Qaybta 2 aad Booqashadii Mahad Cabdulle iyo iska saaridii moxoga

  Рет қаралды 19,851

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 70
@ZupeirWahan
@ZupeirWahan Күн бұрын
2 nin oo culus oo qabyaalad iyo qudhun kamadhan sidaa so kale mawada noqona dhalin yaro 🏆
@apdizanzi325
@apdizanzi325 10 сағат бұрын
Haa lph
@Wardoon12
@Wardoon12 10 сағат бұрын
Mahad cabdulle waa qof aad u wanaagsan, KZbin Channel kiisa waan ku xiranahay ❤.
@Hibo-e6t
@Hibo-e6t Күн бұрын
Cabdisalaan adeer Neef tuurkii 😂😂 baa kaa dhamaatay Ee ciyaartaa ha joojin inshaa allah
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Күн бұрын
Masha Allah 2 nin oo culus hareri iyo mahad keep going 🎉
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Күн бұрын
Mahad Abdulle dadaalka halkaa ka sii wad Abdisalan adna mahadsanid sida aad muuqaallada noogu soo gudbisid.
@abdijamafarah5057
@abdijamafarah5057 21 сағат бұрын
Weriye Abdisalan Harare wuxuu ka mid ciyaartooydii kubadda koleyga Gobolkii kal hore w/Galbeed 1982.sidoo kale Jamal Ali Hussein ayaa mid ahaa Ciyaartooydii kubadda Miiska laakiin Jamal wuxuu nasiib u yeeshay inuu ka mid noqday ciyaartooyda heerka 1aad khaas naadigii Badda 1982.
@Abdofahra
@Abdofahra Күн бұрын
Abdiraska Machallah 🎉🎉🎉
@Nasrayusuf8985
@Nasrayusuf8985 Күн бұрын
Mansha allah tabaarakallaah guuleeysta ❤❤❤❤
@abdirahmansheikhnor8516
@abdirahmansheikhnor8516 8 сағат бұрын
Mahad Cabdullow Yaxya sinwaar ayaa ku da,thy cunto ayaana kasheekeeheeee😢
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Күн бұрын
Mashaa Allah cabdisalam Qaybta 3 wan sugaynaa Wad mahadsantihiin😊❤️
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 8 сағат бұрын
Masha Allah
@hamsenour2714
@hamsenour2714 Күн бұрын
Norge wa.jeclaa 4dsno bilaa sharci ah baan kaga tagay . Home molde❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Күн бұрын
Allow nabadaan iyo horumarkaan nagu sii dalkeenii hooyo Soomaaliya. Dhexdeenana iyo quluubteenana midee kana saar xaasidnimada iyo is nacaybka na dilooday.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Күн бұрын
Aamiin
@mohaa10
@mohaa10 Күн бұрын
nabi ciise markuu yimaado xataa dhaxdeyna dagaal kama dhaanaay xb ha is daalin lkn ducada alle lagama quusto
@khadarcabdi8680
@khadarcabdi8680 Күн бұрын
Abdisalan iyo Mahad waan idin salaamay Naqaska ayuu utafaya sidii gaadhi dalcad ka baxaya hereri
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 8 сағат бұрын
Mashlh waa rag akhyaar ah
@mos1954
@mos1954 Күн бұрын
Raggii Geeljiraha ahaa Jawidegan Iyo Xasilooni Bey Kudamaashaadayaan Manshallah ! Dee Mar Haddii Reer Guuraa layahay Dhib Iyo Harjad laguma jirikaro Horey Usocda…….. Salaan From Muqdishu
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 7 сағат бұрын
Raag soomaliyed oo wanagsan. 🎉🎉
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Күн бұрын
Mashaa Allaah❤❤❤
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 15 сағат бұрын
Dhalinyarada somaliyeedoow aan ku dayano mahad iyo hereri qabyaalad fadhi kudirir cunfi midna kama sheekeeyaan waa caafimaad, shaqo, jimicsi, ganacsi iyo horumarka caalamku gaadhay, weliba si aynu ugu dayano kuwa inala midkanah ee caalamka ayaa cabdisalam usoo gudbiyaa laba role model bay ii yihiin guulaysta
@abdijamafarah5057
@abdijamafarah5057 21 сағат бұрын
Mahad Abdulle sxb shaqo wanaagsan baad heysaa halkaas ka wada. waa Macallinkeygii Runto karinta.
@burhaanosmaan9204
@burhaanosmaan9204 10 сағат бұрын
Maashallah dad ilbax ah oo is helay dadkii hore
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Күн бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Mahad Cabduleh
@samirr546
@samirr546 12 сағат бұрын
Allah rag baa ku tabcay dhulkan dhirta iyo biyuhu fadhiyaan ee meeshii la eegaba ashqaraarka ka dhigay Allah diintiisa ha soo geliyo kuligood anagana hanagu sugo Islaamka. Dadkaygiina dhul ay xumeeyeen oo foolxumo ka dhigeen oo dhirtii ka laasteen ayey laandheere ku sheegtaan oo dulmi ku sii baabi iyaan!!!! Aad u mahadsantihiin reer tubashaash iyo herari.
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp 17 сағат бұрын
Waaawaaaaw waa dhalinyaradii cuslatay oo ladhigaysa labaatan jirka MAANTA jooga kkkkkkk Hambalyo
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 22 сағат бұрын
Mahad iyo c.salaan laba nin o somaalida qiimo weyn ku leh mahad wacyigeilnta halkas kawad mahadsanid
@abdijama1984
@abdijama1984 16 сағат бұрын
Mahad waa ku salaamey hadda tahay reerka aan garanaaye reer ceel ibraahin nasro ayaan saxiibo aheen hadaa nasro igu xariirinkarto pls 🙏
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Күн бұрын
Mr Haaye Haaye wa kusalame tliye
@CabdiqadirAhmad
@CabdiqadirAhmad Күн бұрын
axmad cismaan nagaay ماشاالله
@shafiabdi215
@shafiabdi215 21 сағат бұрын
Laba nin oo eey adag tahay in la’isla helo. Guuleeysta
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 21 сағат бұрын
Hore u soco sxzp
@AbdikalikismailAbdikalikismail
@AbdikalikismailAbdikalikismail Күн бұрын
First one❤
@sucaadcabdillahi1706
@sucaadcabdillahi1706 23 сағат бұрын
❤❤❤❤
@xamdiumal
@xamdiumal 13 сағат бұрын
Abdisalaanoow jimicsi badan u baahantahay neeftuurka aad neeftuureysid mahad ma neeftuurayo shaqo badan baa kuu taal
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 17 сағат бұрын
Waaa muhiin jimicsigu
@FaadumoWarsame-v3
@FaadumoWarsame-v3 22 сағат бұрын
Intaan daawanayey Clsalaan Hereri maanta ayuunbuu iga qosliyay Hiinfaadhka ka dhacaya waa Haaye Haaye Haaye , Mahad Cabdule maanta waa ku daaliyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamaahmed2600
@jamaahmed2600 Күн бұрын
Waan ku salaamay hereri
@Adamhagler
@Adamhagler 15 сағат бұрын
Xayraanku maba seexdo intay busaaradu hayso cabdisalam 😂
@ammeyhajji
@ammeyhajji 21 сағат бұрын
xogaa wx fcn inaa so gudbido wax yaabaha wadamada aad bowanayso kaga dueanyijiin dunida inteeda kale oo la isdhihikaro waa cilmi loo bahanyahy Cabdisalan manta dhan videos ka wan wada dawaday keliya shekada iyo boqoshadada unba ku koobtay barnaamijka balaadhi insha Allah oo research ama warbixin u bedel kola waqti qarashkaga yaraan maayee😊
@umuhamdi6672
@umuhamdi6672 Күн бұрын
Asc mahad Iyo hareeri waxaan norwey kusoo dhaweey neeynaa norwey soo dhawoow hareeri mar walbo noo kaaley norwey omaba Norge hadba sidaa u taqaan
@alikaffe1242
@alikaffe1242 Күн бұрын
Asc Abdisalaam sheeko fican ayaan ku haaya war iga qaad ama fidiyoo iga duub waxaan ku noolahay Oslo Norway
@inacarab1999
@inacarab1999 8 сағат бұрын
Abdisalan hareri waa xarabe iyo waa Marato Kulaha Waxan Ka baqaya Inu Kala Goo Hiin Raaga Igaga daranba 🤣😂😂
@AxmedNuur-k9u
@AxmedNuur-k9u Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FY-Editzz
@FY-Editzz 12 сағат бұрын
Maxaan cashar ka baran karnaa MUUQAALKAAN?
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 8 сағат бұрын
Abgal aya cuno wlhi xoog bayelan moxog hadda cunto
@asmafarax7311
@asmafarax7311 Күн бұрын
Cabdisalaan Naftuu Ka Jaray mahad😂
@ahmedhassan5175
@ahmedhassan5175 4 сағат бұрын
Korkaaga Qaac iyadoo leeysku habaaraayo aan maqli jiray. Nikankaan Caadi eey u qaacooyaan
@IbraahimCabdi-j2q
@IbraahimCabdi-j2q Күн бұрын
Asc c/salaan hareri
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic Күн бұрын
Cabdisalaan waxa neeftuur ka baxaya, 😂 xadhigaa yari wax sahlan maaha hadaa😅
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 15 сағат бұрын
Yaa garanayo magaca qalabka (marada) ay ku jimicsanayaan iyo meesha laga helo.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 14 сағат бұрын
resistance bands
@abdinour3782
@abdinour3782 Күн бұрын
Safarka waan jeclahay lkn ma awoodo ilaaheey ha ii kaso maalin uun in aan noqdo dal mareen
@abdidiriye6133
@abdidiriye6133 21 сағат бұрын
Xadhiga mahad ku alamiitaynayo English Maxaa lagu dhahaa tolow
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 19 сағат бұрын
resistance bands
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade 21 сағат бұрын
Cabdisalaanoow ninkan iskaga hadh mahad walee waakaa ku yidhi aynu dhirtaa dhaadheer ka bood boodno maalinta danbe😂😂
@inacarab1999
@inacarab1999 8 сағат бұрын
😂
@football.220
@football.220 23 сағат бұрын
Haaye haaayee😂
@saddam_bulle
@saddam_bulle 22 сағат бұрын
War Turbashashow ninka sida udhaan.
@Kaydnoura7880Kayd
@Kaydnoura7880Kayd Күн бұрын
Cabdisalaan maxaa neef ka baxaysa 😅
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Күн бұрын
Midna waa hiinraagayaa midna ma ogaba wallee waa nin iska sha qeeyay
@Faisalson1
@Faisalson1 Күн бұрын
Muqaalka anoo timacade ag maraya ayan daawanaya
@AwaysElmi-xb6rn
@AwaysElmi-xb6rn Күн бұрын
Jirkii fiyow baa maskax cafumaad leh ku taliya
@XuseenMaxamed-y4i
@XuseenMaxamed-y4i Күн бұрын
Ma
@Taleexmedia-m4b
@Taleexmedia-m4b Күн бұрын
legend hereri keep going
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 20 сағат бұрын
Masha Allah
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@alcamuudishow6050
@alcamuudishow6050 23 сағат бұрын
Masha Allaaah
@faysalbanahadi
@faysalbanahadi Күн бұрын
Masha Allah
Booqashadii Mahad Cabdulle iyo tijaabadii Moxoga, Qaybta 1-aad.
18:56
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 14 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 11 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 33 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
Lafoole University 1973 Xasuus Hore
38:18
X HARGEISA
Рет қаралды 31 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 154 М.
DEG DEG: Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
15:40
Somali National Television
Рет қаралды 32 М.
Ouch.. 🤕⚽️
00:25
Celine Dept
Рет қаралды 14 МЛН