#HODANONLINE

  Рет қаралды 32,852

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

Пікірлер: 735
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 3 жыл бұрын
HODANONLINE kzbin.info?search_query=hodan+online
@2M..
@2M.. 3 жыл бұрын
Zxp inad tamleynka swrkeda sarto mahyn 2inad muqalka xayesin sarto mahyn wayo wxa ad ka hadleyso wa geeri wxey ku qurx bdned tiamnelka swr madow oo cadi inad sarto muqalkana ad sokobtid adigon xayeysin sarin siyad murugada ula qeybsato dhamn famlka gerida kutimid mhd sanid wll🙏🏼
@fariadahmed3575
@fariadahmed3575 3 жыл бұрын
Ax qalbiga KZbinrada aan ku xidhnaa
@maryanmaxamed7187
@maryanmaxamed7187 3 жыл бұрын
Allah ha u naxaristo
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 3 жыл бұрын
اللهم أغفر له ورحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما نقيت الثواب الأبيض من الدنس، وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر 😪😪
@malyundahir9711
@malyundahir9711 3 жыл бұрын
Allaha no naxariisto dhmnteen 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@haliimocabdi9448
@haliimocabdi9448 3 жыл бұрын
Alle naxriisti jano fardowsa ha waarbiyo sawjaagi hodan qalbi ha kuu qaboojiyo awlaad yar yar alle ha kula koriyo samir iyo iiman saadiq alle ha kaa siiyo Ameen incha allh 💔😥
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537 3 жыл бұрын
Allaha unxristo walshenana samir iman allaha kasiyo kuwi jandul firdowsa kukulma allow kayel alllw amiin😭🤲🤲🤲
@muuseshiikhmuxidiin7684
@muuseshiikhmuxidiin7684 3 жыл бұрын
Anaga dhan waxaan sugeynaaa geeri Marka ilaahey ha unaxariisto Walaalkeena Qabrigiisa ilaahey ha nuuriyo Walaasheena hodan garab ilaahey hasiiyo maxaayelay xil ween Ayaa fuulay Marka ayadane samir iyo iimaan haka siiyo Ustaad Ayuub mhdsnid
@faraxnihaal3507
@faraxnihaal3507 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo qabriga alle ha uwasiciyo janatul firdowsana alle ha ka warabiyo aamiin yaarabi walaashen hodan qalbiga alle ha uqabojiyo caruurta alle hala koriyo
@umucadnicabdiqaadir4166
@umucadnicabdiqaadir4166 3 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxriisto qabriga alle ha unuuro janafardowsa acla alle haku kulmiyo qalbiga hodan alle ha uqaboojiyo ubadka alle haku asturo ha ubarkeeyo amiin amiin 😭😭😭😭😭🤲
@nastehoabdi341
@nastehoabdi341 3 жыл бұрын
Ilahy haunaxaristo walalken janatul fardoesa ilahy hakawarabiiyo Amin yarbi walashin Hudon ilahy qaalbigeda hauqaboojiiyo Amin yaraabi
@naimaabiikaradam6668
@naimaabiikaradam6668 3 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo qabrigisa beer beeraha jannada ka mid ah rabi ha uga dhigo walsheyna Rabiga Raxmaanka ah samir jamila ha siyo walaga tagaya adunkan cidna jogi meyso wll Hodaneey qalbiga rabi haku qabojiyo caruurtana rabi hakula koriyo
@myfamilyproduction1545
@myfamilyproduction1545 3 жыл бұрын
Alle ha waasiciyo qabriga, samir iyo iimaana Alle ha kaa siiyo walaashay Hodan online
@najmacapdiladiif8506
@najmacapdiladiif8506 3 жыл бұрын
Alle u naxriisto seygeedana iydan Alle haku garb glo inta dunida ka hdhy Awldana Alle ha u xafido,😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@nimoaden3873
@nimoaden3873 3 жыл бұрын
Ilahay Swt Jannatul Fardowsa aclaa haku casumo gabadha walasheen ahna ilahay Qalbiga hauqaboojiyo Samir iyo Iiman buuxana hakasiiyo Aaaamin
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 3 жыл бұрын
Geeridu waa xaq iyo xaqiiqo aad u xanuun badan waa sababta Allah u ugu tilmaamay musiibo. Allah qalbiga haw kabo gabdhaas rabbi labadii dhalay uga naxaris badan bay carruurtaasi hystaan rabbi hala koriyo bedel khyr qaba Allah hasiiyo Isagana Allah haw naxaristo qabrigana haw nuuriyo
@kaltounxaaxi657
@kaltounxaaxi657 3 жыл бұрын
Wllhi anigo oo aan aqoon Ayn said uga naxay Rabiyow qabriga u nuuri wllken wllshena qalbiga u adkee Ingna inoga daba naxriso😪😪😪😪😪Allhu ma amiiin
@assiaomar7372
@assiaomar7372 3 жыл бұрын
Inalilah wa inailihi rajicun Allah unaxaristo Qabriga Allah uwasiciyo Janatal fardusa Allah ku arzaqo walashay Hodan Adigana Qalbiga Allah ha ku qabojiyo insha Allah... Ha ilawin Allah ayaa macaga ah
@kafeyasiciid3326
@kafeyasiciid3326 3 жыл бұрын
Ilhy ha u naxariisto walalkeen hodana ilhy qalbiga ha u qaboojiyo ayada iyo ilmahaba aamiin yaa allah
@aishamursal1321
@aishamursal1321 3 жыл бұрын
runtii aad bn uganaxay gaarida ku timid wll hodon inline jannatul fardowsa Alle hka waraabiyo qalbiga Alle ha uqaboojiyo wllsheen hodon
@shankaronabdi8657
@shankaronabdi8657 3 жыл бұрын
Alle waxaan ugu baryaa in uu qalbigeyda u uqaboojiyo walasheyna hodan alle ha kula garab galo masuuliyada aad heyso Alle ha u naxariisto walalkeyna 😭😭😭😭
@maxamedamiinamiin8485
@maxamedamiinamiin8485 3 жыл бұрын
ALLA sabar iyo iman Alla ☝🏾 haga dhigo walasheyna Hodan qalbigeda Alla ☝🏾 ha u dejiyo wlsheyna Hodon carur ta-da Alla ☝🏾 haga dhigo kuwii ku an faca iyo Walid KADA 💯🤲☝🏾
@hindaosman2464
@hindaosman2464 3 жыл бұрын
Allah haunaxariisto walal hodan xaajigeeda qabrigiisa allah ha uwaasaciyo qabru minaljanah allah ha uga dhigo janatul fardowsa allah ha geeyo walaashana qalbiga allah hauadkeeyo samir iyo iimaan allah haka siiyo Aamin aamin
@roodaaadan7441
@roodaaadan7441 3 жыл бұрын
Ilaahey haunaxaristo samir iyo iiman saadiqana haka siiyo ehelkisa oo dhan aamen aamen aamen aamen
@drismailibrahimhusein331
@drismailibrahimhusein331 3 жыл бұрын
Allah yaa raxma walashen Hodan online Samir iyo imaan Allah haa kaa siiyo Qabrigana allah haa uwaasiciyo Amiin yaa rabiiii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 3 жыл бұрын
Inaa lilaah wll wanaagsan ayuu aha way ka muuqatay qoos hogaamin wanaagsan janada alah geeyo walaalkeena caruurtii iyo gabadhii iyo familkii oo ka tagayna kheerka alah siiyo dhamaantood.
@hindaaadan4743
@hindaaadan4743 3 жыл бұрын
illahay haw naxariisto hodan iyo dhamaan ehelkii uu kabaxana samir iyo iimaan hasiiyo aamiin aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Allaha qalbigeeda u qaboojiyo walaasheen hodan yaaa rabi walaakeena Allaha kataabkiisa midigta kasiiiyo Aamiiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nasraali6702
@nasraali6702 3 жыл бұрын
Inaalilahi wainaa ileyhi raajicuun alle ha unaxaristo Marti lajeceyahay alle hakadhigo ehel iyo qaraabo intiii ukabaxay samir iyo imaan alle hakasiiyo walaashey hodan online qalbiga alle ha uqaboojiyo 😭😭😭
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 3 жыл бұрын
Allaha raxmaankii naxariistii jano ha siiyo aammiin aammiin Hodan Online adigana Masuuliyadaa ku saaran Alle ha kula garab galo qalbigana hakuu qaboojiyo.
@wiilpoqortoyoh5994
@wiilpoqortoyoh5994 3 жыл бұрын
Ilaahaw ehelka janada ka dhig walaalkeen walashena qalbiga alaah ha u qaboojiyo ammiin yarabi
@muhubomaanka641
@muhubomaanka641 3 жыл бұрын
Inaalilaaah wa inaaah ilahy rajacuun ilahy ha u naxariisto qabrigana ilahy ha u nuriyo wllshy hodan online alaah qalbiga haku qaboojiyo awlaadaaga iyo adigana ilahy ha idin ilaaliyo
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Shugran shugran shugran shugran teacher nolosha waxbadana noga faaideyse👍👍👍Allah yaxfiduk Allah yaxfiduk min kuli shar
@shankaroonabdi5501
@shankaroonabdi5501 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto qabrigiisana allh uwaasiciyo janatul firdows allh ugu bishaareeyo walasheen allh qalbiga uqaboojiyo yaa allah yaa raxman
@luulwarsame87
@luulwarsame87 3 жыл бұрын
Amin Amin ilahay haunaxriisto walalken suaasha alaha ufudediyo walashena qalbiga alaha uqabojiyo ubadka alaha lakoriyo samir iyo imaan alaha siiyo dhaman walashey Hodan online iyo ehelada
@sidra857
@sidra857 3 жыл бұрын
Rabi ha unaxaristo marxumka Walasheena Qalbiga alle ha u qaboojiyo
@asouma620
@asouma620 3 жыл бұрын
Inaalilaah waa inaa ilayhi rajicuun illahay naxaristii jannoh ha kawarabiyoh hodana allah qalbiga ha uga reeboh
@misslucky2768
@misslucky2768 3 жыл бұрын
Alle ha naxariisto marxuumka abaayo Hodan iyo ehelkana qalbiga eebe ha u qaboojiyo
@yaasmabeauty2261
@yaasmabeauty2261 3 жыл бұрын
Amiin rabi naxariis wasica ha siyo wlasheyna qalbiga allaha u qabojiyo waa geeri xanun bdn qofkey qafladas cml qabsatay umba xanunkeda garan ax allow unaxariso gadashina hana fidneyn allahu akbar
@nimcohuzen745
@nimcohuzen745 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto janatul fardawusa haku casuumo Ayadana qalbiga ha uga reebo
@sadiaahmed1196
@sadiaahmed1196 3 жыл бұрын
Rabiyow qabibiga uqaboji walaashen Hodan amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto wll nafkasta way dhadhaminysa geerida alle caruurtana alle hala kaal meeyo allena qabriga hawsiciyo kitabkana gacanta midig haka sooyo hodan omarna alle qalbiga haw ga reebo alle haw naxariisto
@amranabdi4012
@amranabdi4012 3 жыл бұрын
Aamin yarabi Allaha unaxariisto wllken Wlshy hodana qalbiga Allaha u qaboojiyo🤲🤲🤲
@raynaa122.
@raynaa122. 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto qabriga Allah ha u waasiciyo Iyadana ilaahay qalbiga ha uqaboojiyo Aaaaamin aaaamin aaaaamin
@aishashire5391
@aishashire5391 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun aamiin wll hodan waa gabadheena aad beynoo taabaty geerida zawjkeeda alle qalbiga hakuu qaboojiyo wll qaali
@naagnool8113
@naagnool8113 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto walashey hodan seygeda ayadana qalbiga rabbi weyne ha u dajiyo ilmahana ha u xifdiyo🤲😰
@ayuubmaxamuud3253
@ayuubmaxamuud3253 3 жыл бұрын
أمين يارب العالمين❤ Ilaahey ha u naxariisto qabriga ilaahey ha u waasiciyo Qalbiga allaha u qaboojiyo walaasheen
@NimcoNimco-jp5wb
@NimcoNimco-jp5wb 3 жыл бұрын
Inaalilaah wainaa ileyhi raajicuun allaha unaxariiato sabar iyo iimaan allaha kasiiyo hodana qalbiga allaha ku qaboojiyo
@hawajmc3075
@hawajmc3075 3 жыл бұрын
Inaan lilahi wa inaa ilayhi raajicuun..Allah u naxariisto 🤲🤲🤲abyo Allah samir iyo imman buuxa Alle weyne hakaa siiyo abyo 🤲🤲🤲🤲asagana marti la jeclahay Allah ka dhigo...
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 3 жыл бұрын
Samir iyo imaan Alle hakaa siiyo hodaneey adiga iyo falmiga isagana Alle kitaabkisa midig haka siiyo walashey hodan waan kula daremaya xanuunka Alle qalbiga haku qaboojiyo
@saliganebimaxamedscwscw5005
@saliganebimaxamedscwscw5005 3 жыл бұрын
Ale haw naxariistii walaalkeena dhintay Hodona ale samir iyo iimaan saadiqa haka siiyo qalbigana haw qaboojiyo yaa rabii adaa wax Walbaa keena aamiin aamiin
@hipocali6790
@hipocali6790 3 жыл бұрын
inaalilaah wa inaa ileyhi rajucuun ilahay ha u naxaristo adna samir iyo iimaan ha kaa siiyo qalpigana ku qaboojiyo🤲😪
@mumumaow9779
@mumumaow9779 3 жыл бұрын
Illahey hau naxariisto kitabkisa gacanta midig ebe haka siyo marti lajecelyahy alla haka dhigo allow ugu bishareey janatul firdows yaa rabbi raaximiin🤲🤲🤲😢 Hodan abyo mcn adigane qalbiga alla haku qabojiyo allaha ku dejiyo qalbiga🤲🤲🤲😭
@ashoahmedabukar3805
@ashoahmedabukar3805 3 жыл бұрын
Inaa lillahi wainaa illahi raajicuun..madhinte waaa illhy.illahy ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo kitaabkiisana midikta haka siiyo dhamaan ehelkiisa xaaskiisa owlaadiisa samir iyo imaaan haka siiyo qalbigana ha uqaboojiyo anagana gadaashiisa rabbi nama fidneeyo aaamin ya rabbi
@to2557
@to2557 3 жыл бұрын
Allaha qabriga ha u nuuriyo ....walasheena hodan sidoo kale allah qalbiga u qaboojiyo
@yasmiinmaxed2104
@yasmiinmaxed2104 3 жыл бұрын
Ilhye ah uu naxariisto qbrigsana alle ah uu nuriiyo janadii fardowsa Raabi ah ku bishaaareeeeyo yaa rbi amiin
@hodanaxmad5905
@hodanaxmad5905 3 жыл бұрын
Ilahow unaxariiso ilahow jana fardawsa gee a ilahow walasheen qalbiga uqaboojiya aamiin yaarabi 🤲🤲
@cabdiraxmaanaxmed21
@cabdiraxmaanaxmed21 3 жыл бұрын
All ha u naxariisto wlhi sida aan u naxay markii aan maqlay hodan online muqalka Wan jojinkari wayay Allah Samir haka siyo
@hiborashid9706
@hiborashid9706 3 жыл бұрын
Allha u naxariisto qabrigana allha u waasiciyo wllshena qalbiga allha u qaboojiyo
@farduusaadam6641
@farduusaadam6641 3 жыл бұрын
Ilhy iskaga awodlehe hawnaxaristo janatul fardawsana haku casumo Walashena qalbiga haw qabojiyo
@nasteexoabdirizak9896
@nasteexoabdirizak9896 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto qabrigana alla ha uwaasiciyo ,qalbiga illhay ha uqaboojiyo abyo awlaada saqiirta alle ha ku la koriye.
@maandeeq4496
@maandeeq4496 3 жыл бұрын
Yaa allaah illaahayow qabriga uwaasici baariyaalna alloow uga dhig abaayo qalbiga alloow kuu qabooji
@shukripancakechannel3523
@shukripancakechannel3523 3 жыл бұрын
inaa lillaah wa inaa illeyhi raajicuun alle ha u naxariisto qabriga alle ha u nuuriyo wllkeen walashey hodan qalbiga alle ha u xasiliyo aamiin yaa allaah
@deeqaali6509
@deeqaali6509 3 жыл бұрын
Allaah unaxariisto, aniga hadaan arkay naxdin wan jareeyay subxaanallaah,ilmaha wan unaxay lakiiin illaaheey ayaa nooga naxariis badan Illahey Swt madayacaayo Illahey hala koriyo
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 3 жыл бұрын
Inaalilah wa inaa ilayhi raajucun alle ha u naxaristo iyadana alle qalbiga hawga reebo miskinta 🙏🙏🙏😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏
@afiifa22daud7
@afiifa22daud7 3 жыл бұрын
Ilahy qabriga ha uwaasiciyo hodoneey adigana ilaahy qalbiga hakuu qaboojiyo
@nasracadey7414
@nasracadey7414 3 жыл бұрын
Ilahay naxaristii waarta hasiiyo marxuumka iyadana iyo ehelkisaba qalbiga rabi ha u qaboojiyo
@iqracardoof6975
@iqracardoof6975 3 жыл бұрын
Illaahey ha unaxariisto Abaayo qalbiga allah kuu qaboojiyo
@hayatahmed5828
@hayatahmed5828 3 жыл бұрын
Allah yarxma raximin awldeda awalad khayr qabta allah ha uga dhigo iyada qalbiga ha uqabojiyo
@amouabdala
@amouabdala 3 жыл бұрын
Nabi mohamed scw ugu fadli badna ugu shraf badna ilaahy karaameyay Adunkan wu ka tagay cid kusii baaqi ahanaysa ma jirto ilaahy how naxariisto alla yarxamu dhaman intii muslim oo dhimatay
@najmaabukarmohamud3948
@najmaabukarmohamud3948 3 жыл бұрын
Alle naxaristiisa hasiiyo qabriga ha uwaasiciyo su,alaha qabriga ha fududeeyo😭😭😭 Ayadana qalbiga alle ha uqabojiyo sabar iyo imana alle haka siiyo😭😭😭
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 2 жыл бұрын
Inallilah wa ina ilayhi raajucun hodan waan tabee shaw way geeriyaysnayd alle haw naxariisto wllo isaga iyo intii dhimatayba adigana qalbiga alle haku qaboojiyo haku
@saynababdirahman2048
@saynababdirahman2048 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto asga caswajalye ayaa dana alle qalibiga haw qaboojiye 😭😭😭 aamiin aamiin
@faliselmi4787
@faliselmi4787 3 жыл бұрын
Allh ha u naxariisto qabrigiisa allh ha uwaasiciyo janatulfardowza allh ha ugu bishaareeyo abaayo hodon iyo dhamaan ehelka uu ka baxay wllkeeyna samir iyo imaan allh haka siiyo abaayo mar labaad qalbigaada allah haku qaboojiyo Aamiin yaa rabbi
@kaltuunsagal9652
@kaltuunsagal9652 3 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisoto Mrxuunkaa jAnadiisahku Casuumo AAmmiin Aaaamiiin Yaarabi hodan Iyo dhamaan qara bada saxaabtii ba ilaahay Samir Iyo iiman haksijyo Aamiiiin aaaamiiiin Aarabi
@maxamedcarabcabdilaahi150
@maxamedcarabcabdilaahi150 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Marxuumka Ooridiisana Samir iyo iimaan ha ka siiyo Aamiin
@yurubmohamedbarre840
@yurubmohamedbarre840 3 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun rabi how naxariisto samir iyo iimaan alle hakaasiiyo wallashay🤲
@halimoizakmohamed8655
@halimoizakmohamed8655 3 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون 😭allh ha unaxaristo Qabrigisa allh ha uniiriyo Suulahana allh ha ufududeeyo Abaayo hodan qalbiga allh ha kuu qabo jiyo
@asmaabdullahi9336
@asmaabdullahi9336 3 жыл бұрын
Alla yarahma 😭😭🥲🤲🏼wallahi marka maqlay qalbiga ixanune hada qoralkan aso qorayo ilin aya igasocoto🥲qalbiga alle haku qabojiyo abayo anaga dhan wa wada socona carurta alle hakula koriyo abayo
@shamsohashi9718
@shamsohashi9718 3 жыл бұрын
Innaallillaahu wa innaa illahu raajucuun Allaha u naxariisto wallaalkeen, caruurta uu ka tagayna allaha xifdiyo, walaal hodan adigana qalbiga haiku qaboohiyo, Allahana jannatul firdawsa ha isugu kiingeeyo Allahuma aamiin.
@haajiroabdi7305
@haajiroabdi7305 3 жыл бұрын
inaa lilaahi wa inaa ileehi raajacuun Allah ha unxariisto qabriga allah ha uwasiciyo samir io iiman allah haka siiyo apaydeena iydane qalbiga allah ha u qaboojiyo kuli nafsi daiqato moot Allah ha unaxiirsto
@ayaan4286
@ayaan4286 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
@amalabdullahi8566
@amalabdullahi8566 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wainaailey hi raajucuun Alle haunaxariisto wlle keen walaasheen macaan Alle qalbiga hakuu qaboojiro
@amriitaladan8568
@amriitaladan8568 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto qabrigna ha u waasiciyo Samir iyo iimana alle haka siiyo wllshen hodan rabi qalbiga ha ku qaboojiyo wllo
@sulekaablsiyeh1462
@sulekaablsiyeh1462 3 жыл бұрын
Amiin ya allah jazakallah kyr ayub illahaye ha u qabalo ducada illahaye samiir iyo Imaan allaha ka siyo walasheen hodan iyo adigaba dhar illahaye aya ni jecelyahaye illahaye hodan odeygeda jannatul firdowsa aclaa allaha geeyo allahumma amiin😱😭😭💔🤲🤲🤲
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488 3 жыл бұрын
أنا الله وانا اليه راجعون ،ilaah hanaxariist janada faradus haka warabeyo, wllo hodan qalabe haku qabo jeyo
@fardussuleiman7233
@fardussuleiman7233 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto walaalken walaasheena Ilaahay quluubta hawqaboojiyo amiin
@barwaaqoabdirahman9581
@barwaaqoabdirahman9581 3 жыл бұрын
Allow adiga qaniye janatul fardawsa kawarabi marxuunka iyo muslimiinta geriyotayba kuwa nola Alle hana wafajiyo qarka
@hibonoura7498
@hibonoura7498 3 жыл бұрын
Ax ax ax aaammiin aàaammiin Wlshy illahay qalbiga ha ku Adkeeeyo aaammiin
@ifraaxcarab4935
@ifraaxcarab4935 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa ileyhi raajicuun rabi hau naxariisto wallo ilaahy qalbiga Haku jaboojiyo adna walal Hodan
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 3 жыл бұрын
Inalilahi wan Ina ilahi rajucun, alleh qalbiga ha u qabojiyo. Marxunkana alleh qabriga ha uu nuuriyo. Wan ka naxay runti gabadhan sidi qof waligay an aqaanay
@profitside778
@profitside778 3 жыл бұрын
Inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun allah ha u raxmo wallsheena samir iyo imaan ha ka siiyo 😭😭😭😭😭
@abibawale4976
@abibawale4976 3 жыл бұрын
Alle ha unaxarisato janatul fardawsa ha ka waraabiyo wlshy qimo badan seygeedii allow qalbiga u deji
@zadoali5531
@zadoali5531 3 жыл бұрын
Wlshy Hodan Online ilahay qalbiga haku qabojiyo Aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲😭😭
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto qabriga Allah uqowjiyo janatul fardowso Allah ka warabiyo kitabkiisa midigta Allah ka siiyo hodane ilaahey qalbiga Allah uqabojiyo ilmahane Allah la koriyo 2doodan janada Allah ku kulansiyo
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
Wa geeri xanun badan rabbi ha unaxriisto sawjkeedi ayadana rabbi qalbiga ha uqaboojiYo xanunka wan la dreemyna walashen
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 3 жыл бұрын
إنالله وأناإليه راجعون Illaahay ha unaxariisto wallalkeen kitaab kiisa illaahay midigta hakasiiyo illaahay haka dhigo marti lajecel yahay wallaasheen hodan illaahay ha udajiyo qalbiga illaahay haku kaalmeeyo insha allaah illaahay kudayici maayo
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto walaalkeen reerkiisina allah samir uyo iimaan haka siiyo ubadkana allah ha u xafido
@hamdaabdi9621
@hamdaabdi9621 3 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo iyadan allah ha qalbiga hau qabojiyo🤲🤲🤲
@filsanali9913
@filsanali9913 3 жыл бұрын
Aaamiiin allahaunaxariisto abaayana allaha lagarab galo🤲🤲🤲
@zihaamcabdiraxman1137
@zihaamcabdiraxman1137 3 жыл бұрын
Kulu nafsin daaqi atul mowt ilahow gafkeena iyo geerideena ha kulmin yaa rabi Khaatumada allow khayr nooga dhig Ilahow dambi dhaaf ban ku waydisanayna ya raxmaan
@ruweydhaahmed2773
@ruweydhaahmed2773 3 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha unaxariisto wllka dhintay Walaasheen Hodana qalbiga Allah udajiyo samir iyo imaan Allaha siiyo ilmahana Allaha la garab galo wlhy waa geeridu waa howl wayn lkin waa wax mar walba nasugaya
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 3 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس Ilaahey samir iyo imaan hakaa siiyi wlshy qalbigane alle hakuu qaboojiyo
@halimasheikh8308
@halimasheikh8308 3 жыл бұрын
Amiin ya Rabbi
@rahmaali248
@rahmaali248 3 жыл бұрын
Inaalillahi waa inaa ileyhi raajicuun allah unaxariisto abshir hodana allah sabar siiyo wllsheen 🥺🤲😭
QOFNA HA ISU JABIN NOLOSHAADA♥♥♥
16:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 155 М.
DUMAR BADAN SIDAY MOODEEN💔💔💔
14:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 27 МЛН
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 83 МЛН
10 Dumarka ha weydiin - Maxaad nolosha igu soo kordhin
20:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 20 М.
Way xanuun badan tahay noloshu adigaase ka adag
9:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 29 М.
QOF GARAB WAAYEY NOLOSHA QOF ADAG MA JIRO
12:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 18 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
ADIGAY KUGU XIRAN TAHAY
8:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 11 М.
7 QOF LAGA MAARMIN NOQO
13:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 36 М.
Wixii loo daalo ayaa lagu raaxaystaa qof dadka ka duwan
9:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 26 М.
Dantayda Kama Daalo ISMA DHIIBAYO WIXII DOONAA HA DHACEEN
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 43 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 27 МЛН