HEESTII " RAMADAANEY RAMADAANEY, RUUXII SOOMA KIIYO RAALIYA RAMADAANEY CODKII: KHADIIJA FOODEY NUUR☪

  Рет қаралды 123,366

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

HEESTII " RAMADAANEY RAMADAANEY, RUUXII SOOMA KIIYO RAALIYA RAMADAANEY CODKII: KHADIIJA FOODEY NUUR
HEESTAN " RAMADAANEEY RAMADAANEEY" WAA HEES AAD U MACAAN DHINAC WALBA MARKAAD KA EEGTO ERAYADA QAAFIYADA (Rda)LAXANKA, CODKA IYO MUUSIGA.....
HEESTAN WAXAA KU LUUQEEYSAY FANAANADA WEEYN ILLAAH BAA WEEYNE EE KHADIIJA FOODEY NUUR
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA ALIFAY AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKA QASIIDADAN WAXAAN FILAYAA INUU SAMEEYEY AUN CABDIKARIIN FARAX QAAREY "JIIR" QASIIDADAN MARKA LAGA TAGO HEESAHA ABWAAN KAARIYE EE AY QAADEY KHADIIJA FOODEY WAXAA LAXANKA IYO CODKA U QAABILSANAA OO U SAMEEYN JIREY,
QASIIDADA UU SAMEEYEY ABWAAN MAXAMED ADAN DACAR EE AY QAADO AUM MAGOOL EE " INTA RAACDEY NABIGEE" WAXAA LAXANKEEDA LAHAA AUN USTAAD JIIR"
BELO RIIXAAY SHARKA RAARAAY RAMADAANEEY
RUGTII UU KHEYRKU LAHAAYEEY RAMADAANEEY
RASUULKEENII MAXAMED RABI TUU FARAAYEE
ANANA AAN KU RAACNAAYEE RAMADAANEEY
----------------------------------------------------------------------------------
RAMADAANEEY RAMADAANEEY RAMADAANEEY
KU REEN REEYNOO WAAN RABNAAYEE RAMADAANEEY
RUKUNKIISII DIINTA ISLAAMKAAY RAMADAANEEY
RAASAMAALKII MUUMINIINTAAY RAMADAANEEY
RASUULKEENII MAXAMED RABI TUU FARAAYEE
ANANA AAN KU RAACNAAYEE RAMADAANEEY
----------------------------------------------------------------------------------
RAMADAANEEY RAMADAANEEY RAMADAANEEY
RUUXII SOOMA KIIYOO RAALIYA RAMADAANEEY
RUUXII SOOMA KIIYO RAALIYA RAMADAANEEY
RAAS BARWAAQOO LAGA RAARIN RAMADAANEEY
REERO JANO KU RUMOOBEEN RAMADAANEEY
RASUULKEENII MAXAMED RABI TUU FARAAYEE
ANANA AAN KU RAACNAAYEE RAMADAANEEY
----------------------------------------------------------------------------------
RAMADAANEEY RAMAADEEY RAMADAANEEY
WAXA RUBAD GO,AY OO RAFAADEY RAMADAANEEY
RAADKII NABIGII RUUXA DIIDAYE RAMADAANEEY
RABID SHAYDAAN DABA ROORA EE RAMADAANEEY
RASUULKEENII MAXAMED RABI TUU FARAAYEE
ANANA AAN KU RAACNAAYEE RAMADAANEEY
DAAWSHO IYO DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 51
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Mansha Alaah. Codka Khadiija Foodeey iyo muuyuusigaba waxay ahaayeen kuwo ay dadka Soomaaliyeed maqli jireen inta lagu jiro bishan Ramadaan. Adna waad noogu seeqday. Mahadsanid SM&C.
@mmsports7
@mmsports7 Жыл бұрын
Nabi amankan waxan kuso xasuusta aabahey xiliyadii galabtii ayu sali bananka so dhigan jiray halkaas ayu ku sugi jiray inta laga garayo afurka wuxu dhagesan jiray redio Bbc galabtii so gasha mararka qaar nabi amankan aya redio kaso gali jiray aniga iyo walalahay oo ilmo ah aya guriga banankiisa ku cayari jirnay xasuus ayaan galay 2005 inay ahayd ayan u malena cimri dheer iyi cibado suban ilahay ha siiyo aabe❤
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi yaraanti aa la soo xasuusanaa
@MandekAbdi
@MandekAbdi 6 ай бұрын
Ramadan mubark I can’t wait 1 malin kadib❤❤❤
@Aishahassan-wx2wm
@Aishahassan-wx2wm 6 ай бұрын
Ramadaan mubaarak Soomaali muxamed maalintii 2aad nabad ku soonay ilaah dhulkeena nabad hanooga yeelo innagana soonka iyo acmaasha wangsan ilaah hanaga aqbalo 🌙🇸🇴❤️
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Ramadaan Mubaarak Aamiin Aamiin yaa rab
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 6 ай бұрын
Ramadan kareem rabbi ha ina gaarsiiyo insha Allah waxaa ka dhimaan 2malmood ❤alle ha inaga dhigo kuwii ka faa iideysto aamiin yaa rabbi 🤲1445 hijriya dhanka kale 2024
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi🤲🏻🤲🏻
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Caawa oo ramadaan 5 marayo Ayan soo booqday allaha Naga aqbalo soonka iyo zalaadda cimrigana hanoo barakeeyo 26/3/2023
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 ай бұрын
Aamiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Aamiin Aamiin yaa rab
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 ай бұрын
25/3/2024 sanad buuxa maantay ku eegatahy waana ramadaan 15 buuxa waan ku salaamaayaa sxb
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 5 ай бұрын
@@sadamyusuf8676 Alxm alle ayaa ku mahadsan nasoo gaarsiiyay bishan Khairka badan, Dad badan oo markii aan comments kan qorayay sanad kahor Noolaa nasiib uma helin iney bishan nala soomaan Oo way dhinteen inta aan garanayo ayaa cadad beel ah" caawa Ramadan waxa uu marayaa 20 Halka sanad kahor caawa oo kale 10 cishe" alle ha inoo barakeeyo cumriga iyo caqliga iyo caafimaadkaba, Hana naga aqbalo cibaadada soonka iyo salaadda dhamaanteen.
@aadanciise4649
@aadanciise4649 6 ай бұрын
Ramdan waxa ka dhiman 11 malmod inshaallaah❤
@maryanmahamed9308
@maryanmahamed9308 6 ай бұрын
Ramadaan mubarak 😫❤
@TV-vu7kb
@TV-vu7kb Жыл бұрын
ramadan kariim 2023 dadka dawan doono sanado badan kadib somaliye❤
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@noornooradanabdi4267
@noornooradanabdi4267 Жыл бұрын
illahayoo Ramadan badan nagarsii Insha Allah
@maariamaanka4406
@maariamaanka4406 5 ай бұрын
Ramadan Mubarak all Muslim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 4 жыл бұрын
Rugtii khayrku lahayey Ramadaney Khayrkeeda Allah Hanna siiyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab @Ahmed Salah aad baan kuu salaamayaa
@mustalifadhem12
@mustalifadhem12 6 ай бұрын
Ramdaan kariiim 3/11/204🎉❤
@deeqsan9422
@deeqsan9422 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarik
@abdisalamjamma5338
@abdisalamjamma5338 2 жыл бұрын
Masha Allah
@abdisalamjamma5338
@abdisalamjamma5338 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak ✋
@niciimajanno4217
@niciimajanno4217 6 ай бұрын
Ramadan kariiim
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Ramadaan Mubaarak
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 6 ай бұрын
11 March 2024, kubeegan kawda Ramadaan. Ilaahay acmaasha haynaga aqbalo.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa rab
@noornooradanabdi4267
@noornooradanabdi4267 Жыл бұрын
Masha Allah mama qadijo fodey Noor
@gaduud
@gaduud 2 жыл бұрын
M.a
@gaduud
@gaduud 2 жыл бұрын
M.a
@awayswaldeawayswalde3388
@awayswaldeawayswalde3388 2 жыл бұрын
Mash alaah ruxii sooma oo raali ah
@Muniizhiprahimcabdi2296
@Muniizhiprahimcabdi2296 6 ай бұрын
Ramadaan Mubarakk All Muslims☪️🕋❤️
@abdisalamjamma5338
@abdisalamjamma5338 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 5 ай бұрын
RUKUNKII DIINTA ISLAAMKAAY RAMADAANEEY ... RASAMAALKII MUMINIINTAAY RAMADAANEEY....
@maxamedmaxamuud9888
@maxamedmaxamuud9888 6 ай бұрын
Glbta o ramadanku marayo 6 ayan so boqdey Alle hanaga Aqbalo 16/03/24
@awalemohamedelmi54
@awalemohamedelmi54 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰
@user-nr9mu9od5f
@user-nr9mu9od5f 6 ай бұрын
Ramadaneyy 🎉
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 9 ай бұрын
Codka mama khadijo macanaa mashallah radaman ❤
@aadanciise4649
@aadanciise4649 7 ай бұрын
Rabi hana gaarsiiyo ramadaan waxa ka dhiman 32 maalmood kaliya kuwii kucml fala rabi hanaka dhigo
@farxiyofaarax1287
@farxiyofaarax1287 2 жыл бұрын
M.allah
@abdinooorabdulaahi5352
@abdinooorabdulaahi5352 8 ай бұрын
Ramadan kriim 2014
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 8 ай бұрын
2024
@abdinassiryussuf1119
@abdinassiryussuf1119 8 ай бұрын
10 year ago this is life wlh​@@SOMALIMUSICCULTURE
@hamzamohamed8092
@hamzamohamed8092 2 жыл бұрын
Waayo waayo ilaahow nabadii nosoo celi
@munajama4065
@munajama4065 5 ай бұрын
Salam caleykum
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 ай бұрын
Caleykum Salaam Ramadaan Mubaarak
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 6 ай бұрын
Ilahoownawafajiqeyrka bishabarakeysan
@maxamedabshir2462
@maxamedabshir2462 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉
@salmomexmad-vw8dk
@salmomexmad-vw8dk Жыл бұрын
hada 10 malin bes kadiman
Qasiido Nabbi Amaan iyo Towxiid Sheekh Xuseen Cali
11:39
Dahir Alasow
Рет қаралды 719 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
AFURAAY - Kooxda Qeylodhaan iyo heesta Ramadaanka
8:48
Bartamaha
Рет қаралды 1,7 МЛН
Inta Raacday Nebigee
6:35
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 59 М.
Qasiido: Rabbanaa, Rabbanaa.
11:47
Hal Abuur channel
Рет қаралды 106 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 33 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН