No video

Heestii:- SIDA LAYLIGOO KALE

  Рет қаралды 16,919

Hal Abuur channel

Hal Abuur channel

Күн бұрын

Пікірлер: 13
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Sida layligoo kale eey Hadad laacdan barad Tahayeey oonad garan La leemiyo halkaad Libin kuleedahay Lubbigaagu laab-kaco Dhulkuu kaaga luli Jirayeey Hadaad lahashadaadiyo Luga haaga kala reeb Armaad laafo lugataa Talo kaa likidantaa ood Labiyo toban jeer toban Jeer igu soo lig ligataa Lugtii faraska raacdaba Eey marbuu luunku Gowriciyeey hadaad Sidigta laalayseey iyo Sida lamaan keedeey Amaad leexo dheregteen Sidii ubad laguu lulayee
@nuradiinworsome1342
@nuradiinworsome1342 9 ай бұрын
Xusuus waayo waayo waxan dhagaysanayaa heestan mcn Salaaso 11/8/2023 wadanka Sweden 23:30❤
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 ай бұрын
Heestaan waxeey ka mid tahay heesaha aan ka helo 🌹🌹🌹
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 5 ай бұрын
Hawd iyo calaydh heesahisi..
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px Жыл бұрын
Eebbe ha u naxariisto AMEEN YAA ALLAH JANA FARDOOSA legend
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 7 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen Mather of love 💕 kha😢dra daahir laxanka 💯 codka 💯 music 🎼🎧🎤🎧🎻🪕🎸💯 mucjizo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Hees xusid Mudan
@miicaadsiciidcdhuux3720
@miicaadsiciidcdhuux3720 8 ай бұрын
Xusuus gaar ah bay heestani sababtoo ah anigoo markaa dada 18 jirka ku jira oo aan safar ah ayaan markii ugu horeysay noloshayda isoo jiitay codkani ka dib gaadhigii sabaaxa ahaa oo raashin laga rogaayay baa sidii igaga tegey tuuladaas oo aanan cidna ka garanayn allaahay amarkiis jaad walayaashii ku mirqaamaayay wey ku soo cesh ceshanayeen kkkk 2005tii waqooyiga Somalia😊
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 11 ай бұрын
Haben waliba waa iyo waa tarikh gooniya xasusuhuna waxay ka mid yihiin dhacdoyinka waayaha 20/9/2023 HARGEISA Habeen Arbacaad. hamiga iyo danteydu kala durugsana Allahayo sidii roon
@alisaid2008
@alisaid2008 8 ай бұрын
Mirihii c.d.sooraan laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Aun khadra daahir
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Yes
@apdirahmanawad2666
@apdirahmanawad2666 Жыл бұрын
😢😢
Khadra Daahir Heestii _ Sida Layligoo Kale _ Lyrics - Mudug Boy
10:21
Heestii:- Sida Layligoo kale
10:45
Hal Abuur channel
Рет қаралды 4,1 М.
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Axmad cali
11:35
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 7 М.
Khadra Daahir Ahun  | Heesta Sida Laygu Kaa Ladhay
8:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 157 М.
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 43 М.
Heestii:- HA ODOROSIN CAASHA
10:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 140 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
CUMAR DHULLE | SALUUGLAAY | KABAN |
11:15
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 80 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН