gabdha heesta ku qaada maxa ku qiimeyn laheyd maxeysna dareemeysa adigu qaba markey ilmo ku dhali weydo rabbina uusan u qorin marki lagu yiraahdo adiga khaladka ma lihid ee ninka bey wax ka khaldan yihin ee iska fur kuwa leh hadalka ma yaqaanan labada qof is qaba sida ey wax u ogyihin labaane dhexdooda lama kalo ubad kana rabbi ba bixiya dadka inta u badan iimanka ku yar ❤❤❤❤mayaqaan suuraha beenta iyo sasabasho ma aniga wakhtiga sugan mise waayaha sida ah kaan sugayey o maqan sadex iyo shan iyo toban dayaxi maso baxey ❤❤❤
@madarmohamed6747Ай бұрын
khadra daahir cige allah ha kuu naxariisto
@shaarbowayne8125 ай бұрын
Aduun wxan jogna jeckpoint 04 xrerada guud ee cidanka pmpf puntland dumashidey khadro wxay badisa dhiiga cas hala ogado dhalinyaro Sacadu wa 01:42 hamaynimo 04.07.2024 aduun io jcaylka igu bargo'ay isameyay😢❤ aduunu barale
@mousegacan13564 ай бұрын
Ilahay ha ku naxaristo khadra daahir cige
@DeeqoDaahir-hh9kd4 ай бұрын
Khadra yaaaa Khadra fanaanad qaaliya
@shaarbowayne8129 ай бұрын
Hesaha khadro boogo hore damqinayan
@DeeqowXasan-b1r10 ай бұрын
Waayo waayo
@BarwaaqoAliahmed Жыл бұрын
29/11/2023 haben khamiis soo galayso Aniga iyo jacaylkayga oo wada dhagaysanayna waxan rajeenaya sandkaa sandkiisa anogo lamana aanu dhegaysano insha allah wa hamigayga❤️🩸💯
@mukhtarrooble3102 Жыл бұрын
Calaf ha isku kiin daro insha allah wll
@nimcaanjaamac10 ай бұрын
Sanad ka dib nooga warama noloshiina ma midawdeen mise wali waad sugysan mise 😢