku sahlo sxb from galdogob
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 4 ай бұрын
Jawiga o macan o rob da ayo ayan heestan ku mirqamya mglda borama wlhi Ben ma shegaye heestan heest ka kaman macan wli man dhagaysan inta igu racsan like sara❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 ай бұрын
Form Boorama jaarkaga xalasha 😂
@mustafecilmi3513
@mustafecilmi3513 2 ай бұрын
After one month Baan ana ku murQaamaya kampala ❤
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 2 ай бұрын
@@mustafecilmi3513 ..............❤️😇
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 2 ай бұрын
@@mustafecilmi3513 o Kampala qaad miyaa laga hela
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn Ай бұрын
Subxanalaah War qashinka miyaa kufamysaaa😢😢😢😢
@jamaat14
@jamaat14 7 ай бұрын
yaa so booqday 2024❤😊
@mssamiishamssamiisha6307
@mssamiishamssamiisha6307 6 ай бұрын
Ani😅😊
@nastexocumar1468
@nastexocumar1468 5 ай бұрын
Same
@user-uo3cs6kx6c
@user-uo3cs6kx6c 5 ай бұрын
Aniga
@user-pv3hv3rx4h
@user-pv3hv3rx4h 5 ай бұрын
Me zhb
@nimcofarax8773
@nimcofarax8773 4 ай бұрын
😂😂
@AhmedCali-o9j
@AhmedCali-o9j 2 ай бұрын
Subxanino jimco ah taariikhudu ku beegantahay 28 June 2024 waxaan kusuganahay degmada deynile waxaan ku raaxeysanayaa heeskaan Hadaad aragto fariinteyda maalintu hakuu wacnaato
@user-yx1gg7pz2v
@user-yx1gg7pz2v Ай бұрын
adna sido kale walalka
@NasroAways-zx6to
@NasroAways-zx6to 8 ай бұрын
Hestaan xasuus gooni ah ayey igu ledahay 😢asxabteyduna wey igu aqaanan inaan jeclahy 🥱" waa laac adunyada labadii walala ah midba maalin ladayo " halahaas ayaa Daren gooni ah igu leh 😢xasuus ayey Ii ahaan donta comment Gaan hadaan nolahay inshallah 🤲
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 8 ай бұрын
Waru walhy adunyadu malinba wasi I.a khayr from bosso ❤
@NasroAways-zx6to
@NasroAways-zx6to 8 ай бұрын
@@mohamedahmedqasaali3243 waa sidaas bowe
@wiilhoog7754
@wiilhoog7754 5 ай бұрын
pp𝒑😮😊😊😊𝒍𝒍😊𝒍😊𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍😊𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍𝒍😊😊😅😅😮😮😊😊😊😮😮😮😊😮😮😮😮😅😅😅😊😅😊😊😮😊😊 𝒍
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 2 ай бұрын
Comentigan hadan arke manoshahy hada walashie😢
@Deeqsane20255
@Deeqsane20255 18 күн бұрын
12/8/2024 12:21 Heben isiin Ah 👀 Maxa Lure Naftaadi 😰 Waxan Hubaa inad Hestan Miraha Macan Aad Dib Uso Booqate Hadaa iga Dambeyse Wll Like 👍🏼 ii Saar 🩶
@user-yx1gg7pz2v
@user-yx1gg7pz2v 3 күн бұрын
27/8/2024 ku saaray wallo
@ShaaficiAxmed-ds7np
@ShaaficiAxmed-ds7np 7 ай бұрын
Heest xasuus leh weye walhi a oo yar ayaan maqlay qaab aan u dhegeysta wan waayay waayo mahetste waagaa radi iyo tel raga qayil ayaan ag istaagi jiray inaan iska qariyo❤
@AbdifatahMohamud-zk4ov
@AbdifatahMohamud-zk4ov 2 ай бұрын
Ax ya hees 6/16/2024 an dhagaysanaya waa hees Mcn hibo nuura Minneapolis Mnnesota ayan wa Joogna cimriga iyo caafimadka Allah haku barakeyo Mamo
@abdishakourmohamoud1315
@abdishakourmohamoud1315 Ай бұрын
Aniguna waxan kudhagaysanayaa 1 dii July in Atlanta georgia
@nimcodaahir7562
@nimcodaahir7562 8 күн бұрын
Ana hrgysa
@hananabdirahmanmuhanad1557
@hananabdirahmanmuhanad1557 Жыл бұрын
Ayeeyo mcn abahay hooyadiis baa iqadi jirty 2015 lkn way iga tagtay 2019 ayay dhimaty malin axad ah aad ayaan kugu xsy 😪😪😪
@sacdiaibrahimulusow4575
@sacdiaibrahimulusow4575 7 ай бұрын
Allha unaxaristo😢
@Iam-thE-wesT1
@Iam-thE-wesT1 5 ай бұрын
Alle ha unaxariztO
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn Ай бұрын
Allh ha naxariisto ayeeyo mcn😢😢😢
@bilaalcqani4363
@bilaalcqani4363 11 күн бұрын
Maanto ah maalin isniina 19/8/2024 ban soboqday hestan Anoo yar baa maqlijiray lkn marka weynadey waxn isameysay Erayadeeda💔😔 "Libaanted Adunyada ruuxna laasana maaye maxaa luray naftaadii🥺"
@nimcodaahir7562
@nimcodaahir7562 8 күн бұрын
😢😢
@user-up6we3od4d
@user-up6we3od4d 7 ай бұрын
2024😢 dhagay sanyaa jacayl kaygii iga tagyy 2022 wuxuna iso noqday 2024 lkn ma rabo sababto ah wuxu raba inu mar labadd igu ciyro😭
@omerovali4725
@omerovali4725 7 ай бұрын
😢😢😮
@nastexocumar1468
@nastexocumar1468 5 ай бұрын
Ani xitaah hadaleh fiirsanoyah
@gabarjecelhooyadeedinelaku268
@gabarjecelhooyadeedinelaku268 5 ай бұрын
Ani 2020 aa gabar jaamacad la dhiganeesay ka reebi waayay marki danbe asaga dhanaaa jaray ilaaa hada wuuu iga samri la'ayhy sanadkaaan ha ugusii darnaaadee mrkaa shito heestaan asagaa xsuustaa mrkee dheheeso {[( Waa adigaanse liitee leexadu Ku sedatee hadba laan cuskanayeeee}])😂😂😂😂😂😂😂balo makaaa raacday baladweyne aadidiis aaa maqli jiray hda balayaa ka raacday gabdhi jaamacad la dhiganeesy 😂😂😂😂😂😂😂
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s 3 ай бұрын
Maka ogolaaaty hada
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 2 ай бұрын
Be careful lagana yaabaa inuu jacaylku kudambeeyay lkn in la is aamino waxaa wanagsan inaan la is aaminin
@Salahfarah1
@Salahfarah1 12 күн бұрын
Falsafad caadiya weeye heestaan dhabtii waayaha aduunyada oo dhan ayaa lagu sifeeyey wax yaro dhowr meeris ah❤
@DhegaawiCabdiraxmaan
@DhegaawiCabdiraxmaan 8 ай бұрын
12/6/2012 maalin axad ah ayaan heetan safarku aaday min bari ilaa.eerigabo aniga iyo aabahay mcn alle.cimriga hawbarakeeyee iyo rag odayaala oo kale xasuustu waa cajiib
@SabrinXuuseen
@SabrinXuuseen 12 күн бұрын
17/8/2024 haben axad ah hadii aad noshahy alle cimrigaaga Haku sii dhereyo wllky 😢❤
@Maalik4453
@Maalik4453 9 күн бұрын
Waa 2024 bishii 8 habeen jimco ah Kii iga dambeeyoW ii Soo duceey 😢Allh noo naxriiste dhamaantena waana ku jeclahay wllkey somaliyeedow🎉😢😢
@beelooficial6489
@beelooficial6489 9 күн бұрын
Saxibow inte jogta bismilaah 33M ago iga horeysaa anigane jimca 2 malin I kaga harsan secml
@thatuv5653
@thatuv5653 9 күн бұрын
@@beelooficial6489 hey 8 hrs ago
@najaxahmed1225
@najaxahmed1225 4 ай бұрын
15/4/2024 heestaan waxaan u qadi jiray ayeeyday Allah u naxariistee way jabtay ka dib maskaxda dhaqaaqday markaan heestan u qaado way qosoli jirtay😢
@ridwanfarah710
@ridwanfarah710 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto😢
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 24 күн бұрын
Waa erayadii Abwaan Ahmed Saleebaan Bidde (Habaryoonis/Garxajis).
@MubYus
@MubYus 20 күн бұрын
RUN.
@MubYus
@MubYus 20 күн бұрын
Habar yoonis, Ciidagle ayaa wasa.
@user-zm6ms3lx6d
@user-zm6ms3lx6d Ай бұрын
2024 Ani adne wll 😊
@FATSAM.
@FATSAM. Ай бұрын
2024
@fatimomustafe4436
@fatimomustafe4436 Ай бұрын
2024😂
@tahminahussein4205
@tahminahussein4205 Ай бұрын
😂🖐 xaadir ​@@fatimomustafe4436
@mahaddahir6833
@mahaddahir6833 Ай бұрын
@@fatimomustafe4436me too 2024/07/07
@TarabiJaamac
@TarabiJaamac Ай бұрын
Marka yaa idin yiri dhageysta 😢
@FaraxMustafe-tb8ht
@FaraxMustafe-tb8ht Ай бұрын
Yaa soo booqdaY heestan 2024
@KawsarIbraahin-zy6ch
@KawsarIbraahin-zy6ch 16 күн бұрын
Heestan jecliiyaa jacaylkayga xasuuswayanbay kuuleedahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muktarabdille1984
@muktarabdille1984 10 ай бұрын
Old is gold wlhi people very young in America and Europe are talking to this songs who were in Love but yet this song is 40 yrs old
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 8 ай бұрын
59 years old boy😂
@AxmedNuur-fq7cd
@AxmedNuur-fq7cd Ай бұрын
Walee waa run labadii walaalaa midba maalin ladayoo 😢
@apdoqaniofficiall5988
@apdoqaniofficiall5988 9 ай бұрын
20 november 2023 casar 5:29 qofka akhristow repply so gal ama love ciyal 2023
@Zhiino434
@Zhiino434 9 ай бұрын
4hrs k hor😂❤
@ibrahimqalid1826
@ibrahimqalid1826 10 ай бұрын
HeesTa ugu jeclahy wye wllhi 😢😢 inta so dhageysati halakn ban ka salama hadey nolyihiin hadey dhinteen Allah u wada NaxariisTo 🥺 27/10/2023 jimco sacada 10:00 subaxnimo 🥺 hada Qoralkan aragti Ina Reply iso gashi ka RajeyNa I.a❤
@zapnaqueen6881
@zapnaqueen6881 10 ай бұрын
3/11/2023😂
@bigboss8700
@bigboss8700 9 ай бұрын
​@@zapnaqueen68817/11/2023
@bigboss8700
@bigboss8700 9 ай бұрын
7/11/2023
@foosyuusufjaamac1068
@foosyuusufjaamac1068 9 ай бұрын
10/11/2023❤
@habimacane8116
@habimacane8116 9 ай бұрын
16/11/2023😢
@caliqeys7391
@caliqeys7391 6 ай бұрын
Still my fav song❤ two weeks
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 11 ай бұрын
hipo nuura alh cimriga hakuu barakeeyo❤
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Aamiin.
@DaadirWaxgarad
@DaadirWaxgarad 7 күн бұрын
22/08/2024 waxan kudhageysanay dagmada buulo burte ee gobalka hiraan ❤👏
@jabriil68
@jabriil68 7 күн бұрын
War miyaan ka danbeyaa😅😂
@user-rl8rw9ny8l
@user-rl8rw9ny8l 2 ай бұрын
3/jun/6/2024malin Isniin.ah oo salax ciyaari rabo waxan jogana Muqdisho waxan lanolahy sxbkey Axmid Kaafi Ak ana shaqo anan heynin hada insha allh waxan rajaynaa in.aan.arko anoo hormar sameeyey i
@user-ul4mq5eg5w
@user-ul4mq5eg5w 2 ай бұрын
Alle ka rumooye zxp
@najmorashiid12
@najmorashiid12 8 ай бұрын
29/12/2023 Yaa Ila dhagesanayo heestan wali❤😂
@maxamedaxmed7415
@maxamedaxmed7415 25 күн бұрын
Liibaa teed aduunyada ruuxna laasan maayee maxaa lurey naftaadii 😢
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b Ай бұрын
Xaqiiq waa xigmad miidhan heestani waxaan maqlay dad badan ayaa markay heesta dhageysateen ay wanoo u noqotay sheekh iyo hadalkii dadkala oo dhan maqli waayey qaar yurub iyo tahriib ayaa wax lagu helaa iyo dhac
@Shankarooneeyy
@Shankarooneeyy 6 күн бұрын
Galab casar gaabad ah tariikhduna ku beegantahay 23 August maalin Jimce ah anigo yara murugsan ban dhagaysanaya i.a wax walba khayr bee noqon doonaan 😢
@Xaaji-dalmar.1995
@Xaaji-dalmar.1995 2 ай бұрын
3/6/2024😢😢😢😢😢😢😢 Labadii walaalaa ninba maalin ladan yoo😢😢
@omarmoha7473
@omarmoha7473 2 ай бұрын
16:33😢
@salloadam298
@salloadam298 7 ай бұрын
Bari anagoo tuulada joogna ayaa qolo baraag no dhisi jirtay ku murqaami. Jireen dhawr mar waan soo booqday heestakan😅
@mukhtaarmaaro6247
@mukhtaarmaaro6247 2 ай бұрын
Xusuus sanadkii 7/25/2011 ayaan ku dhaystay safar aan ku socday magaalada hargeisa ilaa degmada farawayne xusus markale. 17/06/2024
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Codka macaan ee Hiba Nuura waligaa ilaabi maysid.
@user-Bilyandhaan
@user-Bilyandhaan 8 ай бұрын
LibaanteeD Aduunyda Ruuxna Laansan maaye maxaa luray naftaadiii....26/12/2023 😢
@Alitarabie
@Alitarabie 9 ай бұрын
Heestu qiimo badaana ❤😢
@Nasiib724
@Nasiib724 6 ай бұрын
Wadigan sidii liig laasimay ugaadhee waaqlada u leexdee Libanteed aduunyad ruuxna lasan mayee maxaa liray naftadii 26 February 2024
@sadiasulieman7596
@sadiasulieman7596 9 ай бұрын
Liibaanteed aduunyada 😢❤3.12.202
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Hibo Nuura.. waa inTaalo dhiso.
@user-qy7ve6wt2p
@user-qy7ve6wt2p 11 ай бұрын
2024 yaaa ila dhageysani
@nashaadabuukar3321
@nashaadabuukar3321 12 күн бұрын
Sun /18 /Aug /2024😢 waa heesta aan la qirooday maxaa luray naftaadii😢😢😢😢
@apdiazizapdilahi5624
@apdiazizapdilahi5624 11 күн бұрын
Sido kle💔😭
@XasanCabdulle-gy1vs
@XasanCabdulle-gy1vs Күн бұрын
2024 goobta waa baydhabo lve kusoo raace___❤️❤️
@Abdiqalle
@Abdiqalle 6 күн бұрын
Maalin jimce ah bishu 23/8/2024 waxaan ka dhageysnayaa heestan mcnka badan wadanka libiya😢
@CabdicasiisXasan-jo8zq
@CabdicasiisXasan-jo8zq 5 ай бұрын
Mxaa luray naftaadii waarun hadhibin nafta walal❤
@cabdicaziiz2513
@cabdicaziiz2513 2 күн бұрын
Waa eryadii Abwaan ahmed saleebaan bidde❤
@FataaxcabdiAhmed
@FataaxcabdiAhmed 17 күн бұрын
Waxaan jooga lipya tripoli gooro ku mirqamayaa inta iga dambeysa like saara😂
@xamdicali2056
@xamdicali2056 4 күн бұрын
25.August.2024 21:34 habeen axad oo isniin soo galeyso 😢maxaa luray naftaadii😢😢😢
@cabdiwaliibrahim
@cabdiwaliibrahim 4 күн бұрын
Anaa kadambeyay 26. August .2024. 14:57 malin isniin ah
@ZakiCade-sv4sd
@ZakiCade-sv4sd 4 күн бұрын
Inta aya so Gartay 2024 iso raca😢😢😢
@user-hl1mt1do6k
@user-hl1mt1do6k Ай бұрын
Heeskan waa sarbeeb waana arimo dawladeed waagi siyaad bare sii dhacayay ayaa loo qaaday Dadka badanki ma fahansana
@MO10.
@MO10. 9 ай бұрын
heeskan waxay kutimi abwaan bide oo markas guriga ku barjeynayay aya loga yeedhay guri aan sa uga fogeyn ki ay jogen inanti uu jeclaa oo ninki qabay dudmo (cadho) kaga timi oo rabta iney isaga guursato walow uu kadiiday walow u jacaylkeedi ka guurin caashaquna tabtiisi yaahy kana sii daranyahy lkin wuxu xeerinayay ama ka dhowrsoona diidana naana inusan reer dhisan sbb ugu noqon dumintooda inaanti waxa uu kuyidhi adigo madax banaan anigu kudiidi maayo hadase marwo reer leh aya tahay hase haate marku aqalki inanta kabaxay ayu ladh ku kacay Dareen hibasho u eeg ba so jiitay oo ka hadliyey dabadeed jawaab digasho u eeg buu soo dhuftay wuxuna hanbararay oo is arkay isago socodka ku heesaya oo ereyadan marinaya “Innagoo lammaaana Iyo laba naf qaybsi leh Talo geed kulaasheeee Wadigan se liitee Leexadu ku sidatee Hadba laan cuskanayee Maxa luray naftayda 😢 markii ay gabadhi dhagysatay heesti ee ay waydiisay sababta uu ugu digtay ayu wixi raligalin ugu tiriyay heesta sida geed caleenlo ubax guudka qariyen Hibo Nuura cimri dheer maamo 🩶
@abdimajiidfaahiye2689
@abdimajiidfaahiye2689 4 ай бұрын
Edaday Hibo nuura cimri dherer iyo cibaado suuban alaha siiyo
@MubYus
@MubYus 20 күн бұрын
Aamiin.
@ibraahimcabdi5561
@ibraahimcabdi5561 6 ай бұрын
Heesta waa siyaasad waxana loo jeedaaa siyaad bare 😢😢😢
@omarhassan3633
@omarhassan3633 2 ай бұрын
Aadan Cade ayaa loo qaaday
@ilyaascabdullaahi486
@ilyaascabdullaahi486 8 ай бұрын
11/12/2023...igu so xasaaso hadaa iga danbeyso😢😢😢😢😢😢😢😢
@hassanmohamed-zg8cy
@hassanmohamed-zg8cy 6 ай бұрын
Wax laisku xasuusto badane hees maxaad kudooratay
@user-cm7ct7kc4d
@user-cm7ct7kc4d 3 ай бұрын
06-may-2024 qofki wali dhageesanayo
@Weliwaqal
@Weliwaqal 2 ай бұрын
Yez ani
@faatimaapdinuurftimaapdinu7091
@faatimaapdinuurftimaapdinu7091 7 ай бұрын
13/1/2024 still my fav song❤
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Mama hibo nuuro.❤
@AsmaYousuf-lv2dw
@AsmaYousuf-lv2dw Жыл бұрын
2023 😅 ya dhagesnyo
@AbdullahiHashiAli-qk6je
@AbdullahiHashiAli-qk6je Жыл бұрын
😂 kaliga ma tihid
@hogodflims
@hogodflims 11 ай бұрын
aniga kula dhagaysanya 😢😂❤
@mahadcaabi8566
@mahadcaabi8566 11 ай бұрын
Ani September 29 Friday night at 8: 19 from Kampala city ❤❤
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
waa codkii macanaa ee Hiba Nuura.
@asiyaahmed9027
@asiyaahmed9027 Жыл бұрын
Malintaan Africa kabaxo heesta sidheel dheela u qadeyaa😩
@riyadmahrez-xe6pi
@riyadmahrez-xe6pi Жыл бұрын
Hi👋
@abdikadiradam6551
@abdikadiradam6551 8 ай бұрын
Hhhhhhhh
@alisaid2008
@alisaid2008 2 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii ismaacil yare codka hibo nuura
@FaadumoYuusuf75
@FaadumoYuusuf75 2 ай бұрын
Mxaa luray naftaadi😢 2024
@cabdiraxmancali-gg4gq
@cabdiraxmancali-gg4gq 10 ай бұрын
27/10/2023 ❤❤
@bigboss8700
@bigboss8700 9 ай бұрын
7/11/2023
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif 9 ай бұрын
08/11/2023 😢❤
@abdibasidmohamed9593
@abdibasidmohamed9593 9 ай бұрын
​@@NasteexoShariif8/10/2023😢😂
@bashiirbadall234
@bashiirbadall234 9 ай бұрын
16/11/2023❤
@habimacane8116
@habimacane8116 9 ай бұрын
16/11/2023😢
@BasraquruxSuurmindi
@BasraquruxSuurmindi 7 күн бұрын
22 /8/2024😢 habeenimo 22,34 daqiiqo
@ibramovicpogba1469
@ibramovicpogba1469 8 күн бұрын
3.50am 22August2024. Salan kasocoto 🇰🇪💯🙌🏼
@toughgee
@toughgee 7 күн бұрын
2024 aduun waaka🎉😢
@maryanahmed9974
@maryanahmed9974 4 ай бұрын
1/5/2024 malin salasa😢❤
@MuftaaxJaamac
@MuftaaxJaamac 3 ай бұрын
26/5/2024 Malin xanuun badan aan dareemayo💔🖤😭
@naagadag4493
@naagadag4493 8 ай бұрын
mxaa luray naftaadii.!!!😢
@Ayoub-19-t8n
@Ayoub-19-t8n 2 ай бұрын
05/06/2024 habeen khamiis 10:10 habeenimo😢😢
@timirofaarax5472
@timirofaarax5472 6 ай бұрын
08/02/2024 ❤❤❤
@shaadirigatube
@shaadirigatube Жыл бұрын
❤Golden voice Alla cimriga Hakuu barekeeyo Hibo Nuura
@MubYus
@MubYus 20 күн бұрын
Aamiin.
@MaxamedabuukarMadha
@MaxamedabuukarMadha 3 ай бұрын
1/6/2024😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-td6ig9mi2q
@user-td6ig9mi2q Жыл бұрын
Aduunyooy !!
@MAALINLE119
@MAALINLE119 2 ай бұрын
WHo still LisTeng 6/2024
@sucadahmed3303
@sucadahmed3303 9 ай бұрын
November 2023😢❤
@Faaisa_24
@Faaisa_24 5 күн бұрын
Galabnimo axad taariikhdu ku beegan tahay 25 8 2024 Goobtuna waa garacad jariiban mudug Ayaan dhagaysanayaa Waa hees micno wayn iigu fadhida
@user-fi8zi2me6u
@user-fi8zi2me6u 2 күн бұрын
Aniga afsomaligeeyga aad uma fiicno!! Marka walaal heesta waxeey ku saabsantahay maa ii kala dhig dhigi karta
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 10 ай бұрын
4:03 Anigaba laf iyo jiidh Waa tii i laasteen Liqi waayay oontee Adigaa lis-caanood iyo laas-xareediyo Laydh iyo hadh diidee.
@sharmabio4245
@sharmabio4245 2 ай бұрын
Maxaa Luray naftadii Khadroooy😢❤
@sayidmaxamud
@sayidmaxamud 8 ай бұрын
Heeskaan micnihiisa qof fahmay majiraa
@XasanbashiCali
@XasanbashiCali 3 ай бұрын
Fanma cantiis wudha maaday walaahi😭😭😭😭😭
@mohamudinshar3446
@mohamudinshar3446 3 ай бұрын
11-05-2024 still Listening 🎧 ❤😅
@hudamuzhtaaq1428
@hudamuzhtaaq1428 Ай бұрын
2024 July 7 😢🥺
@abdikarimsouleimansaid3695
@abdikarimsouleimansaid3695 10 күн бұрын
Marki an maqalay qisadaa abwankan soo dondoony hesta wow
@HamdaFarah-ct3gq
@HamdaFarah-ct3gq 2 ай бұрын
17/6/2024 😢❤
@baarimacalin9787
@baarimacalin9787 2 ай бұрын
17/6/2024 xasuus 11sano kahor😢
@user-hm2re5lc8i
@user-hm2re5lc8i Ай бұрын
qof iga danbeeyo miyaa jiro 18-7-2024
@abdinasirbacayees8191
@abdinasirbacayees8191 Ай бұрын
Masha allah
@MubYus
@MubYus 20 күн бұрын
Taariikda barta, Ciyaaal.
@qamarqurux9499
@qamarqurux9499 4 ай бұрын
19/4/2024 maalin jimco ah sacaduna tahy 9:10 pm❤
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 2 ай бұрын
Heestan sanadkee la qaadey 😢
@abdifataholow
@abdifataholow Жыл бұрын
Libaanteed adduunyada Ruuxna laasan maayee Maxaa luray naftaadii?
@Jarmo6677
@Jarmo6677 5 ай бұрын
4/4/2024 faladhaha isoo raciya alaabta😂🎉
@hassansiyoore7280
@hassansiyoore7280 8 ай бұрын
LipanTed AduunYaDa Ruuxna Lazan MaYe Maxa luLaY naFtadi❤ Heez Wax padn ka hadaLaYza ❤
@muftimassala5401
@muftimassala5401 8 ай бұрын
Lulay maaha. luray =dhibay
@updyrahmaan2557
@updyrahmaan2557 8 ай бұрын
1/1/ 2024 happy new year 🎉😊
@Abdirisak43
@Abdirisak43 8 ай бұрын
Heestaan markii iigu horeysay aan dhageysto waxay aheed 2009kii waxaana ka dhageystay canjalad markaaas ay ku duubneed heestu anoo markaas ahaa cunug iska yaroo iska dhalin yaraa balse kahor canjaladaan waxaan ka maqli jiray laanta afka soomaliga ee VOA oo waagaas laga dhageysanaayay raadiyaashi waaweynkaa ahaa ee ku shaqeynaayay canjaladaha
@SaabiriinIsmaaciil-ni7eu
@SaabiriinIsmaaciil-ni7eu 5 ай бұрын
Hada ma nooshahy😂
@Abdiqanimoha7_
@Abdiqanimoha7_ 7 ай бұрын
2024ka dhagysanoya❤
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Heees wanaagsan.
@zhuur626
@zhuur626 2 ай бұрын
still leasing 2024❤
@MubYus
@MubYus 2 ай бұрын
Hiba Nuura.. waa in taalo looga dhiso Somaliland.
@kafixasan695
@kafixasan695 Жыл бұрын
Xasuus gooni ah 😭from 2023
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН
Parenting hacks and gadgets against mosquitoes 🦟👶
00:21
Let's GLOW!
Рет қаралды 13 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Hibo nuura liibaanteed aduunyada Lyrics Qaraami
9:04
Qaraami Channel
Рет қаралды 25 М.
LISA - NEW WOMAN feat. Rosalía (Official Music Video)
3:12
LLOUD Official
Рет қаралды 59 МЛН
Gadilbek Zhanay & Sadraddin - Жылап ал (Official audio)
2:41
Gadilbek Zhanay
Рет қаралды 79 М.
Sadraddin - Aq koilek | Official Music Video
3:00
SADRADDIN
Рет қаралды 645 М.
Еңсем менің
3:49
Нұрбахыт Қарағай - Topic
Рет қаралды 134 М.
Bones & Eddy Baker - LooseScrew (DIEEZ REMIX)
7:10
DIEEZ
Рет қаралды 517 М.
Shiza , Bakr - TER (Official Video)
3:44
SHIZA
Рет қаралды 213 М.