Hiddo iyo hal abuur abwaan kaadheeri qeybta 3aad

  Рет қаралды 8,213

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Пікірлер: 11
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Manchallah abti cimri dheer rabbi ha kugu waariyo
@abdishakurh84
@abdishakurh84 3 жыл бұрын
Maasha Allah Abwaan kaadheeri waa hal abuur aad u qiima badan
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 10 ай бұрын
Goobjoog tv waxaan ka codsanayaa heesta galawga iyo shimbiraha oo dhamaystiran inaad abwaanka nooga soo duubtaan.
@abdishakurh84
@abdishakurh84 3 жыл бұрын
Masha Allah abwaanka
@mursalmursal8142
@mursalmursal8142 Жыл бұрын
Ustaaad gacan macalinkeena
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 жыл бұрын
Abwaan kaadheeri nolow
@fatiman2077
@fatiman2077 3 жыл бұрын
Kaa dheeri wn taageri jiray hees uu qaado ayan jeclahy,hada ma taagero mrkan maqlay gabay uu rer ku caynayo ku been Aburanayo,mar hadad thy Abwaan dadka wd ka duwanthy oo dadku wxy eegtan Afkada,mrka ma wanagsana Abwanka ama qofka dadka ka Af dheer inu been sheego ama ku been Abuurad nacayb inu sameyo.runti wlhi mrkan maqlay wuu xanunsanyhy wn ka xumaday,ilaahy ha cafiyo
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
Wa caadi waligeed va gabay laku kaftami jirey, dadku wa dad wada dhashay Gabayguna wa dhaqan in laisku foorjeeyo.
@ugaaspadri7616
@ugaaspadri7616 2 жыл бұрын
Gabay gabay buu leeyahay waa loo soo gabyaay in uu gabyana waa gar ileen kaa dheeri ciid kama dhalan waa Ogaaden nin la ayni ah majeerteen haduu gabay waxay yihin ku sheegay hadii aad cadhoon adiga Lee kuu taalaaa
@gantaboss1563
@gantaboss1563 Жыл бұрын
Waa caadi waligeed baa galay laysku qaadi jiray Wax,weyn ma ahan 9:04
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 5 ай бұрын
Nin mj ah ayaa markii hore usoo gabyay waliba xagga cayda gabayga ninka mj ayaa ku xumaa midaa lasoco yey casabiyad ku qaadin . Wllo waana laysku gabyayay waliged
Hiddo iyo hal abuur abwaan kaadheeri qeybta 4aad
23:05
Goobjoog
Рет қаралды 6 М.
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 16 МЛН
Wareysi Abwaan Kaadheeri @KalsanTv 2013
20:56
Kalsan TV
Рет қаралды 82 М.
Hiddo iyo hal abuur abwaan kaadheeri qeybta 1aad
20:59
Goobjoog
Рет қаралды 4,5 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Abwaaan Shube iyo Xigmadda Hees hawleedka  dhaqanka Soomaaliyeed
5:46
Meeraysane News
Рет қаралды 35 М.
ABWAN KADHEERI  IYO SUGANTISII
12:15
kaaraamardha tv
Рет қаралды 2,7 М.
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Qaybta 1aad  Waaya-aragnimada Maalgaliye Dhismaha iyo Beeraha ee Afrika | Sulaymaan Cabdi Ciid
34:34
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 9 М.
Hiddo iyo hal abuur abwaan kaadheeri qeybta 5aad
23:28
Goobjoog
Рет қаралды 3,5 М.