Heshiiska Difaac ee Xasan Sheekh lagey dawlado kala duwan oo u'muuqda khatar Gobolka kusoo korodhay

  Рет қаралды 10,656

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Aqonyahan wax badan og Ayad sacid ciise waraysaty Allaahya cizakum fidaarayn
@MrQaraami1
@MrQaraami1 2 ай бұрын
Mansha Allah Amazing Geopolitics Analysis Abdiqani is well aware what's cooking in the Horn of Africa he clearly pointed out How Fail State Italia Digging their own Grave My Allah sw Protect Somaliland
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 2 ай бұрын
Masha Allah guul jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 ай бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 ай бұрын
Guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤️ ❤❤❤
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Weriye Siciid ILAAHAY Debigaga &Kii waalidkaaba ha dhaafo , WAD ku mahadsantahay sida hagar La'aanta ah e Aad Update ka no siinaysid
@Hana-y2u7v
@Hana-y2u7v 2 ай бұрын
Waraysi qiimo badan ❤ Mr Food Cadde very knowledgeable Masha Allah
@Gellehboon
@Gellehboon 2 ай бұрын
Sifiican oo aan aniguba kufalaqaynlahaa ayaad uga hadashay cqani waxbadan ayad iftiimisay mahadsanid cabdiqani
@januarySl2024
@januarySl2024 2 ай бұрын
Xassan Damiin adhi ayuu libaaxyo, waraabayaal, yey iyo coomaasayaal ugu soo xereeyey Muuqdisho !
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 2 ай бұрын
Nikani si khatar ah ayuu u hadlay oo dhab ah❤❤❤❤❤❤❤❤geesi qaran hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤
@pettita2059
@pettita2059 2 ай бұрын
Mashallah daaha ka fayda abeesooyinka geesiyaal
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 2 ай бұрын
Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤
@abdiabdillahi1891
@abdiabdillahi1891 2 ай бұрын
Masha'allah tabarakallah. Guul somaliland in sha'allah
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤maansha allaah red sea news network siciid ileeye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Guul somaliland ishalah lkiin. Dowlada somaliland faraha la lama galo waa lagu jabaa somalia waxa ku dhici doonaa maka fakireyso maay ka joogto
@abdillahisalah5872
@abdillahisalah5872 2 ай бұрын
Masha Allah masuul sare Abdqani fode cade waxbadan baad no iftiimisay reer muufo wa fashilmeen
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Maansha allaah nin waxbadan og
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Nice interview!
@shukrihassan6971
@shukrihassan6971 2 ай бұрын
Waa NGO somaliya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 2 ай бұрын
Halgamaa sare
@ismaaciilaxmed567
@ismaaciilaxmed567 2 ай бұрын
WAA RUN WAA AQOONYAHAN WAX BADAN OOG 1986 SHIRKII IGAAD EE JABUTI LAGU QABTAY WIXII KA DANBEYEY AYAAY SOMALIYA BAA BA ADY IMIKA MAY DHIMAA MUQDISHO!!!!!!!!!!!!!
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 2 ай бұрын
Thanks for both brothers
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
International organization subxaana allaah gaalka aan yuhuudka ahayni waa og yahay inay yihiin wax yuhuudi samaysatay
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐦𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 2 ай бұрын
ASC,,wa nasib daro iyo guul daro. Ku dhacday villada xasan gurguurte dawaado baryaaya
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 2 ай бұрын
Caynte wuxuu dhahay somaliland waan yaraysanay calaashaan ma waxa uu islahaa Hargaysa oo socota ayaa Muqdisho isu dhiibaysa miskiin million sano xitaa ma dhacayso insha’allah
@guleit89
@guleit89 2 ай бұрын
Khatar waa itopiankaa isaaq so wado
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 2 ай бұрын
❤❤❤
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 ай бұрын
Wcs
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Hadii beri hore. La saxeexi lahaa waa oo drama 🎭 ahi ma dhaceen 🧐
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 2 ай бұрын
walaahi waaba geedkii keli noolaha😂😂😂
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 2 ай бұрын
Somaliya iyonu arkaino oo dalbanaisa heshiiska itopiya iyo turki kolba hauyeedho
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Xasan guurguurte si Rasmi ah ayu u khalkhalay sida muuqatana Cilaaj yada Xamar ayaa Hoygiisa Noqonaya ...
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Maanta aduunkii wuu qasan yahay kii aqoonsiga haystey iyo kii aan haysan wax weyn isma dhaamaan muxuu tarayaa aqoonsiga ethiopia
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Ninkani waa runsheeg Wlee Xalada MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland jnan.cidi.jojjinkarin ayùu sheegay
@abdulsofe9884
@abdulsofe9884 2 ай бұрын
HE SHOULD BE MORE CLEAR AND SPECIFIC.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Labada kooxoodba isma dhaamaan waa fitno dhulkoodii ku soo hagaya cadow fara badan anaa bixin lahaa iyo waan kala hor maray iyo dekedan qaado tan ii daa waa imaaratu sibyaan allaamumma salim
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Itopiya la hadli mayno ila ka laabto heshiska nimanki laha aya hada aygi gacmaha hoos dhiganya itopiya baryaya heshiska inay ka laabto 😂😂😂
@CarsaanyoFarey
@CarsaanyoFarey 2 ай бұрын
SOMALILAND wa awood bananka taala Somaliyadii weyd bay cuntay😂😂😂
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 ай бұрын
Rtt
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Soomaali Etal way fashilantay😂😂😂
@ukulm6841
@ukulm6841 2 ай бұрын
Siciid Ciise Ileeye iyo Abdi Qani waxay soo bandhi geen faalo far shaxanleh oo Qiimo badani oo gaar ahaan Abdi Qani oo haya xog aad u balaadhan allah hadhawro labada halgamaa Siciid iyo Abdi Qani…….
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 ай бұрын
Peoples of SOMALI LAND DON,T GO ROUND 3 IN ANKARA WITH FAILED STATE OF SOUTH SOMALIA-++ BECAUSE NOTHING KNEW EXCEPT " DISMISS MOU". WHICH ALREADY IS DONE.
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 ай бұрын
Brothers ETHOPIA don,t go ROUND. 3 WITH FAILED SOUTH SOMALIA.
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 2 ай бұрын
waxa xaqiiqo ah in aan qaramada midawdey hub u ogalayn wadan fashilmay ee somalia weyna adkanaysa in uu fulo lkn midaa badalkeda waxay u eekaan karta in xulafo dano dhaqale ka leh oo iska indho tira shuruucda calamiga oo u badheedhey inay hubeeyan dawlad aan lahayn sifo sharciya oo aan la amoni karin 😅
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 2 ай бұрын
💚🤍❤️
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 ай бұрын
shaabadda ku sita shandada🤣🤣 Waa hadal gun dheer oo xikmad wayn ku fadhida. Macnihii dawlad maaha, xafiis ma jiro ee shaabaddiisa shandaduu ku sitaa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Palestine sudan iyo Libya gobnysa wax tari waydy masar maxay tari nimanka reer konfurka waliba ay rabto lacag nabad ilalin wax lagu sheego inay qarmda midobay kaga cunto tidah nabad ilalin ban u joogna meesha 😂😂😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 132 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 35 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 14 МЛН
البشير شو - ALBASHEER SHOW TEN |الحلقة الثامنة | حوري والذيب
1:05:32
Albasheer Show - البشير شو
Рет қаралды 677 М.
Kaftanka Siyaasada 334 oo aad u xiisa badan
43:29
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 66 М.
Wixii Aan Ku Soo Arkay Suuqa Uga Weyn Ee Xoolaha Ee Garissa
14:40
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 46 М.
ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL
43:28
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 105 М.
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 132 МЛН