Somaliya waxay u baahan tahay badbaado degdeg ah Yaa badbaadinaya? Barlaman ma jiro Rasawasare ma jiro
@mohamudabdirasak104123 сағат бұрын
Xassan munaafaq Dan guud somalia maqoro dantiisaa uuga muhiimsan ahmed munaafaq ayeey ishayaan si eeysan Ethiopia utaageerin dhulka ayuu iskugu jiidayaa.waa nin sidii ngo inuu madax kayahay isku haysta Qabkii madaxdii soomaaliya malahan.
@MedIbrahimidrissIbrahim23 сағат бұрын
isagu ma dhan dhanba xasan dhiqo hala dilo
@Soofehirre11MaxamedКүн бұрын
Xasan dhiiqo baddii ayuu gadanayaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdullagull294311 сағат бұрын
Guur guurte haduu sxb la ahaan lahaa itobiya mar horaa madoobe loo keeni lahaa sida farmaajo ku sameeyey ROOBOW, waa sababta uu u hoos fariistay ABEY.
@MedIbrahimidrissIbrahim23 сағат бұрын
Boqolal milyan oo dollars ayu qatay xasan dhiqo
@fadumo219921 сағат бұрын
Ha yasin inuu ku dhawaaqo aya laga yasbaa markey kulmaan inuu ka noqday abii heshiiskii dhanaadsy madasma muuse meesha ka baxay😊😊😊😊
@sahrujainaali13221 сағат бұрын
CAQLIGAAGA HAKA KORO QABIIL
@AaaJjj-h9e19 сағат бұрын
Khaaaaaaas,inu wadan weeeeeye xasan maxkamad waa in lasoo taagaa
@issemohamed8701Күн бұрын
Itoobiya Ayuu Lakulmayaa M/weyne Xasan Shiekh. Hadii Uu Kulan Layeesho Hoganka Itoobiya oo Aan Raali Gelin Buuxda ka Bixin M I U Dii 1Jan Ee Sanadkaan Dhamaadka Ah Lagashey Itoobiya Muuse Biixi. Waa Qayamo Qaran
@fadumo219921 сағат бұрын
Waa dhaaaday heshiiskii maadama dawladii kale dhacday ee muuse
@Bare-z3l12 сағат бұрын
Madax weynaha waxba waxbaa uga weyn ee lama gaadin Axmed Madoobe Arrintiisa ayaa uga muhimsan si uu sharciyada oo loo ansixiyay ugu shaqeeyo
@marftoons524918 сағат бұрын
Asc, weliba waa in uu Aqoonsadaa Somaliland waa nin karmeed Xassan Sheekh waana Madaxwayne aqoon yahan ah, wax kasta oo uu Sameeyo wuu ku saxanyahay, wax walba waa in uu u sameeyaa ka hortaga Dani iyo Madoobe !!!
@FadimoIbraahim-g8n23 сағат бұрын
Xasan shek waakhain
@jamilahassan72277 сағат бұрын
Ethotopia iyo kenya labaduba badeena ayey rabaan xasan xaraashna lacag Dee udaran