Yaa Muslimiyey Soomaalida? Yuhuudigii Bucur Bacayr Illaa Xarakaadka Islaamiga | Jaamac yare

  Рет қаралды 12,844

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Guulayso QAAMUUS NEDIA allaha idin barakeeyo laakiin joogto ka dhiga shaqadiinna 1M gaadhnee
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Jaamac yare general soomaliyeed oo aad qaali u ah aqoon badan baan u lahaa inkastoo uu aad iiga da'waynaa allah SWT ha u naxariistee
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 6 ай бұрын
Sh.maxed macalin alle ha u naxariistee wuxu ahaa sheekhaygii aan ka aflaxay.allow u naxariiso
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Mahadsanid,
@Mo77217
@Mo77217 6 ай бұрын
Sither ah kulu Xiiraa walaal
@IsmailKahin
@IsmailKahin Ай бұрын
Waa xanfalay ayey odhan jireen
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 6 ай бұрын
Mahadsanid taariikhyahankeenna
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 6 ай бұрын
Wll si gaar ah noga soosheekee Islaamiyiintii qabsaday muqdisho 2006 allaha barakeeeyeeeee Nabad aan waligeed ka dhalan muqdisho by ka dhaliyeeen❤🎉😊
@xamseaxmed7188
@xamseaxmed7188 5 ай бұрын
Mahadsanid Xogo badan ayaad iftiimisay
@Abdikariim-vv1fn
@Abdikariim-vv1fn 3 ай бұрын
Sxpw waan kugu taxanahay codsigeena noo tix geli oo noosoo fasax qaabkii uu ku bilowday kuna danbeyay dagaalkii SNF iyo AKHWAAN ka Ee koofur ka dhacay haba ugu badnaadan gobolada Gedo iyo Banaadir, waa codsi ee ma ahan amar❤🙏
@kingpower6909
@kingpower6909 6 ай бұрын
waar yuhuudan maxaad nagaga Nananbaysaa wll
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 6 ай бұрын
Mashalah saxafigan magiciisa ma aqaan lkn cod macaan ' mowduucyo wax tar leh oo xiisa Lehna ka hadla gaar ahaan taariikhda somalida iyo xarakaatka islaamiga
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 6 ай бұрын
Family bucur-bacay waa reerka hada la yidhaa Yibaha
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 6 ай бұрын
Oo yibiradu ma yuhuudbaa?
@mustafadaahir1560
@mustafadaahir1560 6 ай бұрын
@@abdifataaxabdallahSuldaanka reerka yibruhu wuxuu sheegay 150 qof oo qurbaha kala jooga ay DNA test sameeyeen 36% ay noqdeen Ashkenasi Jewish ama middle east Halka somalida kale 96% ay yihiin somali. FG: Maanta reerkasi waa reer muslim suni somali ah lkn faracoodu halkaas ayuu galaa ceebna maaha walaal.
@mrnice2665
@mrnice2665 6 ай бұрын
Sooma gaarin islaamkii saxda ah soomalida waxa soo gaaray waa shirk qabuuro caabudka iyo shirkiga xukunka ay kaqaadanjireen odayaasha marka qaab ahaan waxa ladhihikaraa Soomalidu ma islaamin wali oo waa gaalo waliba hadda waxaa soo dheer gaalo raacnimida sida taageerida dawaaqiida barlamaaka iyo taageerida dawaaqiida ay madaxda kadhigteen ee dimuquraadiya qaatay iyo gaalada loo haajiro oo laiskudhiibo caruurta iyo dumarka loo geeyo ama paasapoorkeeda laqaato(taaso ayadana ah jaceyl iyo kawaliyeelasho) marka waa gaalo dhab ah…..
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 6 ай бұрын
Fikradaas meshay kaaso raacday dib ugu noqo ku dhawaad 30 m oo soomaliya ayaad gaalo ku sheegaysa
@HaredDuale
@HaredDuale 6 ай бұрын
Ilaahay utowbadkeen adigu meel aad diin ka fidineyso iyo aqoontaada iyo magacaaga cidina Ma taqaano Laakiin kumayaal shiikh oo diinta fidiya oo shiikh umal ka midyahay Iyo sheekh Mustafa haaruun Iyo 20milyan oo muslimiin ah Ayaad gaalo ku sheegeysaa Adiga marka maxaa lagugu sheegi karaa Maxaa lagugu tilmaami karaa Kawaran intaas oo aad gaalaysiisay aakhirona maalinta qiyaame kuligood ay ilaahay kugu dacweeyaan oo kugu dhegaan Ileen weyba kugu dhegi doonaane Cirdigooda iyo diintooda ayaad gafweyn ka gashay oo weliba denbi kabaair ah Awoodaas 20ka malyan aad xambaarto denbigooda Ama ajarkaaga loo qaybiyo ma qaadi kartaa War culimada utag oo sidaad isaga mayri karto denbigaas weyn kala tasho ee aadan garanayn sida aad isaamaxa ula wada gaari karto
@mrnice2665
@mrnice2665 6 ай бұрын
@@williamwilliam1337 30 m haday gaaloobeen haday islaamyihiin dimuquraadiyada mataqaateen oo qabiil walba daaquut sooma doorteen waa gaalo waliba daliil cad baan kuu haya
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 6 ай бұрын
Waad quraafaad
@saw3
@saw3 6 ай бұрын
Ilaahay ka xishoo niyaw waa dad aan is ku isir nahaye wx ay ka soo far cameena ma jirtee
@QAAMUUS
@QAAMUUS 6 ай бұрын
Anigu ma aan odhan. ma intaasi ayaad fahmi wayday.
@Mo77217
@Mo77217 6 ай бұрын
Tarikhtaa Soomaalida oo walkeena Ilahi Qheyr Ha siiyo MashAllah walaalkeena Qaamuus Walaalkan aad buu u karti badan yahay mashaa allaah waana aqoon yahan dhab ah sida walaalka haysta KZbin channel Ayrotv walal abroone 2da walalaha ah waa kuwa ugu aqoonta badan qarnigan aad baan ugu hanweynahay hadaan nahay soomaali 💯
@ahmedmaxamedcali2632
@ahmedmaxamedcali2632 6 ай бұрын
War wax aqri soomalida waaba qureeah madaganee dhulka looyaqaani shoomali qaysiihajireem waana xureeyeen waxaan najuuhore dafewn xabashuda wàa usdafaaleen
@Mo77217
@Mo77217 6 ай бұрын
Please qoraalkatha saxii waayo ma fahmin waxaad ka wadeey
@cabdifataaxxuseenmaxamed7121
@cabdifataaxxuseenmaxamed7121 6 ай бұрын
Mudan bucur baceer sheeqa maaheen yuusuf kooneen ee wuxuu ahaa Ahmed faqa Cumar Soomaaliduna u taqaan Loobage
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 6 ай бұрын
Sheekh yusuf Al kownayn waa layaqaanaa. Waana isaga .
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 6 ай бұрын
General jaamac waa mahadsanyahay Lkn harar waxaa uga horeeyay caasimadii muslimiinta zeylac. Harar waxaa caasimada ubadalay imam axmed gurey.
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 6 ай бұрын
Arintaa waxaa looga hadlay فتوح الحبشة
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 6 ай бұрын
Walal islaamnimadu ma bilaabin 1400 sano ka hor khaladka u wayn ee la idinka dhaadhiciyay ayaa kaas ah Somalidu dad islaam ah ayay ahaayen marka aad eegto waagas waxa ay aaminsanayeen xaga carabtu sanab caabud ka ahaayen dadkenu hal Eebe wayne ama Waaqa samada ayay caabudayeen taaso ah qaacidada ugu wayn ee islaamka sida kale waxay aqoon buuxda ula haayen mala'igta gaar ahaan todobada malag ee u waa waayn malaku jibriilna waxayba u yaqaaneen Anyaale malakul mawtakana magac hada aan xasusan ayay u yaqaaneen ee dadku sidad u malayseen jahli uma eheen Alle aya quraankisa inoogu sheegay bulsho walbe inu nabi iyo rasuul afkoda ku hadla u diri jiray islaamnimadu nabi Muxamad ka hor ayay dunida ku faaftay
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
somalida arabta oo mushrakiin ah ayeey diinta islamka heesten marka laga reebo makka iyo madina. lakiin bucur baceer somali ayuu ah dadka yibraha waa somali.
@faaraxwardere1823
@faaraxwardere1823 6 ай бұрын
Xanfaleey dheh
@odawanuur5534
@odawanuur5534 6 ай бұрын
Koofurta mexeey eheed xiligaas
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise 6 ай бұрын
Kuwaas aad sheegeysid ee sacuudi. Iyo masar wax kusoo bartay. Waaba. Meeshey wax ku barteen. Yaa. Boqotooya mujrimiin ah ey Johan waa meesha. Laga asiibay. Islaamka ilaa iyo maanta. La hurdi la yahay
@mrnice2665
@mrnice2665 6 ай бұрын
Shiikh isxaaq miyaa tiri ayaa soo gaarsiiyay diin😅 shiikh isaaq wax layiraahdo majiraan waa isaaq waa wiil uu dhalay Xiniftire Dir waana nin Dir ah oo ladhashay ciise iyo samaroon madaluug dir adiga waxaad nooga dhigtay nin kaligii iskasocda oo iska,imaaday😂
@cqaniaden7315
@cqaniaden7315 6 ай бұрын
Taariikhda cidna ma badali karto, sheekh isaxaaq(isaaq) taariikhdiisu way qoran tahay ilaa wakhtigii uuka yimi ciraaq. Qabiilka magaadle oo Dir ah ayaa isaaqa badhkii abti u ah, markaa isaaq dir maaha lkn waxay ahaayen is bahaysi.
@mrnice2665
@mrnice2665 6 ай бұрын
@@cqaniaden7315ciraaq qof ka,imaanaya oo intaas oo dhul soo jeexo muxuu aha waxaas waa wax laguqoslo iyo sheeko caruureedkee
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
ጌታዬ እዘንላቸዉ... ||... رَّب ِّ ارْحَمْهُمَا
29:39
USTAZ YASSIN NURU ኡስታዝ ያሲን ኑሩ
Рет қаралды 14 М.