HODAN ABDIRAHMAN QABIIL MAYAQAANO DOOKHU BORAMA SHOW 2019

  Рет қаралды 3,134,466

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Copyright to Waqal & Afro Media Production
HODAN ABDIRAHMAN
LIVE SHOW BORAMA
PRODUCTION: AFRO WAQAL AND FURINLE

Пікірлер: 2 200
@zamzammohamedhaji3505
@zamzammohamedhaji3505 5 жыл бұрын
from Baladweeyne hodan baan taageersnahay waabay is ku soo baxayaan😍
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 5 жыл бұрын
reer baladweyne jaamacada camuud eey ka buuxaan waa kaa gudooney tageeridaada walaal alaaya cisak sona dhowoow
@user-vz7zh8yw9m
@user-vz7zh8yw9m 5 жыл бұрын
Inta nabig Jecel suulkA isiya scw 😍😍
@zackturkizh1649
@zackturkizh1649 5 жыл бұрын
Scw
@engcmc3603
@engcmc3603 5 жыл бұрын
Scw
@abdirahmanibraahin1279
@abdirahmanibraahin1279 5 жыл бұрын
Sxb nabiga scw like xun haku dawarsan uu ka qiimo badan wxa aduunka saarane ee alle u noqo
@hubeiahmed4910
@hubeiahmed4910 5 жыл бұрын
Scw
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 5 жыл бұрын
Scw
@KABERIO04
@KABERIO04 Жыл бұрын
Her Voice is so smooth and unique, Hodan Abdirahman you are the best female Singer of this generation💯
@maarikali4133
@maarikali4133 2 жыл бұрын
Sediyashay SAMARON one Love from Mel kale mahine Burco❤️❤️
@mohaniabdi2779
@mohaniabdi2779 5 жыл бұрын
Hday gobonimo qaldoontay inan cafiyan qorshaysty 🙌 Dadka ad kaso jedo aya cafiska ka keentay Cuqdad myaqanan 👏👏👏👏👏👏👏
@hodanomsan8854
@hodanomsan8854 5 жыл бұрын
Kalsoonida waa quluubtee wllahi runbay sheegtay hodan Abdirahman mansha allh saas kuwad xaajigaagana gacanta kuhayso marwalbana dulmiga iska ilaali
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
Boqorada Fanka Hodan Cabdiraxman ❤️🌸❤️ Abwanki la holin layahy Abwaan xamse xadari 👑 Iyo Paristiii Africa Boorama
@mohadahir4649
@mohadahir4649 5 жыл бұрын
Bravo Monami My Home Borama 👌🇫🇷
@bachirdafle5992
@bachirdafle5992 5 жыл бұрын
.waaaw
@shadiyajafiici2577
@shadiyajafiici2577 Жыл бұрын
Waarunt walhi waa Boqorada fanka❤❤❤❤❤
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
How is pretty 🤩 borama
@hibo8898
@hibo8898 5 жыл бұрын
Xishiodbaa qurux abuura Haday gobanimo qaldoonty inaan cafiyaan qorshaystay wlee cafiska iyo calool samida waalangu ogaa viv team# hodan
@barwakomustafa8277
@barwakomustafa8277 2 жыл бұрын
Qabiil ma yaqaano dookhu! Anigay caawa i haysataa. ♡Waxaad ku qortaa xiskaaga " qabiil ma yaqaano dookhu"♡.
@sumayaxasan-ou4pg
@sumayaxasan-ou4pg 10 ай бұрын
😢😢😢
@aligedi8309
@aligedi8309 4 жыл бұрын
Abwaan ka heestan sameyey sii fican ayu uga firsaday kuma jirto eray kaf ah Ama cay... Codkana Wa Xidigta Somaliyed HODAN CADBIRAHMAN DHEER 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👍
@abdishakourosmanmouse
@abdishakourosmanmouse 5 жыл бұрын
Haday gobnimo qaldoonto inan cafiyan qorshayty Hodon abdirahman the only one😍
@user-do9im5ti8v
@user-do9im5ti8v 5 жыл бұрын
Gooooobeeey reer boorame wlh gob gobi dhashay waa dadka reer awdal msha Allah
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 5 жыл бұрын
Warka wuu dhanyahay inta wax garad ahna weey fahmayaan hawaaro jcelka hanaaxo sidii dhalaanka ❤❤❤❤❤❤❤
@munayasiinkay7711
@munayasiinkay7711 5 жыл бұрын
reer boorame wale nasab kamila ayaa tihiin nolaada intay nololi jirto❤
@caydiidabdikadir356
@caydiidabdikadir356 3 жыл бұрын
😙😙😙😙
@abdisomali169
@abdisomali169 5 жыл бұрын
Horta mursal iyo hodan yaaa taageera badan??? Wallhi hodan best ever ❤️👏👏👏
@Ayeh_A
@Ayeh_A 5 жыл бұрын
Waa suaal fiican somalina jawabata way wada ogtahay hodan . mursal iyo khadra wayka magac wayntahay wa. Ayo mursal iyo khadra waqtigoogu uu dhacay hodan wali waa super star oo somali habalaha fanka ugu khatarsan bay ku jirtaa
@anuushahmed1695
@anuushahmed1695 5 жыл бұрын
Jaceyl qasab kuma hagaago heestan inta fahan san meshe u socoto like ii saara bal 😂😂😂
@iqrocadey2809
@iqrocadey2809 5 жыл бұрын
Khadre ku soctaa ee jcl qasab kuma hagaago la leyhy iyo qabeel magalo cml isku qabiil iskuma guursan ee hadee gobo nimo qaldontay dartiis baa ku cafiyay yacni hadee laandheer iska dhigtay cml mursal dartiis baa u cafiyay
@anuushahmed1695
@anuushahmed1695 5 жыл бұрын
Sax abayo barteda dhigtay
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 жыл бұрын
Anuusha Aragsan hhhh
@anuushahmed1695
@anuushahmed1695 5 жыл бұрын
@@asmachanel5744😅😂
@umarahmed7500
@umarahmed7500 5 жыл бұрын
Hahaha
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 5 жыл бұрын
Hadad qof jcl❤uh qaado inad qancizaa muhiima😋😋 team hodan xooog ayay mursal ku qaaday indhihino👀zhana💪💪💪❤muhazhada codka
@bouhhassan4888
@bouhhassan4888 5 жыл бұрын
Sawta reer abtigay gabadhodii u kacay ii noolada my blood guul hodan cabdiraxman habaryar iyo mursal reer abtigay dhiigan ku jeclahay cadowgiin ha jabo abtiyal iidoorka masayray iska dhiciya kolay murti idinkugadhi mayane guul from djibouti
@aizhaofficial3589
@aizhaofficial3589 5 жыл бұрын
hodan abdirahman naag adag inaad tahy wlee waan kuu qiray dadbadan ayaad kaga qaylisiisay hore usoco cadowgaa u noolow hodaniita 💞💟
@MariyaabdicasisMariya-wx2vm
@MariyaabdicasisMariya-wx2vm 8 ай бұрын
@user-ff6me3fq8f
@user-ff6me3fq8f 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Still am watching 2022 hees iyo badh qabiil ma yaqaano dookhu Horay usoco dhal boqortooyo samaroon 🔥
@jcliyajamuryadabarakesanso5167
@jcliyajamuryadabarakesanso5167 5 жыл бұрын
Inta reer borama likta isara 👌👌 hodan happy 💓💓💓💓👏
@anissakhalif1224
@anissakhalif1224 5 жыл бұрын
Merci bcp
@nashaadahmed630
@nashaadahmed630 5 жыл бұрын
Boorama ma ihi lkin rer boraman jecelahay
@nuradhagjar9337
@nuradhagjar9337 5 жыл бұрын
IINYO
@roukiaayan8318
@roukiaayan8318 5 жыл бұрын
Qulub iskaa eegtay koonkaa qdarku isku didi mayo runtaaa hodan caday Haa ujojin xasidintan bilaa cmalkaa love❤️ baan iniguu ahay hodan Iyo mursal
@dekkasagal519
@dekkasagal519 5 жыл бұрын
ar hodaney afkaaga caano qaboow lgu qabay ooo afka alla kaama gooyo wnba iska kaa jeclahy ilaahy amarkiii maantoo dhan adi qof aanan aheyn ma daawado inta hodan ku weyntahy aneh wy igu weyn yihiin One love somaliweyn
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 5 жыл бұрын
halkaas kaga haay
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@ Dekka sagal, qof nool baad tahay macanto. Hodan wey igu weyn tahay ana 💝💜💖
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 5 жыл бұрын
dekka Sagal abyo hodan ma siilkad ku jeclatry
@dekkasagal519
@dekkasagal519 5 жыл бұрын
Yahye Salad wll isku xishoo in aad waxaas ku hadasho waa laga fiicnyahy hodan waa fanaanadena sharaf iyo karaamo iyo ixtiraam bdn baan uhaayaa waana wllshy oo kle adiga sidad doonto usii fasiro lkn xumaantada adi lee hakugu ekaato wd garaty baan filayaa wllo
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 5 жыл бұрын
dekka Sagal abyo kaftan uun buu iga ahaa alle hadaayo samaron grils
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Qabiil mayaqaano dookhu qaloocu wang makeeno axyaa hodaniya
@hamdaabdilahi7687
@hamdaabdilahi7687 5 жыл бұрын
Masha Allah hodan abdirahman and mursal muse Hambalyo ilahay ha isku kiin barakeyo I am from Burco 😍😍😍😍
@caydiidabdikadir356
@caydiidabdikadir356 3 жыл бұрын
😙😙😙
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Gacanbaan utaagay abwaanka da’da yar ee xamse xadaaari 2018 qurayshtii duriyadii samaroon siciiid
@khaanizback9313
@khaanizback9313 5 жыл бұрын
❤😍cod iyo quruxba ilahey ba kusiye👏cadowgaga maciilbaxo samroon walee gabadhoda wauhiliyeen
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 5 жыл бұрын
alaa yacisag walaal
@liisaaliisaa9647
@liisaaliisaa9647 5 жыл бұрын
jini karor walal adi miyaa sawirkaan kuu saaran
@khaanizback9313
@khaanizback9313 5 жыл бұрын
Liisaa Liisaa ha
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@liisaaliisaa9647 ma ku cajibiyey wiilku, 😂🤣😂 bartaas kaga qabso,
@liisaaliisaa9647
@liisaaliisaa9647 5 жыл бұрын
jini karor masha Allah quruxlow hodan tan ku dhacday amay igu dhacdaa xabadaada amey lee ii jeedaa 😉
@ayanahmed1387
@ayanahmed1387 5 жыл бұрын
Weeey qabil mayaqaano dookhu 💖💖 Viva lamanaha qarniga hodan ❤❤❤ Iyo mursal jacaylku hawaaro💝💝💝
@sakamohamed301
@sakamohamed301 5 жыл бұрын
Walahi yutub lagu caytamo maa ficna koley lakin adunkan ba horta iska gaban ee xagu maa rago habluhu waa walalo mesha waxaa ku jiraa waa haal nin ee illahay masuliyaadan qadey Somalia uga baxa plz Bari baa wakhtiga kaa markhti noqon be wixi nasabaa ah
@sakamohamed301
@sakamohamed301 5 жыл бұрын
Ý
@ayanahmed1387
@ayanahmed1387 5 жыл бұрын
👍👍👍👌👌👌✋✋👏👏👏
@kingziizo7716
@kingziizo7716 3 жыл бұрын
Hdanu smaaron nahay.qapil.manaqno khadra iyo hodam.way no.ziman yihn
@sareedomaxamed1630
@sareedomaxamed1630 5 жыл бұрын
Haday gobanimo qaldontay inn cafiyaan qorshysty nasabka rer Awdal hodan nolow 😍😍😘
@hodanahmed9313
@hodanahmed9313 5 жыл бұрын
she is literally blowing up.Her voice is So smooth and unique. she is just truly amazing.I can't get over the fact she been threw so much and still is a fighter and never gaves up her self and baby ayman,she is just amazing u go girl❤❤❤
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Hodan Ahmed, well said sis. She is absolutely amazing, I adore her 💜💝❤
@sensationalanimation4550
@sensationalanimation4550 5 жыл бұрын
Hodan Ahmed wow I never knew her before but her wisdom words are amazing, i completely fall in love her charisma and the deep meaningful! What a beautiful young woman!
@munitaaxmed7676
@munitaaxmed7676 5 жыл бұрын
ethiopia flm
@munitaaxmed7676
@munitaaxmed7676 5 жыл бұрын
ethio flm
@hudaismail3237
@hudaismail3237 5 жыл бұрын
V
@habonitacabdi7455
@habonitacabdi7455 5 жыл бұрын
Qabiil mayaqono dookhu really horay usoco hodan waad kudul laydhisay dadkii qabiil raadiskii reer hargaysa awdal hawaaarto
@wardafaysal8007
@wardafaysal8007 5 жыл бұрын
Awalda waa qabil dokhua Qabil maha bada tira na hada maxa ku gaya sediiga ada wlsha uga qadaye hooya ada ba sida ku samaye saye cabdi qeesa ... wlhi
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Wlhi Qabiil mayaqaano dookh been ma ahan.
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 5 жыл бұрын
Zizu kaabaha Falaq Falaq Team umada ka fadheeso waraa😂😂💪💪
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
@@guraaseproduction5627 Hahahahahah Sxb sare guraaaase hadaan fadhiistana faraha qoraaal madaynayaaane maxaan sameeyaaa Sxb ila taliyoo hhhh
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 5 жыл бұрын
Zizu kaabaha Falaq Falaq Team hhhh naga naso nclye😂😂 iss maha meshe😂😂💪💪
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
@@guraaseproduction5627 hahahahahahahahahahah haye masuul
@ubahmahamed8442
@ubahmahamed8442 5 жыл бұрын
qofkad kalkaceyl uqado inaad qancisa muhiim ah waxad xiskaga ku qorta jeycl qasab kuma hagago ❤mursal iyo qadro isku waraa
@user-rh8ru8le3r
@user-rh8ru8le3r 11 ай бұрын
Aamiiin aamiin
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 5 жыл бұрын
Qurayshtii Awdal Allow Dhowr Waa Malmo Dunidiye
@yasminmohamde2059
@yasminmohamde2059 5 жыл бұрын
Qabili mayaqan jecelika Hodan Abdirahman dheere ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤ sxb wwaxad gashatyi tashiki cashaqa Guulu iyo gobanimo adiga iyo Murusal
@salmadhayman4869
@salmadhayman4869 5 жыл бұрын
Mchalaha hodan abdirahman inaderthy qrxsn waaa runtaaa jcl qasab maha nolow hpti cdey❤💐💫💖💯✔
@channelsomalidhabake8551
@channelsomalidhabake8551 5 жыл бұрын
HDAD QURANKA JECESHAHY LIKE SAAR
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Xishod o ilahay hadalkisa Ka xishod bro
@frysalomar2965
@frysalomar2965 5 жыл бұрын
Abdifatah dhabaake Cadi idka dhig Ninyahow.. diinto xushmad darada kadaa!!
@cabdimahad1169
@cabdimahad1169 5 жыл бұрын
ArYaa Ma Cid Quraanka Necepaad AraGtY Nio Wx Izku FaL Quraan IyOH Heeso Ayd Iz bar Bar Dhigtey Nio axa axa Ax axa xaaxaxxaxa
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 5 жыл бұрын
Jaahil aan diinta xaqeeda garnayn ayaad tahay dislike ayaad istaahisha
@xamdamaxamuud9158
@xamdamaxamuud9158 5 жыл бұрын
Kuu saary
@maandeeq9106
@maandeeq9106 5 жыл бұрын
Quluub iska ektay konka qadarku isku didi mayo. Qudhana labadii wadaagta hadey Kala qaran dagan na qoraalka Alla mideya 🎶🎶🎤🎤💓💓
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Like isaara habalaha duriyada sheekh samaroon iyo duriyada isaaq idinka wlhi hablo ugu shidan somali o dhan
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
inta wanaaga jecel garta khadra iyo hodan iyo mursal galyso ama heshiin karta hala soo dhaweeyo habaluhu wanaagay ku fiican yihiine
@aslidhalad4508
@aslidhalad4508 5 жыл бұрын
Hodan yareey waaa runtaa xbbti ilahy haku daayo inataa cuqdadysana udhinta dheh yahuu inan tayar amaansiiya
@rahmitaquruxsan2271
@rahmitaquruxsan2271 5 жыл бұрын
waxbaaa ka dhacey zhawgi xaley ahaaa 💜💜💜💜💜💜qabiil ma yaqaano dookhu 💋💋💋
@hodanjamaal5367
@hodanjamaal5367 5 жыл бұрын
Saax hno hodan qurux love u and all the best😍😍😍💖
@samiirodahir5925
@samiirodahir5925 5 жыл бұрын
Waxad ku qorta xiskaga jcyl Khasab kuma hagago😂 Ha waaro Jcylku👍🏽Qoralka alla mideyey❤ Team Hodon N Mursal🔐💏🥀
@ikranabdullahi862
@ikranabdullahi862 5 жыл бұрын
Waxad kuqortaa xiiskaga jacel qasab kuma hakaga 😀 team hodan Abdirahman dheeree quruxlyda 💗💗💗
@farhiyafarahnoorkeeynan98
@farhiyafarahnoorkeeynan98 5 жыл бұрын
Im team hodan
@haliimomahamuud7431
@haliimomahamuud7431 5 жыл бұрын
Haday gobonimo qaldonto inan cafiyan qorshaystay 😭😭😭😭 hodan wlhi waa fariid dadkan kubuuqayow inanta amaansiya guurku waa calaf
@umuabdallah9338
@umuabdallah9338 5 жыл бұрын
Wa runtaaa jecel mayaqano qabil Hodan abdirahman horey usoco qaali love u ❤❤😍💖
@moyusuf7766
@moyusuf7766 5 жыл бұрын
Ciyaartu wa bareejo hadad sa u fahantay like dam kusii 😂😂👊
@taliso143
@taliso143 7 ай бұрын
😂😂mucjiso manooshahy 😂❤
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 5 жыл бұрын
Kamadalo heestan waxa sameyay abwaan farshaxan ah adbu ugu firsaday kuma jirto erray kaf ah wax masha allah nin maskax leh
@hamdixiis4596
@hamdixiis4596 5 жыл бұрын
Jaceyl qasab kumah hagaago cashaqa hajiro my quen farxadada adigaa iskaleh ha ujiojinin dadka hadalkooda happy life kunolow farxad intey jirto kunolow❤️❤️
@user-mm6yw2ml8h
@user-mm6yw2ml8h 10 ай бұрын
Masha allah waa sidaa ad sheegtay
@dhamacomaar407
@dhamacomaar407 5 жыл бұрын
Hodan c/raxmaan dheere wAan Ku tagera ho re uzocOh, qadarku izku diidiH maayOH
@farhiamohfarahgesawayne5589
@farhiamohfarahgesawayne5589 5 жыл бұрын
Hodon dushaa kamartay Khadra Farxad kuwaara adiga iyo mursal No mashquul No qabiil Tageera kuunahay Viva Hodan
@ariabae7089
@ariabae7089 5 жыл бұрын
Nin somaliyed oo naag kula gursanenin majiro somali maxamed gabadha halaga dago yahuu qabiil iyo wax daran ayey melaha la waregayan hodan abdirahman queen 💯✔️
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 жыл бұрын
After 3 yrs still I'm watching this song ❤️ Hodan abdirahman dheere our girl #awdal ❤️❤️❤️❤️
@user-pj5ju5uk8h
@user-pj5ju5uk8h Жыл бұрын
War ma wabacdu baa qofkan 6:07
@inaomar2048
@inaomar2048 5 жыл бұрын
Naag nool iga dheh waxna hees laga dhaha ❤👈
@warsameshahaado1990
@warsameshahaado1990 5 жыл бұрын
Samaroon dad nasab ah!!!
@firdowsmohamed92mohamed22
@firdowsmohamed92mohamed22 5 жыл бұрын
HODANEY slow motionka wan ku haystaa waaw keep going macaantoy may u live long life no words................😚😚😚
@shukrisaid3708
@shukrisaid3708 5 жыл бұрын
Waleee Jawaab Cajiib Ah Ayaad Bixisay Hodaney Quruxeeey 💘💘💘💘❤❤❤❤❤❤💘❤💘❤💘👌👌👌👌👌👊👊👊👊👏👏👏👏👏👏👏👏
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Ninka EREYDA SAMEEYEY Waa Samaroon Ninka Laxanka SAMEEYEY Waa Samaroon Ninka Musica Garaacey Waa Samaroon LABA Isu Qadey Waa SAMAROON Meesha Lajoogo Waa Rugtii SAMAROON Qabyaalad Ha Naaxdo Nacalaa Sheeydaan Kuyaal
@Ayeh_A
@Ayeh_A 5 жыл бұрын
siman kalay majeerteen intaa lagama wada helayo . somalina lagama wada helayo hodana dadkasay ka dhalatoo cidi uma dhawaan karto
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
we love u hodan abdirahman Nacaskiyo MAJEERTEEN Waa Madax hees Ma daneeyaan siyaasada ayuu Kuu hayaa inleen black America bugta Iyo damta ayaaga Loo xilsaaree oo wadanka waxba Kama aha black Americans Lkn cadaanka ayaa hooganka uhaya Oo wax laga weydiyaaa Marka Majeerteen Waa Iska SIDAA Huno Haku daalin jedaali Plz Shaqada Waa la Kala leeyahay
@fatimah25
@fatimah25 5 жыл бұрын
Qabiil mayaqaanO DookHu❤❤ Best Ans KaLeexda Hodan 💜
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
2 asma hada ka dib taageero number 1 aa idiin ahay waa balan ❤❤👏🏽
@munaniina7530
@munaniina7530 5 жыл бұрын
asma saban quruxdeeda darteed miyaa utageerty
@mohamedgacal7809
@mohamedgacal7809 5 жыл бұрын
@@munaniina7530 maya wll waxaan taageero ugu noqonayaa dadnimada iyo sida sharafta leh ay u taageersan yihiin lamaanaha caashaqa
@fardawsanuur3765
@fardawsanuur3765 5 жыл бұрын
Jacaylka qasab kuma yimaado axsan erayo micaan hodan iyo mursal guuuul❤❤❤
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Intay ka daba baxaday khadra ayay ku lee dahay qabiil ma yaqano dookhu, war naagtan in gaas lagu gubo weeyi
@abdirahmanmuhamed1942
@abdirahmanmuhamed1942 5 жыл бұрын
Love boqorada codka hodan aala gob gob dhashay buufi khaakhda 😰😨😂😂😂
@ismahaanadem841
@ismahaanadem841 5 жыл бұрын
Really Hodan Abdiraxmaan👏👏 Qabiil mayaqanDookhu😍😍 Like Isaar 👍
@nimcoismail3672
@nimcoismail3672 5 жыл бұрын
nayaa idin qasbaaya akasey caleeg
@ismahaanadem841
@ismahaanadem841 5 жыл бұрын
@@nimcoismail3672 Cidi kuma oga huno🤣🤣🤣
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 5 жыл бұрын
I support Hodan walahi💕💕💕💯💯💯jacel indho maleh❤️❤️
@shukrisaid3708
@shukrisaid3708 5 жыл бұрын
Heesi Taarikhda Galay Sanadka 2018 -13-01👑👒👒👑👒👑👒👑💪💪⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷⚘⚘⚘🌷🌷⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷⚘⚘🌷🌹🌹🌹
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 жыл бұрын
Really Hees Qiimo Badan Ilove Heestan
@KhadraAhmedhashi-nq8ef
@KhadraAhmedhashi-nq8ef Жыл бұрын
Qabiil ma yaqano dookhu😢❤ my husband is samaroon and majeerten💚🤍❤️🤴💍🇸🇱❤️
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Isku waara from somaroon dumaashi😊
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
waaw yaan lagu mashquul hadaba waata heesta daawaha laga qaaday jacaylku qabiil malaha ee mashquulka ha laga daayo boqorada fanka hodan abdirahman guuleeso walee cod baad haysaa allaha ku xafido
@amlabonita2853
@amlabonita2853 5 жыл бұрын
*Qabiil mayaqaan dokhu* ❤
@hassanmaigane8904
@hassanmaigane8904 5 жыл бұрын
Viva hodaan boqorada fanka iyo.jacaylka dhata ah viva awdal viva somaliland
@arliyoanwar6212
@arliyoanwar6212 5 жыл бұрын
sheekh samaroon iyo sheekh isaxaq waa walalo ha kudalina isku diragow dhexdodu idima qado
@farxiyoxasan5820
@farxiyoxasan5820 3 жыл бұрын
Abaayo macaan hodaneey markaad leedahay xishood baa qurux abuura maanad xishooneenin markaad gabar adoo galaa oo walaashaa ka xoogday maad ka xishoodo
@sharifaahmed1186
@sharifaahmed1186 5 жыл бұрын
Walee Hodan waa runteed wax dhab ah bey ka hadashay aniga waan taageersanahay mursal iyo Hodan .
@ceelaabesaynab620
@ceelaabesaynab620 5 жыл бұрын
Ilaahay ha isku kindayo 👑💗💝💋💘💙💞❤💚💟💓💛❣💔🧡💌💕💕💜💖🖤👄💝💗💌👍👌💑
@aliahmed-sc3mp
@aliahmed-sc3mp 5 жыл бұрын
Khadra-slimo waa kaaa hodan goob iyo guul jecylcka gasab mahan abayo ogow hodan iyo mursal is a beautiful thing
@abdiabdullahi9729
@abdiabdullahi9729 5 жыл бұрын
Doq qasab kuma hagaago afkaga cano gel lagu qabay
@hibo8898
@hibo8898 5 жыл бұрын
Abdi Aziz wlee halkeeday dhigtay
@roblemomo5246
@roblemomo5246 5 жыл бұрын
Wa runta hodan sharf qabiil mayaqano dookhu jaceyl na qasaab kuma hagago
@abdiasiisahmed1929
@abdiasiisahmed1929 5 жыл бұрын
...Afkaygoow Qabiil iyo Reeer ma tihid... hodan Abdirahman Fankeeda Aad baan u taagera Khadra sinimo Lafterkaada Waan jecelahy... Dadka ka dhex shaqynya ee ..balaayda wadana ..Alle Haka qabto Cidkasta iyaga iskaga Dhaw..Sababto Ah Hal.nin ayaa wada qaba waxay isku ahaayeenba way ilaaben😑..Hadaad qoraalkaygan akhriday Like...saar
@sihaambbe9544
@sihaambbe9544 3 жыл бұрын
Xishood baa qurux abuura hes way dhaftay🤦🏻‍♀️❤❤❤❤❤
@iskufilan5405
@iskufilan5405 5 жыл бұрын
Naag Nool 👏 Wax wad u shegty Hadee wax Maqlaayan 😍
@dhago613
@dhago613 5 жыл бұрын
Physical vocals and Absulotely. You are Super Stare. Fanaanada. Qarniga. Hodan abdirahman. Viva hodan always.
@nachmoun8155
@nachmoun8155 5 жыл бұрын
That’s true wlhi qabiil ma yaqaano dookhu ilmaderayal bas nga dhaha hdba dadka is jcl iskugu duceeya❤️❤️
@yoniselmi1619
@yoniselmi1619 5 жыл бұрын
Hodan abdirahman j taime wlhi inader
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 5 жыл бұрын
Horta anigu xaas baan ahay in la ila guursadana ma jecli lkn hodan waan taageeraa markasta hodaneey guul baan kugu ogahay
@bashiiryare500
@bashiiryare500 5 жыл бұрын
Jacel qasab kuma hagago..ben mahan..hodan nolow ❤️❤️
@abdirahmanalimohamed5925
@abdirahmanalimohamed5925 5 жыл бұрын
Heestaan ani ahaan jawaab sarbeeb u ah khadro saliimo aan u arkaa bal adna maxey kula thy!!
@haboon1139
@haboon1139 5 жыл бұрын
Bilaal Baashi wey iska cadaha iney tht jawaab sarbeeba
@rosiskiyaredeeqrosiski2964
@rosiskiyaredeeqrosiski2964 5 жыл бұрын
Haa bro waa sidaas
@hananfarhan5885
@hananfarhan5885 5 жыл бұрын
Haahey waa sarbeeb garaayo ayuupaa garan
@azuuriyasooya6187
@azuuriyasooya6187 5 жыл бұрын
Isku fikir nahay runti
@Qisasudiin
@Qisasudiin 5 жыл бұрын
Kula fikir baan ahay
@daadirluky2865
@daadirluky2865 5 жыл бұрын
wlhi qadra saliima dhulka ayaa lala gooyay bisinka ar wax ureebo qoftu waa bahweenta mursale sxbey
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 5 жыл бұрын
sheekadu waa hodan iyo qadro teemkedii hargeysa hestu ku socotaa
@raxmocade4142
@raxmocade4142 4 жыл бұрын
Waxan dhahilahay mursal muse jacelka bentaah ehodan cabdiraxman kushegeyso iskaday hadejacel taqan makadakilahen inanketa abahis iyekaduleynin khadra salima waxaskaga iyo carurtada hooyato ehakaracin basabor waxakuah basabor khadra salima iyo kabdhahaga
@Cawooy
@Cawooy 2 ай бұрын
Qoraalkii idin midee Hodan iyo Mursaloow oo hadda USA baa wada joogtaan masha Allah inanayaro jecel inay mar uun USA timaado baa idin soo qortay❤😅 Hawaaro jacaylku❤
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 5 жыл бұрын
Hadii gobanimo qaldoonto inaan cafiyaan qorshestay waah waah waah ❤💋iska cafi yaahida🤣🤣👏
@umulkheirabshirmohamed4544
@umulkheirabshirmohamed4544 4 жыл бұрын
Inta 2020 dawaneyso♥️☝️
@boqoradiiali7658
@boqoradiiali7658 5 жыл бұрын
Hadal mug iyo miisan leh hodan Apdiraxman well done
@munamoh254
@munamoh254 5 жыл бұрын
Hodan waa fariid wlhi aamusnaan bay ku dishay cadawgeeda wixii hadlayaaba ha iska hadlo taada ka raac.
@abdiwali15_london
@abdiwali15_london 5 жыл бұрын
Waa dhab qabiil ma yaqaano dookho. Fanaaniintu waxba ma kala laha waa walaalo. Abdi qays oo qaba ayabay ku wareegtay abdirahmaan dheere ceebtooda maaha fanaaniinta.
@hibo8898
@hibo8898 5 жыл бұрын
Weewwwwwwwwwwww xaqiiqwlee hodantyda qabiilmayaaqano dookhu fahmayaa fahmi ifka samekuwaara lamaanaha qarniga
@abdifitahkalif7462
@abdifitahkalif7462 5 жыл бұрын
Teamka kHadraH Jcl Qazab kuma haGaaGoH IlmadaH CezHtaH Hodan Qurux 😍😍😍 Teamka hodaN like iGu zo walaH.
@samiramohamed7401
@samiramohamed7401 5 жыл бұрын
Teen hodan❤ hadad tahy like iisaar👍👍👍 Qofkaad kalgceyl uqaado inad Qancisaa Muhiiime khadraay Waxaad ku Qortaa Xiskaaga jaceyl Qasab kuma hagaago🤣😂😂😂🤣
@mohammedabdiyuusuf4307
@mohammedabdiyuusuf4307 5 жыл бұрын
Wwwwwww Wlhi Samaroon Waa uistaagay Flmka cusub
@hamdihajiibrahim635
@hamdihajiibrahim635 5 жыл бұрын
Wlhii mursal waa caqlii miiran hhh wuxuu guursady 2gabdh oo aad u cod macaan . Viva khadra iyo hodan waanii taageera 2badiinaba.
HODAN IYO MURSAL | LABA MATAANO | SHOWGII BORAME
9:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
KHADRA SILIMO | DABTAYDA LAGU GAMAA | FISKA LIVE SHOW
9:27
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 26 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 68 МЛН
What does Satoru Gojo have? #cosplay#joker#Harley Quinn
00:10
佐助与鸣人
Рет қаралды 7 МЛН
XAMDA QUEEN | GARNAQSI JACAYL 2018 | XIDIGAHA GEESKA
8:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN HEESTII TASHADEY NASIIBKAA  FARSAMADII SAMATAR SAID SALAH
5:39
Mursal Muuse | Heesta Saggontinta | Hodan Abdirahman 2020
8:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
FARDUUSA VIP | HEESTA  BOORAMA | HODAN SHOW 2019
6:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 540 М.
DAREEN MILICSIGA MURSAL IYO HODAN BOORAMA LIVE SHOW  2018 HD
9:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,8 МЛН