@@GF-fk4is marka lay aqoonsado ayaan kusoo wici doonaa is alh
@GF-fk4is10 ай бұрын
@@CabdiwahaabAxmedyuusuf Hadalkaga man fahmin Ikala.caday somaliland Iyo somaliya kaad tahay Hadad somaliya Tahay Had kuma Banano Wayo dawlad taag daran Baad ku hoos Noshay Ana dawlad Nidaam iyo kala danbayn Leh oo aan cidna cid ku xadgudbin Soamliland dar Baa kula hadlaya
@CabdiwahaabAxmedyuusuf10 ай бұрын
@@GF-fk4is wll maree somaliland ayaad tahay hadaad tahay amba sidoo kale somalilander ayaan ehee way naan is fahmin ayaa lagayaabaa waxaan hadalaka uga jeeday somaliland kadhamow
@GF-fk4is10 ай бұрын
@@CabdiwahaabAxmedyuusuf Haa wll Wan is man dhaafnay Somaliland dar Ban ahay Guul Guul 💚🤍❤
@armaan97pro1710 ай бұрын
Ciilqabe nasoo habaaar anaga badda anaga leh al shabab naga horey wax nooga qaadi lahay ciiqlabayow.ehtopia somaliya way joogta al shabab hor ka soo saarato kadib aynu wadda hadalno
Dhibtu waxa weeyan reer Somaliland waxa loogu sheekaynaya in badu kiro tahay xaga Ethiopia af cad ku tidhi bad kira ah ma rabno kamana bixi karno sanadki intas oo million ayay inagaga baxdo badalkeed ee waxanu rabna bad iyo marin biyood aan mulkilaheda leenahay anagu siday u eg tahayna hadalka Ethiopia aya lagu kalsonan karaa oo damaceda qarsan waayo horay ayay tii bada Barbara ee kirada share laga siiyay diiden reer Somalia hadal uma banaana oo hadi ayka dhab tahay ciidanka dalkeda jooga ayay iska saari lahayeen xaga dad reer somaliland qaarna cadiifada koonfurta kala dhaxaysa ay indhihi ka qaaday ayaa iska taageraya heshiiska iyago aan iswaydiinayn xaqiiqda dhabta ah iyo wixi ka iman kara iskuso duub oo Soomalidu waa isku maqan lagu maqan yahay
@boqorkajcylka927710 ай бұрын
Nio nin weynba ahayd laakiin caawa toosbaad nooguso kala qabatay
Soomali tolow may waalantahay wanyaabanahay anigu hadaanu isaaqnahay sotii dhulbahante nalagudiray xitaaman arag dad yidhi war isaaq iyo dhulbahante dar ilaahay aynu ukaladhexgalno lkn waxalalahaa daawasho wacan
@ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын
الصومال 🇸🇴 الأرضي من هم إقليم
@Hassan-lx5kj10 ай бұрын
Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas in la ilaaliyo waa muqadas weeye taasi cidii diida taasi hargesia iyo borco ha ka guureen dadkaasi cid bad iyo dhul iyo cirka bixin karto ma jirto
@abdihakiimalbishar6 ай бұрын
Yaad ahayd adu markad ledahy dalkena hoyahabayan somaliland cag so sari karin
@AbiyaazaCusmaan10 ай бұрын
Wallal
@AbiyaazaCusmaan10 ай бұрын
Sxb follow dhah
@UgbaadMahamed-y2j9 ай бұрын
Nin cadhaysano wax ba nosheegin ku arag na
@ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын
TELL ME WHAT IS THE LAND
@fuadhassanduale241110 ай бұрын
Soomaaliyaa ciidan weey leedahay. Cunaqabatayjtii hubkana waa laga qaada7. Weey fududahay in waqti gaaban ciidan tiro iyo Tayo leh mudo gaabaan la isku duba rido
@engabdihussein759610 ай бұрын
Talow dadkan ma aabahood ayaanu gudin ama maasaar ku diley, talow mey cadowgooda , Al shabaab, mafaxtooyadooda , xalane kismaanyo , ilaa gedo fadhiya , xal u raadiyaan , xataa jareerkii yaraa ayaa nosoo dhiila dhaansadey , kulahaa ( miskiin) title-ka mowduciisa, runtii maan dhegeysan lkin waxaan fahmey xasadka iyo cuqdada ku jirta naftiisa ee uu rabo inuu war inooga dhigo 😂 isagoo dhibka heysta fahmi la' ,hoostaada eeg fadlan.
@zallaama10 ай бұрын
Waar anagaba wada alshabab ah waxay alshababtan aad ka shekeyneysaa 😂😂 wlhi inanu idin holcin doono
@SeidAsefa-v9o10 ай бұрын
Soft Stop Calll s ha pyti love you
@suufishirwac17894 ай бұрын
Indr tan anaka ayaa iska leh wan kiraynaynaa baad jeedee waan ku kaajayna ee koonfurey xasid nimada iska daaya dantiina raacda nio waxaba ha ku so maeeraysanina 20 kilo mitir ee waxad samaysan waa kuwa dumarkina kufsada ee idinla joogee iska saara . Walhi waxa khasaare nagu ah in aan daawano youtube kaga waayo wax aan khasare ahayn kamanu helin muuqalkan waxan caydayada ahayn
@ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын
WHO IS THE LAND
@Cabdirashiid-re8vx10 ай бұрын
Qaarba ustaad kuu arka inaa isbadashay lkn waa xaqiiq tni wlhi
@ibrahimmohamed-cj8pz17 күн бұрын
IAM.SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND??? CAN YOU TELL ME WHAT IS THE LAND??? QOF AAN LAQAQOON. WAX. UU. YAHAY. HESHIIS. SIYAASAD. KU SAABSAN MAGALI KARO. BADU. MAAHA. DUKAAN. SIGAARKA. IYO JAADKA LAGU IIBIYO
@MowliidCabdi-t6g10 ай бұрын
REER AWDAL DHIIGINU BIYO MIYA BADA AYNU DIFAACANO HOY
@cfataaharabin77210 ай бұрын
Mxaa naga galay bada annagu america ayaan ku dhalanay hadii ay colaad dhacdo anagu waan labanaynaa cidii dhib ay ku tahay hadifaacato wllo 🇺🇸🇺🇸 😮
@GF-fk4is10 ай бұрын
Waxa ka muuqato Munafaqada somaliya Ay u hayso somaliland Lkn waxan ka xumay Inaan u jawabo Qof ku hoos nool Dawlad taagdaran
@cfataaharabin77210 ай бұрын
@@GF-fk4is kawaran hadaan ku dhaho boorama waa meeshaan ku dhashay wllahi nio wllahi bada inlabixiyo waa dhufays cadowga loo baneeyay ethopia dameceegu waa geeska africa oo dhan 20km wxay ka dhigan doontaa 200km dadkiiba wll markaad eegto waalajeediyay uun mrkaa wllahi Caro ayaa iga keentay hadalkaa iyo dadkeeni oo xoolaha waxba dhaamin iyo siyaasadan madaxwaynaheena ee fashilka ah Illahow xaalka dadka muslimiinta ah midee oo kuwa fakarkaliya ku socda kadhiga igana raali ahow wll 🥰
@bulshawishow786510 ай бұрын
Somaliland in ay horumar samayso, cadawgeedu in uu ka naxayo, waan ogahay😂
Waar iley waxan carabka jilicsan lihina wuu inoo buka tolow dadkan ma iyagoo yaryar ayaynu kufsaney isaaqow waa ineynu so saarna dawo dadkan lagaga daweeyo isaaq virus 😂😂😂😂
@UgbaadMahamed-y2j9 ай бұрын
Comentigaaga kugu filan
@mohammedhusein779510 ай бұрын
Beenale baad noqotay sxb ciidanka dhexdooda ayaa laga faaideysta ciidan ka dib Bay usoo baxeen ciidan ki lagaga soo guuray 2 guuto bay cidla kaheleen halkaasey badh kasoo baxsadeen
Waxn aad uga XumahY Wakhtiga dheer een ku tageri jirY een Ustad ku HaystY. “Isaaq laba dhinac halaga weeraro dhinca saylac oo ay tagerayso jabuti iYo dhinaca sool oo ay tageraYso dawlda Somalia “ CaqligaS inu kugu jiro man moodYn. Anigo kaso horjedy heshikn Ethiopia Aya hadda ku Qasbn inan Tagero.
@ibnushekh200710 ай бұрын
Aar nio cawa been baad wadaa dee aanay waxba ka jirin ee hanagu kalifin inaanu iska kaa block no😮
@ibrahimmohamed-cj8pzАй бұрын
MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND
@armaan97pro1710 ай бұрын
Arayaa eyow eygu dhalay somaliland waa la ictiraafay lascanood na eeg waxan ku Samayno markaa heshiis dhameytiro .....ooyaaha qadadwayney
@najiibjamal537510 ай бұрын
aniga waxaan hubaa riyo kasto somaliland leedahay in laascaanood lagu burburiyo
@Maqdis2310 ай бұрын
Qeybta faalda waxa caay ah ka socdo mxaa waaye qufka hadad ka fikir ama ka aragti duwan tahay si la yaqaan baa loo hadlaa sida walidka loo caynayo iyo waxaa iska daaaya waa jaahil nimo
@shaficiabokor360610 ай бұрын
marka ay somalia la dagal geleyso ethopia ha ogaato in somaliland dhanka ethopia tahay dhul niinkii lahaaba u hadha
@sudiyusuf526910 ай бұрын
Gabdhahavreervssc idinku filan yaa orod badane
@shaficiabokor360610 ай бұрын
@@sudiyusuf5269 falstiin hada xornimo iga qadatay baa tahay tuulada lascanood baa gajo idinku laynaysaa idinku gaajada la dagalama falstiiney
Hooyadiini cuqdadeysnayd wase Somaliland afka ka dhiga ku eekada barnamijyadiini laydunku yaqaney adiga Cumar ishaar reer Somaliland bad wax ku tihine report bad rabtan dhiigu biyo maha 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@zallaama10 ай бұрын
Sax
@MahadMadaxyar10 ай бұрын
Ķkkkkkk walal Somalia 🇸🇴 ♥️ ilahey ka baq wad dhiman muuse dalki ayuu iibsady xaqa tager xabashi waxba kuma haya wlhi oromo ayaa leh ayey tagan yihin mxaa kuu xal ah ilen dawlad la aqonsan yahy ma ehe adunka wxba kuma qabanayo wayo dawlad ma tihid adigaa cadaw isu dhiby ka joog Walalkey Somalia 🇸🇴 😀 fadlan
@zallaama10 ай бұрын
@@MahadMadaxyar cadow aan somali ahayn malihin
@Bulshaawi-i3w10 ай бұрын
Reer somaliland is muujiya washamsi ku qaad ciidanka hal guuto oo meel lagaga yimid weeyi beenta qadaadwayn ayaad u tahay😂