Q.2AAD Maxaa iska bedelay sidii loo xusi jiray Sheekh Yusuf Al Kawnayn (Aw Barkhadle.

  Рет қаралды 136,015

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 495
@mustafaawtiriigle6732
@mustafaawtiriigle6732 2 жыл бұрын
Eesh qiyaasak, wariye caalimiya, ilaahay caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo aamiin. Su"aalihiisu waa kuwa calooshaada kala soo baxayo.
@halimadar
@halimadar 2 жыл бұрын
Mashallaah sheekh Yusuf alkawkiniin is first sheekh read and write of our quraan of North land of Somalia a long time and thanks the people and hereri we are blessing from our great allaah in the heaven amiin.
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
فال الله سبحانه وتعالى في سورة المائدة (انه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنه وماواه النار وما الظالمين من انصار.)
@somsaid2116
@somsaid2116 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn fadlan afsoomaali waxkuso qor allah kubarakeeye
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 жыл бұрын
Dadkan cawanka shirkiba garan mayan Allah so hadeyo
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 жыл бұрын
Jaahil baa tahay diinta soo baro horta. Alle ayaa sheegay Awliyada Alle oo karaameeyay
@ahmedyassin6157
@ahmedyassin6157 2 жыл бұрын
Allaha Swt ayaa yiri=Qofkii illahay u shariik yeela yacni cidkale wax la wadaajiya, illahay waa ka xarimay janadiisa, hoygiisuna waa naar.
@قناةالأخأبوشجاع
@قناةالأخأبوشجاع Жыл бұрын
@@HassanBasri725alla ileh adaa jaahil safiihyow qubuuriga ahi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Alla maxaan tagey dhamaadkii 1960s ilaa 1976. Reerkayga oo dhan habeen ama laba seexan jirnay waliba intaan la dhisin wadada. Waxaa jirtay wado jay’a ah oo mar qabriga Ahun Sheekh Nuur oo ingriisku u dhisay bridge yar inta kale ilaa berbera waxay ahayd wado xagaafa af. Labada doox meeshay ku kulmaan ba ugu qurux badnay. Biyo macaan oo xareeda baa dooxa ka cabi jirnay markaan yara. Xooga hadaad faqdo ciida biyaha soo maxaanaya oo xareeda aan ahyn dhooqo. Waayo waayo. Mahadsanid Cabdisalaan Herari.
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 2 жыл бұрын
Waar dalmar ileen qarniga manoola 🤣🤣🤣🤣🤣
@barkhadibraahim1023
@barkhadibraahim1023 2 жыл бұрын
dalmar ilaa 1960 miyaad wax kala garaneysay 😳😂😂
@laraahmed6592
@laraahmed6592 3 ай бұрын
Walahi waa runta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
@@barkhadibraahim1023 kkk Maya laakiin dhamaadkii 1960s ahaa sí fiican. Dadku marku aad u yaryahay ayey xasuustu fiican tahay.
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
لا إله إلّا الله محمّد رّسول الله ، صلّى الله عليه وسلّم ، ilaah xaq lagu caabudo majiro allaah mooyee , nabi muxamedna salla allaahu calayhi wasallam waa rasuulkii allaah soodirsaday . Waxaan idin leeyahay fahma macnaha tawxiidka , allaah kaliya hala caabudo , ooyaan looshirki yeelin , cibaadada allaah yaan cidkale lala wadaajin . Rusul ama nabiyo ama awliyo ama cid kale yaan lacaabudin . Un haloo duceeyo muslimiinta dhimatay , culumo iyo caamaba haloo duceeyo .
@mubarigmario170
@mubarigmario170 2 жыл бұрын
ilahay ha fahansiyo xaqa wado aynaan garanayn ayay ku socdane
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
قال الله سبحانه وتعالى في سورة البقرة. (ومن الناس من يتخذ من دون الله اندادا) قال الرسول الله صلى الله عليه وسلم . من مات وهو يدعو من دون الله نداء دخل النار.
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 2 жыл бұрын
زيارة الصالحين عبادة وقد قال الحبيب كنت نهيتكم عن زيارة القبور فزورها الان
@منوجداللهوجدكلشيء
@منوجداللهوجدكلشيء 2 жыл бұрын
Bro meeshaan khalad ugama jeedo. Macalinkeena allaha unaxaristo deedna aamin dhib maa kujiro.
@abunucaymz1438
@abunucaymz1438 2 жыл бұрын
@@amiincuuke2813 Beenaale aaway daliikiisii
@ts7152
@ts7152 2 жыл бұрын
Wax xaaraan ah oo aad dadka ka reebto halkaan kama muuqdaan ee waa wax maskaxdaada ku qufulan waxa aad ka hadlaysid
@inadauud3858
@inadauud3858 5 ай бұрын
Xaga galada ula kac haku so dhax calin
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahay shafeecada Nabi muxamed Alla ha siiyo qof ka mudan oo loo duceeyo ma jiro sheekhan waa qofkii ina soo gaadhsiiyay qur aanka kareemka ah 😢ilaahay ha barakeeyo sh hereri ❤
@nimcanhassan4412
@nimcanhassan4412 2 жыл бұрын
Alle ka cabso cabdisalaan, innaga daa shirkiga aad waynaynayso, dad dhintay nabi muxammed scw ayaa usharaf badan oo aan qabrigiisa la dulwareegin, lagana dul baryootamin.
@Sara-iu8hs
@Sara-iu8hs 2 жыл бұрын
We have to follow the path of our prophets, don't forget. Love 💖 ❣ 💕
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
Hereri taariikh buu ka sheekaynayaa ee ma caabudiyo meydadka. Sheekh Yusuf Alkawnayn macalin soomaaliyeed buu ahaa. Dadka ka ducaysta maydka iyagaa denbiga leh
@cabdallabincabdalla3568
@cabdallabincabdalla3568 8 ай бұрын
adigu ma deenbaad ka hadleeysaa mise fikirkaaga qabriga nabigeena meeqo qof ayaa ziyaarata teeda kale ma taqaana waxa eey qaadaayaan micnahooda inta aadan iska soo dhawaaqin *teeda in dadkeeni wanaagsanaa taariiqdooda dadka la baro miyaad ka xuntahay *maanta aadan aqoon laheeyn sida loo aqriyo alifka hadii uusan sh qaan ahaan laheeyn qofkaan dadka ku shukrin dee allah kuma shukriyo
@AbdikarinahmedGanaye
@AbdikarinahmedGanaye 3 ай бұрын
Bal xajka tag oo soo arag ama diinta baro oo taariikhda akhri nimankan shekha ayaan cabudna meysan dhihin
@AbdikarinahmedGanaye
@AbdikarinahmedGanaye 3 ай бұрын
Quborta wa la tagaa LKN xadgudubka lama ogola iney caabudeynin waxad kugaran weyba uduceeyeen LKN cudur daarka uun kudadaal waayo dad islaam ah hadad galeysiso ADIGAA Gaal noqon
@SuadShALi
@SuadShALi 2 жыл бұрын
Maansha Allah, clip kan waa ka ugu Heerma sareeya. Cabdi Salam muradkaaga Allah kuu sokhiro. Waxaad samaysay siyaaro aad u qiimo badan. Waxaan kugu boorinayaa inaad Sheekh Isaxaaqna soo siyaarato oo aad nooso gudbisid. Aad ayaan ugu farax clipkan. Thank you so much.
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto sheekh yuusuf al kawnayn (Aw-barkhadle).
@AgriVibe-1
@AgriVibe-1 2 жыл бұрын
Qofwalba Nolosha Hadaf Ayuu Leeyahay Allah waxaan idiinka baryaya inuu Qofwalba Hadafkiisa u Rumeeyo, Aduun San iyo Aakhiro San. Cidii 1k caawa i gaadhsiisa idinkana Allah wax kaweyn haydiin gaadhsiiyo. BALLAN-TEENU WAA Dhaqankeena oo aynu Dhawranno. #Dhaqan_dhawr (Hoyga Dhaqanka Iyo Sugaanta)
@nuunuukidscaruurta2547
@nuunuukidscaruurta2547 2 жыл бұрын
ilahay k baq wllo
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤ alle janada fardawsal acla hanugu kulmiye sh yuusuf al kawnayn
@Sanalaan12eieu34
@Sanalaan12eieu34 2 жыл бұрын
Ilaahay qayrki bu baryayaa ilaahay qayrkii baryidii waa shirki
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Ilaahay qayrkii ma baryayaan ee Sheekha way u ducaynayaan. In dadka dhintay qubuurahooda la siyaarto oo loo duceeyo waa xalaal. Haddaanad garaneyn af-carabiga ay akhrinayaan dadka ayaa la weydiiyaa inta aanad comment iska soo qorin.
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 2 жыл бұрын
Afcarabiga baro
@adidey82
@adidey82 2 жыл бұрын
This is Bidca subhaAllah
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
What do you mean?
@HabibRuh01
@HabibRuh01 2 ай бұрын
Ignorant wahhabi
@maankoriye9411
@maankoriye9411 2 жыл бұрын
Subxaana allah Ilaahay ha idin soo haruuniyo waxani waa shirki weyn ..
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Adiga alle ha ku soo hanuuniyo
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Shiikha wey u duceynayaa lkn adigu mabda.aagu waa,kii dhiiga
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
Al shabab illaahay ha ka tirtiro bulshadeena
@farhankoshin5884
@farhankoshin5884 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheikh yusuf kaynuun. Sheikh caaan ah weeye
@AgriVibe-1
@AgriVibe-1 2 жыл бұрын
Qofwalba Nolosha Hadaf Ayuu Leeyahay Allah waxaan idiinka baryaya inuu Qofwalba Hadafkiisa u Rumeeyo, Aduun San iyo Aakhiro San. Cidii 1k caawa i gaadhsiisa idinkana Allah wax kaweyn haydiin gaadhsiiyo. BALLAN-TEENU WAA Dhaqankeena oo aynu Dhawranno. Mahadsanid wall Fahmo koshin.🙏 #Dhaqan_dhawr (Hoyga Dhaqanka Iyo Sugaanta)
@abshirshariif9498
@abshirshariif9498 2 жыл бұрын
Allow soo hanuuni Ummadan Masaakiintaa oo lunsan
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Wey u duceynayaan ee af-carabiga soo baro marka hore inta aanad comment soo dhiiban
@jeenicaddechanel2756
@jeenicaddechanel2756 2 жыл бұрын
Subxaanallah ilaahay utoobadkeena,umadana khuraafaadka ay ka xoroobeen did ha ugu clinical.
@caliaxmedmaxamed292
@caliaxmedmaxamed292 2 жыл бұрын
wax la caabudayo uma jeedno ee lahay kabaq waxan laqaadaya waa duco shikha loo duceynayo
@caydaruussaleban3327
@caydaruussaleban3327 Жыл бұрын
Kkk sheekhu Baryo ilaahay aynu berinuu inagu leeyahay xataa haduu janno kujiro eexuska noocaasi mabanaana nabiga c.s.w ayaan xataa sidaa looxusin
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 2 жыл бұрын
Congratulations Congratulations Congratulations Congratulations 60k hereri media. Coming sooon 100k insha Allah
@abdilahiadam1273
@abdilahiadam1273 2 жыл бұрын
the best reporter in somaliland Herari 100%
@AgriVibe-1
@AgriVibe-1 2 жыл бұрын
Qofwalba Nolosha Hadaf Ayuu Leeyahay Allah waxaan idiinka baryaya inuu Qofwalba Hadafkiisa u Rumeeyo, Aduun San iyo Aakhiro San. Cidii 1k caawa i gaadhsiisa idinkana Allah wax kaweyn haydiin gaadhsiiyo. BALLAN-TEENU WAA Dhaqankeena oo aynu Dhawranno. Mahadsanid wall Adillahi adam #Dhaqan_dhawr (Hoyga Dhaqanka Iyo Sugaanta)
@hakeemmedia3840
@hakeemmedia3840 2 жыл бұрын
Hareri is international much bigger than Somaliland
@kuskus3964
@kuskus3964 2 жыл бұрын
Hingaada maanta dad badan ayaa qur'aanka Ku xifdiyay Allaah haka abaal mariyo kheyr
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
*DAD BAA WAXAN CAMAL KADHIGANAYA MARKAAD LAHADASHANA KUULA SOO BOODAYA WAHAABIYO AYAAD TAHAY, ILAAHAY KABAQA XABAALAHA BOOQDA DUCADUU NABIGU NABARAY EE SALAANTA AHAYD KUSALAAMA UDUCEEYA ISAGANA IMAADA, LKN WIXII INTAA DHEER DAD BAA HADHAW KADIIN DHIGANAYA KADAAYA*
@Hornscope
@Hornscope 2 жыл бұрын
Subhannallah... Jaahil waraysanaya juhalaa. Waa ehlu bidca wuxuba. Waa in meesha miine lagu qarxiyaa
@ts7152
@ts7152 2 жыл бұрын
Adigaa wahaabiyo wareersan maskaxda kaa xaddaye ma in taariikhda islaamka dhabtaa laga sheekeeyaa bidcinimaa sh yuusuf Al kawneen haduusan noo imaan miyaan qur aanka kariimka ah sidaan u baranay u baran lahayn ajar badan Allah ha ka siiyo shiikha
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
Al shabab illaahay ha ka tirtiro bulshadeena
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
@@ts7152 Al shabab illaahay ha ka tirtiro bulshadeena🙏
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 жыл бұрын
illaahay hadin soo hadeeyo shirki baad ku jirtaane
@michealxzoy401
@michealxzoy401 2 жыл бұрын
Waa juhalo
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 жыл бұрын
@@michealxzoy401 illaahay ha hadeeyo intaanay sidaa ku dhiman sida kuwaa ay ka sheekaynayaa siyaaranayey
@michealxzoy401
@michealxzoy401 2 жыл бұрын
Amiin
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Wey u duceynayaan ee af-carabiga soo baro marka hore inta aanad comment soo dhiiban
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 жыл бұрын
Taariikhda sheekha ka xun tiin wahaabiyada weeye dadkaasi
@abdiwaxidshekhcumar7547
@abdiwaxidshekhcumar7547 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto shiikha
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran Hereeri. Shiikha waxoo qeyb libaaxa ka qaatay in aan noqono xaafadul quraan. Alla ha u naxariisto waana ku mahadsan thy xasuusinta aad xasuusisay jiilka cusub ee hada soo Hana qaaday keep going Hereeri
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 жыл бұрын
Alle ha u naxarìisto miskiinka sheekha maytida ah,c/salaan wàad mahadsan tahay waa qiso la yaab leh
@hudisasaaxil7897
@hudisasaaxil7897 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto sheekh yusuf al kawnayn waa sheekhii diinta inoo keenay
@abshirabdi4291
@abshirabdi4291 2 жыл бұрын
War waxaani waa shirki illahy baa looga fogaanaya, Cabdisalaam hereri umada Kaalin muhiim ah baa ugu jirtaa ee waxaso kale ha usoo gudbin.
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Xitaa dastuurku waa shirki wallhi 😁
@inadauud3858
@inadauud3858 5 ай бұрын
Waxa shirki ah so baro dee
@Somalitvchannel1
@Somalitvchannel1 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sheekha lakiin waa qalad inaad qabrigiisa caabudaan subxanalah
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 3 ай бұрын
Subxaanalla waan maqli jiray illeen shirki baa maasha jiray ,
@saidojama1170
@saidojama1170 2 жыл бұрын
Subxanallah Nimankan waxeey sheegayaan culimo ka wacyi galisa malaga waayey gayiga somaliyeed
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 2 жыл бұрын
Maxaa ka qaldan?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
. Isku talaabtaas 1967 ilaa 1976 waan marsan jirnay nuurada cad. Markaanu soo shiidno bucur bacayr. 1985 ma joogin wadanka laakin ma maqal dad baa taalo ka dhisay bucur bacyr qabrigiisa.
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
Isku talaabtaas waa Crosskiye ma gaalnimaa!
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
@@imbashiir1825 kolay waa caado kiristaan, adeer.
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 2 жыл бұрын
Nimankan qaadiriyadu waa shiico. 1.dhulka meel buur ah ayeey ka degaan. 2.macawis. 3.shaadh gacmo gaab ah. 4.kabo sandhal ah oo dabo fur ah. Shiicadu ha saqiirto.
@araweelo728
@araweelo728 2 жыл бұрын
19:00 absolutely against islam.. ilaahoow umada jahliga ka saar aamiin
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Wey u duceynayaan ee af-carabiga soo baro marka hore inta aanad comment soo dhiiban
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 2 жыл бұрын
It is really sad to see the ignorance of our folks like you in their religion...drop me a line so i can give a crash course
@guutaaleaxmed2992
@guutaaleaxmed2992 2 жыл бұрын
​@@Yasin-bq5pn qasidadaan ayadoo qoran intee laga helaa
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 жыл бұрын
is making Dua haram?? Lol ilaahay ha ku caafiyo
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 жыл бұрын
Second view Odaygaa hala gaadhsiiyo hal million
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Anigu hada ayaan kala noqday maan moodayn inuu yahay sidan, shirki iyo bidco ummada imbadan laga waaniyay ooy ilawday ayuu soo nooleeyay meeshan xaj caadiya ayay ahanjirtay
@abshirabdi4291
@abshirabdi4291 2 жыл бұрын
Hereri Media waa in lagala noqdaa taagerada, waayo waxa uu bilaabay barnaamijyo shirkiyaad ah oo illahy looga fogaanayo
@aidarousa.abdilahi8454
@aidarousa.abdilahi8454 2 жыл бұрын
Sheekh samaroona ayuu ahaa sheekh yuusuf al kawnayn
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Ilaahay intii dhimatay oo awoowe yaasheen ha unaxariisto.
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 5 ай бұрын
Hi ! Abdulsalam Hereri . Aw Barkhadle is a piece of very interesting history . Please feed us with more of Somaliland wonders . Thank you .
@shucaybdualleh9950
@shucaybdualleh9950 2 жыл бұрын
M.allah cabdisalaan herari taariikh fac waynbaad na soo gaadhsiisay
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 2 жыл бұрын
meesha bidco ka socota subxaana Alaah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Alshabaab baad tahay ina dhillo
@shucaybali3178
@shucaybali3178 2 жыл бұрын
Adiga bidci ah wahaabiyw
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
@@shucaybali3178 meshan Somaliland baa la idha Alshabaab kama shaqeyso qofkasta isaga xor u ah sida u ilaahay u cabudayo Aakhirona waxba kaagama baahna, orodo masaajidada muqdisho iskuso qarxi halkaasa jano kugu dhow
@shucaybali3178
@shucaybali3178 2 жыл бұрын
@Mukhtar farah Waxa ka mid tahy kuwii nabiga scw uu shegy ee maalinta darkiisa laga hori doono ee igala tag bakhtiga wan aqana nucaaga o kale waa yahuudo ku shaqeysate
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
@@shucaybali3178 yuhuudi waa nin aduunyada maamula adna Somali bad tahoo Ethiopia oo ugu lidata baa ku maamusha, Yuhuud waa dad aqoon leh sidaada aduunyada gacmaha ma hoos dhigtaan
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Wax Ilaah mamnuucoo sharcigu meel cad ka abbaaray Yaa waa mubaax yiri intuu qiil u soo mariyay Qabri yaa dul mawriirsadoo maalmo ku habsaamay Yaa maro qurxoon saarayoo dhagax ku muuneeyay Mufti yaa xaqiray jaahil yaa madax u soo doortay Mas'alooyin ay garanayaan marada yaa saaray Mushriknimo xun yaa suubbiyoo khayr ku magacaabay Yaa waa mijaas yiri intuu qurun malookeeyay Yaa calan intuu meel ka suray madaxa liiliijay
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 2 жыл бұрын
Yibir fooqal.yibir
@caliaxmedmaxamed292
@caliaxmedmaxamed292 2 жыл бұрын
waxaan aad mesha ku qortay oodhan mesha kamajiraan waxan aragnaa in loo duceynayo shiikan mesha ku aasaan qulwale looaqrinayo wax laacaabudayona hada masheewgin ninka wariyaha uhadlaya marka joojiya takfiirnimada alif kakidhabeey waad soobarateen somaliyoodgan higaadan waykunacfiday marka inloo duceeyo macalinkii soomakidaa waa shirki in ad dhahdaan waaxisdnimo idin ju jirto
@Dahab-Tv
@Dahab-Tv 2 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo walaalkey Abdisalan hareeri, Guul iyo gobanimo
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo sheekh yusuf alkawnyn
@ruqiyosaid948
@ruqiyosaid948 2 жыл бұрын
Subxaanallaah warwaamaxay waxani
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 2 жыл бұрын
waxa wax lala yaabo ah sida dadka qaar aad ku jirtid cilmigu diintu ugu yar yahay....ila soo xidhiidh bal aan kugu tufee kkk
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 жыл бұрын
M.a taariikh badan ayaan ku duugan aw barkhadle
@colaadcabdi475
@colaadcabdi475 2 жыл бұрын
Masha alaah alaha idin xifdiyo in tiini siyaaratey sheikheena
@ahmedfarah3340
@ahmedfarah3340 2 жыл бұрын
Anigu Hereri wax khayr ah warinaya waligay ma arag Waa heeso waa bidco iyo wixii lamid ah Ilaahay ha hanuuniyo
@samato143
@samato143 2 жыл бұрын
Isku qarxi dee
@ts7152
@ts7152 2 жыл бұрын
Masha Allah hereri khayr badan Allah ha ku siiyo waa taariikhda ugu muhiimsan ee ay tahay in dadka loo sheego
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Manshallah thanks inaadeer . The problem is, our so called government does not value and protect those historic areas … so sad
@saidkadarmouse2645
@saidkadarmouse2645 2 жыл бұрын
Subaxana Allah Cabdi Salan herari wllo ilahay u noqo waxana wad baratay ee Bal wuxu Akhriyay kaliya micneheda so Badh ada yabiye
@abdifareh7755
@abdifareh7755 2 жыл бұрын
maasha alaah wax soo baxaua xaqiiqadii runta ah jimce barkhadle xaqiiqdiisa ayaa soo baxaysa oo micnreheedu uu yahay easter celebration ama god friday ayaa maha easterku waa sadex waxay bilaamtaa jimcaha oo ah god friday sabti iyo axad
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Masha allah alaha haunaxaristo yarabi meel tarikh fcn leh
@MedCoco-hm6bo
@MedCoco-hm6bo Жыл бұрын
Allah ha unaxariistô
@lightningside45
@lightningside45 2 жыл бұрын
SubxanAllah🤯
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Mashallla mashallllla ilaahaw unaxariiso culimadeniii somaliyeddddd eee inagu hogaamisayyyyyyyy jidka toooosannnnnn
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Wanaag walba oo ay sameeyeen sax ma aha in qubuurtooda barako loo soo doonto ama in wax la waydiisto. In dad dhintay wax la waydiistana waa shirki.
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 3 ай бұрын
Maashalah baarakalah
@xiisemedia6971
@xiisemedia6971 2 жыл бұрын
Wariye Cabdisalaan Herari Maalinba Meel Aanad Filahayn Buu Kaaga Soo Samaynayaa Barnaamij Hore U Soco Walaalo
@vanpersie5098
@vanpersie5098 2 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم ( أَلَآ إِنَّ أَوْلِيَآءَ ٱللَّهِ لَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ ) بسم الله الرحمن الرحيم (مَنْ يَهْدِ اللَّهُ فَهُوَ الْمُهْتَدِ ۖ وَمَنْ يُضْلِلْ فَلَنْ تَجِدَ لَهُ وَلِيًّا مُرْشِدًا) عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : إن الله قال ( من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب ، وما تقرب إلي عبدي بشيء أحب إلي مما افترضت عليه ، وما يزال عبدي يتقرب إلي بالنوافل حتى أحبه ، فإذا أحببته كنت سمعه الذي يسمع به ، وبصره الذي يبصر به ، ويده التي يبطش بها ، ورجله التي يمشي بها ، وإن سألني لأعطينه ، ولئن استعاذني لأعيذنه ) رواه البخاري . القطب الغوث السيد يوسف الكونين رضي الله عنه ولي من اولياء الله الصالحين و معروف عند القاصي و الداني و لا يعتقد من يذكره بسؤ انه سوف ينال منه بشئ على العكس فليأذنو بحرب من الله و الله قال من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب
@SuadShALi
@SuadShALi 2 жыл бұрын
Siyaaro siyada ilahay ha ka dhigo
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Sheekhii quraanka afsoomaali ku higaadiyey sheekh yuusuf alkeynuuni
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Aww, waa gabadha khatraaaayfaraxsaney caday yareye, eeeeeeeh tttttttt waanoolahay lakiin lay qadariyaaayoo qiimibadan leeyahoo qalbi uroon ahayoo darajo aan lasookoobin leeyahoo.iyaaaah qaatimo khayr.5👋
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto sheikha yuusuf alkawneyn wad kumhadsantahay cabdisalan sidad usobandhigtay tarikhda sheikh yuusuf waxan leyahay dadka halka kusoqoroya waxba lacaabuday ilaahey kacabsada siyarada sheikha wax diidaya majiro
@Faisaljibril2023
@Faisaljibril2023 2 жыл бұрын
‏أي الذنب أعظم قال رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم أن تجعل لله ندا وهو خلقك .قال تعالى انه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنة وما وهو النار وما للظالمين من انصار.
@alinuh5564
@alinuh5564 2 жыл бұрын
SubxanAllaah Juhalo khuraafaad akhrinaysa
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 2 жыл бұрын
Afcarabiga baro
@moh_luubaan
@moh_luubaan 2 жыл бұрын
Sharaf korkaga ha ahaato a/salaan Hereri Muraadkahana Hel insha allh
@الواثقباللهوحدهأبدا
@الواثقباللهوحدهأبدا 2 жыл бұрын
مددياسيدي مددياسندي مددياشيخي مدديامعلمي الشيخ السيدالشريف يوسف الكونين.أغثني ياسيدي أبدا وأدركني أبدا.
@abdullahiyusuf1188
@abdullahiyusuf1188 2 жыл бұрын
M.a waa tarikh cajib ah wana jeclan laha in mar un an soo siyarto qabriga shekh yusuf al kowneyn Abdisalam hereri wariye calamiya
@الواثقباللهوحدهأبدا
@الواثقباللهوحدهأبدا 2 жыл бұрын
الحمدلله رب العالمين رفع ذكرنبينامحمدصلى الله عليه وسلم وبارك وآله وصحبه أجمعين. ورفعنا لك ذكرك.صدق الله العظيم
@khadarfaarax1097
@khadarfaarax1097 2 жыл бұрын
سبحان الله way habaabeene Ilaahow soo hadee..
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 3 ай бұрын
Mash'Allah ❤❤❤
@ismailsamatar2864
@ismailsamatar2864 2 жыл бұрын
SUBXAAN ALAAH NINKAN WAAN DAAWAN JIRAY LAAKIIN MAAN IS LAHAY SHIRKIGA AYUU XAYAYSII USAMAYNAYAA AMA UU SIIFIDINAYAA WAAE DADKAN ILAAHAY QAYRKII AYEY CAABUDAYAAN MAYDBAY KA BARAKAYSANAYAAN NABI MAXAMED AYAAN LAGABARAKAYSAN KARIN NXNGH.MARKAASAAD LEEDAHAY KANAA WAX QABANAAYA OOD AWOODII ILAAAHAY LA WADAAJINAYSAA. ILAAHAY XAQA HAYNA WADTUSO HAYNAGUNA HANUUNIYO.
@daysaneshow5511
@daysaneshow5511 2 жыл бұрын
First view 😍
@ibrahimjanagale835
@ibrahimjanagale835 2 жыл бұрын
waa tariiq aad dheer runtii
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Ninkan shiikhaa diinta wuxuu ka midka ahaa dadkii geeska Africa soo gaadhsiiyay laakiin dad kale inay ka barakaystaan oo dul fadhiistaan waa denbi
@alibaax5346
@alibaax5346 2 жыл бұрын
Yasalaam waa taariikh cajiiba o u baahan in buug laga qoro
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 3 ай бұрын
Waa Reer aw Xassan sheikha
@libanjamal-vc7ho
@libanjamal-vc7ho 3 ай бұрын
Reer sharif baacalawi kasii ah reer sharif maqbuul
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 2 жыл бұрын
Allhe ha ka rail noqdo
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 2 жыл бұрын
Fadlan shirki ha xayeysinin walaal
@cabdiraxmaanabaadircali9208
@cabdiraxmaanabaadircali9208 2 жыл бұрын
manshalaha thanks hareri
@yassinadan1455
@yassinadan1455 2 жыл бұрын
Mansha allh harari waa taariikh
@abdikadirarab4992
@abdikadirarab4992 2 жыл бұрын
xabaashayda yaan laga ducaysan yaan la iiga sii darin hadraawi alle ha u naxariisto waan xusuustaa berigii aanu yar yarayn anaga for fun bay noo ahayd dadkuna diin badan ma aqoon oo khuraafadkan baa dalka haystay macalin quraanka noo dhigi jiray wuxuu yiri qofkii awbarkhadle siyaarada taga 7 goor wuxuu la mid yahay qof xajkii tegay waar ilaahay ka baqa oo xabaalaha yaan la dul fadhiyin oo laga barakaysan xaaraam alle cid aan ahayn oo la baryi karaa ma jirto sheekhana alle ha u naxariisto
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 жыл бұрын
Masha Allaah Allaahu Akbar ❤️
@abdihayd3415
@abdihayd3415 2 жыл бұрын
Jasaakalaah c.hereri.
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 2 жыл бұрын
Masha.Allah wa barnamij qiimo leh , waxan leeyay Cabdi Bariyaw ku dara Dalxiska oo Dadka imanaya so dhaweeya.
@hhukungarad
@hhukungarad 2 жыл бұрын
cabdi salaam ibraahim herari wariyaha aan soomaalida oogu jeclahay
@theLight9481
@theLight9481 2 жыл бұрын
✌👍 Tnx harari
@الواثقباللهوحدهأبدا
@الواثقباللهوحدهأبدا 2 жыл бұрын
الحمدلله رب العالمين حمديليق بجلاله وجماله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه حمدا يوافي نعمه ويكافئ مزيده ويدافع نقمه عددخلق الله ورضى نفس الله وزنةعرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا
@ummsafia4832
@ummsafia4832 2 жыл бұрын
Waa shirki wayn in qabri la siyaarto Allah ha idin hadeeyo aniga iyo idinkaba Nabi maxamed (SCW) oo khayru khalqilah ah looma dhisin taalo loo cibaado tago wuuna nacladay kuwa sidaa sameeya
@cabdiqanimohamed5592
@cabdiqanimohamed5592 2 жыл бұрын
MAASHA LAAH Markii uguhorysey aandaawado taariikhdii sh yuusuf alkowneen Alaahay hunaxeysto DSidookale c/disaan hereri tariikh unoosoogudbiyey ilaahay haugudenbidhaafo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Xeertee wakhtigaeed waa dhamaaday. Siyaarada waxay dadku iska daayey markii salafigu batey Hargaysa iyo waqooyi oo dhan. Waxdadii ka soo horjeeday masjid jaamacii hore ee u dhowyd oreintal hotel baa soo saartay sheekh iyo badan u ku jiray Sheekh Siiro Ahun iyo sheekhyo badan. Qoladii xeerta markaas baa la dhaafay qaacidoodii
@Lycansrule
@Lycansrule 2 жыл бұрын
يقول سبحانه: ذَلِكُمُ اللَّهُ رَبُّكُمْ لَهُ الْمُلْكُ وَالَّذِينَ تَدْعُونَ مِنْْ دُونِهِ مَا يَمْلِكُونَ مِنْ قِطْمِيرٍ [فاطر:13] ( إِنْ تَدْعُوهُمْ لا يَسْمَعُوا دُعَاءَكُمْ وَلَوْ سَمِعُوا مَا اسْتَجَابُوا لَكُمْْ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ يَكْفُرُونَ بِشِرْكِكُمْ)
@mohamedguled199
@mohamedguled199 Жыл бұрын
😊
@mohamedguled199
@mohamedguled199 Жыл бұрын
😊
@mohamedguled199
@mohamedguled199 Жыл бұрын
😊
@mohamedguled199
@mohamedguled199 Жыл бұрын
😊😊
@AxmedBaszhiir
@AxmedBaszhiir 8 ай бұрын
Sheekh yuusuf alkawniin
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 2 жыл бұрын
Allahayaw noo soo hanuuni
@Yasin-bq5pn
@Yasin-bq5pn 2 жыл бұрын
Wey u duceynayaan ee af-carabiga soo baro marka hore inta aanad comment soo dhiiban
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 2 жыл бұрын
Salaamu salaamun War hereeri cod quru sanaaa
@الواثقباللهوحدهأبدا
@الواثقباللهوحدهأبدا 2 жыл бұрын
مدديااولياءالله اغيثونابفضل الله أبدا
Booqashadaydii dhufaysyada hubka halista ah ee Norway.
14:53
Hereri Media
Рет қаралды 52 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 17 МЛН
Hereri Iyo Jabuuti Qaybtii 3aad-Beeraha Casaamo
56:34
Universal TV
Рет қаралды 110 М.
Yuusuf Kowneyn wuxuu ahaa Yuhuudi iyo Asalka Yibraha halkee kasoo jeedaan
7:46
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 3,1 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41