Bal daawo Salaxlay oo sii noqonaysa magaalo salaxan.

  Рет қаралды 37,893

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@kbpost6947
@kbpost6947 Ай бұрын
waxsoosaarka xoojiya dhaqaalahana geliya, kaabayaashu waa iska imanayaan marka ay dadkau dhaqaale fiican soo saaraan. maayirka iyo xoghayahaba waa mahadsanyihiin, sido kale ninkaa odayga ah ee dabciga wanaagsan ee ku deeqay dhulka uu dhakhtarku ka dhisan yahay. mahadsanid cabdisalaan hereri.
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Aadbaan Ugu Riyaaqsanahay Reer Waqooyi Iney Nabad iyo Horumar kusoodabaalaan Gayigooda , Waa Meshii aan Berigii Yaraa Kusoookoray . Manshallah Salaan Kal iyo Laab From Muqdisho
@abduladam4567
@abduladam4567 29 күн бұрын
Abdisalaan waan ku salaamaya.Waxaan ka mid ahay dadka aad kuu daawada ee Somaaliyeed.Waxaan skuulka Salaxlay ka baxay 1968.Marka Salaxlay aad bay u camirnayd.Waxaa Maray jiray dhaqaala Hawd oo dhan,siiba dadka Somaliland iyo Somalida ku nool “reserve area”.waxaa kale oo mari-jiray gaadiidaka u kalla socda Xamar iyo waqooyi “oo ah Somaliland”. Salaxlay waxaa baabiiye markii la’sameeye wada laamayda ee “Moqdisho”ama Xamar ayaa Berbera loo maray.Salaxlay lixdankii guryo fooqaqa ay lahay.Daka aad waydiisay ma’yaqaanana taariikhdeeda.Dadkii taariikhda ha Waxaa ka mid ah,Cabdi Noor iyo dadka uu tegay, Ama reer Timo case , ama reer Daaud iyo Shuureye,Reer kood buur,ama ilmo Dahir, Iyo reer Aw Xasan.Those are salaxlay all timers.Salaxlay waxay la’da’tay Magaalada la’ yidhah “Ood wayneh,iyo Gabilay”. Su’aasho waxay tahay.Maxaa Salaxlay ka reebay qayrkeed. Afar wax:1-Wadaddii oo ka bay dhashay. 2-Daddkii dhulka yaalay oo mid waliba Tuula’ yar oo caantayn ah samastay oo aanay ku fakerin ta’ya’le samasta. No real investment as you can see as “Hablaha Gaaroodi” done. 3-One can’t a permanent without sufficient water,food production.Historically Gabilay agrarian town,while Ooweynah was,and still is raising both animal and agriculture.Therefore,if the people in that area are interesting to have a viable town,They should be able to farm water during the rainy seasons.”Dams”.Domesticate the runnning water some for people,animals and rest for agriculture.Salaxlay should assist,and the government of Somaliland must assist the people to produce more agricultural products,and if some other people raise camel for Milke and meat production.in return Salaxlay would tax agribusiness,milk and meat going to Hargeisa,and other parts of Somaliland. 4- Waxaa hoos u dhigay xaasid nimo.Iam not going to deep the fourth one.Why the people who were doing that,I assume are all dead.”Allah qabriga ha u nuuro ”.
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Ай бұрын
Mahadsanid wariye sare abdilasan hereri Moyer Eng. Abdi haariye. Hore usocda maglaadana ku dedaaala
@ozzylink
@ozzylink 28 күн бұрын
We live in a time Somaliland is building villages that will compete with Hargeisa. I was impressed with Gabiley but now Salaxlay too. Our native Somalilnders don't need to live in the capitals and should be helped to farm and have live stocks in these upcoming cities. We can wipe poverty and hunger if we Somalilander work together.
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 Ай бұрын
Waa Magaaladaydii Salaxley wakhti aan tago 2010 baa igu danbaysay Allow Anagoo Nabada Dhulkii hooyo Nagu Soo Nabad Celi.
@HRU20
@HRU20 25 күн бұрын
DR FARXAAN WAAN SALAAMAYA ISKU MACALIMIIN AYAAN WAQTI HORE WADA AHAYN. HALKA XOGHAYE CABDINUUR AAN AHAY MACALINKII UGU HOREEYEY EE WAXBARASHA U BILABEY 1999 ASAGOO ILMA YARA LAGANA KEENAY DEGMADA AWAARE. WAAN SALAAMAYAA DHAMAANTOOD...
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Waad mahadsantahay C/salaan Barnamijayadada waa kuwaan ugu jeclahay kuwa ka baxa KZbinrka somalida❤️ waxan kasoo salamayaa Muqdisho
@jalbis-q4y
@jalbis-q4y Ай бұрын
Masha allaah magaaladii Abtiyaashay insha alahwaan Soo degayaa qasri weyna Waan ka dhisan doonaa
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 Ай бұрын
Mnsha allah alle ha barkeeyo degmada 70k oo qof waa dad badan,degmadu waa in ay la haato hiigsi ah 15 sano ka dib 100k population ah .waa in loo diyaariyaa adeegyada bulshada . Reeer salaxley ha la maalgashada degmada
@omarabdirashid5130
@omarabdirashid5130 Ай бұрын
La isma xaqiro ninyahaw nimankan isaaaqa dhulkooda aad bay udhisteeen from weyna aminen dhulkooda
@nazirabdilahi8843
@nazirabdilahi8843 27 күн бұрын
Salaxaly magaladi aan secondary scool ka baxay wa magaalo cajiib ah inshlh wan booqan doona ❤
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Ай бұрын
That old adeer's information is so neat😊
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
ManshaAllh somaliland guuul guuuul guuuuul guuuuul cadawgeedu jabaan
@caesar2671
@caesar2671 Ай бұрын
Gobolnimada Sallaxley muxuu muuse ugu dhegen yahay. Muxuu cod nagaga doonayaa. Ha sii daayo gobolnimada anaguna codkaanu la diyaar nahay
@mustafemk829
@mustafemk829 Ай бұрын
😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Ай бұрын
way fiicnaan lahayd in goboladu bataan waynu kala masguuli lahayn anoo habarawala baasidaa amin san hargaysana culays badan baasaaran way kala fududaan lahayd hargaysa waa layskugu yimi
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Dameerahu wa xoolo Hawiye
@mos1954
@mos1954 Ай бұрын
Raggii Somalida Caloosha Ha iskayareeyaan
@CabdulqadirMaxamuud-m1w
@CabdulqadirMaxamuud-m1w Ай бұрын
Ciidagale ninkaan geel lahayd waa cirka u tuure
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Ай бұрын
hada geelii waxaba kama noola
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 16 күн бұрын
Iidoorka daga Salaxley waa GOB walaahi. Anigo mesha maraya o hawli iyara heshay ayaan la joogay 3 cisho. Wali ma ilaabo Salaxley..
@somalilandigabadan7588
@somalilandigabadan7588 Ай бұрын
Mansha allah garoonka salaxalay 2sano kahor ayaanh dhagax dhignay maantana waariyo rumoday sidii ki daroor okale
@SMije-c4t
@SMije-c4t Ай бұрын
Waa caasimad weeyen Manshlaah salxleey
@Peaceman1.
@Peaceman1. 29 күн бұрын
Salaxlay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 29 күн бұрын
Mnshaa allaaah refer ayeeyday
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Dadka hala baro inay beertaan cuntooyinka nafaqada leh ee khudaarta sida spinach salad ka beans ka iyo tomato si nafaqada dadku u hagaagto.
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u Ай бұрын
Mashallah wallhi Watalo fiicannn wayooo Dadka waxey ubahanyihin Cuno nafaqesan Mar hadeyy ka sotageen Badiyihii iyo Canihii Gela iyo Masagadii
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 25 күн бұрын
Salxly horow soco
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Mansh Allah good bless republic of somaliland is peace and stabilt country
@cabdideeq9538
@cabdideeq9538 22 күн бұрын
Mansha allah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah magaaladaydii❤❤❤
@deeqismaaciil6714
@deeqismaaciil6714 Ай бұрын
Msha allah Waa magaalo qurxoon
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 28 күн бұрын
hereri iyo haariye is heleyyyyyyyyy
@cazuuz2022
@cazuuz2022 28 күн бұрын
MashAllah
@khadraali8373
@khadraali8373 Ай бұрын
Nimanka Somalidu waxay kufiicanyihiin dhulkodi ay iskafarfadhinjiren lkn meelaha kele weykufoolumadan maansolugaley bay u ekadaan
@Qarandhise
@Qarandhise Ай бұрын
Mshallaha❤❤❤❤
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤ waar hooy ciidagalow tolkin habaryoonis ogaada tol kale ma lahidin
@Rana_barbi
@Rana_barbi 28 күн бұрын
Yaa😂😂😂oo cidagle ma lajibad moday tolkale malihidin mxa laga wada rer sheikh isxaqo dhanbaby saldanadodi yihiine
@abduladam4567
@abduladam4567 29 күн бұрын
No permanent settlement that can last for a long time without sufficient water, and food production.”ciidagale nin aan geel lahayn was cirka u tuur eh”.
@fatumaahmed-hussein6279
@fatumaahmed-hussein6279 8 күн бұрын
Mansha alaha
@SMije-c4t
@SMije-c4t Ай бұрын
Manshlaah shaqo x wanaagsan
@farxadsidedacar
@farxadsidedacar Ай бұрын
Mohamed abdi haariye saxibkay inader hore usoco
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Wariye herari kusodhawow dagmaydii salaxlay o aan imaka ka dawanayo meel salaxley ka xigta 2km dhanka galbeed sodhawow wariye sare herari caalamkii kollaywadsodhamaysy wadnaga ragtay moye kolay waxad wareegtaba iigu timid magalaydii salaxley welcome to salaxley
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Ай бұрын
Masha alllah❤
@HeyDbm
@HeyDbm Ай бұрын
Ma sha allha
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@abdiquduus349
@abdiquduus349 Ай бұрын
Ustaad cabdisalan hereri wariye caalimiya
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Ma sha alla ❤❤👍
@mahadjawaan843
@mahadjawaan843 26 күн бұрын
Salaxlay waa magaalo qadiima
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 Ай бұрын
SALAXLAY WAXAA U MODEL AH GABILAY ...IGAMA AHA XUMAAN ..WAAYO GABIILAY WAX FIICAN BAY QABSATAY ..WAANA MUDAN TAHAY IN LAGU DAYDO ...WAANAN SALAAMAAYAA REER GABILAY FROM SALAXLAY
@abdimahamud8586
@abdimahamud8586 Ай бұрын
Hadayna cuqdad Ku hayn maxaa meesha keenay gabilay gar xajis waad kudaba dhinateeb garxajis Somaliland dhan ayuu daga maayar na Ka yahay
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Salaxley ma Hargiesa ayay ka mid tahy
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Ай бұрын
@@abdimahamud8586 qabilo badan baaSomaliland oo dhan dega
@Rana_barbi
@Rana_barbi 28 күн бұрын
Maxay dhertay gabilay waba hal lamiye mxa lagag dayan wr salxleyna garanmayside shego cidada🙄
@muniraabokor1694
@muniraabokor1694 Ай бұрын
Maansha allaah
@rashiid187
@rashiid187 Ай бұрын
Mashalah ninka dhulka bixiyay
@mohamedawale1642
@mohamedawale1642 Ай бұрын
Mashaa Allah
@HebelHebal
@HebelHebal Ай бұрын
Haaye haaye haaye maanta waa saddex 😂
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 Ай бұрын
ما شاءالله عظجليا ودار السلاطين
@mukhtarfuad5001
@mukhtarfuad5001 Ай бұрын
inshallh salaxlay niyadan ku hayaa inaan soo booqdo iyadoo sii salaxmatay 5/10/2024 sabti 5:34 pm
@mohdekc
@mohdekc Ай бұрын
good news
@CabdikarinCarte
@CabdikarinCarte Ай бұрын
❤ cabdi Salaan
@amalismail7772
@amalismail7772 Ай бұрын
Masha Allah beautiful ❤
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Ай бұрын
Cash crops afsoomali maxaa lagu dhahaa tankale maxeey kaleyihin
@RabricaRabricaosmanyacin
@RabricaRabricaosmanyacin Ай бұрын
Waxa ay uga jeedaan khudrada yar yar ee saddexda bilood ku bislaada sida saladhka kamsarada qajida dhaqaalaha beerta ayey sii kaban
@abduladam4567
@abduladam4567 29 күн бұрын
I hope the fourth doesn’t exist these time.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
Cabdi salan herari waa nin gob ah
@mustafemaxamuud1810
@mustafemaxamuud1810 Ай бұрын
Mansh horo mar fiican
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u Ай бұрын
Mashallah Hormar wacan kudadala wax sosaaarka Beraha Biyo Gacmahada Logu Oon Baxa Wayo Dadku Hadey Wada shaqeyan katashadan hormarkoda Mesha ogu Fican bey gadhayaan
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Maayir Haariye.
@NimcoAbdisalan-gs8nf
@NimcoAbdisalan-gs8nf Ай бұрын
Magalayadibaad joogtaa😂😊
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
MAAYIRKU WAA DHALINYARO WAANUU SHAQAYNAYAA . MAAYIR INTAA YAR EE MAGAALADA IYO CUSBITAALKA ISKU XIDHA WADO LAAMIYA KA DHIGA
@jaylaani3355
@jaylaani3355 23 күн бұрын
Ismaaciil hereribaaanu zxbnahy
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 Ай бұрын
ASC ABDISALAANOW, CALANKII TALYAANIGA AYUU NOQDAYE TOOSIYA DHEH PLEASE
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 Ай бұрын
Wariye cabdi salan hereri sanad'kan 2024 February aya igu dambaysay salaxlay anigoo jooga Hargeisa malin ayan boqday waxan oga iyada wadada Hargeisa iyo qol caday u dhaxaysa ay tahay raf lkn carro tuul'kii la dhigaye ma la sameeyey tolow mise waa sidii uun
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Isaaqow goormaa lamidoowbaa Bari mase saadanbe😂
@abduladam4567
@abduladam4567 29 күн бұрын
My apology,becsuse I couldn’t read prove, what I wrote on my phone.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
SALAXLAYE REER ABTOYAASHAY magaaladii SANDALADA . ❤
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Ай бұрын
❤❤❤
@HebelHebal
@HebelHebal Ай бұрын
Ciddii aan buuq doonayn 😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Hargysa la tartmysa magaldu
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
Bisinka 7kun??? War weyn iyo arag weyda😅😅😅
@habraactv3799
@habraactv3799 Ай бұрын
Soomaliya waa halka kaliya ee dadku baahi iyo caafimaad daro la ebteleydanyihiin hadana garoomo iyo wax aan nacfi leheyn maalaayiin doolar la gelinaayo😢
@CabdiraxmaanibraahinXuseen
@CabdiraxmaanibraahinXuseen Ай бұрын
💯💯💯💯💯💯🌽🌽🌽🌽
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
IBRHAM WAA LIBAX DHULKUU BIXYEY WATCH MAN KA YAHEY CAJIIB FILIM BAY KA SMAEYN LAAYEN DADKA FILIMADA SAMEEYE DHULKA ILALHEY BAAA LEH BIXIYA KHAYR BAAD KA HELEYSAN
@SMije-c4t
@SMije-c4t Ай бұрын
Af qalaad in agoon Ku hadlin af Somali Moyer Ku hadel marka
@mukhtardiida9924
@mukhtardiida9924 Ай бұрын
magaalo isaaq😂😂😂
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN Ай бұрын
ciidagale kk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p Ай бұрын
Macay baa magaalo isaaq dee waarun waa magaalo isaaq
@mucaadjaamac-g8k
@mucaadjaamac-g8k 27 күн бұрын
Ciidagale markaa ma hawiyaaa kkk​@@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 27 күн бұрын
@@mucaadjaamac-g8k mayee wa isaaq
@abdiqanilegend1206
@abdiqanilegend1206 Ай бұрын
Ma salki salaxley baad naga soo salmysaa
@AbdiqadirSiciid-y5l
@AbdiqadirSiciid-y5l Ай бұрын
Ints ku nool garoon anfeild qaadayaba
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Malahayge Bariiskay aqoon inuu Biyo aad u badan u baahanyahay
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig Ай бұрын
Miisaanka culus cabdisalaan hereri
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Ай бұрын
Duqa magaalada ma ninkaan shaarka kayar wataa ilaaheey amarkiis 😂 😂 muuse biixi wax noociisa cml maxoo udoortaa inee ka hooseeyaan maahinee kama sareeyaan waa tuug muuse dhiigyo cab dad badanaa ku maqan gaar ahaan dhulbahante iyo gudubiirsi lakiin dhulbahante xabad ee dabada kasoo geliyeen ilaa hada waxaa uxiran taliyihii ciidanka muuse biixi hogaaminaayay biyaha ayee ku dhaansadaan sida dameerka cml 😂😂
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏾👍🏾🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤬
@teambadha
@teambadha Ай бұрын
🫡
@abdala114
@abdala114 Ай бұрын
Allah u siyaadiyo horumarka somali ma ducaysato lakiin duco u bahnahay meelqalba dadkii gahajiyau u duceeya somaliyeey qabyalada dhaafa dadk waa ku amaanayaa wanaagaas allah kheer ha ugu badalo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
WAA MAYER AAD U DAGAN SID LUQAD ENGLISH UGU DHAWAQAAYI QURBA JOOG BUU AHAA FILYA MAANSHA ALLAHA MAYER DADKAKA U SHAQEEY SOMALI OO DHAN MADAXDU WAX FIICAN KM TAGAN OO DAWLADNIMO
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
Waa tuulo caadi ah xagee degmo joogtaa
@AbdirahmanMohammed-ji8kb
@AbdirahmanMohammed-ji8kb Ай бұрын
Adigu dagmadaadu waa tee
@jakuukakin1024
@jakuukakin1024 Ай бұрын
Masha Alllah❤❤❤
Xaafada somalida ee dalka Indonesia 🇮🇩 / kota wisata
10:12
Dhakhtarrr
Рет қаралды 107 М.
СОБАКА И  ТРИ ТАБАЛАПКИ Ч.2 #shorts
00:33
INNA SERG
Рет қаралды 1,8 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 141 МЛН
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Dhakhtarrr
Рет қаралды 119 М.
Safarkaygii Magaalada Adduunka ugu Dalxiiska Badan 🇹🇭 Bangkok || Thailand
19:39
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 36 М.
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 48 М.
Musharax Cirro Oo xogo badan ku iftiimyay Waraysiga Bbcdu la yeelatay
19:14
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 18 М.
СОБАКА И  ТРИ ТАБАЛАПКИ Ч.2 #shorts
00:33
INNA SERG
Рет қаралды 1,8 МЛН