sida meel

  Рет қаралды 431,944

mohamed abdi

mohamed abdi

11 жыл бұрын

Sida Meel Barwaaqo ah oo Buuro Dhaadheer #Hassan_aden_samater, #xassan Aaden
#barwaaqo #hees, #somali, @somali, #samater,

Пікірлер: 124
@mohamedabdi2943
@mohamedabdi2943 Күн бұрын
ascm aqyaarta waan soo socdaa channelkanna waa aynu blaadhinaynaa waqti hore iigu dambeysey inaan ka shaqeeyo 11 sanno ka hor markaas subsubscribers waad mahadsantihiin intiina cusubna soo subsubscribe gareeya aad baa u mahadsantihiin
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 4 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jecelahay ee uu Xasan Aadan Samatar ku luuqeeyo. Ereyada waxan filayaa inu leeyahay Alle ha u naxariistee Cali Saleebaan Bidde.
@ahmedmascuud4524
@ahmedmascuud4524 3 жыл бұрын
Ahmed saleeban bidde aya leh erayada
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 Жыл бұрын
Xasan adan rooxanta fanka Waxaasa heesa Waayo waayo xasuus Waxan dhegaysnayaaa Habeen salasa ah Sacaduna tahay 12:50 Tariikhduna tahay 7/6/2023❤ cidii iga danbaysa like ha ila dhaafin
@farahhussein5080
@farahhussein5080 Жыл бұрын
Who is still listening the piece here❤
@daldoon5250
@daldoon5250 Жыл бұрын
Qn😊😊😊
@axmadgalkacyo
@axmadgalkacyo 11 ай бұрын
​@@daldoon5250qq
@FarahFarah-id6xu
@FarahFarah-id6xu 8 ай бұрын
Memories
@fahadali1912
@fahadali1912 8 ай бұрын
* this masterpiece ❤ and yes right here
@maxamedcabdimaxamed2870
@maxamedcabdimaxamed2870 8 ай бұрын
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Hassan Adan iyo dhulka quruxda badan ee jasiiradaha Hawaii , 🇺🇸
@AxmedukUkaxmed
@AxmedukUkaxmed 16 күн бұрын
Who is still listening 15/7/2024❤😂
@bahdooncali7136
@bahdooncali7136 8 жыл бұрын
Legend xasan adan samatar golden voice
@khadrabeerdhige6030
@khadrabeerdhige6030 2 жыл бұрын
Heestan waxa ii qaada mar walba inanka aan nolosha la wadagayo waa xasuus aan la iloobayn 🤴👑
@cabdiqaadir4232
@cabdiqaadir4232 Жыл бұрын
Ana wanku qaadaa si aadan iloobin ayanku qaadaa
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Nolosha maku midowdeen oo rajadiini rabi ma idiin rumiiyey
@dugsigaqurankaonline3311
@dugsigaqurankaonline3311 4 жыл бұрын
Masha Allah golden voice still listening 2020 xasan Adan samatar
@fairmountfxtradinghub1377
@fairmountfxtradinghub1377 10 ай бұрын
Xasus iyo wajeer Kenya 2009-2011… ila hada Vancouver BC Canada 🇨🇦 September 2023@12 midnight 🕛……. 🎉🎉
@NajahAhmed-qr1in
@NajahAhmed-qr1in Ай бұрын
Idoor faanka uudah idoor waan idin samalay from darawiiish 😂😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Heestan waxa curiyey Abwaan Cali Mohamed Saleebaan Bidde AHUN hilaaddii 1978 Laxanka iyo Luuqdana waxa ku ladhay Hassan Aadan Samatar Kabanka Daa'uud Ali Masxaf AHUN Ayaa tumaya AHN
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 9 ай бұрын
Listening Oct 19 2023, fanaanka codka guuxa leh laxanka iyo masraxa,iyo muusikada la isku jaangooyey iyo miraha heesta oo aaney kuwa fanka abuse gareeyaa xifdin karin. Xasan aadan xasan baashi long life bro.
@abdullhassan80
@abdullhassan80 5 ай бұрын
Listening this masterpiece 7feb 2024...
@adnajama2104
@adnajama2104 Жыл бұрын
Heestan manta ay bishu tahay 20may 2023 aya wiil aanu is jeclnahay qoraal ahaan igu soo qoray xasuus ahaan ayaan commentigan usoo qoray❤
@ABDIKARIIM_DIRIR
@ABDIKARIIM_DIRIR 2 жыл бұрын
Woow hees Qiimo Leh
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii cali s.bide laxankii samatar codkii xasan aadan samatar
@taagsay5785
@taagsay5785 Ай бұрын
22/6/2024 xusuus 👍
@CabdiLovelike-vl6jq
@CabdiLovelike-vl6jq 9 ай бұрын
Heestan waxaan daawan day November 22 2020 kii Ka heshay like iisaara
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 жыл бұрын
Waah waaah
@mustedahir6070
@mustedahir6070 6 жыл бұрын
Sida meel barwaaqa Oo buura dhaadheer Wabi baal maraayo Barbarkana daruuruhu Kaga beegan yihin Waaguna baryaayo Axyaaa ereyo Muuqalka quruxda badan ee abwaanku kusifaynayo ayaa wax lala yaabo ah Awbaan waa kii hore fanaana sidoo kale Hada waa dameer iyo dhagtii waxa jira
@safasalleban
@safasalleban 4 ай бұрын
Fanku waa kii hore sxp 🎉 Iminka catoosha badaley Sharma boy socdaal😅
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Жыл бұрын
Ax yaa ax yaa another level amazing golden voice xasan aadan samatar ❤❤❤
@mohamedabdi2943
@mohamedabdi2943 2 жыл бұрын
WAA MAHDSANTIHIIN
@Naceybtire250
@Naceybtire250 3 ай бұрын
Fri,19april 20: 32 evening qof walboo meshan kusoo laabto waa salamayaa👏 mu alifka heesta cali saleeban (bide) allaha unaxariisto 🤲,xasan aadaan samatarna cimri dheer & caafimaad allaha siiyo🙏
@abdibillow2845
@abdibillow2845 6 ай бұрын
Legend H.A.S We love your songs.
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 10 ай бұрын
Waayo waayo❤️
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 жыл бұрын
yslaaam waayo waayo Baro ABWAANKA Ihun'''' CALI SALEEBAN BIDE...
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID bro Cali Saleebaan Bidde oo ahaa nin fanka soomalida aad uga dhex muuqday ayna walaalo yihiin,abwaankii waynaa ee aadka looga jeclaa dhulka soomali dagto oo dhan Axmed Saleebaan Bidde ..... bro Cali isagoo hergeisa jooga ayaa iigu dambaysay ee goormuu dhintay bro ?
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
wuxuu dhintay ayaan filayaa 1997 waxaanu ku geeriyooday hargeysa. ..
@abdinasirabdisamad240
@abdinasirabdisamad240 7 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏 Lgnd. Shariifka
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg Жыл бұрын
Samatet Codka halasiga Ah cimri dheer long live samatet
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 3 жыл бұрын
10/8/2021🎉🎊💪💪🇸🇴🇸🇴tarikh aan zoo dhagesty baa ikeenty
@cadarus75
@cadarus75 9 жыл бұрын
Eeeah calaa Heees .
@DayaxInaxidig-th8oz
@DayaxInaxidig-th8oz 8 күн бұрын
ereyadii ahun apwaan cali saleebaan bidde
@shukriahmed1796
@shukriahmed1796 8 жыл бұрын
Best ever
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg 8 ай бұрын
Balan Balis qalimo leh xasan Adan samatet cimri dheer iyo cafimad
@Jibrilabshir189
@Jibrilabshir189 7 ай бұрын
Xasuus caawa 10 december 2023 in soligorsky belarus
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 11 ай бұрын
Eraydii abawaan cali Saleeban bide
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 4 ай бұрын
J aime cette chanson de Mon ami samatar
@cumaryare1767
@cumaryare1767 4 жыл бұрын
M.a❤
@Cartan7
@Cartan7 4 жыл бұрын
somali waqooyi aa sameyay miraha heesta cali saleban bidde
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Heestani waa mid dareen kugu reebeysa markaad u dhegtaagto erayada micnaha leh iyo tilmaamaha dhulkeenna oo ah mid ku sifeysan sidiisaba qurux iyo qiimi gaar ah "Samatar King of Stage" Abwaankuna waa mid aan la quuri karin.
@user-vf5fl6pg5m
@user-vf5fl6pg5m Жыл бұрын
❤❤
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@Jibrilabshir189
@Jibrilabshir189 7 ай бұрын
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 21 күн бұрын
Boqorkii Codka July 10 2024
@user-nv8ds6zg9i
@user-nv8ds6zg9i 11 ай бұрын
23 5 2019 malin talàdaaa
@user-jb4hz2in7l
@user-jb4hz2in7l Ай бұрын
Waxaan dhagaysanaya 2024 /6 /16 habeen ciida iyo hees mcn❤
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa Mo,17 2024 Jun saacadu 18:12 daqiiqo
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg 11 ай бұрын
Hasan Adan samater boqorka cod long time iyo cafimad
@lamafilaanmedia5809
@lamafilaanmedia5809 3 жыл бұрын
2021
@mursalali4664
@mursalali4664 7 жыл бұрын
More than voice! Waaweynka caadi ma aha Samatar
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 2 жыл бұрын
xasan Adan ila 2021 waa dhagaysta🙏
@duniyamohamed1909
@duniyamohamed1909 7 жыл бұрын
ya dawadey heestan 2017 sanadkan
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
Duniya Mohamed 2019
@Ibrahimmohamed12
@Ibrahimmohamed12 Ай бұрын
✓sida meel barwaaqo ah ✓oo buura dhaadheer ✓ webi baal marayoo 🎶🎶🎶🎶 ✓Barbarkana daruuruhu kaga beegan yihinoo waaguna barayaayoo Mirqaan wacan dhalin yaro😂
@salaadmataan5293
@salaadmataan5293 4 жыл бұрын
2020
@Kabtaay
@Kabtaay Жыл бұрын
Waxaan is weeeydiiya xasan haduu fanka somaliyeed ka maqnaan laha wax macro ah ma yeeeshiin somali fankeedu jiilkii hore iyo midka hadeeer jiiro wuu is diidaay
@abdiwalidayibadan9718
@abdiwalidayibadan9718 Жыл бұрын
25/9/2022 malin axad ah
@sobbesobbe2162
@sobbesobbe2162 6 ай бұрын
Aniga wxan jeclahay luqadyda ina kuhadlo heeskan waan kahelay kal io laap 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@subagdhaansade272
@subagdhaansade272 8 жыл бұрын
Heer sare
@anwalgas8029
@anwalgas8029 4 жыл бұрын
Waxaaba kadaran kan videoga iyo hesta isu kenay
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 3 жыл бұрын
mahadsanid
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 21 күн бұрын
July 10 2024
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Ina bide erayo cajiib ah bu sameyey ina aaadan samatarna cod cajiib ah noogu qaaday laandheeranimadu wa intaas Sida meel barwaaqo ah Oo buura dhaadheer Wabi baal maraayo
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 10 ай бұрын
Waaah waaah heestan waxan dhagesanaya anigo alamito bogtay oo daalan meel na iska fadhiyo Heesaha Xasan baashi waaa lagu haraad baxaaa October 1st 2023 ❤️😍
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Barbarka daruuruhu.... Kaga Beegan .... Yihiinoo... Waaguna Baryaayoo... Ax Ya Xasan . Music la'aan ... Waa Abaart. Nabad..
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 Жыл бұрын
20/June /2023❤
@khadarmahamed8415
@khadarmahamed8415 Жыл бұрын
Hees cajiiba
@hibakhassan7367
@hibakhassan7367 4 жыл бұрын
Maash Allah the best legend
@khaalidcawil6957
@khaalidcawil6957 6 жыл бұрын
heestiiheesha waaaa lkn dalkn dlkeena Maha Leena tusaale ha loo doo qaaato
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 6 ай бұрын
Hassan aadan samatar
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 2 жыл бұрын
Hamin jimce baxayo sabti so galayo ayaan dhagesanaya 2022
@doolismaciil5874
@doolismaciil5874 9 ай бұрын
abwaaniitii woqooyi galbeed
@maameyare7004
@maameyare7004 6 жыл бұрын
yaaasalaaaaam yaaaaasalaaaam sida meeel barwooqo ah!? asxan yaa heees yaaadhegeystay 2017 /September 09/08 😂😊☺☺😂😂😂
@naimahassan5354
@naimahassan5354 5 жыл бұрын
xx
@xamdaxamar8280
@xamdaxamar8280 Жыл бұрын
24/09/2022 sabti waqti
@janamukhtar101
@janamukhtar101 4 жыл бұрын
Magaca iska sax xasan adan waye fananku
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 3 жыл бұрын
haa waa run
@Jibrilabshir189
@Jibrilabshir189 7 ай бұрын
Xasuus
@aligelle1514
@aligelle1514 Жыл бұрын
Hasanoow adan legend of somali i cons
@Jibrilabshir189
@Jibrilabshir189 7 ай бұрын
Xasan aadan samatar
@cabdiwalikhaliif
@cabdiwalikhaliif Жыл бұрын
Hees hees dhaaftay Sda meel barwaaqaa
@maxamedxasan5579
@maxamedxasan5579 7 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉/♧Ok
@guled252abdi5
@guled252abdi5 5 ай бұрын
𝟐𝟎𝟐𝟒 𝐒𝐓𝐈𝐋𝐋 𝐈𝐌 𝐖𝐀𝐓𝐂𝐇𝐈𝐍𝐆❤
@sayidkhan1573
@sayidkhan1573 Жыл бұрын
Sat , July 15 2023 at afternoon 18:45pm
@Kabtaay
@Kabtaay Жыл бұрын
Sida meeel barwaaqo
@Positivity2817
@Positivity2817 Жыл бұрын
11/july /2023 ......
@awalehassan3350
@awalehassan3350 Жыл бұрын
Anigoo ah cawaale dhifiq ayaa dhegaysanaya 8 Jun 4:14
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 жыл бұрын
Hargeisa
@keyseaxmed2980
@keyseaxmed2980 6 жыл бұрын
wdani kani keena maha
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 6 жыл бұрын
2018 yaa salaammm
@Naceybtire250
@Naceybtire250 3 ай бұрын
Hada ma noosha walal
@mohamedarale6967
@mohamedarale6967 10 ай бұрын
Hassan adan samatar hassan eelaY landhere rer abtigiis ku AbTisadaY Abti waa Gob Tii hooYo ✅️ hestaan Xaskeyga marwadayda ayan ku xusiistaa oo aan imikka kala dheeraanaY nolosha sidaa ah 😢😢😢
@samsamsahal1194
@samsamsahal1194 9 ай бұрын
😊
@abdulfarah1926
@abdulfarah1926 4 жыл бұрын
Pest
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed)
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 Ай бұрын
channel Kan maalin dhow waan kicinayaaye ka warama
@user-qd1jp1fk9w
@user-qd1jp1fk9w 8 ай бұрын
hestan ano lugta ruxaya❤
@RashiidShaaluco
@RashiidShaaluco Жыл бұрын
Sun Mov 2022 Abidal Saxil. Casar & shaah with ader Maxamed, Faarax & Osman.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 жыл бұрын
HOW DO YOU SEE IT
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 2 жыл бұрын
Good
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 Жыл бұрын
Hadaa daawanisid 2023 please like saar 👍
@janamukhtar101
@janamukhtar101 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/r2OqqYWbi5iph9k Wakaa daawo xasan adan samatar
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 жыл бұрын
I WANT TO REPORT BECOUSE I FORGET MY PASSWORD AND I WOULD LIKE REMOVE IT
@kuseylamohammed2379
@kuseylamohammed2379 2 жыл бұрын
No don't do it
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 Жыл бұрын
@@kuseylamohammed2379 why, please help me.
@mohamedAbdi-c1b
@mohamedAbdi-c1b 15 күн бұрын
heestan
@mohamedAbdi-c1b
@mohamedAbdi-c1b 15 күн бұрын
yaa qaada oo heestan oo waliba yaa sameeyey abwaanku waa kee yaa xog iga siin kara beri hore ayaa la soo galiyee
@haamudnews8451
@haamudnews8451 13 күн бұрын
Xasan ganey ayaa sameeyay midhaha
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Waayo waayo❤️
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 407 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 45 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 218 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 684 М.
HEESTII ISHII BAYDHABO. SAMATAR
6:07
Faysal Bakaal
Рет қаралды 424 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
kaban mix xulah xasan adan
48:13
Somali Norwegian Tv
Рет қаралды 194 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 234 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.