Khadra oo qurba joog ahayd maxay ku soo kordhisay beerahii, sanad Iyo badhkii tegay Qaybta 2aad

  Рет қаралды 97,627

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 231
@abdulahiali2060
@abdulahiali2060 Жыл бұрын
Mashaa allaah aad iyo aad ayeey isoo jiidatay warbintan sababtoo ah waxaan ahay qof aad ujecel wax soosaarka beeraha
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Жыл бұрын
Woow its amazing lady🙏 ilaahay ha u barakeeyo tacabka. Dadka hogaanka inoo ah ee maalin kasta dhibka sida dilka, xatooyada xoolaha umadda, eexda iyo qaraaba kiilka, qabyaalada iyo kala qaybinta umadda si ay danahooda ugu gaadhaan intaa haweenaydaa iyo inta lamidee shacabka ahi dadka iyo dalka tarayaan ma kari karaan waayo waa intee xumayd ee wasakh sanayd inta umadda mustaqbalkeedii isku duubtay.
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Mansha allah she is hard working woman. ❤
@Alpha95927
@Alpha95927 Жыл бұрын
🤫
@mubaarigqaazaali9702
@mubaarigqaazaali9702 Жыл бұрын
Masha allah way dadaashay gabadhaasi ilaahay ha barakeeyo iyada beeraheedaba Waxay beeri ku siiso Kuma siiso bahdaa
@mohamedindho1
@mohamedindho1 Жыл бұрын
Ilaahay ha u barakeeyo gabadhan. Anigu waxaan ahay ninka barnaamijkii hore daawaday kanna daawanaya balse wax horu'umar ah aan samaynin mudadaas labada barnaamij u dhaxaysay.
@hana8824
@hana8824 Жыл бұрын
Waanka xumahay lakin wali waqtibaad haysataa
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
illaahay ha u barakeeyo runtii waa wax aad loogu farxo oo ku dayasho mudan
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Mansha allah aad iyo aad baad u mahadsantin cabdisalan iyo khadra waraysigan runtii waxbadan baan ka faaiiday
@lh2988
@lh2988 Жыл бұрын
Allahuma baarik very inspiring ❤ I am planning to move back home soon Insha Allah. I have so many seeds I am planning to to have my own garden at home bi’idnillah. I would love to visit mama khadra’s farm 😍
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Beer ma leeday mise beer kiro ahbaad rabtaa
@stonezoneonly9680
@stonezoneonly9680 Жыл бұрын
I am a diaspora from Canada, I have a farm in Somaliland and currently in the agricultural business working with greenhouses, I love seeing more like minded people investing in the farm business back home
@waliidbarre417
@waliidbarre417 Жыл бұрын
Mashallah Aad ban umahadsantey abdisalan barnamij wacan oo aqooneysan ayu aha runtii, gabadha dalka maalgashateyna waan hambalyeynaya dedaal fiican bay sameysay.❤
@rodahassan929
@rodahassan929 Жыл бұрын
Masha Allah noo soo badi beera waad nasoo raraysaa cabdisalaan. Aad baad umahad santahay. Masha Allah beer quruxbadab Allah howbarakeeyo inantaa dadaashay.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah ha barakeeyo Khadra Shaqo fiican bay qabatay oo ku dayasho mudan Abdulsalam na wuu mahadsan yahay
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 Жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah Allah ha u barakeeyo ganacsigeeda Waa gabar qalbi furan dalka a dhaqaale Iyo aqoon kuso kordhisey masha Allah,taasa ka fiican inta at yara Laga qaylinayo oo Maanto dhan madaxa laysku la jira siyaasad aan waxtar bulsha u layhn I looso jeesto tacab si gaajada iyo shaqo la,aanta loga baxo
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 Жыл бұрын
cabdi salan hereri he is not only reporter also he is motivator he is also some one teach his sociaty very high social lessons those are the most neccessary documents depends on human life
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 Жыл бұрын
Manshallah Hambaliyo Khadra dadaal wanagsan baad samaysay oo wad na dhirii galisay wan kuso radiin doona marka dalka imaado Inshallah
@mahadhassan8594
@mahadhassan8594 Жыл бұрын
Mahadsanid hareeri barnaamijyada nuucaana noo Soo badi
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Mnsh allah khadri waa gabdh fariid ah oo karti badan oo noolsha waxbadan ka fahmsan may allah reward you
@daawade2386
@daawade2386 Жыл бұрын
Ma sha Allah Gabadh dedashay sii wad wll Weriye sare Hereri waxan Ku odhan lahaa Beero kala duwan booqo in sha Allah
@AliAhmed-zc8em
@AliAhmed-zc8em 9 ай бұрын
hereri wa salamayaa Ceerigaabana waad soo booqan kartaa iyo AWOWE SH ISXAAQ, beeriii iyo kallunkii iyo xoolihiiba waanu haynaa
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Mahadsanid sidaad dadka wax haysta ugu dhiirigelinaysid inay dhulka inoo beeraaan
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Жыл бұрын
Masha allah khadra ,mahadsanid weriye hereri. Maalin maalmaha ka mida insha allah inan sideeda iyo si ka saraysa noqdo.
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 Жыл бұрын
❤maasha Allah barnaamij wacan, wariye sare markale waan ku salaamay adiga iyo walaasheen❤
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Dawlada iyo shacabku intay isku dilayaan wax gaalo laga soo baryey may sida gabadhan dhulkooda aaminaan
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 Жыл бұрын
Alle ha barakeeyo Khadra iyi beertedaba. Mahdsanid Cabdisalaan Hereri❤
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Жыл бұрын
Mashallah Allah ❤❤❤ Your ready Amazingly women in Somaliland keep your dream and inspiration our people to start greenhouse we have great landscape but we not seen that . InshaAllah we start my own greenhouse in future went I save some money 💰. 😊
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
Maasha'Allaah Tabaarakalaah illaahèy ja ubarakeeyo waa waxaan jeclahay .Waa runteed qogkii kaaga horeeyay inaad talo waydiisatid .Soomalieena waa madax adag nahay .Saasaan ugu qasaarnaa wax walba anakoon ka fiirsan.
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 Жыл бұрын
Khadra waa gabadh karti badan guulaysto insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedkaisehashi164
@ahmedkaisehashi164 Жыл бұрын
Mansha allah maamo runtii sookordhisay Horrumar fiican waan bigaadinaya
@yasminmimi8796
@yasminmimi8796 Жыл бұрын
Mansha Allah inader hambalyo Allaha ku xafido waa reer Ottawa kulan danbe oo xiiso leh insha Allah
@deeqsanmedia23
@deeqsanmedia23 6 ай бұрын
Mashalaah Khadra is role model lady Keep going Anigu a qurba joog baan ahay Waddankii guri baan ka dhistay Insha Allah beerna waan ku talo jiraa Ii soo duceeya
@salmandagane9531
@salmandagane9531 Жыл бұрын
Adban uxiseya barnamijadan farming ah. Wana rajeynaya anika inan kusobiro hadu Allah isurtakaliyo daqala mahesto lkn hada but from last year Ila hada inyar inyar uwada Allah waxan kabaryaya hadafkeyka inu irumeyo I. A but so far I made progress alx 30% ayan maraya alx
@hmkbukhra22
@hmkbukhra22 Жыл бұрын
Allah ku barakeeyo waxaada yar
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Waa waxa muhim ah in Dawladda gaar ahaan Wasiirka Beraha uu barnaamijyadan daawado, oo dadka jecel inay wax beertaan ay la kulmaan, oo sidii ay horumarka qayb uga noqon lahaayeen laga wada hadlo. Dawlad iyo shacab wada shaqaynaaya ayaa horumar gaadhi kara!
@sundusabdirizak3558
@sundusabdirizak3558 Жыл бұрын
mnsha allh gabadh ku dayasho mudan, beeruhu waa lama huraan🥰
@cheyyene
@cheyyene Жыл бұрын
Wey dedaashey MashAllah, Rabi hala garab qabto, Broccoli to find in Hargeisa.
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 Жыл бұрын
Khadray John iyo Joseph 2 miyaa labada ay walaashay Ilaahay hakuu barakeeyo tacab ayaad gelisaye maasha'allah 🎉
@dirieabdisalaan6060
@dirieabdisalaan6060 Жыл бұрын
Sac wall c/salaan hareeri si aan udaawno muuqaaladaada waxaad naga joojisaa muusikada qof walba oo dhagaysta si aadan danbi ugu yeelan insh allh mahadsnid
@BariisSamatar
@BariisSamatar Жыл бұрын
MANSHALLAH thanks so much ❤
@abdurahmannasteh2148
@abdurahmannasteh2148 Жыл бұрын
Mashallah wadankeyga soomaaliya dadkaan oo kale ayaa jooga
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Maasha allah waa hooyo hard worker
@hafsayurub4596
@hafsayurub4596 Жыл бұрын
Maasha allaah tabaarka allaah
@abdisaid6092
@abdisaid6092 Жыл бұрын
Baaraka Allah Maamo Shugri Iyo Beerteeda
@Hawenay
@Hawenay Жыл бұрын
Geeesiyooy alaha ku barakeeyo faaiid oo fiicnoow ❤❤❤❤❤
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , waraysi qiimo badan weeye
@cabdiraxmandhadhere768
@cabdiraxmandhadhere768 Жыл бұрын
Masha Allah Alle ha u barakeeyo tacabkaas
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 Жыл бұрын
Maasha Allah Khadro guul gabadh soomali
@abdulrahmansuleiman9804
@abdulrahmansuleiman9804 Жыл бұрын
Run ahaantii waa gabadh cajiib ah oo dadaal badan, mustaqbalkuna wuxu kutiirsanyahay waxasoosaarka beeraha,, marka waa in lagu daydo
@cakulemedia330
@cakulemedia330 Жыл бұрын
MnshAllah wllshy Khadra Alle ha ku barakeeyo dad noocaa ah baa loo baahan yahay fikirkaa wax soo saar leh
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Жыл бұрын
Ilahayow nabad igu soo celi ameen
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Masha alah wa qof qiimo leh ilahayow iyado kale no so badi
@safiawarischannel1240
@safiawarischannel1240 Жыл бұрын
Congratulations sister. I am a diaspora also and in the farming business in Hergaisa. kindly forward me the network that the sister created so I can join them.
@cqaniahmed4831
@cqaniahmed4831 Жыл бұрын
Afka hooyo ku qor
@tantomollc8899
@tantomollc8899 Жыл бұрын
@@cqaniahmed4831 in english lugu hadlo bey hormar moodaan, soo caqli yari maaha in dadkale luuqadood aad uxayasiiso taadina aad liido.
@khadraahmed5
@khadraahmed5 Жыл бұрын
Masha Allah this is very much inspiring! I want to go back home insha Allah and do this as well
@universeboy6304
@universeboy6304 Жыл бұрын
Fadalan beerta maxamed carwo barnaamaj nooga samee . Mahadsanid
@faisasamatar7114
@faisasamatar7114 Жыл бұрын
Mansha allah tabarakalah ❤
@kahaomar1829
@kahaomar1829 Жыл бұрын
Natural oomacan badan cafimad badan mahadsanid khadray
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Masha Allah. Waa gabadh amazing ah . Thanks Hereri
@iamshaahid
@iamshaahid Жыл бұрын
Masha allah
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
Mansha'allah Abdi Salan Hereri oo maanta dalkiisii hooyo \Republic of Somaliland program ka soo diyaariyay! Dumarka reer Somaliland waa dad dadaal badan! ilaahay Republic of Somaliland ha inoo barakeeyo! aamin
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 8 ай бұрын
MashaAllah Allaha kubarakeeyo
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx Жыл бұрын
Waxaan mama da kula talin lahaa inay badalka diesel generator ka isticmaasho solar system(tamarta cadceeda) oo aan wax running cost(kharash maalinle )ahi ka baxayn
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👏🏻👏🏻👏🏻manshaallaah
@CabdirisaaqSulaymaan-yv4kd
@CabdirisaaqSulaymaan-yv4kd Жыл бұрын
M.allah
@abdifatahsomali27
@abdifatahsomali27 Жыл бұрын
Mansha allaah hambalyo wll
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Жыл бұрын
Very good, mashallah the dogs ❤ 👍 👍 👍 👍 👍
@khadramahamed482
@khadramahamed482 Жыл бұрын
Masha allah keep going sister
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Mansha Allah Khadra maskaxda allah hakuu siyadiyo walal
@mamasoomaali
@mamasoomaali Жыл бұрын
Mansha allah guuleysta khatra
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Khadra Wii Waa.
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 Жыл бұрын
Masha allah masha allah, keep going sis
@yasinxashi2150
@yasinxashi2150 Жыл бұрын
mansha allaah 🎉 ❤
@NeimaHoussein-cj4ld
@NeimaHoussein-cj4ld 4 ай бұрын
Machaalah tabarakaallah
@GoldiMum-mw4jx
@GoldiMum-mw4jx 5 ай бұрын
Hambalyo khadra guuuuuuuuuuuul
@mmcs8177
@mmcs8177 Жыл бұрын
Mash allah ❤
@abdinasiribraahinjama6144
@abdinasiribraahinjama6144 7 ай бұрын
Mshq qllaah waa wqz lagu farxo aad baan uga helay run ahaantii barnaamijkq ay khadra wado
@siciidyare4185
@siciidyare4185 Жыл бұрын
Cabdisalaan Hereri waad mahadsantahay
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah Жыл бұрын
Really, she is hard working woman
@ilhamabdulrahman1247
@ilhamabdulrahman1247 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah mashallah ❤❤❤
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 Жыл бұрын
Aydu waa international fadhiiso la dhahay horuu ka fariistay ma say wlhi baa 😂😂😂😂
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Mansh Allah j love it republiken of somaliland
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah ❤😊
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 Жыл бұрын
Maashaa allaah Qadro waxweyn ayey qabatay Somaliland waanabad dhul qurxoon ilaahey ha idiin siyaadiyo anaga beerihii koonfurta Alshabaab ayaa laga tacban waayey ilaahey hanaga qabto
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Alle ha idinka qabto wll dhilka somali %70 wa dhul bered konfurna waba halka ugu muhimsan ee lagu tashado
@raygal5558
@raygal5558 Жыл бұрын
Mansha allah keep going wll
@nura2876
@nura2876 Жыл бұрын
Masha.alaah alahakubarakeeyo
@sifircadeciise498
@sifircadeciise498 Жыл бұрын
M a waxaan ahay qofka barnaamij yada hareeri wax baddan ka faaiday oo khibradd ah lkn aan wali aan dababaqin oo waxbo qabsan balse muqalka uun iska fiirsadda😢
@eng.abdalasalebanmaax1489
@eng.abdalasalebanmaax1489 Жыл бұрын
MACH-ALLAAH
@jamaliyusuf8389
@jamaliyusuf8389 Жыл бұрын
shaqo adagbad qabatay mamo alle haka jazaasiyo dadkeena haw dhibyareeyo waxsoosarka
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Жыл бұрын
Mansha allah allah ubarakeyo wallshen
@fuadahmed4311
@fuadahmed4311 Жыл бұрын
mazha allah
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Жыл бұрын
Maasha allaah
@محمودعبدالحكيمأحمد-ص9ك
@محمودعبدالحكيمأحمد-ص9ك Жыл бұрын
Allhumma baarik
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 Жыл бұрын
Qofka ey dhaqaaleysta oo uu ujooga maalin walba ajir buurta uxud la eg ayaa ka go aayo waxaa yiri nabiga scw ❤
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Scw waa cajiib 😢
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Iska hubso halkaa xadiiska miyaanad wada akhiriyin iyo waliba aqwaasha culimada eyga loo jeedo aad u hubso intaadan fatwoon
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
cabdulahidubad 2018 ey beer kuu ilaalinaya ama xoolo ma diidin nebigu ee eyga guriga lagu korsado ee aan waxna kuu ilaalin baa diiday iska seexo adigu waxba ha tacbane waxaad tahay qof ma shaqayste ah oo gaajo meel la fadhiya,
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Niyaw bahalkaa anigu aragiisa ayaaban ka xanaaqaa wlhy waa nijaas wuxu ma aha wax lasoo dhawaysto.
@cabdulahidubad2018
@cabdulahidubad2018 Жыл бұрын
@@Mustafa-ty8tq wllkey adi bal soo hubso aqwaasha iyo xadiiska
@khaalidcabdinaasir5984
@khaalidcabdinaasir5984 Жыл бұрын
Aad baad u Mahadsantihiin labadiinuba, ilaahay garabkiina ha ahaado marwalba, waxaad tihiin dad wanaag iyo horumar la jecel dadkooda.
@yusufaisho457
@yusufaisho457 Жыл бұрын
Manshallaah gulayso hore usoco
@museadan9335
@museadan9335 Жыл бұрын
She is amazing 👏
@jamaliyusuf8389
@jamaliyusuf8389 Жыл бұрын
mashaa alh
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC Mansha Allah wax fiican baad khadra sameysay runtii arrin fiican ayaad sheegtay oo ah
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
Heyadaha wadanka dadka siineyna lacagta yar oo doonaya in ay dadku in aysan wax beeran Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴
@hargeisamusiclyrics5650
@hargeisamusiclyrics5650 Жыл бұрын
Babaaygeenii hore ayaa beerta ku yaala masha allah
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Masha allah waa meel barwaqo ah deegankani
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo
@gabileygabiley3218
@gabileygabiley3218 Жыл бұрын
Maasha Allah
@alibossosman2106
@alibossosman2106 Жыл бұрын
Waa gabadh caqli suuban oo wanaag badani ka muuqdo
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
Wow MashaAllaah sister ❤❤❤
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,8 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 122 МЛН
Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿
18:12
Qays Qeyser
Рет қаралды 550 М.
Qaybta 2 aad  Booqashadii Mahad Cabdulle iyo iska saaridii moxoga
15:49
(Hereri) Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 1aad
41:50
Universal TV
Рет қаралды 137 М.
HABEENKII IYO MAGAALADA MUQDISHO WAA SIDEE
16:55
X HARGEISA
Рет қаралды 15 М.
Booqashadii Mahad Cabdulle iyo tijaabadii Moxoga, Qaybta 1-aad.
18:56
"كان عليّ أكل بقايا الطعام قبل هذا اليوم 🥹"
00:40
Holly Wolly Bow Arabic
Рет қаралды 13 МЛН