HOBALADA WAABERI HEESTA WAABAA BERYEY BILACSAN AROORYO SUUBAN

  Рет қаралды 1,489,855

xusuusonline

xusuusonline

6 жыл бұрын

Waabaa baryey bilacsan arooyo suuban iyo kooxda hobalada waaberi oo mar kale dib u soo qaday

Пікірлер: 615
@lechimiste3547
@lechimiste3547 3 жыл бұрын
Wllahay somaliyede wan idin jeceylahay from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@yahyeabdullahiahmed2160
@yahyeabdullahiahmed2160 2 жыл бұрын
heesta waxay ahayd hadiyad somaliya ugu hadyenaysan xoriyaday jabuuti qaadatay sidoo kale wll waan idin jecelnahay
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 2 жыл бұрын
Whi tani waa hees Qaran , dhammaan Kooxda & Codeeyaha Wada Somaalida Ilaashada Dalkiina aBaaxadda Weyn
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
viva M.A .kuluc iyo walaalo HARGIESA viva somaliland heestan walaalo hargiesa ayaa iska leh iyo somaliland
@mohamedjubba3451
@mohamedjubba3451 4 жыл бұрын
Soomalinimada hadeey kuugu weyn tahay waad qiironeysaa hadii kale Waxaad tahay qof dhintay. Somalia 🇸🇴 guul 💪🏽 Somalia 🇸🇴 ha midowdo ee hais raacdo 💪🏽💪🏽
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 4 жыл бұрын
Heesta waxa laqaaday wakhtigii mujaahidiintii #SNM ay halgamayeen waana hees cadow 😡somaliland ha noolaato💪💪💪💪💪magaalada hargaysa oo diyaaradu ay duqaynayso ay heestan iyaga ubaxaysay maxay tahay somalinimada ay sheeganayaan😡uf dheh😡😡
@sihaamhassan6407
@sihaamhassan6407 4 жыл бұрын
@@mahamedaliyi4308 warunta walaal warkaga wan ku farxay sidad ula hadashay kuwan wax magaratada ah eey kaga dhagtay somalinimada ay sheegayaan way riyonayaan
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
@@sihaamhassan6407 waa cadow wll qali waanla dagaalamaynaa
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 3 жыл бұрын
@@mahamedaliyi4308 warka laka hadloo xasuqi hargeysa ka dhacay reer xamar ways dhaga tiran
@fardosayusuf5858
@fardosayusuf5858 3 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi sidi koronto in laygu dhajiyay jirirco ayaan ladawan wayay qalbiga ayaan kadaremay somalinimo Allow somaali midee waxan dawanaya 30 /3/2021 21 sano ayaan jira walina mana arag dalkeygo abni leh oo isku tiirsan Allow owlaadena wadan wanagsan uga tagnaa🙏🙏❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪❤🇸🇴🇸🇴geesiyasha africa🇸🇴💪❤
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 26 күн бұрын
Today 26.6.2024😢
@cabdiqaadir5279
@cabdiqaadir5279 2 жыл бұрын
wan jeclahay dadkeyga iyo dadkeyga allaha isu keeno,🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
@soroyo____179
@soroyo____179 4 жыл бұрын
Inta qof heestan soo raadisay ixtiraam idin heya ❤️☝️
@fadumoabdisalam6918
@fadumoabdisalam6918 3 жыл бұрын
Sida kale ixtiram soomali niman kuu haayaa ma ka dharko heestaan
@izraa____twinny5416
@izraa____twinny5416 2 жыл бұрын
Hestan mba ka daalo wa jclhy comin soon 26ka june 2022
@cabdimaalik5575
@cabdimaalik5575 2 жыл бұрын
Sidoo kale
@saidsalaadsalaaddalmar2060
@saidsalaadsalaaddalmar2060 2 жыл бұрын
Si la mid ah❤
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
heesta somaliland baa leh ee noo daaya ciyaala amisom
@Mudane-
@Mudane- 3 жыл бұрын
Heestan marka maqlo kaligey ayaa ooyoo waayo waxay kaa turjumeysaa sharafta heybada iyo karaamada ummada soomaaliyeed allow nabad barwaaqo nooga dhig wadankeena aan kusoo hirino amiin amiin dhamaan guul gobonimo
@shukriciise6475
@shukriciise6475 3 жыл бұрын
Somalia ha noolaato 🇸🇴👑❤🤲 I love this song wllh
@amuumahamedziyaad2984
@amuumahamedziyaad2984 6 жыл бұрын
Wlh heestaan markaan maqlo waa jiriricoodaa ilaahow wadankeena nabad taama noo sii
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 жыл бұрын
Aameen wll 😍✊
@Mudane-
@Mudane- 3 жыл бұрын
Walashay ama walalkey heestan markan maqlo wlhi waan ooyaa waayo waxay xanbaarsan tahay qofwalboo dhiig soomaalinimo leh wuu ooyaayaa 😭😭😭 inshallah wadankeena nabad barwaaqo ayuu noqon doonaa alle haduu yiraahdo hobolada waaberi sharaf wanag iyo mawaaadinimo ayeey mudan yihiin guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mudane-
@Mudane- 3 жыл бұрын
Allow wadankeena nabad iyo barwaaqo nooga yeel fanaanintan waxay mudan yihiin abaal marin caruurteyda marka heestan daarto wey ilaa yaaban sidaan uu ooyaayo ilmada indhageyga kaa muuqato lkn waxaan xasuustaa wanagii iyo sharaftey ummada laheyd looga heybansan jirey allaha ayaa kaa baryeenaa wadanka nabad ah wlhi waan ooyey waay waay 😭😭😭😭
@hashimalimohamud7686
@hashimalimohamud7686 3 жыл бұрын
Aamiin Yaarabi
@ismahanadenyoussouf8102
@ismahanadenyoussouf8102 3 жыл бұрын
Aaamiiin
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 4 жыл бұрын
26 June 2020 From Laascaanood Hoyga Xornimada Umada Somaliyed Allaw ha i dilin anoon arag Somali oo mida
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 жыл бұрын
Amen amen wll inshallah maalintasna ma dheera 🇸🇴🇸🇴✌️🙏
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 жыл бұрын
Aaaammiiiiiiim
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Qof aydan is aqoon midawgiisu waa riyo aan suroobayn lakin adigu degaanka asd garanayso iyo dadkiisa u tag ku biir oo midaw ka dhigo walal adigoon is dhibin
@wiilwaalyare4917
@wiilwaalyare4917 4 жыл бұрын
@@mocharles5641 isaaq miyaa tahay dooni mayno Somaliland from laascaanood
@khalidismail6424
@khalidismail6424 3 жыл бұрын
@@wiilwaalyare4917 Midnimada Gacanta Hargeisa ayay ku jirtaa laascaanod bal watase Midnimo ha keento
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 6 жыл бұрын
Ilaahoow waxan ku barinay dal,dad iyo dawlad mid ah oon tafaraaruq lahayn, guusheenu waxay ku jirtaa midnimo guuldaradeenuna tafaraaruq. Guulaysta umada soomaaliyeed .
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 3 жыл бұрын
Qofkii iga danbeeya ee daawada like dhaca ku siiya 🎵✌❤ 29/6/2021
@yanoadan2152
@yanoadan2152 Жыл бұрын
29/4/2023 ❤
@mohamedomarmohamed2029
@mohamedomarmohamed2029 Жыл бұрын
2023 are you a life, mise wa siibatay😁
@qalbihodon721
@qalbihodon721 9 ай бұрын
24/10/2013 subax wanagsan ❤
@abdimajiidwalaalka8596
@abdimajiidwalaalka8596 3 ай бұрын
2024​@@yanoadan2152
@abdiali9955
@abdiali9955 2 жыл бұрын
Walahi this song made me tear up man😢 somalyeey gacmaha is wada qabsada. That's when you are stronger, together ❤
@shabdisalamshmohamed9120
@shabdisalamshmohamed9120 2 жыл бұрын
0p000
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 жыл бұрын
Allaha nafahansiiyo intaas walal
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
Abdi Ali markaad xukunka hayseen maxaad somalinimada iyo walaalnimada u fahmi waydeen imakana ma helaysaan cid aad dhacdan iyo cid aad laysaan markaa hayska dhigina wadaniyin waxa rabaan xarantii laydinku so koriyey viva somaliland
@g3n-hydra
@g3n-hydra Жыл бұрын
No we are not you communist
@liibaanismaaciil7018
@liibaanismaaciil7018 Жыл бұрын
Waa advice fiican lkn instead aad quraanku ku ooyi lahay heeso ha u ooyin
@Bagagac
@Bagagac 3 ай бұрын
Aniga waxan kumashquulay gabdhahena quruxdoda iyo calka bilicdiisa❤❤❤
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
0:48 Kuwi bilabe dabka baxaya Balalinaya waa ba'yadoda Kuwi ka beyre bahdod ka lexde Boqonta qoye waa baaba'ooda #1960 - 2021 hadaladas cadi maha somalia ha nolato✊❤🇸🇴🇸🇴😥😭😭
@mohamedjelle9052
@mohamedjelle9052 Жыл бұрын
dear somalis love you from garissa Kenya may Allah give somalia peace
@princesshawacanger5264
@princesshawacanger5264 10 ай бұрын
@peystaniyare3527
@peystaniyare3527 4 жыл бұрын
YAA DAAWANAYA 2020 LIKE HAY LA DHAAFIN SOMALIA ILAHOW NAMIDEE💪🙏
@cabdiraxmanomar5217
@cabdiraxmanomar5217 3 жыл бұрын
Maasha alaah hoboladda waaberi heesaha wadaniga fanaaniita cusub waa in wadaniyada labaras
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
heestan shaqo kuma laha waaberi tariikhda so barta waxa iska leh wallaalo Hargiesa
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Erayada waxa lahaa Cali Sugule Cigaal Duncarbeed Alle ha u naxariisto sidoo kale Ibraahim Sugow iyo Shamsa Shuumey oo labaduba heestan ku jira waa dhinteen
@sadeabdi5879
@sadeabdi5879 5 жыл бұрын
Cumar Seerbiya dalken waxi caqliga lah waa si dabar go ayan allah dhibka nagsaro🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Faan wa ki hore sxb😭😭😭😭😭 inta dhimataay Allah yarxaamu raaximin
@m.sow5511
@m.sow5511 4 жыл бұрын
Sidoo kale fanaankkii heesta qaadayay inteeda badan kuluc asna waa dhintay
@rooble883
@rooble883 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya heestan aftidii Jabuuti baa loo qaaday sidaad ogtahay. Waxaan ku weydiin lahaa heesihii NFD wakhtigaa loo qaadijray wax ma ka haysaa sida wajeeray calanka hoo.
@gympoi1957
@gympoi1957 3 жыл бұрын
Intii dhimaTeY ilaaHeeY ha Unaxariisto 😭😭😭 AAMIIN
@a.awyska3047
@a.awyska3047 6 жыл бұрын
guul somali weyn sugoow wan ku tageraa
@zakariaalizaka6091
@zakariaalizaka6091 5 жыл бұрын
Ilaahey amarkii Xaadaa iska kee istaagee ereyadaan mugaan maqloH💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
@rajianobwoy9553
@rajianobwoy9553 4 жыл бұрын
Viva Somalia 🇸🇴🖐️❤️ Hadii 2020 Dawaneysid like saar
@sihaamhassan6407
@sihaamhassan6407 4 жыл бұрын
aniga dawanaya wanan ku sarey
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
calanka faqashta ka reer heesaha somaliland ciyala amisom
@maaidaaadan8920
@maaidaaadan8920 3 ай бұрын
Waaba baryey bilicsan ororyo baxsan malin boqran Allow nolosha inogu dhame inta yaro dhiman iskugu kena hagaji somaliya somali ba leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍💙🤍💙🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍 dartii wn u dhiman karaa ❤❤❤❤❤
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 5 жыл бұрын
*26 June 2019 yaa dhagesanaya?*
@guulwadesiyaadofficially8807
@guulwadesiyaadofficially8807 4 жыл бұрын
LIIBAAN guulwade
@munosalax2348
@munosalax2348 3 жыл бұрын
Its 23 june 2021 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌❤
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 3 жыл бұрын
2021 waa joogaa
@siyaaaahmed5024
@siyaaaahmed5024 4 жыл бұрын
Waa idinkaga soo hor maray ...2020....26..June .....1luulyo .....welcome..ayaa mihii xuriyada .....🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏🏼💪🏽❤
@mascudcabdiqadir9260
@mascudcabdiqadir9260 2 жыл бұрын
Heesaha wadaniyada leh waan jeclahay wadankeeygana waa ku faanaa 🤲💟💟💋
@apdullahihazazi2889
@apdullahihazazi2889 4 жыл бұрын
15 may Malinta dhalinyarada somaliyeed(syl)🇸🇴🇸🇴❤👏👏
@petersimsen6009
@petersimsen6009 3 жыл бұрын
Greatest Somali organization in history
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
waa maxay macnaheedu somali yaa laayey soo yaaca laamida siil yaala luuq shibis yaaqshid iyo laantabuur somalia yaa leh sideen yee laa
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 2 жыл бұрын
M.a hees wadanimo kudheehantahay dadka badanaa mafahmi karaan ujeedka heestaan 😰 24 December 12/2021 12:15 am habeenimo 🇸🇴♥️ Hestan wxa laqaday 1965tii abwaankii and fanaanki qaadaybo weey dhintiin allaha swtc ha unaxariisto😰 wxey kasojedeen waqooyiga Somalia Waa cusman oo hargeisa somalia joogee inta iga dambeeso liketa yeesn iladhaafin somamalinimadu hawaarto 🇸🇴♥️😪
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
beenta jooji h Hargeysa ma joogtide mise beenta xaaraan uma taqaanid oo ciyaalaka faqash iyo amisom iska dhaleen baa tahay
@abdifatahhussein4926
@abdifatahhussein4926 2 жыл бұрын
Walahi manta 12oct qof walbo oo somali ah waa uu ogyaha kenya io badane moron galesey guul somali love somalinimo guul mel walbo ad jogtan ismujiya from nairobi kenya
@mahdra-
@mahdra- 10 ай бұрын
kuwii badheedhe somaalo baahsan nolol ku baaqay waa baayadooda kuwii ka baydhe badad ka leexde boqonta gooyay waa baaba'ooda ❤🥺
@Qalpi848
@Qalpi848 21 күн бұрын
1da luulyo 2024 somaalinimo 🇸🇴❤️👏
@dirgaxdirgax1561
@dirgaxdirgax1561 Жыл бұрын
Heesta midheheeda waxa iska leh Alle ha u naxariistee Abwaan cali sugule cigaal duncarbeed
@yahyamohamed4063
@yahyamohamed4063 4 жыл бұрын
25-june-2020🤩🤩
@munosalax2348
@munosalax2348 3 жыл бұрын
1da luuliyo 2021 4:30 iiga dhimn🥰
@Deeqojibriil1
@Deeqojibriil1 6 ай бұрын
17:1:2024 😅 waakaas aduun ... gooruu intaas jaray ma garanaysid
@cumargaashaan3770
@cumargaashaan3770 4 ай бұрын
​@@munosalax2348qgu😊😊😊😊😊
@apdullali9846
@apdullali9846 2 жыл бұрын
Waligeey Somalia ma tagin ...lkn wanjeclahy mar un inan tago ...Somalia HANOOLATO 🇸🇴 ❤
@zamzamabdullahi9957
@zamzamabdullahi9957 3 жыл бұрын
Waabaa baryay Bilicsan Arooryo baxsan maalin boqran alxamdullillaaah 🇸🇴 💜
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
26 june baaan dhagaysanayaaa heestii aderkay kuluc iyo din carbeed sameeyan waaga midnimo iyo wallatimo ayaan ubugnay lkin hada anoo cadhaysan ayaan dhagaysanaya Alle dalkaygii somliland ii dhowr
@cabdullaahicalisabaax2359
@cabdullaahicalisabaax2359 9 ай бұрын
❤❤❤ SAAXIBA TA.LIIF C...HI QORSHE IYO HOBALADA WAABWRI INTII DHIMATAY ALLAHA UNAXRIISTO AAMMIIN❤❤❤❤❤❤❤
@shamsoqase1752
@shamsoqase1752 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎉 26ka jun iyo 1da July Ilahow nabad iyo hormar waaro nasiii
@wadanisomaliyed9796
@wadanisomaliyed9796 6 жыл бұрын
maasha Allaah Guul fanaaniidta Waaberi
@sucaadmuuse1986
@sucaadmuuse1986 3 жыл бұрын
Heestan yaa lahaa talaw somalia way isaga heesaysaaye. Iska ogaada heesta jamuuriyadda barakaysan ee soomaaliland in ay leedahy viva somaliland 💪💕👑
@farhaanahmed5637
@farhaanahmed5637 3 жыл бұрын
Somaliland waa xgee
@cabdiraxmaancabdulaahi9804
@cabdiraxmaancabdulaahi9804 3 жыл бұрын
Heestaan markii lasameynaayay somaliland wax layiraahdo majirin
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaancabdulaahi9804 British somaliland brotectorate awowgaa oo cambuulo cuna taliyaaniguna cawaansado ayay jirtay laxeey!
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cali sugule duncarbeed ayaa lahaa heestan
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
2023 ayaan soo raadiyay.
@madadaalo1941
@madadaalo1941 4 жыл бұрын
Erayadii cali sugale alla haunaxaristo 26 6 2020 from hargeisa
@ilyasmohammed6377
@ilyasmohammed6377 4 жыл бұрын
1 luul 2020
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 the unity is a strength we've to unite and be one nation ,, United nations and arab league are those destroying our country and makes us different states that's why we are still suffering war and unstable condition insha alah one day we shall unite our and stand up
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
we dont need you or your midnimo stay where you belong and stop talking shit you are making any f….. sense
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Hobolada waa Bari lafdhabarka qaranka 🇸🇴 Allane ha unaxaristo Aayadey shamso shumey iyo fanaanka qaaliga waa labada maanta naga hooseeya uduceeya😭
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 жыл бұрын
Hh Markaa Ma Yagaa Leh Oo qaday Heestan Waar Umada Ka Xishooda Kuluc Baa Qadaya Erayadan Waxaa Samaeyeye Cali sugule
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 жыл бұрын
@@xaqudirir9789 Qof xanuunsan ayaa tahay Alle haku caafiyo, Aniga miyaa kahadlay cida heesta leh mise afsomaliga aqoonin sida loo aqriyo 🤔.
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
@amiir abukar heestan waaberi maha beenta jooji ilahay ma jecla beenaale heestan waxaa leh wallaalo hargiesa may jirin waaberi markii laqaaday
@ayaanmaxamed6400
@ayaanmaxamed6400 2 жыл бұрын
we love Somali wayn 🇸🇴❤❤💯🌹
@H.EPresidentGaas
@H.EPresidentGaas 3 жыл бұрын
25 june 2020 hargeisa 😌🇸🇴❤️
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Wll waa khalad heesta ilaahay ha u naxariisto Cali sugule ayaa leh maaha Cabdilaahi qarshi
@sacdiyojaxaf7352
@sacdiyojaxaf7352 3 жыл бұрын
2021 Yaa daawanaYa 1 luuliyo 🇸🇴😘💯
@shaashaacade4676
@shaashaacade4676 5 жыл бұрын
Wixii 2019 dhagaystay like iisaar
@ismailodowa9153
@ismailodowa9153 3 жыл бұрын
Somalia guul iyo gabanimo heestan marka maqlo qaran somaliyeeda aan dareema
@cabdicasiistimajilic2190
@cabdicasiistimajilic2190 5 жыл бұрын
xusuus hestaan barnamijka subax wanagsan ayay dahfur ama dhextaal igu ahaan jirtay 2010-kii idacad FM ah o somaliya ka howlgali jirtay
@alisamaan9628
@alisamaan9628 3 жыл бұрын
Best wadani hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahy. Salaan. Boqortooyo
@macadantaadalka5783
@macadantaadalka5783 4 жыл бұрын
Waa eryadi abwaan cali suugule duncarbeed reer
@mahdra-
@mahdra- 10 ай бұрын
kuwii bilaabe dabka baxaya belilinaaye waa baayadooda kuwii ka baydhee badad ka leexde boqonta gooyey waa baaba'ooda ❤
@sulekholove1646
@sulekholove1646 Жыл бұрын
Heesatan mar walbo aan shaya aandoonayY ii hirgalo bn ku tuuurtah faxad ahaan waa mark allh u mahadcesho kadib bn ku tuuratah qaas baba iitahy wlhi❤️الحمد الله رب العالمين ❤️
@qarastabm6041
@qarastabm6041 2 жыл бұрын
Viva somalia waqtigeedi waa dhawyahy guushu iyo barwaaqadu
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 Ай бұрын
U duceeya abwaanada reer somaliland ee sameeyey heesa xoriyada❤
@captainmodel3764
@captainmodel3764 Жыл бұрын
Wadank dacaad ah captain model😰❤️
@fartunmohamed8253
@fartunmohamed8253 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2021 heestaan kama daalo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴allow somalia nabad ka dhig
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
fiiri heestan dadkii lahaa ma rabaan calankan qurunka ah markaa ama hees samayso ama heestooda u daa far iyo lababa lagu galiye
@behumblealways2510
@behumblealways2510 26 күн бұрын
Xornimada Umada Somaliyeed . Happy Independence Day .
@abdibasidmohamud2886
@abdibasidmohamud2886 3 жыл бұрын
1st luul iyo Nairobi allow wadankeena nabad nooga dhig
@leyloabdinuur6160
@leyloabdinuur6160 6 жыл бұрын
masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@user-bk4ex3zm6o
@user-bk4ex3zm6o 3 жыл бұрын
WALHI WAN QIRODAA..🥺🥺🥺💖ILOVE U SOMALI
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
sun laguu qoosh hees samayso heesaha somaliland haku qiiroone
@mohamedabdikadir7757
@mohamedabdikadir7757 8 ай бұрын
Ma Raadiyo Heesihii Hore ee Xasuuusihii Hore Dartood Ayaan Uso Raadsha🌧️❤️
@missalisha1155
@missalisha1155 5 жыл бұрын
Somalia guul wacan maanta waa 2019-7-1 hanbalyo kowda luuliyo
@mr.seegaro7871
@mr.seegaro7871 2 жыл бұрын
Mantana wa 14_3_2022
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
1 da luuliyo af talyaani baa loogu heesaa heestan waxa iska leh somaliland tuugsnimada iska daaya ciyaala amisom
@fartuunxussenmaxmed4902
@fartuunxussenmaxmed4902 Жыл бұрын
@@abdinoor2023 thank
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Erayada Abdillilahi qarshe Codka maxamed ahmed Kuluc iyo hoblada waaberi heeska asalka sidas ayey ahed Iiminka muusiga aya cajiib ah oo oorgan ba lagu laray
@zakariyaismail8261
@zakariyaismail8261 6 жыл бұрын
somaaliya ha nolaada somaaliya ha is raacda illahow dowladen waartaa
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 4 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
ama is raaca ama is qasha anagu somliland baanu nahay
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
😂😂😂 adeer ereyada cali sugule dun carbeed baa lahaaaa ee qarshe ma lahayn halkaa inaga hubaya
@iftinxaaji898
@iftinxaaji898 3 жыл бұрын
30/6/2021 waiting 1/luulyo🇸🇴💙from borama
@abdulsamadi8131
@abdulsamadi8131 3 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2021 viva Somalia Somaliya ha israacdo
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Heestan Ereyadeeda waxaa leh abwaan jamhuuriyada somaliland u dashay oo la odhan jiray Cali sugule cigaal (dun-carbeed) Abwaankan waa caan oo waxaa uu sameeyay heeso badan oo wadani ah zida 1: nin lagu seexdoow ha seexan.. Oo ay magool qaado . 2:af qalaad aqoontu miyaa oo uu qaadi xasan diiriye iyo heeso aad u badan oo caan ah oo aanan halkan ku koobi karayn Cali sugule dun-carbeed Dubai ayuu ku geeryooday. Magaalada hargaysa waa lagu aasay 2016 . Alle ha u naxariisto ameen ameen Aamin.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Mahamed Wardi AUN🇸🇴💕
@apdalaapukar5522
@apdalaapukar5522 4 жыл бұрын
Isku soo duub oo waa abwaan somaliyed somaha
@bella-xb1ug
@bella-xb1ug 4 жыл бұрын
Abwaan somaliland ah kulahaa.... yaa ila qosla🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 War cudurka kugu jira kumuu jirin abwaanka. Salaamaad
@abdirashhiidcubeyd6898
@abdirashhiidcubeyd6898 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naza Xariisto
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
@abdijalil ahmed Abwaankii heesahan sameeyey isagoo dalkiisu yahay Somaliland ayuu geeriyooday Alle ha u naxariistee
@maxamedyuusuffarmaajo
@maxamedyuusuffarmaajo 5 ай бұрын
Alahayow waad awoodaye mid inaga dhig 😢😭☝🇸🇴❤✊🤲aamiin
@lovemaareeye
@lovemaareeye 3 жыл бұрын
July 21 year 2021 . Yaa dhagaysanaya... Subax arbaca 2nd day eudyl adxaa 9am
@maxameddeeq7267
@maxameddeeq7267 Жыл бұрын
Guuleed erdugaan
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Walaal Mudugboy , WAA ERAYADII AUN ABWAAN CALI SUGULLE. MAHADSANID
@wrfhbg
@wrfhbg 4 жыл бұрын
Heestaan kamadhargo. I don't know why? 2020
@mohamedigaal1711
@mohamedigaal1711 Жыл бұрын
I love my community. North South East West.May Allah bring Somalis together
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 4 ай бұрын
Its 17-march-2024 🇸🇴 I'm listening tonight Ranadan mubarak ✌️❤️🇸🇴
@mohamedyusuf8605
@mohamedyusuf8605 4 жыл бұрын
Wadanken illahey nabad hanoga dhigo yaa rabi yaa raxman
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 2 ай бұрын
alle ha u naxriisto cali sugule durcarbeed ayaa heestan lahaa waxaana u u sameeyay jabuuti matkii doorashadii ka socotay
@EngAhmedHashi
@EngAhmedHashi Ай бұрын
Let's be honest, this song didn't come up in our recommendations. We searched for it.
@mahadofficial8915
@mahadofficial8915 3 жыл бұрын
Caaawa waxey Taariikhda ku beegan tahaY june_6_2021_Waana degsaday isku diyarinti maalintii xuriyadii 26June io 1lulyo🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maslaxmed8526
@maslaxmed8526 2 жыл бұрын
ok
@mohainacabdi3466
@mohainacabdi3466 4 жыл бұрын
يحفظك رب الصومال كفووووووو🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐👎🖑🖑🖑🖑🖑🖑🖑🖑👎🖑🖑🖑🖑🖑🖑👎❤❤❤❤💘💘💘💘
@khaalidmareey5366
@khaalidmareey5366 4 жыл бұрын
Viva soomaali
@user-fj8vl9dg4d
@user-fj8vl9dg4d 4 жыл бұрын
Kowda lulyo can't wait 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴Soomali guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴horay usocda dalkeygiyow 🇸🇴guuleysta ❤❤❤
@sugaallaki1639
@sugaallaki1639 5 жыл бұрын
Hees mcn waaye
@GALOOL.
@GALOOL. 3 жыл бұрын
Heestaab tii Soomaaliland ayaan kasoo raacay m.a tanaa macaan
@mohandek
@mohandek Жыл бұрын
Qofkasto heestan soradiyay ixtaram goni ayan idin haya❤🙏
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 3 жыл бұрын
inyar oo saaxibul caqli ah ayaaa fahmaysa heestan anay maalin maalmaha ka mida oo aan fogayn power keenii wuu soo noqonayaaa qofkastaa halkiisa ha uga jihaado qaranka from somaliland
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Soomaaliya hanoolaato🇸🇴
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 жыл бұрын
^1/7/2020 kowda luuliyo🇸🇴❤️👏💋👄😍* Yaa wadani ah oo wali halkan taagan??? 🇸🇴👏🇸🇴💋💋🥰❤️😍❤️👄 *Hambalyo dhaman shacabka somaliyed Iyo inta comments kayga aragty*
@Abdiqaadirsayidali89
@Abdiqaadirsayidali89 26 күн бұрын
Heestan waxaan soo booqday Maalinta xoriyada 26/june/2024 🇸🇴
@rahmacumar2336
@rahmacumar2336 2 жыл бұрын
Kenya waa baa’booda 😂💙🤍
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Maansha allaah calankeena quruxbadanaa kuwa diidaday maxaynu nidhaahnaa cawaale waxba udhimimaysaane idinku cidla haku qolfina
@mounakaaba6846
@mounakaaba6846 5 жыл бұрын
Ilahay Somalia dhibta haka saaro heestan wan la qiiroda wlhy
@Walkingnomad.
@Walkingnomad. Жыл бұрын
Midnimo ayaan xoog ku leenay wixi kale waa dewersi iyo dulinimo Somalay, From Hargeisa
@caishaadow5169
@caishaadow5169 4 жыл бұрын
Yaa so boqday 1 luulyo darted biri wyeh 1 luulyo 2020 ha idhafin🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘
@ilyasmohammed6377
@ilyasmohammed6377 4 жыл бұрын
1 luul 2020
@amiinbabaa3854
@amiinbabaa3854 3 жыл бұрын
Qadaad wayn
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Жыл бұрын
af talyaani ku heesa ciyaala amisom heestan somaliland ba lehe
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Proud of Somalia free somalia
@aminasheikh1458
@aminasheikh1458 3 жыл бұрын
1july 2021 haben jimco ah Turki spart Somalia hanolato💙💙💙💙🇸🇴❤️🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@wahbilevy8590
@wahbilevy8590 3 жыл бұрын
Heees wadani Mashaa allah
@safaxiis9043
@safaxiis9043 2 жыл бұрын
Inanta wiilka bidix ka xigta wlhi said bay u jiboonaysa🥰 way la haysta heesta🥰 guul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xusuusonline
@xusuusonline 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto iyada iyo wiilkaba waa dhinteen
@safaxiis9043
@safaxiis9043 2 жыл бұрын
@@xusuusonline wlhi ma ogeen ilahy how naxriisto tolow ma alshabaab baa dishy
HOBALADA WAABERI HEESTA GOORMAAN LADDDDNAANAY 60-KII
5:18
xusuusonline
Рет қаралды 932 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Ahmed Rasta - Haybad waxaad Ku leedahay, Dhulkaaga Hooyo - Full Song
6:03
Madaale Productions
Рет қаралды 6 МЛН
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 833 М.
HOBALADA WAABERI HEESTA CALANKA SOOMAALIYA
9:44
xusuusonline
Рет қаралды 860 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН