Ali zaki io cabdi jibaar io hibaaq allha isku keen xafido wllo is jecel 🥰🥰💖💖
@yusufaxmed25902 жыл бұрын
Masgax fiican weeye 💓 way kala reebi weyday hadana way wada sawiray haday mid sawiri l aad hsyd mid baad doortay waa kee du, aal baa iman lahayd runtii waa walaalo is jecel is caawiya isu ooya bohol yoowa wali aan is qaban kala tegin saaxiibtimo dheer walaal ah guulaysta waa dad qalbi fiican hibaaq iyo yar yarkeedu
@yasminawad342 жыл бұрын
Mansha alll boqorto hibaq yusaf my sister
@dhereye32022 жыл бұрын
Dirac official 200k insha allah congratulations 💪💖💘💘💯
@Amiinadam102 жыл бұрын
Hibaaq gobaad Gob weeye inantaasi ❤️
@juweriyafarah74252 жыл бұрын
Mash Allah tabarkallah Hibaaq inan qurux badan o akhlaq wangsan ❤️❤️❤️
@saadaamcali21232 жыл бұрын
Two Legends hibaaq &diraac
@sacdiyocilmixasan74942 жыл бұрын
Mar kale so qabo hno hibaaq cady💋👑❤
@somalia27302 жыл бұрын
Hibaaq waa Gabar qaalib wanaagsan
@harunabdielmi58072 жыл бұрын
Welcome to Mogadishu sister
@muhiiz47282 жыл бұрын
Hibaaq Gobaad Welcme muqdisho cadey
@yaasmiinfaaraxofficial5512 жыл бұрын
Alle ha isukidayo masha Allah
@sacdiyocilmixasan74942 жыл бұрын
Wllshey mcn hibaaq alow ikaa da hno mcn waxaa tahy gabadh an tagero💋👑❤
@HoodoQurux-s5i Жыл бұрын
Msh Allah wllo
@Nashaad4527 ай бұрын
Hibaaq ❤ali iyo abdijibar ilmdernimo ❤
@soleeqocaaqil22 жыл бұрын
Reer muqdsho hadan nahay gob ban nahay m.a
@bilancabduqadir73292 жыл бұрын
Hambalyo 200k
@tollmanshow55142 жыл бұрын
Muuqaalka iyo codku Islama socdaan
@moussahakim55932 жыл бұрын
Gabadh wacan ikadhey + qurux kuu dhantahey
@aadanmaxamudaadan55162 жыл бұрын
M.a waxad tihiin dad furfuran keep going from burco
@mohamettsugulle2 жыл бұрын
Mch allh
@KubraNuuriye-le1rt Жыл бұрын
Mansha allah
@nimcoqaniqani85572 жыл бұрын
Masha waa qof kajawabtahy sidii an uga jawabilaha marka lawaydiiyo su aadha kla reeb 2 qof alleh haku sharfo hibaq go baad
@idilaxmed13142 жыл бұрын
Maanshalh wllo
@YoonismaxamevAbuukar Жыл бұрын
Wlhi innantan wan jeclahy Hibaaq gobaad wll si weynban ku salamy ina adeero
@maxamedcabdi831110 ай бұрын
Wllhi waa nasap hipaaq yuusuf cabdi
@maxamedxasanmaxamedmaxamed482 жыл бұрын
Diraac iyo hibaaq wa idin salamaya
@farowla123452 жыл бұрын
Mashallah walaalo
@shucaybibraahim73692 жыл бұрын
Kkkk walhi waa gabadh an jeclahay caqligeeda samlimka iyo fariidnimdeda
@zaynababdilahi14372 жыл бұрын
Maasha laah wllshy
@FahiimaGurey4 ай бұрын
Oo Saalax awey😢
@mohamedmaariye17422 жыл бұрын
Waaw hibaaq gobaad gabadh an taagero an jeclahay jilitankeda iyo Ruux ahan tedaba
marku mid walba la taliye yeesho saxibtinimada way iska dhaman
@foozia4262 жыл бұрын
Way casayd wankuu cadeeyey calaashan hibaaq
@nacimoxasan89842 жыл бұрын
hibaaq sodhawaaw yusuf ceegaagne uyeer
@nafiso7343 Жыл бұрын
Hibaq hada soboqo wa nabad
@sucaadosman51162 жыл бұрын
Hibaaq Sidey ugu Laaban Doontaa Hargeysa?
@caydarousmacalinqaasim26202 жыл бұрын
Cali ZaKi BaY SaWirtaY
@amaalsiciid4032 жыл бұрын
Xiiran reer jira iga dheh ciyaar ciyaar kuma kala tagaan waxasa reer laga yidhahda kkkkkk
@nashaadbarre61202 жыл бұрын
Hibaaq gobaad wan jeclahay inan arko ee inte ka helaya walap
@shucaybibraahim73692 жыл бұрын
Midka kalle wan kuugu hagajiyy kkk
@shucaybibraahim73692 жыл бұрын
Cajaaip shikhow ma habartiii tire😂
@farowla123452 жыл бұрын
Kkkkkk
@hindihassan10942 жыл бұрын
Gobaad ku so dhowaw muqdisho
@ameenethress23742 жыл бұрын
Hibaaqey waa gobanimadii oo QoFa
@proudcitizen48832 жыл бұрын
Hibaaq Are in Love with Xamar LoL
@hamdiali78832 жыл бұрын
Hhhhhhh
@madashawanaga65772 жыл бұрын
hibaaqay waad ka baxsatay dhiiigo xamar dadka cagaha u geliyan waa sheekadi ka sotahay meelahas baraha bulshda mid dooro baga u diiday way kugu diri lahayeen wana sheeko caruuredd qof dooro wa khalad wayn walee inad fariid tahay la iku raac
@malyuundhoore4872 жыл бұрын
Hibaaq wa funny negativt ka sheek dhah
@kaydcllaahixandule70862 жыл бұрын
Dee way idinka khaldan tahay sheekadii iyo waraysigii ayaad isku khaldaysaan, haasaawaha iyo barnaamij yadu waa wax kala duwan