love from awdal state of somalia......hiraan my somali people
@fatahduale72197 жыл бұрын
Hiiran masha allah 1 somalia insha allah waa tagi dona hadi waqtigu igu simo dadka reer hirana intan jiray buuq iyo dagal kaman maqal , it seems like where I was born sanaag cergabo 😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
baladweyne xarunti asyl xarunti ay kasoojaden labada hogaamiye syl abdullahi ise iyo adan cade wa xarunti syl wa guri barwaqo ilaahy ha barakeeyo nabad iyo horumar insha alaah
@abdiqanimaxamed83978 жыл бұрын
Nice song way shidan tahay hiiran allaha idiin garab galo from puntland wn idiin jeclahay
@cabdulexusenmaxamad46048 жыл бұрын
ilove you hiiran♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ wan jeclahay dalkeyga hoyo mash alh hiiran nolow waliga ♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@engabdirahmaanahmed76957 жыл бұрын
hiiraan waa hooyadii dalka horyaaladii gobalada ❤❤ wan jclhy inaan mar un tago hiiraan ❤from muqdisho
@faraxsanhaji17115 жыл бұрын
From xamar barwaaqo ku waara my wallahayaga jecliyaa ❤❤❤😍💪🇸🇴
@abdikadircosta98058 жыл бұрын
hiiraan waan jclahay insha Allah mar un baa tagaa lkn gabar inaa ka gursada waa dad fcn waa idiin aamin sanahay hiraan lagama maarmee
@ruqiyohassan4908 жыл бұрын
Abdikadir costa wakusodhabeneynaa bro
@abdallamoalim88888 жыл бұрын
Abdikadir costa wixii Hiiraan jaceyl WAN jaceyl nahay qofkii lakin cuqdada hayso kuwaas naceb nahay 😎😂
@rodoabdullah18408 жыл бұрын
Abdikadir costa sodhawaaw guuleystay my dadkeyga
@sammyahmed93488 жыл бұрын
Abdikadir costa waad mahadsantahay hiran❤❤❤
@engabdirahmaanahmed76957 жыл бұрын
Abdikadir costa bro xabadoo ka soo dhamayso waa lagu daraa
ah anigu dalka waaa laga aqon badan yahay markan arko hees gobal waan jeclada aragtide insha Allah dhawaan dalka dhan wanso baran dona nabadku waara dadgow love my dalkayga masha Allah
@cabdulexusenmaxamad46048 жыл бұрын
hiiran dhulkaygiyow halki an kusobarbay kuman ilaawo hiiran dhulkaygiyow mash alh halka an hiigso leyahay wa hiiran nolow waliga hiiran
masha allah alla yacizak noloow walaasheey hodan abdirahmaan afkaada dhaay macaan lagu qabay insha allah hiiraan ayaan kugu casuumi doonaa qaali noloow adoo nabada viva hiiraan i love it
@mukhtarjama65778 жыл бұрын
hiiraan eebe ha barakeeyo love from khaatumo state #vivahiiraan
@Legendnos4 жыл бұрын
lascanod ❤
@munaawale87719 жыл бұрын
my favourite singer hodan abirahman thanks a lot viva Hiiraan state
@ilwaadquruxonofficiol72164 жыл бұрын
Heestaan Kama Daalo 2020ka.... #Hiiraan❤ janadii ifka....jecliyaa meeshaan kasoo jeedo...❤❤
@cabdiraxmansalat63217 жыл бұрын
hiiraan viiva aaaaa love hiran
@kaahociisman10908 жыл бұрын
hiraan lagama maarmee waaww hiiraan allaah ha xifdiyo
waan jeclahay Hiiran waan ku dhashay I LOVE HIRAAN.☺💜💜💜👏👏👏👏👏
@nasirmoali3 жыл бұрын
Hiiraan ❤ from gobolka woqooyi idinka jira galgaduud
@axmedmaxamuud31757 жыл бұрын
heestaan way shidantahay Turki Ayaan Ku dhagaysan jiray Istanbul xafada aksaray way I soo xusuusisay hawdeeda baledwayn buula burde Ku sii hiro hiiran waa horyalada gobolada
@ayanahmed89929 жыл бұрын
Masha'alh ilahow dhowr rer abtigey add ayaan idiin jecelahey walahi maa jiro dad idinka sifcan ilow idin dhowr insha'alh
@MO-uk3sk9 жыл бұрын
We love toooo
@ayanahmed89929 жыл бұрын
ali abdi thanks
@siidkaomar38529 жыл бұрын
masha allah
@fadumomohamed46869 жыл бұрын
We love you too habo mcn ayan umh 😍😍😍
@kaahakiinqalbisaafi44029 жыл бұрын
aaaaamiin thanks xbbti
@idirismuse17777 жыл бұрын
waanjeclahay dhulkaaas iyo dadkeeda love from galmudug (hirshabeele)
In kasta reer hiiraan ahayn Hadana waan jeclahay Tankale kama fogi oo Waxan ku dhashay goboll Hiiraan laderis ah Reer hiiraan waan idin jeclahay Reer seediyaashey guuleysta
@munayussufabdalle27829 жыл бұрын
hiiran lagama marmo Thanks hodan abdiraxman hiiraan lagama marmo maxas baladweyne buulaburte shantaralka so maliyo love you hiiiran
@ayanfarah99356 жыл бұрын
Waaaw afkaaga caano malab subag wada socdo lagu qabay my quenteyda hodan thanks
@hawayusuf52496 жыл бұрын
Am from Puntland I love people of hirshabele they are so nice like Mumin adow and his family
@siyadibrahim77717 жыл бұрын
Hiiraan waa halka aan kasoo jeedo allow anoo tagin nafta ha iga qaain
@mohamedmudey30509 жыл бұрын
sax waaye waa gobol qaali ah oo ay dad wadaniyiin kaso jeedan ama ay joogaanba thanks hodan