Asc? Wll Ayuub Alle haku sharfo. Xikmada iyo balaaqada alle hakuu siyaadsho. Nolosha alle hakuu barakeeyo. Cimriga alle hakuu barakeeyo. Horay u wad shaqadan qiimaha badan eed umada somaliyeed u haaysid. Rabi haku xafido
@ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын
wll Allaha ku sharfo adigana intaa iigu ducaysay iyo ka badan Allaha ku siiyo Jannada Allaha na wada geliyo aamiin
@umumohamed23993 жыл бұрын
Mash allaah 👍wasax arinkan sida uga hadashay raga iyo dumarka kuwa xun iyo kuwa fican ayey isugu jiran
@kulanzametube35503 жыл бұрын
Haday gabadhu tidhaa raga dinudoodhami waa khaayimiin halayaabin sobobtoo ah waxa khiyaamay qof ay dunidoodhan u arkaysay
Alle haku xifdiyo wax badan ayan wlhy kafaa iiday dhiiri galintaada wll
@hipoabdillahi12593 жыл бұрын
walahi wax ka qurux badan inaad wax kastoo dhiba o kusoo mara inaad is mooganaysiiso lkn aanad iloobin casharkaad ka baratay 😍
@amalismail77723 жыл бұрын
Nin haduu ku xumeeyay macnaheedu maaha raga Aduunka oo dhan ayaa xun, mida kale gabdho waajib maaha Nin somali uun inaad guursato ama shukaansato,! Way buuxan inamo ajaanib ah oo wanagsan qiimaheena garanaya👌
@cabdicasiis78243 жыл бұрын
Ustaad alle dartiis ayaan kuu jeclahay
@abdisamedqisole51193 жыл бұрын
M a bro allaha ku sharfo wax badan ayaa chanalkada ka faidey badal qayr qaba allaha ku siiyo adi io marwadaada sharafta badan iyo awlaadadaba
@mariadaggan81203 жыл бұрын
Markasta waxaad moodda qalbigeyga inaa ka warqabto . Alla haku sharfo wll Suhayb 🥰
@amranahmed14783 жыл бұрын
Masha allh wll.ayuup allh ku sharafow♥️♥️♥️💗
@nimoco4013 жыл бұрын
Wallhi ben mcahan waa sax masha allah 😍😭😍
@sabriinabdirzak11943 жыл бұрын
Masha Allah keep going my teacher 🥰🥰😊😇❤❤🙊💯💯💥
@Maxamedshiine73 жыл бұрын
Macalinkeyga Ayuub Allah ku dhowro ❤️❤️💯
@raxmocolow41193 жыл бұрын
Masha Allah ustaadi is one of Somali motivational speakers xafidahaulaah
@nfsocali83613 жыл бұрын
Sidoo kale cashiradaada english waanlasoocdaa oo buug ayaan usoogatay aan kuqorto janada kuuguduceeye wll
@ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын
WLL MAHADSANID CASHIRKII 8 AAD WAA BERRI HADDII ALLE NAFTA II DAAYO
jaceylka wa xanuun wlhi in bdn baan so arkey ilahey qalbiga ha ii qaboojiyo jaceyl an so marey 2017 igu saameen badnaa ila iyo hda qalbigey kama bxn xanunka uu igu rebey
@ikrannaasir64203 жыл бұрын
Horay uscoc wll🥰🥰🥰💔❤
@abdimusefidow6153 жыл бұрын
Saxiix waye war kaaga mcln sida badanaa waa wax la arkay
@hibaaqmaxamed63763 жыл бұрын
U isoqan layahay wllkay ayuub Ahmed
@khayrhesho44633 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@naldonfilms43 жыл бұрын
M.a wllky hore usoco🥰
@khaalidosman93563 жыл бұрын
Alla Haku sharfo Hana Ku xafido Bro
@fahmomohammed85543 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@naimamohamed9243 жыл бұрын
Waa runtaa walaal جزاك الله خير 💙💙
@tamamqurux60653 жыл бұрын
ninka caruurtiisa biilan waayo ilaaah naarta saciiro ha ugu bishaareeyo no cafis
@sultaanmedia23233 жыл бұрын
Masha Allaah
@umihayati98133 жыл бұрын
Mahadsanid. asx👍
@cusubohormar73193 жыл бұрын
Ayuub noolow waxad tahay wiil caqli badan
@NIMCOBASHIIR-q9b3 жыл бұрын
M,a ustaad💯
@kaazimmohamed24813 жыл бұрын
Ayuub gabr saxiib lahy inaa jacel inaa usheeg raba
@umakhaalid42753 жыл бұрын
Waa sax walaahi dadka is ku mid ma ahan
@sacdiyosaafi13063 жыл бұрын
Ayubow wllo walahi wax jirad ka hadasha
@abdirahmanaadan66613 жыл бұрын
Mnsha allaah ustaat keep it up sir
@mulkiducaale61273 жыл бұрын
Masha alah
@hawajmc30753 жыл бұрын
Masha Allah ustaad ayuub
@fadumoabdulaahi32153 жыл бұрын
Masha allaah illaahay hakaa abaal mariyo
@najahdhuux81923 жыл бұрын
Masha allah keep goin ustaad Casharadii enlishka ahaa soo celi pls
Waa run dadkoo dhan ma wada xuma lakin dhibka somalida haysta waxa weeye kii fiican xitaa dhibaatada kama dhiidhiyo ee wuuka aamusayaa marba hadii nin wax layasheego
@NIMCOBASHIIR-q9b3 жыл бұрын
Wcs wll ayub❤️
@miskimusse91603 жыл бұрын
Ayuuboow wlhi hadan cod u duubey anigo ilmeynaya kuna leh xiriirkeni halkasu ku dhamaday 5sano aan wada soconey 2sano shaqo la.aan bu aha 3 sano wa imermerinayay mar walba wuxu igu laha bishaana dhameynaya iyo sanadka cusub ban dhameynaya ugu danbeyn sababta xiriirkaas hada uso afjaray waxa weye sanadkii u qabsaday ee ugu danbeysay marki la garay 3 bilood ka harsan tahay bu is bedel keenay ah inu ila kulmin magalada ila joogo xita usan iwacin inan anigu waco mahe marka weydiyaana wu is xanajin aniga shaqadeyda igu badan adiguna wakhti bad radineysa maxa khaldan adigo shaqeya i iman jirtey iwici jirtey isbedelkaan zita mudo 5 bilood wan saburayay waxan islaha wu ku iman shaqo ku badan lkn waxan ogaday iney waxaso dhan yihiin gaabsi iyo khiyaano walalyaal iso duceya in allaah qalbigeyga i qaboojiyo xanuun ban daremaya inta been ku farxi laha in yar oo aan murugoodo faraxad ka danbeyso aya idhaanta
@adoontiialle30453 жыл бұрын
Abaayo allha qalbiga ku qaboojiyo😢🤲
@miskimusse91603 жыл бұрын
@@adoontiialle3045 amiin abayo
@sucaad34253 жыл бұрын
Abyo mcn qalbiga allaha ku adkeeyo qof adagna adagna noqo oo Alle talo saaro badal qeyr qabaan ku rajeynayaa xppti
@miskimusse91603 жыл бұрын
@@sucaad3425 amiin abayo
@ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын
wllo samir Alle wuxuu la jiraa kuwa samra waxaan waa aduunyo wixii dhacay qadar.......Alle ku mahadi waxaa dhici karta inuusan khayr kuu ahayn oo ay jirto sabab Alle kaaga celiyey Allaha qalbiga kuu qaboojiyo Salaadaha ku dadaal Allena bari
@drsfahan95553 жыл бұрын
You so Intelligent mashlh
@ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын
Thanks wllo
@namiishnalka95563 жыл бұрын
Keep going walalky💟💟
@abdimusefidow6153 жыл бұрын
Jazaaakallaah
@faradherejangafai54933 жыл бұрын
Ninyohoow sual ayyan rawa innan ku weydiyo. Hortaa markaad darasadahan suubinayso qabkee uu suubiisa. Sababto aah dadko dhaan isku dabeecaad maahaan. Maadama aad markaad muqaalka soo gaalinayso aad daadka general oogu hadaasho. Inshallah wxaan jeeclan laahaa innad video kaso suubisoo. Thnks ustad
@ayuubaxmedmedia3 жыл бұрын
Wll jadwalkayga boos kama banaana aan ku diyaariyo video aan waxba kusoo kordhinayn dadka oo ah sidaan wax u diyaariyo 99% waan u fekeraa Alle ayaa ii jeedee mana sahlana waa anigu mideeda kale dadka dhan miyaan iri waa isku mid videogaan? hadalkaan ku bilaabay aad ayaan u xusuustaa waxaana ka mid ahaa dadku isku mid ma'aha