Hodan Maxamuud - waayaha aduunyada

  Рет қаралды 127,242

Jabuuti TV

Jabuuti TV

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 6 жыл бұрын
Waayahaa aduunyadaa Ku wax qaadan meysidee Ruux walaal ku moodaa Hadii u ku weheshado Ood wacadka diidaa Warankaad ku tuurtaa Kugu weecan doonee Jacayl kuma wareystee Waygu waaberiistee Halbowluhu ma wado dhiig Wadnuhuna ma siiyee Wadkaykii ha noqoninee Hadaad adigu wacan tahay Anay wadhi i raacdee Sidaan waalanahay baa Laygu wiirsanaayee Wadarid ila taliyaa Waanadiisa diidoo Adigaa i wiiqee ee Werwer laguma waaree Nafsaan kugu wareejee Gacmo wada jirkoodey Wax ku goyn karaanee Ninna geed ma waabtee ee Wax kali ha ahaanee Weedhaa u fiirsoo Arin aaan wadaagnee Waa yahay an kaa heloo
@ainanainan6195
@ainanainan6195 Жыл бұрын
Heestan xasuus badan oo murug leh ayay i sheegta. In badan oo aad u wada jecleyn HXM way dheelmadeen dhamaan. EEBE NAXARIS JANO HA KU GALADAYSTO. AMIN
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 2 жыл бұрын
Djibouti my djibouti dadkii horee iyo shaqo wanaag dheh alaha u wada naxariisto inta nool cafimad iyo cumriga alaha u siyaadiyo amiin amiin amiin
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 6 жыл бұрын
axyaaa hees dareen jacayl ah oo qiimo waynleh 24.10.2018 farta taag hadaa ree qaraami tahay wadkaygii hanoqone ax 💔💔
@bahdoonmahdi2432
@bahdoonmahdi2432 5 жыл бұрын
Waaw ! this song remember me my childhood in Djibout .I lived in Amboulid2
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 2 жыл бұрын
Yes bro me too i m ambouliman vive le gent du quartier
@mahdibra8592
@mahdibra8592 4 жыл бұрын
Yaraantii iyo RTD Djibouti I was listening in the bus when I was going to the school wa hasuusta
@ashaayanle3996
@ashaayanle3996 Жыл бұрын
Hodan Haji Mahamud Mashallah wa hees qimalee ❤❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#LYRICS WAAYAHA aduunyada KU wax qaadan mayside RUUX walaal ku moodaa HADII uu ku weheshado OOd wacadka diidaa WARANKAAD ku tuurtaa KUGU weecan doonee JACAYL kuma waraystee WAA igu waabariistee HALBOWLUHU ma wado dhiig WADNAHANA ma siiyee WEDKAYGII ha noqonine HADAAD adigu wacan tahay ANI wadhi i raacdeeeeeeeee SIDAAN waalanahay baa LAYGU wiirsadaaye WEGER IDHI ILA TALIYAAN WAAANADIISA diidoo ADIGAA i wiiqee WER WER laguma waaree NABSAAN kugu wareejee GAMCO wada jirkooday WAX ku goyn karaane MIDNA geed ma waabteen WAAXID keli ahaane WEEDHAA u fiirsoo ARIN aan wadaagnee WAAYAHAY aan kaa helo. Hees xusid mudan Old is gold AHUN Ahmed mooge Liibaan.
@osmanaden2779
@osmanaden2779 4 жыл бұрын
Erayadii abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise Singub 1968 Waxaa qaaday Axmed Mooge.
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 2 жыл бұрын
Wll dadka xaqooda lama dudsiiyo waxa aad dhegeeysaneyso waa original-kii heesta
@qadiijoabdiwahab8083
@qadiijoabdiwahab8083 4 жыл бұрын
Jacel kuma wareste waaiku wabariste ax yaa jacel
@moustassamatar5140
@moustassamatar5140 6 жыл бұрын
heestaan hodan baa original koo qaday yaa laax...Ahmed mooge oo kaa dhaba qadhay Allah naxaristo
@davidwillium371
@davidwillium371 4 жыл бұрын
I love qoran, xaaji, maxamuud..
@adamdire9909
@adamdire9909 6 жыл бұрын
Woooow super 😍😘😘👉❤
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane Жыл бұрын
Inta facebooka kaso aragtay heestan ee so raadisay Like I saara😅😮😢🎉
@abdiadangadhle9295
@abdiadangadhle9295 6 жыл бұрын
asc heestan ahmed mooge baan ku aqaanay la yaab bay igu tahay in aan sidan u maqlay hadaba waxaan rabaa in aan ogaado hodan iyo ahmed kee baa hor qaaday iyo wakhtiga la qaadaday heestan mhdsinidn
@habiibmedia2472
@habiibmedia2472 5 жыл бұрын
Originalka wa ahmed mooge
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Original ku waa hodan, midhaha Ibrahim "gadhle".
@caqdimuse7831
@caqdimuse7831 2 жыл бұрын
Somalilander
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
Hodane may dhiman way noshay saoudi dagantahay fanka jojisay
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
Gabayada wiilashii iyadaa ka qaadey......... tan jabuuti waa degan tahey......
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
kuwa yidhi Hodon (Qormo) Xaaji maxamuud way dhimatay waa beenalayaal. fanka way ka toobad keentay waxay deggentahay Sucuudi careebiya.
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 2 жыл бұрын
Walahi hesihii yaraanti wan qiirodaa markan maqlo
@qorshemedia8571
@qorshemedia8571 4 жыл бұрын
Heesta originallka waxa iska lahaa ama hore u qaadi jiray Axmed mooge liibaan AHUn
@abdiegal7647
@abdiegal7647 6 жыл бұрын
Hadaad adigu wacantahay any wadhi I raacday
@simaaciilmadoobe3327
@simaaciilmadoobe3327 6 жыл бұрын
original Ku waa Ahmed Moore indhahana waxa leh Ahmed saleebaan bide waana noolyee hala weydiiyo hadii cidi ka murmayso
@dhagoolaydhookar7095
@dhagoolaydhookar7095 6 жыл бұрын
Abdi Maohamed heestan eerayada waa sameeyay abwaanki weyna ee Allah u naxariiste Ibraahim Gadhlee
@garaad3568
@garaad3568 5 жыл бұрын
Ibraahin xaaji saleebaan ayaa herstan sameeyay ibraahin gadhle waxuuna ahaa abwaan reer jabuuti ah ilahey isaga iyo hodanba hau naxariisto axmed mooge ayaa qaaday hodan kadib waagii horeheesaha waa lakala qadan jiray laakiin lama kala xadi jirin sidaa u fahma waana 74 heesta iyadoo aan radio ka dagin ayaan soo gaaray yaraanteydii axmed mokge xataa waan arkay ...any how hodan xaaji qormo axmed mooge iyo ibraahin xaaji salebaan ibraahin gadhle ale hau wada naxariisto
@nastehoali292
@nastehoali292 6 жыл бұрын
Wllhi marak yutubk sogalo hestaan ayaan dhagesta kama rago runtii 😥😥😥😥😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 6 жыл бұрын
gbdh soomaaliyeed dhibane jacayl miyaa tahay huuno
@aysarabdi868
@aysarabdi868 6 жыл бұрын
Nasteho Ali arin an wadeegne wayahay an ka helo 🤩 heesta qatar waye
@cabdikariim208
@cabdikariim208 6 жыл бұрын
axmd mooge inoow qadan umaleen jiray wayo adoo nin qadaa dhageysan jiraay
@mahamedroblehliban9405
@mahamedroblehliban9405 6 жыл бұрын
Wa xasuus qaali ah waana orginalki heesku
@princecharmant3133
@princecharmant3133 6 жыл бұрын
Axmed Mooge, heestan waxa errayada iska laha AUN abwaan Ibrahim Garleeh, waa na originalki ta danbee waxa qaadijiirey Maxamed Mooge AUN
@moustassamatar5140
@moustassamatar5140 6 жыл бұрын
tuuga dhac heesa jabuuti wax cusub maxa ilaa 70 tanaadii waa laxadii jiiray heesaha jabuuti maxa oo layabsiin tuugiitan cusub....lkn fannan reer jabutiya oo heeso reer somalia soo qadhay maa jiiro fanka reer jabuuti waa qanii
@abdiahmed8682
@abdiahmed8682 4 жыл бұрын
Waar isku xishood oo ismaqal waxaad ku hadleysiid Gabadhan iyo abwaankii sameyeey iyo kii laxanka iyo kuwa muusiga utumaya waa soomaali. Adigu hadaad soomaalida aad iska foogeneysiid. Aanaga jecel oo ku faana.
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Waligoodba reer soomaaliya, Waa tuug xadayey fanka Djibouti. Heestan waxa qorey aadan sheekh saleebaan "gadhle". Fanabaanadii hodan xaaji maxamuud. Ilmo bililiqo.
@Mfarah100
@Mfarah100 7 ай бұрын
Jacal dhab ah ayay ka warramaysaa, hadda wuu yaryahay?!
@simaaciilmadoobe3327
@simaaciilmadoobe3327 6 жыл бұрын
original ka waa Ahmed mooge indhahana waxa leh Ahmed saleebaan bide waana noolyee hala weydiiyo hadii cidi ka murmayso salaaman
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Wawa
@abdiali7666
@abdiali7666 4 жыл бұрын
Radio Muqdisho waxay sheegijitay erayadi sangub iyo laxan ki iyo midhihi ahmed mooge marka waxa leh ahmed mooge lakin dhowr fananba qaaday
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Waaw axzan hees lkn fanaanadu ma nooshahay xagee bay jogta please
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Jabuuti TV merci boucoup huuno
@saaycn5473
@saaycn5473 6 жыл бұрын
Salmaan muumin Waa fanaanadii waynayd ee reer jibuuti hodan xaaji maxamuud allaha u naxariisto. Waxay geeriyootay intii u naxasay 1980-1990. Waxay leedahay heeso xigmad leh oo calaacal u badan. Qaar ayaa ku jira youtube, sida "baafin", "wiilkan haleeyey", "batalaale". Waxay qaaday oo kale heeso lamaane ah oo youtube ku jira sida "cumilada jacayka" oo ay la qaado aadan geesaale iyo "dadka haa iska waynayn" oo cabdi nuur la qaado, ahna hees ay originalka ayadu leedahay.
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 6 жыл бұрын
ilaahay naxariiso
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
May dhiman way noshay fanka jojisay saoudi dagantahay
@cabdiwali5459
@cabdiwali5459 6 жыл бұрын
Mnsh llh heestan aadban ujeclaa lkn ma ogayn inay qaado fananadaan
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Eeayada sangub Laxannkii Axmed mooge liibaan aun Codkiisii bay heestu ku wacan tahay
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
kuwa yidhi Xaaji maxamuud way dhimatay waa beenalayaal. fanka way ka toobad keentay. waxay deggentahay Sucuudi careebiya.
@rooblenuur1688
@rooblenuur1688 3 жыл бұрын
Ĺ
Hodan Maxamuud - waa suaal jawaab leh
8:47
Jabuuti TV
Рет қаралды 30 М.
Fadumo Ahmed & Abdinuur Alaale
11:06
Jabuuti TV
Рет қаралды 169 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,2 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,6 МЛН
Hodan Xaaji Maxamuud - wiilkan haleeyey
6:33
Jabuuti TV
Рет қаралды 134 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 30 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ismahan Houmed & Abdi Nuur -  Raran Jacayl
8:46
Jabuuti TV
Рет қаралды 170 М.
YOW KALA WARRAMA {FAADUMO AXMED DHIMBIIL}.
6:16
MJ Duran
Рет қаралды 216 М.
Kaa Roori
9:36
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 93
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 489 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,2 МЛН