Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )

  Рет қаралды 1,720,231

Naji Productions

Naji Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 598
@abdijamalessediig4329
@abdijamalessediig4329 2 жыл бұрын
Wallahi waan ilmeeyey ninkii arkay ayuun baa garanaaya qiimaha iyo gobanimadii fanka somaliyeed lahaa iyo wuxuu ahaa fankeeni ama soo arkay ..one love inta ku hadasha afsomaliga
@guypaul4926
@guypaul4926 4 ай бұрын
😢❤
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
​@@guypaul4926SOOMAALI WEYN. YAA U ILMEYNEYSA. HALYEYADII QAALIGA AHAA. A U N. AAH AAH
@samataradde686
@samataradde686 Жыл бұрын
Maasha alah waa waagii aan bini’aadamka ahayn ugu yaraan waan noolayn oo belaayo iyo qarax iyo wahaabi ay na soo hayeen oo sidan nala damacsanaayeen baaba’a ah. Alah soo celiyo somali qurxoon.
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 2 жыл бұрын
I wish I was born at that time😭😭😢 Fananiin Qurxoon & Dal Qurxoon Allow unaxariiso inta dhimatey inta Noolna Caafimad &Cimri dheer sii❤️ Fan waa Fankii hore.... Dadna waa Dadkii hore wallahi..
@abdirahmanyusuf8148
@abdirahmanyusuf8148 6 ай бұрын
jk;jkl
@عبدالعزيزحامدعبدالعزيز
@عبدالعزيزحامدعبدالعزيز 7 жыл бұрын
ياسلام نخبة من فناني الصومال بقيادة الفنانة المبدعة فاطمة قاسم تحياتي لكم من السودان شعب الصومال الشقيق
@idalahow
@idalahow 7 жыл бұрын
عبدالعزيز حامد عبدالعزيز الله يسلمك
@qaysj8451
@qaysj8451 6 жыл бұрын
نحبكم يا إخوانناالسودانيين
@mohamedibrahimali1687
@mohamedibrahimali1687 5 жыл бұрын
Set
@SaeedOthman-tr7ld
@SaeedOthman-tr7ld 5 жыл бұрын
حفظك ربي نحب شعب سوداني الشقيق
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
تسلم ي اخونا من السودان والله نحن بحبكم السودان الشقيق
@حسناحمد-ز3ع
@حسناحمد-ز3ع 5 жыл бұрын
تحيه للشعب الصومالي الشقيق ورحم الله الفنانه حليمه خليف مقول وفاطمه قاسم اخوكم حسن من السودان الشقيق
@pacifierboy
@pacifierboy 2 жыл бұрын
Wlcme
@elzunaariofficial1935
@elzunaariofficial1935 Жыл бұрын
How comes yu knw them and yu r sudanese but thanks
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 Жыл бұрын
​@@elzunaariofficial1935أغلب الفنانين زارو السودان حليمه مغول وفاطمه قاسم واحمد ربشه وحسن سومطر ومريم مرسل ومحمد احمد كلع كلهم اطربونا في الخرطوم شكرا 🎉🎉
@adanhassan1234
@adanhassan1234 11 ай бұрын
You’re welcome enjoy Somali music
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 3 ай бұрын
SHUKRAN. AKHUYA
@fahadali1912
@fahadali1912 4 жыл бұрын
SO MANY TALENT AND LEGENDS IN 1 VIDEO.... even that microphone is more talented than the so called Somali singers we have today! Allah haa uu naxariisto inti dhimatay❤️
@farhiaabdullahi5759
@farhiaabdullahi5759 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto intii dhimatay xaliimo qaliif magool, Qadiijo cabdullahi daleys Faadumo qaasin hiloowle Seynab xaji cali baxsan Cumar dhuule cali Beerdilaacshe Cimriga cafimadka iyo cimadada alle ha u siyaadiyo Qamar cabdullahi harawo Hibo maxamad nuura Fadumo cabdullahi kaahin mandeq Xassan adan samatar iyo cabduqadir juba
@mayAdam8888
@mayAdam8888 5 жыл бұрын
Waa fanaaniintii qiimaha iyo qaayaha badnaa😍 ilaahay hoow naxariisto intii dhimatay kuwa noolna caafimaad🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Жыл бұрын
Yaa sallam Barisamaadkii,Hobolada waabari iyo Madaxdii Qaranka oo Faraxsan,Hambalyo dhamaantiin,inta dhimateyna alaha u naxariisto,inta noolna ilahay ha siiyo cimri dheer oo barakeysan
@hanadimrgan9214
@hanadimrgan9214 5 жыл бұрын
ي حليل. زمنك ي فاطمة قاسم فترة المشاركات الفنية بين السودان والصومال. تحياتى للشعب الصومالي الشقيق
@حسناحمد-ز3ع
@حسناحمد-ز3ع 5 жыл бұрын
الصومالين حبايبنا ياهنادي واشتغلو معاي في السعوديه وسكنو معاي سكن واحد شعب غالي علي قلبي اخوك حسن من ام درمام
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f Ай бұрын
Barisamaadkii Anigo Soo dhameystey Gurmadkii Howlaha Mashaariicda Qaranka,isuna diyaarinaya Waxbarasho Jaamacadeed. Barakalahu lakuma wabaraka calaykuma wajamaca baynakuma fii khayrin,Aroos wacan,Guurkiina guur Nagi....
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Madaalayaashii hobalada waabari intii dhimatay allah unaxariists inta noolna caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban
@foziamohamed6742
@foziamohamed6742 6 жыл бұрын
Best time ever. I hope we can bring back a time. Somalia neve same again.
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Asc wlly naftaada been ha usheegin waayo alle wuu awoodaa in sidii hore uu kusoo celiyo balse adigu waxaad leedahay waan kusoo celin karnaa sidii hore nabad walba haday timaado hasugim sidii hore waayo dadkii hore iyo kuwan isu madhawa wlly dhan walba ka eeg awal ma maqli jirtay saqiir lakufsanaayo nin dhahaya waa leyqabaa nin iyo naagtiis fagaaraha isku caaya xasidnimadaa kubadan kuwan kuwii hore wexey ahaayeen kuwa naxariis bdn
@jijaluup7873
@jijaluup7873 6 жыл бұрын
mansha alah hibanuura daaleeys fadumo qasin baxsan waa kala daranyihin inti dhimatay alaha unaxaristo inta lona ilaho qatumada utosi amin anaga iyo ayagaba
@amalismail7772
@amalismail7772 11 ай бұрын
masha allah dadki hore aad bay u qurux badnaayen,,natural ayay ahaayen
@saciidcumar9534
@saciidcumar9534 5 жыл бұрын
Xidigihi hobalada waabiri ciddi kamaqanayn.ilaahay ha u naxriisto inta dhimatay.inta noolna ha u naxariisto aamiin
@somaliyahh
@somaliyahh 7 жыл бұрын
I wish I was born in this era 🙃😭❤️
@shamsamuxumad1729
@shamsamuxumad1729 6 жыл бұрын
It was good time they was love each ather
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@kayo5011
@kayo5011 4 жыл бұрын
No you don't, just 3 years later and the entire nation would be plunged into darkness and the future generations hopes would be sold
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 4 жыл бұрын
Waxay nolol buruto ah ma ahan wax loo shalaayo ee tan soo socotaa ka fican ee nitadda dhiso madam aduunku manta ka hormar San yahay somaliyana maanta bey ka hormar san tahay oo manta dalku waa wada magalo madax lakin waagaas wadanku xamar uun buu ahaa wax walba oo aad u baahto xamar baa loo is Nauru , dhinaca xukunkana waxay meel xero ciidan ah oo dadku xabsi kor ka ka furan bey ku jireen
@somaliyahh
@somaliyahh 4 жыл бұрын
@@kayo5011 that’s tough but I assure you I still do 🤷🏽‍♀️
@mohamedkaapa4762
@mohamedkaapa4762 9 ай бұрын
Hampalyo waa habeen wacanee Waa guur hido iyo dhaqan lehe Hampalyo Heshiis waalid iyo duco lehe Arooos heybad iyo sharaf lehe Hiba eebe , eebe, farxad lehee
@blvr10
@blvr10 5 жыл бұрын
Zaman waa kaa iyo dad !!!💔😢 Allaah yaaraximah nti dhimatay, 4ta fanaan ka hartayna cimri iyo caafimaad. #Somalidi _1990❤❤🤕
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 4 жыл бұрын
To the young " say walahi people" who do not know these artists. They are Omer Duule (RIP), Hassan Adan Samater, A/Qadir Juba and I cannot recall the legends. For the women, it Dalleys, Magool, Faadumo ( RIP), Hibo Nuura, Nimco, iyo Qamar. I cannot recall the names of others. We love them all coz they kept our culture and heritage.
@SO-ud6ro
@SO-ud6ro 4 жыл бұрын
Explain this (RIP) shit. U sound like wallahi crowd with this sheet
@funandfact2469
@funandfact2469 4 жыл бұрын
Rest in peace asshole don't be rude
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 4 жыл бұрын
@@funandfact2469 Thanks loop
@suldanmohamedibrahim9139
@suldanmohamedibrahim9139 3 жыл бұрын
B
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Hibo Ibrahim. Ragga waxaad ka tagtay ahun Beerdilaacshe, gabdhahana Nimco kuma jirto ee waxaa ku jira ahun Baxsan iyo Maandeeq. Ita kale waad saxan tahay. Mahadsanid
@midnimomohamed4993
@midnimomohamed4993 8 жыл бұрын
Fannaaniin Sharaf Leh Magool, Qamar, Baxsan, Faadumo, Dalays, Hibo, Maandeeq, Samatar, Cumar, Jubba Iyo Beer-Dillaacshe Alle Ha U Naxariisto Inta Dhimatay Inta Noolna Cimri Dheer Iyo Camal Suubban.
@adammursal4106
@adammursal4106 7 жыл бұрын
Si fiican ayaad u saxday sxb magacyadooda. Alle Ha U Naxariisto Inta Dhimatay Inta Noolna Cimri Dheer Iyo Camal Suubban.
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
midnimo Mohamed wllo cumar dhuule ayaan isna ku jir waana ka u dhexeeya jubba iyo xasan aadan
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
midnimo Mohamed dumarkana faadumo qaasim hilowle ayaad ka ilowday wllo
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Midnimo Mohamed Afkaaga caano iyo malab lugu qabay weliba sidey isugu xigaan ayad umagacowdey
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Baxsan kuma jirto
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun inti dhimatay inta nol cimri dher cafimad leh alaha no siyo amiin
@abdiahmed4466
@abdiahmed4466 7 жыл бұрын
waaberi legends, Inta dhimatayna Alla ha u naxariisto inta noolna cimrigooda ha dheereyo.
@abdifatahjooye5439
@abdifatahjooye5439 5 жыл бұрын
Dumarkii hore qoor midab jukuleed leh ayey ahayeen kuwa hada jogo guley cali banjar aad modo baras inay ku dhacday waaye , nacalaye diyanada iska daaye midabkas qurxan ayaa lehedeene
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 6 жыл бұрын
F..Qaasim,Qamar c.harawe,Magool hiba nuura khadra daahir Cidna ma maqna waaberi Waaw Iyo dhanmaan ragga samatar beer dillaacshe iyo kuwa kale!!! Inta dhimatay AUN.thanks.Xasuus..wacan. i
@CabdidahirAdanDiiriye
@CabdidahirAdanDiiriye 6 ай бұрын
Hambalyo Labiib shaqo.fiican ayaad qabatay Barakalahu Lakuma wabaraka calaykuma wajamaca baynakumaa fii khayrin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Barisamad wuu badana Hobaladi waaberi allaw U naxriiso intii dhimatay inta nolna cimriga u dhere ❤️🙏🏾😭💔💔
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore fana waa fankii hore alle uwada naxriisto intii dhimatey intii noolna alle cimri dheer ha siiyo.
@aimaam8365
@aimaam8365 7 жыл бұрын
I was 1 year old when they sang this song. And I love it
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 5 жыл бұрын
Anna sanadka 87 bn dhashay aduuun qiimo malahan mustqbalkii iyo waayihii dawladnimo kuwii inaga burburshay alle cadaabta kufogee
@Global_just
@Global_just 5 жыл бұрын
Mohamed Abdulahi Aamin
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
I was 4 yrs old
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 4 жыл бұрын
@@ahmeddiiriye4624 same age 4
@flygulag3510
@flygulag3510 2 жыл бұрын
Bruh..
@kadraismail5428
@kadraismail5428 Жыл бұрын
Hujaabka ma xidheeena hadana sharafta masakiiintaa allah u naxariiistooo aaaaaamiiiiiiinn ya rabiiii
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 6 жыл бұрын
marka qof qalbiga dhex dago wax wayn buu ku mutaystay dadkaan if iyo aakhiro allow ka farxi amen
@Somfox1
@Somfox1 9 жыл бұрын
Waa markii somali sharaf lahayd .. dowlad xoog leh , waxad aragtaa sharafta ka muuqata hobolada somaliyed.. waayo waayo...somali u darsatay kacaanki barakaysnaa , horumarkii , warshadihii, waxbarashadii , iyo xabashida oo la tusay waxay tahay .. sharaf somaliyed dheh
@WarsameOmar-wz6vo
@WarsameOmar-wz6vo Ай бұрын
Waa Aroos wiil uu Siyad Barre awoowe u ahaa 1987 " Hooygooda ha ka dhigo Ilaaheey kii lagi hodmee taran leh❤️" Ereyadii M A Kaariye Laxankii X A. Samatar
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
AABE. JAALE. SIYAD. DHEH. WAAD. BUKTAA
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
WAA AROSKII. JAALE CADULLAHI. MAXAD. SIYAAD. WAA WIILKII. AUN. AABE SIYAAD
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 9 жыл бұрын
Soomaali duuli weligeed kama dhamaado dadkaan qabiil ayaa maskaxda kaga wada xaaray war wadankiina ka hormariya danaihiina gaarka ah iyo qabiilkiinarag iyo geelba haldoor kama dhamaado soomaaliyana markale weey istaagi doontaa inshalaah intiina qurunka qalbigu ka qurunsadayna waan idinka guuleeysan doonaa in sha allaah
@tehulubelay872
@tehulubelay872 4 жыл бұрын
This song was re-sung by Ethiopian-Somali Traditional Group.Gr8 Fore-singers indeed!
@mounaawaleh8580
@mounaawaleh8580 5 жыл бұрын
Somali people was one , i hope to unit Allow somali mideh oo isquken
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Walee wakuwaa dadka ahaa sida badelkoodii loo helaa wey adagtahey Alow inta dhimateyna u naxariiso inta noolna cisi iyo caafimaad sii aamiin
@maandaweeye230
@maandaweeye230 Жыл бұрын
Waa dadkii Fanka halaah Magool Aun Dalys Aun Saynab baxsan Aun Fadum qaasimi Aun Cumar dhuule cali Aun Beer dilaacshe Aun Intii kale cimri dheer Xasan adan Juba hibo nuura Qamar maandeeq 🥰
@CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd
@CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd 6 жыл бұрын
Inta dhimayna ilaaah ha u naxariiisto inta noolna cimri dheer cibaaado suupan 22:12:2019 ayaaan daawanooyaaa
@qaysj8451
@qaysj8451 6 жыл бұрын
Mamoyinki Fanka somalida love them.
@abdulahisaid4682
@abdulahisaid4682 8 жыл бұрын
wayaaya aamusa waa arrooski ali mxamedsiyaad zubeda sh ibraahim anna malxiisbaan ka ahaa alla u naxariisto labadaba
@aragsan6552
@aragsan6552 6 жыл бұрын
gabadha ma xabadi ayaa dishay
@mushtaqabdinaano4802
@mushtaqabdinaano4802 6 жыл бұрын
Ax yaa fanaaniin walahy. Siday isoogu kalsoon yihiin waxaa kaaga daran quruxdooda allow u naxariiso into dhimatay inta noolna cimri cafimaad wata sii
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 4 жыл бұрын
Meeshan & waqtigan ma garanayo lakin xasuusteyda sidaan oo kale waxay isu walwali jireen markey meesh afashiyan askartii dalka afduubka ku haystey oo weliba magool aad & aad Dax uma ahan lakin inta kale cirkey ku jiraan oo waa tuna aysan marka sidan filayo askartii baa fadhida
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 3 жыл бұрын
Adduunow abbahaa was, Xulkii Waaberi hadda oo aan qorayo waxa ka nool Qamar, Xasan, Jubba, Maandeeq iyo Hibo, magacyada Soomaaliya ka lumay ee legends-ka ah waa Beer Dillaacshe, Dhuule, Faadumo Qaasim, Baxsan, Magool iyo Dallays. Allow meel fiican mari miiddii iyo labeentii ummadda.
@horseederamadan5011
@horseederamadan5011 2 жыл бұрын
ALLAHA IDINXIFDIUO FANNAANINTII QARANKA EESHARAFTA LAHAA AAMIIN
@mohosman4089
@mohosman4089 8 жыл бұрын
Hibo/Nuura, Dalays iyo Faadima Qaasom Hiloowle waa muuqaalka dhabtaa ee qaranka soomaaliyeed. Qore: oday soomaaliyeed Maxamed Ashir (Dhalac.)
@farxaanmaxamed5125
@farxaanmaxamed5125 6 жыл бұрын
moh osman hibo.nuur
@inafern
@inafern 3 жыл бұрын
song title?
@ahmedmuhudin7808
@ahmedmuhudin7808 6 жыл бұрын
👏👏👏👏😔😔😔👏👏👏 Aleey arxma raaximiino inda ga dhimty fanaaniida sharf mudn
@bishaaromohamed3144
@bishaaromohamed3144 5 жыл бұрын
Allah xusuus ilaahayow sharafta wadankeena noo soo celi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmansaxxaneabdi3549
@abdirahmansaxxaneabdi3549 4 жыл бұрын
Hobaladeena caku aloow fanku fan ma aha
@yahyeahmedofficial
@yahyeahmedofficial Жыл бұрын
December 2023 and still wu nool yahy heesihi iyo dhaxalki ey ka tageen qaar kamida wa dhinteen ahun qaarna waa tacbaan oo wey gaboben adunyoy alla mxadan waji lahyn 😢
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 5 жыл бұрын
Bal eeg Dadkan Nolosha iyo quruxda ka muuqata iyo duliga iyo darxumada lagu doorsadey.
@anissahassan804
@anissahassan804 6 жыл бұрын
Woo hobo ladaan waaberi Mogadishu 87 very nice people I hope the countries come back again inshallah
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 5 жыл бұрын
It will never, you are dreaming.
@amiinaabdulahi1543
@amiinaabdulahi1543 2 жыл бұрын
@@aqadiromer1392 😲
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Waa walidiinteennii alow u naxariisto intii dhimatay ya allah
@onleyme1129
@onleyme1129 3 жыл бұрын
ماضي جميل وعباقرة الفن الأصيل
@themohalove762
@themohalove762 4 жыл бұрын
Heestaaan la qaadaayo ana caloosha hooyo ayaan ku jiraa waan dhalan rabaa cml noh
@sahraadanadan6945
@sahraadanadan6945 2 жыл бұрын
Masha Allah illahey ha unaxariisto janatulfardosa Allah geeyo aamiin yarabi intimate dhimatey inta noolna illahey ha xafido aamiin
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 6 жыл бұрын
Waa intii sunday people wadanka soo galin only ree muqdisho ayaa garankarnta taariikhda qaybteed
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 9 жыл бұрын
Allow kuwa janada looga heesa kana heesa inaga dhig aamin. Nin ba laga hayaa war heedhe jaceylka,khamriga iyo heesahaba janadan u dirsadey saa waa lagu waaraya,lagamana gaboobayee. khamra jannaadkana laguma sarkhaamayee.
@cabdiwasac3967
@cabdiwasac3967 5 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo inti dhimatay waagan buu fanka qiimo laha runti
@maxamed7258
@maxamed7258 4 жыл бұрын
This is when I started 1st grade 6 years old In Muqdisho Hawlwadaag..
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Howlwadaag Hoosedhexe maa dhigan jirtay? Waa wareey, ma xasuusataa diratoorkii Cumar Boodboode? Aniga inaa 1985 bilaabay jeclahay.
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 Asc, may sxb ma xususto..macalin Abdiqadir ayan xusustaa..ano dhigata ayu dagalka dhacay..
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
@@maxamed7258 Anigaba waa dhiganaaye, galableey ayaan ahaa. Fasalka shanaad ayaa ahaa, galaaska dariishadiisana dhanka meesha biyaha fadhiisan jireen ku aadanaa. Markaa baxaayana dhanka Suuqa Miijiska mari jiray oo degmada Hodan ka imaan jiray.
@hagaagtv5681
@hagaagtv5681 6 жыл бұрын
waa xusuus iyo barisamaadkii Illaahey ha u naxariisto intii dhimatey
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
Hagaag Tv show
@flockadidi
@flockadidi 4 жыл бұрын
If a yu listen 👂 this song in 2020 puts your hands up 👆
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
waa hobakadii murti iyo midaalo qurux badan kaalaya Shacbka Somalia waayo arag kugu filan walal dooelada Somalia ixtraam qaado midnimo waa shacab ogal midnimo u baahan hoogan wacan mudan keen Somalia hal mid sii dalka Somalia
@ramlocabdi3635
@ramlocabdi3635 6 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH intii dhimatay ALAHA u naxariisto waxaa ii muuqda fanaaniintii waaberi in kamida kuwoodii ugu qiimaha badnaa lkn wiil yaroo aan ku leebal ahaynbaa iiga dhex muuda!!
@mohamedabdulahi8376
@mohamedabdulahi8376 5 жыл бұрын
Jubba xiligaas legend buu ahaa hubaal
@aidaruskhalif6473
@aidaruskhalif6473 19 күн бұрын
Alle ha u naxariisto inta dhimatay (1. Xallimo Khaliif Magool. Fadumo Qaasim Hilowle. 3.Zainab xaaji Bahsan Siigaale. 4.Khadiija Abdullahi Daleys. 5 Cumaar Dhuule. 6 Cabdi salaad Beerdilaacshe).wax yar ayaa ka sii nool. Kuwana waxa la gudboon inaanay toobadu ku seegin daf iyo muusik.
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
Maandhoow Mansha Allah wax kabaro la Somalita walal
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Waa fananiita hoboladii waberi intii dhimatay AHUN dhamantod
@ramlanor3713
@ramlanor3713 3 жыл бұрын
Heesta ereyadeda sidaaas uma fahmooyo lkn quruxdoda ayan dawanoya io labiskooda hablaha io xuriyadi nabadi iheesten io anaga nasiib daradena sidan hada unoolnahy Waaan jclnhy sida u noleden okle inaa u noolano ubashalno lkn manoolo ogolo😥
@abuikhlaazqadaafi6090
@abuikhlaazqadaafi6090 3 жыл бұрын
Wallhi anaa kula mida nasiibkodaa usaamaxy iney dalkodo nabada kuraaxeystaa annagana allaa nomaqan
@morhermerdadan
@morhermerdadan 5 жыл бұрын
Anga iska daye xta hoyadyda madalanin imgine mntana somalida jogta wa somali wada careysan bl dadkn arko wa dad wlalo ad u maleyni runti wn qiroday wlh wa cmri m.a 1987-2019
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Ilahy ha unaxaristo way dhinten kuli xasan adan iyo juba le kanow iyo baxsan
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
Hibo nuura, Qamar, Binti wey noolyihiin
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@diiriyeahmed6699 binti kuma jirtee waa maandeeq pro iyo baxsan oo Sanadkii hore dhimatay iyo Aun daleys faadumo Qaasim hilowle Aun hibo nuura waa nooshahay xasan Aadan samatar iyo cabdiqaadir juba Aun Cumar dhuule cali Aun magool Aun Cabdisalaad Beerdilaacshe
@Lizziesouth
@Lizziesouth 7 жыл бұрын
30 years ago
@fouadfouadrtd
@fouadfouadrtd 6 жыл бұрын
AMIIN Alle Ha U Naxariisto IDELKODBA
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Maamata canbuur cagaarkaa faadumo khaasim m.a allah indho qurux badan eyledahay xiligeeda hadaan ku da ahaan lahaa waan dhagax dhigan lahaa
@ahmediman2356
@ahmediman2356 7 жыл бұрын
Somalida mikirifood qabyaaladaysay ayaan rajo ka sugayaa walaahi waa maya, somali waxan u sheegayaa inta aynu halkaas marayso inaanaynu heer gaadhi doonin ahaana doono dadka dunida ugu danbeeya for ever, alle ha ina garansiiyo dariiqa xaqa ah
@faisalali9739
@faisalali9739 Жыл бұрын
Legends old school best of best ❤️ them
@hanadcabdixakiin8876
@hanadcabdixakiin8876 7 жыл бұрын
XASUUS WAAYO WAAYO.WAAYIHII WACNAA IYO MACAANKII FANKU LAHAA IYO DADNIMADII UMADA SOMAALIYEED BN XASUUSTAA
@qodaxkhabeeye8480
@qodaxkhabeeye8480 5 жыл бұрын
Moge
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 5 жыл бұрын
Dhurwaagii soomaalinimada cunay ayaa wiilkiisii aroosaya.
@abdijamalessediig4329
@abdijamalessediig4329 2 жыл бұрын
Sharaftii iyo quruxdii iyo milgihii hobaldeenii somaliyeed ee waabari
@ahmednoorabdi4581
@ahmednoorabdi4581 6 жыл бұрын
2018 Ayan dawanaya fanin asal aah
@mohosman4089
@mohosman4089 8 жыл бұрын
Qaran iyo jiritaan Soomaaliyeed waa Hiba-Nuura, Dalays iyo Faadima Qaasin Hiloowle oo is barbarjooga : dareen iyo aragtina iskumida. Mahadsanidin, Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
@mukhtarm.yuusuf7416
@mukhtarm.yuusuf7416 6 жыл бұрын
moh osman and 5
@mahamedcali6447
@mahamedcali6447 5 жыл бұрын
Frankii sharfta lahaa kuwadanbe waa 0
@rashiidabdi3441
@rashiidabdi3441 2 жыл бұрын
Waxaasi fanion iyo badh ayaa alle ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna allé danbigooda ha dhaafo
@xasanxabiib7585
@xasanxabiib7585 5 жыл бұрын
Xaqiiq Wxn Oron Karaa Wakhgigaas Ayaa Somalinimo U Dambeesey Faniin Is Jecel an Qabiil Iyo Qurun Aqoon Walalo Ah Mideysan Nasiib Uma Yeelan Inan Arko Sanad Ka Dib Ayan Dhashay Balse Ilaa Hada Xushmad Ban U Hayaa Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto Inta Noolna Cimri Cibaado Iyo Caafimaad Allaha Siiyo Ax Yaa Wadani
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Hobolada waaberi Fananin jira
@aamiinabdirizak4536
@aamiinabdirizak4536 3 ай бұрын
Dadkaan waxay ahaayeen dad qaaliya qaliyadoodu nadiif thy uso halgamay dalka somalia intii dhimatay allaha unaxariisto Mama xaliimo khaliif magool Mama Faaduma Qaasim Hilowle Mama saynab xaaji cali baxsan Mama khadiija abdullahi dalays Baba Beerdilaacshe Baba Cumar Dhuule Cali Allaha unaxariisto dhamantood Inta nool cimriga iyi caafimaadka allaha ukordhiyo Mama hibo maxamed hudoon Nuura Mama qamar abdillahi Harawo Mama cadar kaahin Baba xasan aadan samatar Baba Abdiqadir macalin jubba Illahy wadankeena sidiisii hore hanoogu soo celiyo Qurba kudaalnay qabow baa kilyaha najaray😭
@yusufomar6021
@yusufomar6021 6 жыл бұрын
Team waaberi thank you.
@habibmohamednoor5464
@habibmohamednoor5464 5 жыл бұрын
Waa wax murugo leh markaad aragtid sidaynu ahayn iyo heerka la taagnaa iyo maanta halka aynu ku suganahay. Bal ilaah baan idin ku dhaariyee ma jira guri soomaaliyeed oo ka badbaadey musiibada ku habsatay wadanka. Bal iiga jawaaba soomaaliyey
@waliyow7157
@waliyow7157 6 жыл бұрын
Mashallah they were all beautiful
@barmudoproduction4733
@barmudoproduction4733 4 жыл бұрын
Kaftan Ha Modiin Kulanka Wabeeri 😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nourabukar6673
@nourabukar6673 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso inta dhimaty maama qadiijo cabdilahi daleys
@tehulubelay872
@tehulubelay872 5 жыл бұрын
Hope this time comes again for them.I like the WOman's Natural Beauty!No makeup unlike these days.even small Somalis Wear Makeups.Greetings From Ethiopia!
@horseederamadan5011
@horseederamadan5011 2 жыл бұрын
MAAMOYIN SHAREF LEH SOMALI WEYN IDIN ILLAAWI MEYSO WAANA HUBAAL
@abdishugri8837
@abdishugri8837 3 жыл бұрын
Allha unaxariisto dad qaali ah bey ahaayeen
@aliismail4153
@aliismail4153 7 жыл бұрын
maasha allah baxsan qurux wenydee xiligaa
@moeosman3517
@moeosman3517 6 жыл бұрын
Hibba nuura, Dalays, Faadima Qaasin, Baxsan, Xarawo iyo Magool aduun tagey igadheh!
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 5 ай бұрын
Jalle siyaad allow ku naxariisto alle maxaan ku tabnay hadaa nahay dhalinyaradii somaliyeed waan ku duceynaa mar walba whli allow qabrigii ku wasici oo danbigada dhaaf aamin
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali 4 ай бұрын
AABE. SIYAAD. JANNATUL FARDOS
@bilebulsho
@bilebulsho 6 жыл бұрын
Asha Allah fanaaninta xulkii logu jeclay baa isugu yimid
@kushish2749
@kushish2749 7 жыл бұрын
Boqorada somaliyeedملكة حليمة الصومالية الشخصية المتواضعة
@حسناحمد-ز3ع
@حسناحمد-ز3ع 5 жыл бұрын
الله يرحمها ويرحم فاطمه قاسم رحمه واسعه اخوكم من السودان الشقيق
@hadraawi2440
@hadraawi2440 2 жыл бұрын
Kala foga xilligaan daawanayo io xiligii Laduubay isniin 7/10/2022 allaw uwada naxariiso😥
@aishaosman9110
@aishaosman9110 4 жыл бұрын
Fanaaniin wa kuwi hore old good days ya allh wadankeeni sharaftu laha noso celi kaladambeyn iyo dowludnimadu macaana abe siyaad wadanka meel fiican baad gaarsisay balse wax magarato ayaa ku ciyaartay allow ku naxariiso
@heawan_abdigamil.comhussei4541
@heawan_abdigamil.comhussei4541 8 жыл бұрын
wow waa xusus mudu ana dibe loohelen waliged
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
Intii dhimamatay allha u naxariisto soomali weyn
@j.m0handaj.m0handa89
@j.m0handaj.m0handa89 3 жыл бұрын
nostalgico😥
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 271 М.
DABAAL DEGGA 14 GUURADII KASOO WAREEGTAY DOWLADDII KACAANKA 1984
2:03:24
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 2 МЛН
كم بصير عمركم عام ٢٠٢٥😍 #shorts #hasanandnour
00:27
hasan and nour shorts
Рет қаралды 11 МЛН
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 23 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 256 МЛН
Faadumo Qaasim Hilowle ( Mogadisho 1987)
6:23
Naji Productions
Рет қаралды 859 М.
40 QISO | WAA QISOOYINKA UGU SAAMEYNTA BADAN EE   Sh.Mustafe
3:26:07
Saxiix Media
Рет қаралды 20 М.
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SIDA JAAWO GEEL )
7:16
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 546 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe
1:04:44
Tixraac
Рет қаралды 479 М.
HOBOLADA WAABERI KAALINTA FANKA YAA TIIRKA KOOWAADA
3:43
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 92 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 2 МЛН