Hirab Sultanate yay soo gumaystay!!🇸🇴🤔🤔

  Рет қаралды 5,603

Hanan channel

Hanan channel

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@felisabdi3794
@felisabdi3794 10 ай бұрын
Maashaa Allaah, meel wanagsan baad hanan noo joogtaa, Mahadsanid Allaah ku xifdiyo ❤
@reemreemo21
@reemreemo21 19 күн бұрын
كالعادة مبدعة ما شاءالله. مافي شك أن الجهل عدو الإنسان الأول. عزيزتي القوميات الي عندها نقص غالبا ما تلجأ للسرقة من الآخرين حتى تسد حاجتها على حساب الآخرين الناس الي تتكلمين عنهم عندهم المادة ويحتاجون للعلاقة والتاريخ والبطولات. ومع نقص هذه المواد يفضلون التزييف والسرقة اذا أمكن لسد احتاجاتهم بغرض التفاخر بين الأمم بسرد القصص الوهمية. 🎉 استمري ياغالية اجلديهم بالحقائق لعل وعسى ربي يكتبلهم التوبة على ايديكي 😂
@abdihakimaliguure2813
@abdihakimaliguure2813 Ай бұрын
Great history
@ismailhassan-cp5td
@ismailhassan-cp5td Жыл бұрын
معلومات تاريخيه وقيمه جدآ جدآ والنعم فيك والى الأمام...
@leymoonl4297
@leymoonl4297 Ай бұрын
Walaahi you deserve Million followers
@FarahMOQ
@FarahMOQ Жыл бұрын
حتى انت يا عمان ! يعطيكي العافية حنان على هالمعلومات❤
@abuahmed2984
@abuahmed2984 11 ай бұрын
ماشاء الله عليكي اناصومالي افتخربجنسيتي وبك زادك الله حرصاوحفظانورتناالله ينورقبرك
@macrobians
@macrobians Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay Hanan, waana kugu bogaadinayaa baadi-goobka aad ugu jirtid taariikhda faca weyn ee ummada Soomaaliyeed.
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Qabka igu jiro ayeba ogeen manigaba gomeesi yelayo somali naladhaha❤
@darishore814
@darishore814 2 ай бұрын
Markaas dadka qaar ku dhahayaan xamar hawiye malahan 1991 imaadeen waxa laga Hiraab sultanate waxa laga hadlaya boqolaal sano ka hor reer aan hawiye aheen oo xamar goof ku leh ama caano keeno ma jiro Waana sida lagu yaqaano magaalo reerka leh oo degnaan jiray
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Ай бұрын
Walal halkeee nala aday wa mxay qabilkaa
@qaaliluulabdinasir9015
@qaaliluulabdinasir9015 Жыл бұрын
Waalla warun mashallaha tabarkallaha illhay haku baarkayo Quurxay hoo ray uusooc ❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhansaed6705
@farhansaed6705 3 ай бұрын
Waa mahadsantahay xanaan
@abdihakimabdinasir1782
@abdihakimabdinasir1782 11 ай бұрын
War Gabadhaan Maxaa Loogu baraarugi waayey . Cajiib Hubaashi Gob Aan ku faano weeye Inantani . Aad baan Ku Jecelnahay walaasheen ❤❤❤❤❤❤❤ Dhiigeena iyo Isirkeena ayaad Banaanka Keentay. Isir waa ma Guuraan kolow Suulka ka Galo
@shaficomar5370
@shaficomar5370 Жыл бұрын
Dowladii kacaanka waxay qortay taariikh eex ah waxaaana caan laga dhigay dambiilayaal waxaana laqariyay kuwii mudnaa ee soo halgamay sheegi maayo kuwayga keliya balse soomaali waa Ila mid
@AbdiRahman-bg6di
@AbdiRahman-bg6di Жыл бұрын
Ya dambiile ah dawlada kacanka hal khalad Bay naga gashay wana inay carab nagu dartay lkn adigu tarikh bad kahadlaysa cadifad bana qoralkaga kamuqata
@AbdiRahman-bg6di
@AbdiRahman-bg6di Жыл бұрын
Saldanada hiraab waxay jabisay oo mesha kasartay boqortoyadi awooda badnayd ee ajuuraan 30 sano wax an kabadnayna barqash iyo burtuqiis ba jabiyay kadibna gumaystihi Italy ba qabsaday
@sayidka6911
@sayidka6911 3 ай бұрын
B@@AbdiRahman-bg6di boortaqiis muqdisho ma qabsan laakiin baraawe iyo kismaayo wuu qabsaday, siciid barqashna xamar ma qabsan balse qunsuliyad ayuu ku lahaa sheegasho been ahna wuu sameeyay si uu u suuqgeysto siyaasadiisa.
@AdnanYare78
@AdnanYare78 2 ай бұрын
​@@AbdiRahman-bg6di hiraab portuguese waa ka adkaday tarikhdan xagee ka kentay
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 Ай бұрын
​@@AbdiRahman-bg6di waryaa hiraab burtiqiiska waaka adkaaday hiraab waxee ajuraan jibisay qarnigii 16th sanadkii 1625kii ilaa 1700 hiraab waxaa boqortooyada yacquubi la dhihi ayee lageyd oo muqdisho ilaa shabelada dhexe ka taliso qarnigii 17th sanadkii 1701 saldanada yacqqubi ee imam yacquub waxuu saldanada kuso daray qabaailada hiraab isku ah oo hal aabo wadagaan oo ilaa mudug dagnayeen sidaas ayee maamulka saldanada ku noqotay mid ilaa mudug ka talisa Lanarkshire magac baxday hiraab barqashka aad ka hadleysid wuligiis muusan qabsan ama maamulin muqdisho sawabto ah muqdisho waxee laheyd wuligeed saladiin ama imaamyo tariikhda beenta ah meelna kuma qorno ee beenta dadka kala tag
@fadumafarah2146
@fadumafarah2146 7 ай бұрын
Maansha Allah abaayo keep going
@kharakhara5985
@kharakhara5985 10 ай бұрын
للاسف وطني الحبيب يمتلك تاريخ عظيم ولكن نحن دمرنا وطننا
@Faansahro
@Faansahro 4 ай бұрын
Iyo afkaaga
@alifarah5262
@alifarah5262 9 ай бұрын
Mahadsanid walaalHanan
@user-bs6nc9lf8n
@user-bs6nc9lf8n Жыл бұрын
Masha allah iiwad shekada
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
Masha Allah , washeey wil iyo aano, imiri dheer, & ipathoow suuban, eebe ku shaarfo
@A__187
@A__187 Жыл бұрын
ارجو أن تتكلمي عن القبائل الصومالية والجهل المركب في هذا الموضوع بلتحديد
@maxamuudxaaji4627
@maxamuudxaaji4627 11 ай бұрын
www saldanadeyna ahaa awowayasheyda igu ma qadin tariikhda qawail ee geeska afrika
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 11 ай бұрын
Guulayso walaal
@shaairguled9274
@shaairguled9274 Жыл бұрын
Geesiyad xannaan
@Gurey12
@Gurey12 3 ай бұрын
Keep going ❤
@abukarmuhamedhilo7837
@abukarmuhamedhilo7837 9 ай бұрын
Well done ❤
@makohussien4034
@makohussien4034 10 ай бұрын
Acaanto waxaa soo ogaataa caraway intee nagala qaaday subxaana Allah
@bilaalashoor5546
@bilaalashoor5546 Жыл бұрын
شكرا
@abdifarit209
@abdifarit209 Жыл бұрын
Maanta kahor ma maqal intaan taarikh aqrinayey
@user-hu4uo8bi6t
@user-hu4uo8bi6t Ай бұрын
Abayo vidyow ba haya kusabsan soomaliada oo adoon iib sanayasa.waliba tos lo arkayo waji ya dooda. Marka xagee kuusoo dira
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 11 күн бұрын
Isoo dir wlshy waayo saldanadaas ma ajuraan ma hiraab mise geledi mise adal misd warsangali mise majeerteen isheeg walaal waayo saldanadaas somaliyeed
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 9 ай бұрын
Geesiyad
@adamosman4185
@adamosman4185 11 ай бұрын
Taariikhdaas waa maqlay lkn waxaan u maqlay si kale oo ah in doon siday dad addoonsi aahaan loo iibin rabaa ay soo martay muqdisho kadib la qabsaday doontii & dadkii saanaa oo dhan macal kuwii wax addoonsanaayay la wareystay Lana ogaaday dadka addoonsi ahaanta loo waday ineey ahaayeen dad gaalo ah carab na ah laga keenay cunaan, suldaankii ka talinaayay xeebaha koofurta Somalia 🇸🇴 wuu islaamiyay dadkii gaalada ahaa wuxuuna ku fasaxay wadankeena.
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv Ай бұрын
Wllhi wan qoslay maxad been iskugu shekaysen😂
@user-ru7oi1xe2o
@user-ru7oi1xe2o 11 ай бұрын
M. A
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 Жыл бұрын
Majirtaa in mar oman ay xukumi jirty Somalia ila Tanzania gar ahan dhulka xebaha
@DylanNews295
@DylanNews295 Жыл бұрын
Maya walaal laakin ayaka omanta beentaas ayee boogtooda ku qor teen
@SacdiyoHassan-os7sg
@SacdiyoHassan-os7sg 11 ай бұрын
Gabadha waa runteed siciid barqash oow ahaay
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 Ай бұрын
Hiraab miyaa saciid baarqash noqdey waxa laga hadkaya waa hiraab imamate saciid barqashna zanzibaar ayuu joogay muqdishana waxa ka talin jiray ajuraan sultanate iyo hiraab imamate
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 3 ай бұрын
hiraab weligood boqortooyo kuma maqlin laakkiin waxaan maqlay boqortooyooyinka Soo socda sida:--Tuni,Eeyle, Ajuran, geledi, Elay, Luuq-ganaane, Biyimaal.
@AdnanYare78
@AdnanYare78 2 ай бұрын
Ciilanta miyaa thy 😂
@jaasawicali5706
@jaasawicali5706 2 ай бұрын
Cuqdad baaku hayso dulli yahoow carab xun shekata oo doon ku imatay somali
@emanuallapardon2050
@emanuallapardon2050 23 күн бұрын
Cuqdada iska saar somali baan wada nahay hiraab wey jirtey poqortooyo somaliyeed oo xog badan bey aheyd waxan jooga harar somali galbeed marka Please walalo iskada naceybka somali poqortoyoyin xog badan baa kajirey sida hobyo, bargal, biimal iyo kuwa badan
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 ай бұрын
Adoontiii Ajuuraaanka !!!!!!! Miyaad taariikh been ah u samaynaysaaaa
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
waa reer xamar. Dhaho anagaa laheen waa dadkii adoomadanahaay ciil na uqabaan hawiye ha 😂😂 reer xamar cadcad aanu nahay jareer iyo somali iskadhaleen
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Жыл бұрын
Haahaa
@Alankiika
@Alankiika Жыл бұрын
Taarikh badan waan aqriyay weligey ma maqal Hiraab sultanate , second waqtigaas aad sheegeyso Geledi Sultanate ayaa xukumaysay. Waa tariikh been ah.
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 Жыл бұрын
Sxp hada maqal hiraab sultanate tariikh waxba kama taqaanid mideda kale hiraab sultanate wa sultanate ka mid sultanoyinka somalida waxee na so xukuntey geedka afrika qarnigii 17th ila 19th ee tariikhda raadi adiga oganaayo tariikhda sultanate hiraab
@Alankiika
@Alankiika Жыл бұрын
Hal meel eey kaga qorantahay I sheg? Hiraab waa walalahey laakiin tariikhda beenta laga ma sheego. Mida labaad ogow Afka soomali marka la qoraayo P iyo Z kuma jiro yaa ayaa ii cadeyneysa in aad rabtid tarikh aan jirin in aad aburto
@delnero-1897
@delnero-1897 Жыл бұрын
Waxaa u maqli waysay awawyaashada ayaa kaa qariyay in aad ogaato in asalkaaga laguu keenay inaad qayb ka ahayd adoon la keenay si somalida loo siiyo.
@delnero-1897
@delnero-1897 Жыл бұрын
Waxaa u maqli waysay awawyaashada ayaa kaa qariyay in aad ogaato in asalkaaga laguu keenay inaad qayb ka ahayd adoon la keenay si somalida loo siiyo.
@lulali6059
@lulali6059 11 ай бұрын
Hada baro, hiraab racaciisa waa habar gidir iyo abgaal intii hawiye ka mid. Dadkii muqdishu u soo halgamay waa laga saarey in la siiyo bilado ama taalo loo dhiso, mudulood hiraab ku dagaalamayeen xureeynta gumeeysiga.
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 34 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 4,5 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 13 МЛН
1st White Guy Out At Night Market In Kismayo 🇸🇴 (Somalia)
11:19
Sheekadii ururka Carabta iyo Soomaaliya..🤔🤔🇸🇴🇸🇴
12:40
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 90 М.
Ilbaxnimo Soomaaliyeed ma jirtay Islaamka ka hor? 🤔🤔🙄🌜
4:05
Beesha Maxamuud Hiraab (Duduble) oo shir ku qabatay Muqdisho
6:53
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 34 МЛН