Shariikada Somaliyeed ee ku talo jirta in ay Africa dhisto oo mashruucii Rwanda ee hore dhamaysay

  Рет қаралды 29,016

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 126
@abdiqadirali2000
@abdiqadirali2000 18 сағат бұрын
Waxaan nasiib u yeeshay qofkii ugu horeeyey ee muuqaalka daawada inaan noqdo.wixii qoraalkayga arkaba waad mahadsan tihiin wallaalayaal
@alinor1363
@alinor1363 18 сағат бұрын
Abdisalam Hereri mahadsanid ustad.
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 17 сағат бұрын
Masha allah allow somaalida marwalbo sareysii.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 сағат бұрын
Soomaali Dhulkooda kaga aragti kuugu filan. Wadanka waxaa iska leh Rag daacad ah wadankooda nadaam iyo Kala dambeyn u sameeyey shacabk wanaag Ku towjiihiyey weeye.
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 15 сағат бұрын
Lakala nasiib badan dowladina dadkeedi ayay guryo u dhisaysa, tuna dadkeedi ayay barakicinaysa, dhul ka boobaysa alllow ceeb astur
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 сағат бұрын
Dadkada Soomaalida ayaa u fududeeyo madaxda ma naxayaasha ah waxay rabaan Ka sameeynayaan ayagoo ku Awr kacsanaayo Qabyaalad
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 3 сағат бұрын
Aamiin
@fe8445
@fe8445 12 сағат бұрын
Faceen waxa naga reebay waa nimankaa aan danta dadka u jeedin ee maanta dhan ishaysta. Allow Soomaali danteeda tus.
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 9 сағат бұрын
Duco waa laga daalay mana soconeyso, sababta oo ah waxaa ducada naga hortaagan aayad quraan ah( ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم ) ilaahay dad ma beddelo ilaa ay iyaga isbeddelaan
@fe8445
@fe8445 12 сағат бұрын
Soomaali ha ogaato in horumarka ay naga hortaagan yihiin siyaasiyiinta dalkeena horboodaya ee mooda in nolosha dhan tahay inay kursi ku fariistaan.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 8 сағат бұрын
Masha Allah dadka soomaaliyed waa dad kartileh meel ay joganba Rabbi kuwo israca oo diin dal iyo dadba wada ilaashada aamiin Yaa Rabbi.
@drsaid9001
@drsaid9001 16 сағат бұрын
Salaan saxeeb. Abdi Salaan harri Dr said Ali magan
@MaxamedAadan-f7i
@MaxamedAadan-f7i 18 сағат бұрын
Kusaliya NabiGena Moxamed Scw❤
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 16 сағат бұрын
❤❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 16 сағат бұрын
Scw scw scw ❤
@sagalh6770
@sagalh6770 13 сағат бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@jootaynasro8371
@jootaynasro8371 12 сағат бұрын
صلي الله عليه وسلم
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 13 сағат бұрын
Guryahan oo kale yaa soomalia nooga dhisa Soomaaliyan ku haysanaa
@akeelahmed8833
@akeelahmed8833 18 сағат бұрын
MashaAllah Herari media Great channel very Famously in somaliyan Community in world's From REER BURCO AT HYDERABAD
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy 11 сағат бұрын
Hyderabad maxaa kasameynoosaa
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 9 сағат бұрын
@@AlAk-bm8dy yaah😀waa su,aal fool xun😁
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy 7 сағат бұрын
@@adamsaciid4919 ma aha sxb wax aa suaalay bas 😆 qalad ha uqaadan
@yassinnc
@yassinnc 14 сағат бұрын
Good governance , good life
@abdullahiabdi7700
@abdullahiabdi7700 14 сағат бұрын
C/salam waan ku salaamay saxib legend adigoo kale alle ha inoo badiyo waxaan ula jeedaa dadka xirfadi ay barten sida saxda ah u adeegsado waxaan ku faraxsanahay in aan ka mid ahay dadki kaala soo jaan qaaday 2000K subscription kuu ah ilaa maanta xitta guryahan marki dhismahoodu socday aad booqanaysay sidaan ayaan u daawanayey isma laheyn sanad iyo toban bilood aya kasoo wareegtay bila kahor ayay ila aheyd, cimriguna sidaas ayuu u deg degaya allow khaatumada kheyr inoogu qatim horay u soco Saxiib
@ismailjama1913
@ismailjama1913 15 сағат бұрын
Aad baan kuu salaamayaa Wariyaha Qarniga Gov Hereri
@abshir1974
@abshir1974 17 сағат бұрын
Somalida Ayala u baahan dalkii joogaa inay waxkabartaan indawladu dhulka bixiso ee Fanta guidance ah oo shacabka danyarta guryo jaban loo dhiso
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 сағат бұрын
(وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara ILAAHAY(SWC) Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS. ADEER XUSEEN
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 14 сағат бұрын
I like these houses they are beautiful although I didn’t see it much of it but they look excellent.
@cabdicali803
@cabdicali803 5 сағат бұрын
Hanbalyo hanbalyo waa shirkad lagaga raysan karo kuwii tuugta ahaa ee dadka lagacagaha kaga qaadan jiray dadka waan iman doonaa insha allah gudoomiye wariye c/salaan oo warkiina nasoo gaadhsiyayna waan salaamaynaa
@kiikoosahmed6019
@kiikoosahmed6019 10 сағат бұрын
Manshaa allaha arimaham oo kalle dadka ayay ka mashgyylinayaan siyaasada soomalidu ku hoobatay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 15 сағат бұрын
Kolleyba si wanaagsan guryaha gudahooda looma arkin.😮
@oskaabdi639
@oskaabdi639 18 сағат бұрын
Mansha allah horumar wanagsan Somali maryoleey
@AbdurahmanAli-s7k
@AbdurahmanAli-s7k 8 сағат бұрын
Yaan israacna next year just to enjoy this lovely country 😢😢i.A
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 13 сағат бұрын
Maasha ALLAH
@MohamedCawil-zk2bz
@MohamedCawil-zk2bz 2 сағат бұрын
Saxiban 1m aan gaadhsiino saxafiga aan aqoon qabyaalada
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 11 сағат бұрын
Africa the best in the world ❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 сағат бұрын
Illaahow Madax Daacad ah iyo shacab israacsan Soomaalida u soo saar
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 8 сағат бұрын
Manshallah waa barnaamijka uu fiicanyahey
@abdulahigeedi9471
@abdulahigeedi9471 17 сағат бұрын
Masha allah sxb harari aad baan u xiseyaa ban dhigaga
@BOHOLCHANNEL-ri1pz
@BOHOLCHANNEL-ri1pz 55 минут бұрын
❤❤❤mansha Allah cabdisalaan keep going 🙏 way fiicnaan lahayd in dhisme xumida somaliland sidan lo bedelo cimilo kulul iyo guri kulul 😅🎉🎉
@goojacade4325
@goojacade4325 17 сағат бұрын
Mansha allah
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 13 сағат бұрын
When investors perceive a country's governance as strong and stable, they are more likely to commit their resources, leading to economic growth. Good governance, peace, stability and strong institutional framework attracts investors, thus economic growth and prosperity for the country. Kudos to the government of Rwanda under the able leadership of President Paul Kagame. Somalia can learn a lot from Rwanda, a country that has undergone similar clan clashes that claimed millions of lives but they collectively decided to burry the hatchet and reconcile their differences. It is a new page for Rwandese thanks to good governance. Somalia can go for benchmarking and get to learn lots of lessons from the Rwandese people. It is possible for Somalia to beat all odds and go back to glory days.
@mohamedhassan5617
@mohamedhassan5617 3 сағат бұрын
Goormee ahayd glory days? Dhibkaas ayay leedahay markaad khiyaali iska dhaadhiciso
@beautifulworld8814
@beautifulworld8814 4 сағат бұрын
Looks beautiful.
@yassinyonis327
@yassinyonis327 17 сағат бұрын
Herreri wad daashay wad nef nef saneysa 😃😀 wa xaqiiqda shekadaada hambalyo
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 5 сағат бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@Somali_shorts-m9s
@Somali_shorts-m9s 13 сағат бұрын
May dhulka somalida dhisto Africa wxba nagamay galine
@MohaydinMose
@MohaydinMose 13 сағат бұрын
Kama helayso wadanki dawlad garab istaagta waxay heleen dhul,cashuur,laami,koronto,biyo,wifi ewm oo free ah dawladeeno intaas free kuma siinayso
@moali-zk8qe
@moali-zk8qe 14 сағат бұрын
war cabdisalan nin baa helay ka hadal badan 🤣haaye haaye ka soo hadhay
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 13 сағат бұрын
❤❤❤❤ I need 5 bedroom & 4 bathrooms please
@alinormohamed7394
@alinormohamed7394 9 сағат бұрын
Waa mashruuc dalkeena u bahan waxan ku boorinyna inay wadankena ka fuliyaan
@YasirYassin18
@YasirYassin18 12 сағат бұрын
Tolow xilima dalkeena dhisan doonaa somalia oo bilic lala dhaco leh ban allow ku waydiisanay
@SaSa-vh5fo
@SaSa-vh5fo 12 сағат бұрын
Aamiin
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 16 сағат бұрын
Inte legala xariira Abdi salanow
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 12 сағат бұрын
Kigali lacag baa loga dhuftay guryaha dhisidoda 85kun dolar guri kaweyn ka qurux bdn dhagax ah bey ka dhista kenya 4 qolnaa ah😂
@Hifinishing
@Hifinishing 2 сағат бұрын
Woooow
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 13 сағат бұрын
Shirkadu slnd ma imanaysaa aan guri ka iibsadee
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 17 сағат бұрын
Thanks hereri iyo xasan xoogaa macluumaad nagasiiya shuruudaha iibka sida lacagta loobixinayoo kale hal mar Miya lawada bixinayaaa mise aayar aayar ? Dadka iibsanaya oo kale cid walba miyaa mise only dadka localka ? Thanks markale
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 17 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@ozzylink
@ozzylink 11 сағат бұрын
How sad that we build other neighbouring countries but not Somalia cities
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 9 сағат бұрын
fursadaha ay ka heleen jaarka kama helayaan somaliya markaa ha shaqaystaan
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 9 сағат бұрын
Dadkeenu haday dhisaayaan guryahaan aduunka waan gaarayna waxyar oo nabad ah ayaa inoo dhiman
@ima6291
@ima6291 14 сағат бұрын
Acudubilahi minashaydani rajiin alla Somali mxy melkaxto faraha la galeysa
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 8 сағат бұрын
Qofka camarada duubayaa waa eberkiis hereri pls caméraman raadso inta aanad barnaamijka bilaabin waayo waa muhiimmm
@mohamedabdimohamud-ni2et
@mohamedabdimohamud-ni2et 6 сағат бұрын
siyaasadii iyo ismaamulkii hadaan ku fashilaney ganacsigii ayaan ku guuleysanay hadaan soomaali nahay
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 16 сағат бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@madaale5465
@madaale5465 3 сағат бұрын
haaye haaye haaye
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 16 сағат бұрын
Somlidu iyga u bhn in sidan wx loogu qabto wlhi dalkooda lknde dwladaheena ilhy ingu diray oon ogolyn hormarka
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 16 сағат бұрын
Insha Allah qeyr beey noqon
@sir__cmc
@sir__cmc 14 сағат бұрын
Soomaali ha odhan soomaalidu isku dawlad maaha.
@mohamedabdullahi713
@mohamedabdullahi713 14 сағат бұрын
C/salaamoow waydii dadka ajnabigaa magadan karaan guryaha?
@husseinabdulkadir6707
@husseinabdulkadir6707 13 сағат бұрын
Su'aasha aad weydiineyso waa laga jawaabay, guriga qiimahiisa 40,000 dollar ka badan yahay qofka ajnabiga wuu gadan karaa. Daqiiqada 30:25
@InnocentOrcas-lp8tg
@InnocentOrcas-lp8tg 12 сағат бұрын
Bacwena qiima lahayn xamar kabadn ayaa ku baxdo somalia lacagahan
@cabdigacan9433
@cabdigacan9433 2 сағат бұрын
😮
@KhadarMahamed-lj9kg
@KhadarMahamed-lj9kg 12 сағат бұрын
Guryaha sadex qola na tus dheh
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 39 минут бұрын
kolba wadanku hadduu yhy ruwand dadkaa wax sharaxayana ama dhiyaasa guryaha ay yihiiinna somali micnaheedu so lama dhihi karo wadankiinnii soo dayaca
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 12 сағат бұрын
Somalia hadaa kadhisi laheydeen waa iibsan lahaa
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 11 сағат бұрын
Waxkasta dowladnimadaa ka horaysa.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 9 сағат бұрын
waa meel aad u cajiiba oo la Maalgashan karo , Kenya & Uganda & Weliba Ethiopia Halagasoo guuro soomaaliyeey oo Kolba hadaad Wadan shisheeye oo afrika ah aad Maalgashanayso, u guura Kigali,Waxeey isku Darsatay Qurux,Nadaafad & Few, Qiimahuna waa Mid aad u Macquul ah,Ganacsatooy Kigali u wada Wareega, Oo Xoolahiina Kala Baxa East Africa Iyo Wadamada Cadawga ku ah Dhulkiina & Dadkiina Soomaaliyeed, WAA INAAD KU DADAASHO, AAYAHAAGA DAMBEETO HALKA AAD DEJINEYSO ..
@abdiazizhashi451
@abdiazizhashi451 2 сағат бұрын
Maxaa nooga daba imaanaysaa Kigali..orodoo aad meeshaad ka timid
@abdimuse7911
@abdimuse7911 57 минут бұрын
dadka reer miyiga ah sidaada lamaan hadleyn, waxaan lahadlayay reer magaalka.. waad ila qabsatay uun.
@munahussein9687
@munahussein9687 7 сағат бұрын
Inte lagala so xirire kara
@JamaMohamud
@JamaMohamud 13 сағат бұрын
Lacagaha soomaaliya ayaa laga dhacaa oo waxaa lagu maal galiyaa afrika.
@Mutafahajiwayaarag-mq3pk
@Mutafahajiwayaarag-mq3pk 8 сағат бұрын
Shirkadaan in somaliland dhul dawlada somaliland ka siiso yaa fiicneed si guryahan oo kale oo raqiis ah u dhisaan.abdisalaan hadii aad fariintayda arakto la wadaag maamulka shirkadan si somaliland guryaha 16 000 $ u dhisaan walale
@Soomali289
@Soomali289 6 сағат бұрын
Doowalda iyo ganca satada soomalida baa dhiig miiro to ah 2. Qol baa keeyan iyo soomalya la gu lee yahay so dan kun oo dollar
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 9 сағат бұрын
Saan kadarermay iyagaa maal geliyay illaahow yaan la dhicin
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 14 сағат бұрын
Kanbanigan soomaliland ma imanyaa
@abdilahimohamoud9219
@abdilahimohamoud9219 13 сағат бұрын
kiradu waa imisa pleas?
@Abdulrahmanhussein-m2x
@Abdulrahmanhussein-m2x 4 сағат бұрын
4sanee an phD diyarinaaaayo ayaan iinsanayaa guri
@ashaomar6719
@ashaomar6719 15 сағат бұрын
QOLKA LABAAD MA ARKIN Meeqo musqul oo leyahay. Xaafadoo ku yaalaa.😂
@HamzeMuse-jb2sf
@HamzeMuse-jb2sf 9 сағат бұрын
Thank you inflammation 😮
@cawaalemahad7211
@cawaalemahad7211 5 сағат бұрын
Hareeri Waa iga heysaa subscribe and like 👍
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 16 сағат бұрын
Markan Rwanda joogay shirkadan shaqan ka codsaday intay arken message kayga ayay iiso jawaabi waayen😅
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 12 сағат бұрын
Rwanda sida la moodayo maaha anba waan tegey Waxba ma yaaliin International propaganda ayaa loo sameeyaa shacabku waa faqiir laakiin dawlada ayaa lacagta oo dhan gacanta ugu jirtaa
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 12 сағат бұрын
@@MohamedAbdisalam-f9v Wallhi waa runtaa wax ale iyo waxyaala majiraan, waa faqiirin ilaa xad, ana layabayba meesha.
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 11 сағат бұрын
@@aqoonyahan4059 warsysigii hore odayga saleebaan waxyaabo khaldan ayuu sheegay wuxuu yidhi kigami ayaa yidhi dawlad faqiira iyo shacab taajira ayaan rabnaa Dabcan waa markii ololaha laakiin sidaad aragray shacabkoodu waxba mahaystaan waadiga arkay waxay ku shaqayaan 30 kun iyo 40 iyo 50 ooRwandan franc ah markaa Rwanda dawlada uun baa lacagta haysta nin rwandiis ah oo muslim ah wuxuu igu yidhi dawlad ayaa shacabka lacagta ka ilaalisa waayo haddii shacabku lacag helo dawlada waxay aaminsantahay inay kibrayaan oo dawlada mucaaradayaan Waxaa lacag ka samaynkara nin sida odaygan saleebaan dawlada lashaqaysanaya
@cmxdc1436
@cmxdc1436 11 сағат бұрын
Dadka Rwandese-ka ah ma tuugsadaan, shaxaadna ma yaqaanaan. Faqiirkooda iyo taajirkooda shaqo iyo sharaf bey ku nool yihiin. Somali hadaan nahay ceeb ayaa inaga samartay. Markaas baan dadkale afka la galnaa. Marqaanka, wasaqda, musuqmaasuqa, qabiilka, iyo gacan hoorsiga aan marka hore aan ka xoroowna dabadeed ayaan dadka kale qiimeyn iyo garsoor u sameyn karnaa. Somaliyeey hadalyar iyo howl badan✌🏽❤️🙏🏽
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 9 сағат бұрын
@@MohamedAbdisalam-f9vmarkaa ma ajaanibtaa wax ku haysta?
@HassanAli-yi2tq
@HassanAli-yi2tq Сағат бұрын
Lkin ganacsatadan maxay u aamini waayeen wadankoodii hooyo oo mashaariicdan ugu hirgelin waayeen inteey wadamo shisheeye door bidayaan.
@dailycontent3955
@dailycontent3955 46 минут бұрын
Shirkada meel wlaba ayeey ka ganacsanee kuma xirna dal gooni ah, Waana rajaynayaana in wadankii hooyo imaadaan
@Muwaxid-x6i
@Muwaxid-x6i 2 сағат бұрын
Guryahaan 16 K ma u furan yihiin dadka kale ee wadanka u dhalan? If the answer is yes let me know where i can reach you.
@AbdihakimAbdullahi-v8g
@AbdihakimAbdullahi-v8g 13 сағат бұрын
Muqdisho malgashatha meshan martiaskutihen hadas rabtit. 40000 kun oo gurikadis rasimalmahin
@abdihakimgaani6270
@abdihakimgaani6270 13 сағат бұрын
Acqabada waa aamni darada
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 13 сағат бұрын
Aaway dowlada dhulka Korontda iyo bixinaysa
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle 4 сағат бұрын
Maxaa guriyahan somalia looga dhisi waayay ?
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 51 минут бұрын
dad dayuusnimo ku sifoowoo dalkoodiina dayacay iga dheh
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 11 сағат бұрын
Soomaakiyeey dhulkiina dhista inta aad umad kale dhul u dhiseysaan... Su'aal? Yaa arkay shirkad ajnabi afrikaan oo dhiseysa dhulka 5ta soomaali degto ama u soo guuraayo... Dhulka haddii laga guuro waxaa soo deji doono axmaaro iyo balaayo aan la aqoonin..
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 7 сағат бұрын
Soomalida dadkedi caqliga laha dhulkele bay dhisayan
@dailycontent3955
@dailycontent3955 45 минут бұрын
Shorkada waa soomali dolwada rwanda ayaa mashroocaan siisay
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 12 сағат бұрын
Musiga saaran hesstiisa yaa sheegi karo?
@Caruurtasomali
@Caruurtasomali 12 сағат бұрын
Noosheeg
@KalikDeali
@KalikDeali 13 сағат бұрын
Camero man unprofessional
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 12 сағат бұрын
Cabdisalan bal xaga oromiya maxa ka socda ? kuwa somaliga kuhadla ee oromoda aya wax iga weydiiyey barnaamijyada xiisaha leh eed soo gudbiso. siyasadi wax ay uga nastan iyo rajada mustaqbal wacan waa lawada jecelyahy
@MawliidAadanmuumin
@MawliidAadanmuumin 14 сағат бұрын
hereri fadlan muusikadaa nagadaa waan dhibsanaynaa w
@AbdulBile
@AbdulBile 12 сағат бұрын
Nin la aamino kara ma aha waa Saleebaan Abdi Ciid iyo Sacdiyo abukar Suuleey waa burcad marsamaysan iska ilaaliya , wariye Abdisalaan waa wariye shaqadiisa qabsanaya
@cmxdc1436
@cmxdc1436 10 сағат бұрын
Wallaal ceeb iyo dambi ayey kugu tahay inaad sidaas u hadasho.
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 8 сағат бұрын
Bal noo sheeg saaxiib, guryahaas way dhiseen, wixii u qarsoon annaga ma ogin
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 сағат бұрын
(وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara ILAAHAY(SWC) Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS. ADEER XUSEEN
@suldaanburcaawi
@suldaanburcaawi 11 сағат бұрын
❤❤
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 13 сағат бұрын
(وَالصَّابِرِينَ فِي الْبَأْسَاءِ وَالضَّرَّاءِ وَحِينَ الْبَأْسِ) البقرة ( kuwa samirka la yimaada markay dhibaato ama Xanuun ama khasaare ku timaado) Surat Al-Baqara ILAAHAY(SWC) Kuwaas WUU AMAANAY DHIBAATAD KU DHACDAY SAMIRKOODA ILAAHAY DARTIIS. ADEER XUSEEN
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 103 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
24 saacadood waxaan ku qaatay Baadiyaha Vietnam 🇻🇳
7:38
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 11 М.
FILO PART 125
27:09
Abukar Mahdi
Рет қаралды 167 М.
Alan Stubbs On His Football Career And Battling Cancer | Inside The Game Ep 11
2:37:57
More Than A Game ⚽️
Рет қаралды 156 М.
Todabadla Mantiyo Walikale Aad Yaabi guri Barwaaqo
16:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 8 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 103 МЛН