No video

Heestii Sidirigam Iyo Codkii Xasan Aadan Samatar

  Рет қаралды 32,425

QorilugudNews24 Tv.

QorilugudNews24 Tv.

Күн бұрын

Heestii Sidirigam Iyo Codkii Xasan Aadan Samatar

Пікірлер: 6
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 5 жыл бұрын
Goodkiyo Abeeskoow, Gucumaale Aaroow, Wiyishaa gadoodee, Geeska rayska gelisaay, Gerigiyo Haldhaagoow, Galowgiyo Shimbirohoow, Garasho seed uleediin, Caashaq maydin galay wali, Laba gacal ahaayoo, Kala geeyey waayuhu, Gargaar ma u taraysaan, Maysu geynkaraysaan. Galaan gooleey Gef bay baratee sidir gam Hadday gabar tahay Anaa gaya ee sidiri gam. Haddii aan go'doomoo, Gaariwaayey taan rabay, Gar bay noqotay caashaqa, Inaan daba gurguurtee, Xaggu gabi xagguna gabi, Gudcur daaha soo rogay, Gaashaan qaad habaabiyo, Gulufow dhul kuu siman, Gurmadkaygu weeyee, Geedahaan ka baqayaa, Goormaan socdaa Xaggeen gaari karayaa. ......... Adduunyadan galgaladkee, Gaafaha nabsigu wado, Rag baa goob xun waligii, Gabagaba fariistee, Inkastoo la gaadoo, Laga gacan sarreeyo, Geesigu ma liicee, Gam'imaayo ruuxii, Goob aboodi seexdee Heestii: Sidirigam Ereyadii: Abwaan Maxamed Cali Kaariye Laxankii: Xasan Gareed Codkii: Xasan Aadan samatar Riwaaddii: Guur ama Guurso.
@FaysalCabdiqadir-bz4iv
@FaysalCabdiqadir-bz4iv 3 ай бұрын
Adduun
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 11 ай бұрын
Erayadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye
@mohammedabdullahiemi5931
@mohammedabdullahiemi5931 2 жыл бұрын
Legend alweys is legend
@jamaahmed9129
@jamaahmed9129 4 жыл бұрын
Legend 2020
@mudugbari2832
@mudugbari2832 5 жыл бұрын
Heer sare
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 202 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 78 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
sida meel #barwaaqo ah #BALANBAALIS hassan aadan samater
6:35
mohamed abdi
Рет қаралды 460 М.
HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR
6:07
Faysal Bakaal
Рет қаралды 443 М.
XASAN AADAN SAMATAR WADHAF IYO SHINBIRUHU WAR ISKUMA HAYAAN
4:54
AMAN LYRICS SONGS
Рет қаралды 269 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 435 М.
Xigaal - Xasan Aadan Samatar - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:49
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 163 М.
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 379 М.
Guban
4:45
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 409 М.
Darmaan feat Saado Ali Warsame
7:53
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 50 М.
xasan aadan samatar heestii gud gudo roob
8:03
Sakariye walal somaliyed 🇸🇴
Рет қаралды 29 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН