HODAN ABDIRAHMAN HEESTII LAANDHEERE MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 6,022,652

Hodan  Abdirahman  Artist

Hodan Abdirahman Artist

2 жыл бұрын

Her Video cannot be uploaded by Another Channel. Anyone who upload this video will be reported to KZbin.All Copyright Reserved by By Hodan Abdirahman Dheere
ERAYADII ABWAAN IDOOR
LAXANKII ABDIKARIIM ALI SHAAH
MUSIC AYOUB HARUN
VOCAL RECORDING LIIBAAN JAMA
CAMERA JUNDI MEDIA PRO
EDITING JUNDI MEDIA PRO
Copyright Reserved @2022 Music Video By Hodan Abdirahman Dheere

Пікірлер: 2 200
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
Boqoradii Codka Way Soo Labatay HODAN CABDI4AXMAN DHEERE keep going
@garsamemedia6054
@garsamemedia6054 2 жыл бұрын
Boqortooyo
@ashuuabukar5766
@ashuuabukar5766 2 жыл бұрын
Iskalaaji boqorka codka ayaa tahy. Markaa isla heesaysaan Hodan waa isku baxaysaan🙏👍🌷
@garsamemedia6054
@garsamemedia6054 2 жыл бұрын
Waxan Rabay heeso inaan kuu dhiibo
@ayahabdulkarim343
@ayahabdulkarim343 2 жыл бұрын
Legend wali hees mcn kama hayno waayahaan. Dur durkii waad naga jartey
@iqroabuukar6552
@iqroabuukar6552 2 жыл бұрын
Adiga nin kali aan tagero tahay m.a
@dj.rockets
@dj.rockets 2 жыл бұрын
Layaab Layaab Hodan abdirahman 🙏❤
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Waa ku salam legend dj rockets soo boqo wll mcn youtuberka 🙏🙏💯💯
@cabdixaajisaleban6275
@cabdixaajisaleban6275 2 жыл бұрын
⁰and
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 2 жыл бұрын
😂😂😂
@zamzamabdi9091
@zamzamabdi9091 2 жыл бұрын
@@keeyowcadeofficial7456 a 😍
@zamzamabdi9091
@zamzamabdi9091 2 жыл бұрын
@@keeyowcadeofficial7456 a
@ahmeddallapro
@ahmeddallapro 2 жыл бұрын
Waxan maqli jiray qofkaasi afkiisuu ku ciil baxay queen hodon afkeeda iyo fankay ku burburisay cadawgeedii oo dhan respect queen❤❤❤❤
@asaldarwiish3432
@asaldarwiish3432 2 жыл бұрын
Alxmdullilah hadan helay jacayl dhab ah o aan rajo weyn o mustaqbal ka rajeenayo wiil sxbtinimo naga dhexaysay xita school secondary isla so dhignay ayan jacayl labada dhinac ah isla qadnay inshallah ilahay ha isku kayo siimo ❤❤❤❤👑
@apdiqaniahead732
@apdiqaniahead732 2 жыл бұрын
Amiin amiin ya raabi wllo qli
@asaldarwiish3432
@asaldarwiish3432 2 жыл бұрын
@@apdiqaniahead732 Ameen wllo mhdsanid 🤲🥰
@aslidhaladali2573
@aslidhaladali2573 2 жыл бұрын
Aamiin
@MastuunCabdi
@MastuunCabdi 9 ай бұрын
Amiiin hppti ❤
@nadrahnourahnalka3487
@nadrahnourahnalka3487 2 жыл бұрын
Laxanka ku hayztaa wa legend ki INA CALI SHAAH 💕❤️boqorada codka Ina Abdyraxman dheree so beautiful ❤️
@hodanessa7065
@hodanessa7065 2 жыл бұрын
Waaruntaa pro
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
Xaga danbe waxay ka yara raacday laxankii Jacayl-dhaxal gala-wax dhaama la waa.
@amiinmahamoud1938
@amiinmahamoud1938 2 жыл бұрын
Hodan abdirahmaan boqorada👑 codka 🎤Another lever somali 🇸🇴music🎵 to the world 🌎
@oumamed4863
@oumamed4863 2 жыл бұрын
Hodan Abdourahman legend ❤️❤️ from Djibouti
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 4 ай бұрын
Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤❤
@naimamurtimaal2083
@naimamurtimaal2083 2 жыл бұрын
Wlhi fanka ma jecli Lkin marka kaliya aan jeclado waa markan Hodan arko🥰 Sharafta iyo karaamada fankuba waa adiga wll 💕 the 1 & only
@SaabriinOsmaanMohamed
@SaabriinOsmaanMohamed 9 күн бұрын
❤09
@hibaa9026
@hibaa9026 2 жыл бұрын
Hees iyo badh weeye huno hodaney keep going faanada kaliya een ka taageero dhamaan hablaha heesa boqorada codka ayaan odhan karaa ❤ heestana wazaad mooda iinad aniga ii qaaday hodaney😀🥰
@abdinasirwarmoge6908
@abdinasirwarmoge6908 2 жыл бұрын
1M markay gaarto like 👍 iisar🙏🙏
@ozii_laabjecel7556
@ozii_laabjecel7556 2 жыл бұрын
Waxkle back to back Hodan Abdirahaman dheere Tan hees way dhaaftay Another level weyan Laandheerinimo ii daa 💖✈️👑
@mustafeabdi4800
@mustafeabdi4800 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman ‘dheere’ osman maxabe 🔥🔥🔥🔥🔥Boqrada fanka somaliyeed ✌️🔥
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
Heestan waa balan inshalah inaa arooskeyga ku ciyaaro ninkeyga naago badan baan khaati uga taagnahay bn ku jafayaa malintaaas thanks hodan you saved me 🥰🥰🥰😂 Only 2weeks kadhiman may big day #wedding
@fatuuxaabdimohamoha4917
@fatuuxaabdimohamoha4917 2 жыл бұрын
Mashallah Hamplyo Hamplyo sis guur kher qabo rabi hakaga dhigo isku waara ubad kher qabane kala hela🤲🤲
@kawsarali273
@kawsarali273 2 жыл бұрын
Fariid nacabka bufi
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
@@fatuuxaabdimohamoha4917 🥰🥰❤️
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
@@kawsarali273 love you abyo ❤️🥰
@kawsarali273
@kawsarali273 2 жыл бұрын
@@kayaabdul4915 I love you to huno qali ilahay rerka haku barakeeyo🤲❤
@dheemannuur1733
@dheemannuur1733 2 жыл бұрын
May Allah protect you Habo Hodan. Becoz laguma gaadhi karo. Real Queen !❤
@ahmedkhadarkhadar432
@ahmedkhadarkhadar432 2 жыл бұрын
✌️
@fathivlogs128
@fathivlogs128 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman another level Best song from Borama Hodan Abdirahaman Dheere Keep going sister 🙏❤
@ahmedmohamedhashi7828
@ahmedmohamedhashi7828 Жыл бұрын
0999⁸h
@molil3853
@molil3853 2 жыл бұрын
Hodan Abdirahman From Borama Duriyadi Samarooon landhrenimo keep going🖤😎🙏
@wassilaqurux1483
@wassilaqurux1483 2 жыл бұрын
Machaallah
@abdillahihassandjilal8867
@abdillahihassandjilal8867 2 жыл бұрын
Vive abti yashi
@abdirachidhoussein2600
@abdirachidhoussein2600 2 жыл бұрын
@@ragadhexe.5743 adu sida raga uu hadal oo firsashada dumarka nagadhaf niyahooooo.
@abdirachidhoussein2600
@abdirachidhoussein2600 2 жыл бұрын
@@ragadhexe.5743 nikan inaderkay waka rebay ee cadi iska dhig.
@overtothisside504
@overtothisside504 2 жыл бұрын
Masha Allah Viva Somaliland!!
@abdirazaqkiiko8096
@abdirazaqkiiko8096 2 жыл бұрын
Sawtul buskut hodan abdirahman osman top song 🎵 👌 ♥
@amirmohamedamir5913
@amirmohamedamir5913 2 жыл бұрын
1million and only 13days Waxaan rajynayaa iney Heestan noqon doonto heesta ugu views ka badanle 2022. Legend hodan abdirahman🥰🤩♥️♥️
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 2 жыл бұрын
Inta og in abdikariin ali shaah yahay aabaha laxanka aduunka, legendary ♥
@sadiiqabdirahman1905
@sadiiqabdirahman1905 2 жыл бұрын
Another level hodan Abdirahman maxamed Dheere voice diomond 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧
@abdikarimkadiye2060
@abdikarimkadiye2060 2 жыл бұрын
Nice song Beautiful voice beautiful lady manshalah sister Another Level Keep going sister
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 2 жыл бұрын
The one nd only legend Hodan Abdirahman dheere cod & qurux & style dhal fanan Boqortooyo Adal Al samarooniya Landheranimo uda keep going indr qali ❤️❤️🩸❤️🌺😍🥰🥰💪
@rahhasan4535
@rahhasan4535 2 жыл бұрын
❤️💪🏻🙌🏻❤️❤️💯❤️❤️
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 2 жыл бұрын
Queen of voice ❤❤🌍
@RahmaAhmed-en2kc
@RahmaAhmed-en2kc 6 ай бұрын
Yuuyitt6uuiju😅😅
@faysalsuubane8845
@faysalsuubane8845 2 жыл бұрын
Hodan Your the best huno Best Female Artist All the Time The GOAT😍😍😍
@abdihakim8682
@abdihakim8682 2 жыл бұрын
Anaa soo wada mid shidan 2022
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 2 жыл бұрын
Hodan waan qofaan taageero oo aan jeclaa guri dhisan ayadaa dumisey oo gadaal ka timid marka wixii kaa soo gaaro dulqaadkeeda lahaaw
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@fadumoomar5280 sheekadaas hada 3 samo ayaa laga joogaa waaney iska cafiyeen iyada iyo khadra, youtub beyku jiraan iyagoo leh naga hadha anagaa iska kiin xigna oo walaalo ah caruurtayaduna walaalo yihiin, kuwa hodan dhibey ee ay ka hadleysaa waa youtuberska dadka isku dira ee beenta ka faafiya iyo COMMENT KU DHIIGLEYAASHA dadka iska caaya iyagoon waxba hubsan.
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 2 жыл бұрын
@@faizam523 Xabiibti thank you si
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
Huuno all of time ?! Lol
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Hodanteyda caashaqa codkaaga macaan wuu igu socda.🥰🌹🌺👍💖💝❤ Wow! Nacabkeygu ladi waa, Lugteyda goyn waa, Libinteyda heli waa, Laandheerenimo ii daa, waxba leyga jari waa. Muhashada codka walee waxbaa ka dhacay.💪💪💪
@oromiyaanbiyyakoo4474
@oromiyaanbiyyakoo4474 2 жыл бұрын
I am from oromiya Ilove somali music❣🙏kèep going hodan
@amiiratalaki2410
@amiiratalaki2410 2 жыл бұрын
Thanks
@Wardi7083
@Wardi7083 2 жыл бұрын
@wewonwm7349
@wewonwm7349 2 жыл бұрын
Likewise nd stop hating us
@muhiimsiciidmuhiimsiciid4504
@muhiimsiciidmuhiimsiciid4504 2 жыл бұрын
Another level hodanteyda 😍 Qosolkii la jari waa Lovekeygu la jabin waaa🤩🤩
@geeleodey1719
@geeleodey1719 2 жыл бұрын
Back To Back Dadkii Fanka Xooga Ku Haystey Dhashii Adal Empire Awdal Qaraxdey Heestan Laandheere Mk Samaroon 🔥
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 жыл бұрын
FANAANADA SOMAALIYEED KASII AH FANAANAD SOMALILANDER AH GAAR AHAAN GOBOLKAYGA AWDAL GAAR AHAAN MAKAAHIIL
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
@@mohamedabdirahman5840 Gaar ahaan dhashii waaberi, dhal fanaan hooyo Amin Abdilaahi Xirsi iyo aabo Abdirahman Cisman Mahabe.
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 2 жыл бұрын
@@faizam523 ALLA YAA BAARIK WLAAAAL DAD QIIMO LEH BAY KASOO JEEEDAA
@nimcosabaax
@nimcosabaax 11 ай бұрын
​@@mohamedabdirahman5840zàyuokoopoqpllààzź
@Ayub_252
@Ayub_252 2 жыл бұрын
Sanadkan cusub mid kheyr qaba dhamaantena Allh nooga dhigo Amiinta bal raaciya wllyaaal🤲
@fatuuxaabdimohamoha4917
@fatuuxaabdimohamoha4917 2 жыл бұрын
Aaaamen ya Allah
@saadaomar6561
@saadaomar6561 2 жыл бұрын
𝐀𝐦𝐞𝐢𝐧 𝐲𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐢
@xaviradwanhernades2721
@xaviradwanhernades2721 2 жыл бұрын
Amin ya allah
@kikomik_liko
@kikomik_liko 2 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@adnanafnan3721
@adnanafnan3721 2 жыл бұрын
Amin
@Queen-vb9vj
@Queen-vb9vj 2 жыл бұрын
Song of year 2022 👌🏾👌🏾👌🏾🎊❤️ . Legend Hodan Abdirahman ❤️
@khaliifgadhwayne
@khaliifgadhwayne 2 жыл бұрын
Laaandhere nasab ah oo fadhiga looga kaco aaathay Hodan Abdirahman Dheeere #1 bangersomalifemaleArtist ❤
@adenyussufhussein5625
@adenyussufhussein5625 2 жыл бұрын
A.kariim Ali Shah waa laxameeyste aad u wanagsan. I like him alot. Hodan my favourate singer, keep going.
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 2 жыл бұрын
Landheere samaroon ah 🥀❤️
@mahdiikran3142
@mahdiikran3142 2 жыл бұрын
Darod ku wa landher
@mahdiikran3142
@mahdiikran3142 2 жыл бұрын
Ouf
@nimcanshariif3603
@nimcanshariif3603 2 жыл бұрын
Hodan magic voice glad to hear 👂 again
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Abdikarin Ali Shaah Amazing Melody😍❤❤✌
@omarraage87
@omarraage87 2 жыл бұрын
La i loodin kari waa Libin layga heli waa Lurkoodii igali waa Laabteyda dumin waa Larkoodii idhibi waa Laacyicina icelin waa Laxawgii idili waa La ileexshan kari waa Nacabkeygi ladi waa Lugteydiina goyn waa Leedheediine mari waa Laandheeranimo iidaa Waxba la iga jari waa La iliicin karin waa Lamaanahaan la liqi waa Guul la iga heli kari waa Lagaan la iga bixin waa Qosolkii lajari waa Love keyga jabi waa Ladnaantii la quuri waa Laacibaan laleyn waa Nacabkeygi ladi waa Lugteydiina goyn waa Leedheediine mari waa Laandheeranimo iidaa Waxba la iga jari waa✍🏻🙏🏽
@fartunmohamed6646
@fartunmohamed6646 2 жыл бұрын
Thanks for the lyrics
@anababdixakim2507
@anababdixakim2507 2 жыл бұрын
Lugteydene goyn wa waye 🙄
@sacdiyaahmed4363
@sacdiyaahmed4363 2 жыл бұрын
Ummmmmmmmm is hilmamte 😅😅😅
@sawdayusuf4150
@sawdayusuf4150 2 жыл бұрын
Landherinimon i daaa
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 2 жыл бұрын
💐👏👏👍
@sirsamale546
@sirsamale546 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman indrty qli sanad wanagsan ❤borama ayaan ka soo salamayaa
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
😹😹.
@assiayoussouf6633
@assiayoussouf6633 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman ma chanteuse preférée, je t'adore. Keep going Bella
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
1 M ! In two weeks even me ❤️❤️❤️ sister Hodan May keep for you evil ayes🤲🏾❤️
@zakiribnuegge423
@zakiribnuegge423 2 жыл бұрын
Wow Amazing song keep going Hodan Abdurahmaan 💯💯🤔🤔🤔🤔🤔🥰😍
@AxmedGanacade
@AxmedGanacade 5 ай бұрын
Vo
@dahirmohamed116
@dahirmohamed116 2 жыл бұрын
Golden voice is back🔥🔥
@asedmossco3084
@asedmossco3084 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman and other level Hees dhaxal gala runtii Fankii oo qofa weye wllhi horrey ussco sister🙏🤩❤
@mohameddeeq7809
@mohameddeeq7809 2 жыл бұрын
Wwwwww m.a Heestii igu shidneed 2022 Codka waa 100 Laxanka 100 Muuqaal 100 Hodan 100 Duubista 100 Music 🎶 100 Meesha Lugu Duubay 1000 Kooriska Soo Noqoqonaayo macaan Waayo 100 Waa ka Helay Aniga 1000 Hees Tan Hakaa Ahaato 100 Hadii Kale iska Aamusa 100 Keep going 💪 Hodan Cabdi Raxmaan Waa iinoo Sanad Danbe Oo Qeer Leh inasha Allha Hadaan Gaarno Cooom Soon 2023 insha Allha
@hersifarah5391
@hersifarah5391 2 жыл бұрын
YOU ARE THE BEST FANAAN AT ALL TIME. I CANT GET TIED LISENING YOUR MUSIC.YOUR SONGS ALWAYS HAS MEANING.KEEP GOING MY YOUNG SISTER.
@mahirelmi569
@mahirelmi569 2 жыл бұрын
Another level hodan abdirahman dheere Landheranimo ❤
@crazymonkey4485
@crazymonkey4485 2 жыл бұрын
This a banger wlhi walasheen Hodan Abdirahman we love u ❤💙💜
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 2 жыл бұрын
Ina abdirahman dheere👸❤️
@sahixubi5498
@sahixubi5498 2 жыл бұрын
Hodan Abdirahman Queen is back ❤️❤️
@shukrimusjeex2013
@shukrimusjeex2013 2 жыл бұрын
Quruxda fanka soomaaliyeed, Hodan Abdirahman Dheere. 🥰🤩
@abdikaadirpooska8243
@abdikaadirpooska8243 2 жыл бұрын
one of the best singners of all time with out doubt amazing🙏🏻
@muadanas5741
@muadanas5741 2 жыл бұрын
Woow....its so beautiful......
@maxamedyuusuf2956
@maxamedyuusuf2956 2 жыл бұрын
Hodan set the par high for somali artist. Thumbs up to you. Congratulations in advance for the best song in 2022.
@hamzemuhumed3175
@hamzemuhumed3175 2 жыл бұрын
Hodn cabdi rahman
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
calaacal , qalbi jab, qof kaa tagay oo loo ooyo, is liidid, jeceyl aan lagula wadeyn, Bahdil, abuse,qeeylo, dood, murun aan dhamaanin, maseeer, been la isheego, intaasoo oo dhan 2021 Ayaan ugu soo tagay maalin cusub oo go-aankeyga Aan Ka sal gaaro hadaa ila mid tahay isoo raac Si aan Sanadka 2023 ugaarno goalkeena in'sha'Allaah
@mohamedaden7548
@mohamedaden7548 2 жыл бұрын
Inshllh guuuulaa kuurajeynaa 💪
@sahragacal4141
@sahragacal4141 2 жыл бұрын
Ani xataa waa jaray calaacal iyo qalbi jab iwm.guul
@sahragacal4141
@sahragacal4141 2 жыл бұрын
@@mohamedaden7548 Anna sidoo kale.
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
@@mohamedaden7548 Adigana Sido kale walal
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
@@sahragacal4141 Guuleyso Abaaayo
@abdirashiidhassan621
@abdirashiidhassan621 2 жыл бұрын
Only 13 days 1m wow 😲😳 HODAN ABDIRAHMAN DHEERE 🔥👸❤
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
Waah waah hit song hodon teenii👏👏
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman Always another level Layaap🔥🔥🔥🔥🔥🔥 ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
@cumarsadiiq4702
@cumarsadiiq4702 2 жыл бұрын
Naag Laandheere ah Samaroon Saciid 🔥📽️❤️
@zeinab637
@zeinab637 2 жыл бұрын
Cod dahabley ma sha Allah Hodan sharaafey Keep going my princess
@farhaanmahamed9519
@farhaanmahamed9519 2 жыл бұрын
Landheranimo 💪🏽❤️
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Cid isku deydey inay wax kaa jarto inay jirtaba umaleyn maayo, waa lagu wada sitaa Hodaneey❤️❤️🙏🙏. Geed walba mirihiisuu dhalaa: Hodan Cabdiraxmaan Waa Aamina Cabdillahi ❤️❤️❤️❤️❤️
@abdikalid4715
@abdikalid4715 2 жыл бұрын
Another level hodan keep going ♥️🎧🎧
@Debas97
@Debas97 2 жыл бұрын
I like somali music From 🇪🇷✌🇸🇴
@xuseincibaar4306
@xuseincibaar4306 2 жыл бұрын
🥰🥰💋💋💋💘💘❣✌✌👌👌😘😘
@mohodinPliano
@mohodinPliano Жыл бұрын
Hoyada silkeed 🤣 nacala kudhale comment danbo hasoqorin
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 2 жыл бұрын
Qofka aad jeceshahay hanuun baa Ilaahay looga baryaaa. Hodan dambi dhaaf iyo hanuun baan naftayda iyo taadaba Allah ooga baryayaa. Goormaan dhagaysan jiray, long time!! 😻🥰 lov ya Hodan!
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 2 жыл бұрын
Hodan abdirahmaan dheer dhal faneed ku galgalo fanka landheeranimo 🎵
@azhaarqali9997
@azhaarqali9997 2 жыл бұрын
Another level hadan ❤⚘
@612nasir2008
@612nasir2008 2 жыл бұрын
Love you Hodan Abdirahman. Laandheere banaankaa degan inaa tahey shaki kumajidho. Stay positive as always sis 💕.
@omarsaeed2223
@omarsaeed2223 2 жыл бұрын
It's been 3 weeks to find this song, oh gosh finally... I love it ❤❤😭
@kaderaroppleh
@kaderaroppleh 2 жыл бұрын
Maskiin hada maaba heshay😂😂
@kennediidhashi9856
@kennediidhashi9856 2 жыл бұрын
@@kaderaroppleh k Mpjpp
@ahmednuur5777
@ahmednuur5777 2 жыл бұрын
@@kennediidhashi9856 v
@hodanbella170
@hodanbella170 2 жыл бұрын
🤩Nothing to say Just wooooow🥰😍mashallah keep going my qurux 😘😘💯💢
@moussehayat4706
@moussehayat4706 2 жыл бұрын
Mashalah hodan continue
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely poqorada codka hodan abdirahman ❤🥰
@user-sf8ug2qm3i
@user-sf8ug2qm3i Күн бұрын
Hodan is the best❤❤❤
@qunyarsocod2260
@qunyarsocod2260 2 жыл бұрын
“Ley loodin kariwaa, libin leyga heliwaa, lurkoodi i geliwaa, laabteyda duminwaa… Waxba leyga jariwaa.” - Hodan
@anasasad5378
@anasasad5378 Жыл бұрын
Qq
@clsalaanaxmed2463
@clsalaanaxmed2463 2 жыл бұрын
Clkariin cali shaah laxankiisa wax lagama qaban karo fanaanka sanadka laxanka ugu haysta 🥰🥰
@mukhtaarberoofofficial3575
@mukhtaarberoofofficial3575 2 жыл бұрын
Laandheraha fanka hodan abdirahman quen mama🥰🔥 hit song
@mohameddaher7296
@mohameddaher7296 2 жыл бұрын
Le retour de " Hodan-Abdirahman" best-song 💙❤💚💜
@mohamedismael3228
@mohamedismael3228 2 жыл бұрын
Hodan abdirahman inadti 😍
@ayahabdulkarim343
@ayahabdulkarim343 2 жыл бұрын
One Of The Best Song In The History Of Somali Music Industry Of All Time. Nacabkeygu Ladi Waa Luugteydiina Goyn waa Leydheydiina Mariwaa Landheerenimo Idaa Waxba La'iga Jariwa.
@nadiramohamud5524
@nadiramohamud5524 2 жыл бұрын
9oj9ok
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
💯❤👏👏👏
@siraadsharay7301
@siraadsharay7301 2 жыл бұрын
Adi ne iso dir he noh iga
@awilmohamed4110
@awilmohamed4110 2 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏 I’m from darwiiish Buhodle and loos iyo sanaaag
@skyshooter4009
@skyshooter4009 2 жыл бұрын
That's a stretch. One of the best this year, maybe.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Muhashada codka weeji fanfan dhalay hodan abdirahman dheere waligaa sidaa u siraadnow 🌸🙏🏾👑🔥🔥🔥❤️💐
@GorGorvlogs
@GorGorvlogs 2 жыл бұрын
Sxbkay mohamed big salaan sxb
@abdullahimohamed4121
@abdullahimohamed4121 2 жыл бұрын
Best of all ,keep rocking my favorite artist
@saidoroble8338
@saidoroble8338 Жыл бұрын
😎👍🏽love it
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
Ninka ina cali shaah laxankiisu waa another level 🐐🐐
@asiya513
@asiya513 2 жыл бұрын
My fav All the Time💛 hodan
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 2 жыл бұрын
Inbti hodan cabdiraxmaan keep going bro 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amalyuusuf4022
@amalyuusuf4022 Жыл бұрын
Heestan malinta arooskeyga ayaan ku dheeli doona i.a dadbadan ooh kaxun guusheyda
@inafarah3711
@inafarah3711 2 жыл бұрын
The best song of this end of year. Amazing
@naciimocabdullahi5554
@naciimocabdullahi5554 2 жыл бұрын
Laacibadna la i waayaaa❤️🥰 woof caleyka yaa hodan❤️
@xafsakhadar8312
@xafsakhadar8312 2 жыл бұрын
Hodan wale wayi kaa muuqata nii gabodayii❤♥️
@nimawars825
@nimawars825 2 жыл бұрын
My favourite singer hogan abdirahman love from Djibouti nolow am your fan 😍😍
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Another level legendey the best song of year new happy melody diyaar saan💯💯 voice 💯💯 muuqal quruxon 📸📸💯amazing song keep going 💯💯♥️🙏🇸🇴 ka daan music song ka♥️♥️💯💯
@istarabukar864
@istarabukar864 2 жыл бұрын
Ç
@istarabukar864
@istarabukar864 2 жыл бұрын
Xxxxxx
@istarabukar864
@istarabukar864 2 жыл бұрын
Vic?xnghģ
@sumayaahmedmohed8012
@sumayaahmedmohed8012 2 жыл бұрын
@@istarabukar864 00 year after he has 09 worlds champion of man in lagu
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
@@sumayaahmedmohed8012 soo boqo youtubeka quruxey 🙏🙏💯💯
@mustafaibacha7611
@mustafaibacha7611 2 жыл бұрын
Masha Allah Hodan Abdurahman 👍 Congratulations for the Song Hodan Abdirahman ! Great Voice , with Great Person 👏 Masha Allah , Mabruuk Hodan Abdurahman !
@omarmohamud8206
@omarmohamud8206 Жыл бұрын
Masha Allah hadon cabdiraxamaan
@sacdiyaahmedmohamed7257
@sacdiyaahmedmohamed7257 2 жыл бұрын
Laan dheernimo iidaa waxba laiga jari waa Hodan abdirahman poqrada codka👑🥰✌
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 2 жыл бұрын
The only queen of soomali musik ❤️❤️❤️
@fuuji727
@fuuji727 2 жыл бұрын
Masha allaah waa ruuntaa ♥️♥️🇸🇴♥️♥️keep going samroon ♥️♥️
@araksandjamal9126
@araksandjamal9126 2 жыл бұрын
Mashallah 😍😘👌❤❤❤❤
@medtalenl4022
@medtalenl4022 2 жыл бұрын
Macha Allah hadan cabdi4axman dheere jeep going qali 🥰🥰
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤waaaaw noolow walasheey
@samiraidrissidleh8088
@samiraidrissidleh8088 2 жыл бұрын
Machallah hodane abdirahman best song keep going qali
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 2 жыл бұрын
Waa sidaa inaadeer
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 2 жыл бұрын
Hooyadii fanka♡♡♡
@aishaali2929
@aishaali2929 2 жыл бұрын
WAAAA
@aishaali2929
@aishaali2929 2 жыл бұрын
WAAAAAAAA
@roxanne2231
@roxanne2231 2 жыл бұрын
WAAAAAAAAAAA
@roxanne2231
@roxanne2231 2 жыл бұрын
😫😫😫
@aishaali2929
@aishaali2929 2 жыл бұрын
@@roxanne2231 😩😩😩😩😩
@fahadyareeaden1496
@fahadyareeaden1496 2 жыл бұрын
Hodan keep going 💓
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 4,8 МЛН
Waxba layga jarimaayo, Ugbad Aragsan
4:43
Muthazir - Topic
Рет қаралды 7 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 23 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 20 МЛН
June 11, 2023
0:56
Coys DJ services
Рет қаралды 4,5 М.
Igu Weynida Amiin Yare Iyo Shaadiya Sharaf
3:30
Maame - Topic
Рет қаралды 51 М.
ikraan jaamac xusuustii AHU  khadra daahir
10:11
ildab official
Рет қаралды 9 М.
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
FULL SHOWGII | MAXAMED MAAME | MUQDISHO | 2024
54:31
Mudey Studio
Рет қаралды 288 М.
HODAN ABDIRAHMAN | DUGSI | HARGEISA SHOW 2022
4:46
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 754 М.
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 156 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 2,3 МЛН
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 5 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 397 М.