HODAN ONLYN MAXAA LAGA RABAA HODANSE MAXAY XASIDKEED UGU OO YEYSAA

  Рет қаралды 5,975

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

2 ай бұрын

HODAN ONLYN CADOWGAAGA HA U HIILIN HADAAD OYDO WAAD U HIILISAY
SUBSCRIBE LIKE SHERE AND COMMENTS

Пікірлер: 47
@nimcomaxamuud3187
@nimcomaxamuud3187 2 ай бұрын
Mama malyuun waa caqligii oo qof ah mansha allaha hodan horay u soco qaali
@Hodanonline
@Hodanonline 2 ай бұрын
Asc habo Malyuun mahdsanid❤ wana Qaatey wanada🙏 shekadane nagti hore ba kadanbeysa o Seexan la ilahy sharta hanaga xijabo
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy Ай бұрын
Hodan abaayo anagoo dhan baa ku jecel how bixin❤❤❤
@ladiyeibrahim2028
@ladiyeibrahim2028 2 ай бұрын
Mama love ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
@ladiyeibrahim2028
@ladiyeibrahim2028 2 ай бұрын
Masha alaah ❤❤❤❤
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 2 ай бұрын
Maman malyun I love yu ❤❤
@HanaNima-rc6gm
@HanaNima-rc6gm 2 ай бұрын
Waa runta qalig illahay ha ku dayo mms
@sophiaomar7875
@sophiaomar7875 2 ай бұрын
Malyuun hodan hoyadeed wey dhimatey wa ayeyo koris nagahaan gabadha maxey ka rabaan
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@saamiyacabdiraxmaan7007
@saamiyacabdiraxmaan7007 2 ай бұрын
Clear eyes xageen ka helia habo mcn xasisyad ayaan leyahaye isoo sheega huuno
@MOOLIF00
@MOOLIF00 2 ай бұрын
Mama markasta runta ayaad uhiilisaah❤
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 ай бұрын
Wcs walshey MMS masha allhhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤❤
@RwdhaAdam
@RwdhaAdam Ай бұрын
Mee Tem hoda online ❤ اللهم اني hodan online اللهم اجعلها مثل ام المؤمنين رضي الله عنها وخديجه رضي الله عنها افضل نساء المؤمنين استودعك اختى
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 2 ай бұрын
ABOOYO MALYUUNEY U HIIL HADAN WAA MASIIKIIN
@leylaabdillahielmi-yb3nf
@leylaabdillahielmi-yb3nf 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nemsaasmen9381
@nemsaasmen9381 2 ай бұрын
Mamaa malyuu fariid masha allah
@rayadhawa7826
@rayadhawa7826 2 ай бұрын
Hodan online is Ciisseh Girl ❤
@habibahgabow8294
@habibahgabow8294 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Ramla22
@Ramla22 2 ай бұрын
Mama you look amazing mashallah ❤❤
@safiyahassan5151
@safiyahassan5151 2 ай бұрын
Walee wey kuu ifisay halka laga heysta Hadad wax fahmeysid hodan qurux
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 2 ай бұрын
Ethiopianku waa dad ohiinta u badn lkn somalido wa dhagax xata damiir bani adanimo maleh
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 ай бұрын
ITOBIYANKA WAA DAD IDINKA QALBI JILICSAN OO IDINKA NAXARIIS BADAN YUHUUDYAHAY QALBI DHAGAXA AH
@mohammedbille4070
@mohammedbille4070 2 ай бұрын
Mama
@monasuja6232
@monasuja6232 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 2 ай бұрын
Somalidu waxay noqodeen dad liitaa oo isku daran waxa kaliya oo lagaga adkaan kartaa in la ignore gareeyo
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 ай бұрын
Hodon online miyaanay ciise ahayn jabuuti ka soo jeedin horta sidaas mooyadayey
@user-mn2nq6he1z
@user-mn2nq6he1z 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br 2 ай бұрын
mama malyun mahad sanid❤❤❤❤❤
@fardowsahalima2682
@fardowsahalima2682 2 ай бұрын
Mama malyuun waa runtaa alow afkaaga caano lagu qabaay aniga waxaa ila dhashay 05gabdhood aniga ayaa ugu qeyr badan maxaa yeelay waan shaqeeysetey 30 ayaan Canada joogaa aniga iyo maheey nolosha meel dheer baan ka gaarneey weey ee soo wacaayan ima arki karaan weey ka xun yihiin noshayda iyo quruxda uu ilaaheey ee see yeey mar ka maserrka waa jiraa cadow kaaga looma jabo markery aroos lagu atko weey is ku waashaan quruuxdayda iyo sidaan u libidanahaay eey arkaan ane waaamba ka see daraaa diraac iyo dahabo iyo make up keyga soo ha u bixiin weligood ma I aaysan shaqeeysaan ceeyr ayaay ag faheyaan maxaad noloshaada soo koobto sidaas ayaad ahaaneeysa
@user-bn7yl7ce3m
@user-bn7yl7ce3m 2 ай бұрын
Qeeun ❤ mms .yes waa ba yes ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@ashleydasouza3247
@ashleydasouza3247 2 ай бұрын
Hodan online is a habashi daughter her father is Solomon from Gigiga.
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 2 ай бұрын
😂😂😂abaha iyo Solomon cun xabashi injirley ah
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 2 ай бұрын
😂😂😂😂subxanalh
@rayadhawa7826
@rayadhawa7826 2 ай бұрын
Hodan online is ciisseh girl Yonis Moussa ❤❤❤ OK
@ashleydasouza3247
@ashleydasouza3247 2 ай бұрын
@@rayadhawa7826 how much she paid you to say that? Her father Solomon from Gigiga, she has copy face of her father!!!!!!
@user-fe1vt1ik4h
@user-fe1vt1ik4h 2 ай бұрын
Sax
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 2 ай бұрын
Goormaa dadku gaaraa ineysan dad u noolaan .mms walaaley ma joogtid meel aad qof kale advices siisid adigaa intaas leeg baad weli u oydaa leyma wanaajin.
@MalyunAli
@MalyunAli 2 ай бұрын
SOO XIIRO BISQINTA OK
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 ай бұрын
Something is wrong with hodan online. Malyuuneew waxan oo dhan waxa keenay markay sas markay asaydii u dhigtay ey Ethiopia aadan gabadhii mara salaada qisooyinka ku soo gudbin jirtay, uumbaa dabada kaameerad isaga qabatay!!!
@MalyunAli
@MalyunAli 2 ай бұрын
Maxaa kaa galay ma ka masayrtay
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 ай бұрын
@@MalyunAli Ma ka masayrin in ay faraxdana kama xumi oo geeridu waa xaq. Laakiin isbedelka degdega ah waa Laga qurux badan yahay.waayo qof kugu qaali ah hadaad wayday adigu waalid ama walaal ba dheh oo intay kugu qaadatay? Hadaadan qofba waayin Allah u mahad celi
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 ай бұрын
@@MalyunAli Weliba waa gabadh aan isku deegaan ka soo jeedno dhaqan ka meeshaana aan aqaan.
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 2 ай бұрын
NAAYAA INDHAHAAD U ARAGTAY HODAN ONLINE ALLAHA KAA RIDEE MAXAA KU DABA DHIGAY KALABAD BILAA AKHLAQDA AH
@fardusafarah8520
@fardusafarah8520 2 ай бұрын
Naaya wasaqyahay gabadha ma maseertsyn maxa idiin dabo dhigay shuuboyin batihiin nolosha gabadha kaxuun qumayoyin balaayo idin aragtay
SIDEEN ISKU BARANAY YAANA ISKANA BARAY 😂 GORMANA ISBARANAY
18:06
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 7 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB
10:01
Awdal Media Production
Рет қаралды 62 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 14 М.
Biryani Rice ) Bariis iyo Hilib, sabiib
8:30
khadra kitchen
Рет қаралды 2,8 М.
FAADUMO IBRAAHIN HADALKAN MAKU SAXANTAHAY (3532)
16:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 90 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 59 МЛН