HOOYADAAN Youtuberada Caruurteeda Dartooda Ayay Xabsi U Gashey

  Рет қаралды 98,474

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 109
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 2 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@yuusuf_seef_10
@yuusuf_seef_10 2 ай бұрын
Scw❤
@qaaliwalde404
@qaaliwalde404 2 ай бұрын
‎!اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبَيِّنَا مُحَمَّدٍ
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z Ай бұрын
Scw scw
@FarhiaKabayare
@FarhiaKabayare Ай бұрын
Scw scw
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 2 ай бұрын
Walhi hooyo somaliyed miid ka fiican ma jiirto iyado intaso ciiyala lagu furay bay la dala dhacayan ooy koriiyan duruf iyo dayac dartii iyo duli nimo uu dul qata 😢😢
@SagalMaxamed-wt4ub
@SagalMaxamed-wt4ub Ай бұрын
haa wlhi qali😢🥺😩
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 2 ай бұрын
Wll hossow midka kamid ah KZbinrada wanaaga jecel somalinimada jecel khabyaalad iyo khurun Allah ka badbaadiyey 1m ayaad ukhalanta lkn half million soon ❤
@YaxyeAlihassan-jh5nm
@YaxyeAlihassan-jh5nm Ай бұрын
Coming soon 500k🎉🎉🎉🎉🎉 Congratulations 500k🎉🎉🎉🎉
@sultanyarechannel6673
@sultanyarechannel6673 2 ай бұрын
Hossow bro su,al wxn kuweydinaa barnamijki isnin io internet xge ku ilowday o an kaso qadnaa😅😅
@axmedcrisaaq9064
@axmedcrisaaq9064 2 ай бұрын
Alle ba mahad iska leh oo naga dhigay ummad islaam ah Alle ayaana ka magangalnay waxas iyo wixii la mida
@maymuun7956
@maymuun7956 2 ай бұрын
Aamiin lkn waa jiraan dad islaamnimo sheeganaayo oo caruurta si xun ula dhaqmaayo
@fay6834
@fay6834 2 ай бұрын
Subxana’Allaah 😢 aduunka maanta kuwaasaa u badan 😢
@Najax-q3l
@Najax-q3l 2 ай бұрын
Half million coming soon 🎉❤
@abasjama9705
@abasjama9705 2 ай бұрын
500k soon
@Jamac163
@Jamac163 2 ай бұрын
Tani waa tusaalaha ugu fudud Ee nolosha social media yaha, Dhallinyarooy haku kadsoomina dadkaan aan wada taageeraan Ee kaliya idin muujinaayo dhankooda wanaagsn.
@YaxyeAlihassan-jh5nm
@YaxyeAlihassan-jh5nm Ай бұрын
Coming soon 500k 🎉🎉🎉🎉🎉congratulations 500k 🎉🎉🎉🎉hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amiinmustafeee
@amiinmustafeee 2 ай бұрын
aan ku salino nabiga scw❤😢
@qaaliwalde404
@qaaliwalde404 2 ай бұрын
‎!اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبَيِّنَا مُحَمَّدٍ
@Ozla252
@Ozla252 2 ай бұрын
Hossow bro mid ka mida KZbin-ka ugu fiican soomaalida Hore u soco 1M ka badan ku rajaynaaya insha'allah 🎉❤
@AbdiweliHussein-dy4qy
@AbdiweliHussein-dy4qy 2 ай бұрын
Shegadhan waxan arkey 5 month ago Wad ku mahad sanathy dadhalkaga zxp❤
@Hoygadahsoon
@Hoygadahsoon 2 ай бұрын
Mardhaw muqaal ayaan soo wada isha ku hay
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Alle xam dulilaah
@Aboor01
@Aboor01 2 ай бұрын
Walaal ka keep going
@nazrazead
@nazrazead 2 ай бұрын
Keep going wlloh mcn love you ❤
@GeediSocod-z2q
@GeediSocod-z2q Ай бұрын
runti majirto ama maxasusto Wakhti u dhafo video aad so dhigto Allah haku xiftiyo Wllo
@Bintihaji432
@Bintihaji432 2 ай бұрын
Jiidaal dheh xagaa wa winter jidalka summer 🌞🏝️
@hosowpro
@hosowpro 2 ай бұрын
Walaaal saas ma ahan, xiliga Somalia anaga jiilaalka kulaylaha inoo ah addunka intiisa badan waa qabow…
@NajmaH586
@NajmaH586 2 ай бұрын
Business kooda ayaa cajiib ah ba 😂 qof caruurtisa dayacay oo dad waaninaya
@EBYAN5
@EBYAN5 2 ай бұрын
Dadka xun xun bulshada Dhanka ay qurunka kayihiin bay qariyaaan
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 2 ай бұрын
Hosow Pro wll aan ku daydo nollow wllkey
@shamsocali3492
@shamsocali3492 2 ай бұрын
Bismilah ganacsigoda aaba iiga daran
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li 2 ай бұрын
Waa Dad Xanuun San 😊😊😊
@kingahmeza1408
@kingahmeza1408 2 ай бұрын
Ustaadi wanku salamay
@jamiloNor
@jamiloNor 2 ай бұрын
Xanuun waaye wllhi😢😢😢
@FardowsoAhmed-k8l
@FardowsoAhmed-k8l 2 ай бұрын
My favourite KZbinr. Faraxd ku nolow abowe 1 video ima dhafo ❤
@Rahmaali-fg4im
@Rahmaali-fg4im 2 ай бұрын
Muqaalo xiisi badn sogodbisaa mahadsanid❤
@abuukarHussein-pm9pn
@abuukarHussein-pm9pn 2 ай бұрын
500k waxba Ka ma dhiman aan buxino asxapay
@salmanahmed33
@salmanahmed33 2 ай бұрын
First person Mashallah
@foosasaki3882
@foosasaki3882 2 ай бұрын
First ❤❤🎉
@Ikruuusha
@Ikruuusha 2 ай бұрын
Waa ku yartahay, nio gaaladaan mxaa ka qaldan😂waba doqomo, ilaahow mu qof muslima ahaado, mala yacni bay dhowr Sano isaga haystaan, 😂😂😢
@juweriamohamed1987
@juweriamohamed1987 2 ай бұрын
First comment ❤😊
@gorsgang9647
@gorsgang9647 2 ай бұрын
Asc Hassow waan ku salamay illahay ha Ku xiftiyo adiga iyo familie waxan jecelan laha inad ka soo hadasho ninkii lagu magacabo Ali Abulabaan oo loo yaqanay Tik Tok star oo xaskiisa ku dilay carigas America hadadan horay uga hadalin hadad ka hadashayna gormee ka hadshay bishee sanadkee mahadsanid
@luulabdinuur4584
@luulabdinuur4584 2 ай бұрын
😮😮😢😢😢😢 ax hooyo naxaris daran neh maa jirta
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 ай бұрын
subxaanallah,caruur ay hooyadood tahay bay ciqaabeysaa
@hannidadax7544
@hannidadax7544 2 ай бұрын
Gaalada waa dad maskixayna u buka😢😮
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 ай бұрын
Hooyo nocee waaye taas acudubilah 😢😢
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 2 ай бұрын
Warbixinta intii ugu muhiimsaned kasoo hilmaamtay oo aheyd wadankey kasoo jeedaan
@justwatching4159
@justwatching4159 2 ай бұрын
Waa maraykan
@kaafi_ahmed6934
@kaafi_ahmed6934 2 ай бұрын
@@justwatching4159 haa mahan sanid
@Navicmavi
@Navicmavi 2 ай бұрын
Waxan ahy qoffka ugu horeyey😊
@yunisbashir8541
@yunisbashir8541 2 ай бұрын
Taaas hooyo fcn ma aheen weliba waa doqon
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 2 ай бұрын
Caruurtodi ayey iqaben markas ayey ku leyihin waxan dadka bareyna sidey caruurta utarbiyey lahayen marka horaba galada waxey kushegayan iyo waxey faraha kula jiran farqi aya udhaxeyo wa bidaba badanyihin
@FarhiyoHassan-x1z
@FarhiyoHassan-x1z Ай бұрын
Subxana laah wa waxlala yabo
@FAAD21
@FAAD21 2 ай бұрын
Nolosha social media inay fake tahay Somaliyey ogaada
@qaaliwalde404
@qaaliwalde404 2 ай бұрын
Subscribe! Liked! Mahadsanid
@amalahmed260
@amalahmed260 2 ай бұрын
waa labo naagod oo walan maskaxda ayey la yihiin really.
@Umofficial3191
@Umofficial3191 2 ай бұрын
Subhanallah 🤯😲🙄😳🥺
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 2 ай бұрын
😢😢😢sida caruur tarbiyeyo baa dad labaraa cajiib
@RidaAli-g6d
@RidaAli-g6d Ай бұрын
Acuudu bilaah😢😢😢😢
@HabiboFarah
@HabiboFarah Ай бұрын
😊😊
@apdyrahmanmohamed6172
@apdyrahmanmohamed6172 2 ай бұрын
500k comen son
@ayannitta
@ayannitta 2 ай бұрын
😢😢😢😢masakiin
@Yaskahaji2233
@Yaskahaji2233 2 ай бұрын
Waa wax laga naxo wlhi 😢
@SomTalentRecord
@SomTalentRecord 2 ай бұрын
Koow kooow
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 2 ай бұрын
❤❤
@kawsarabdi1803
@kawsarabdi1803 2 ай бұрын
Ala Necbiyaaa dadka caruurta dhiba🥹🥹
@LiiJanba
@LiiJanba 2 ай бұрын
Cadowsanaa
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Masiibo idinku dhacday
@FarxaanJabane
@FarxaanJabane 2 ай бұрын
Nio zxb copyRight ka ka soo hadal sida loo ogaado muqaalka io musicga
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 2 ай бұрын
Waa qisadii igu qasalkak baneed hooyo walal xay benis sameed ilmaheeda ka war qabto 😅😅😅😅😅😅
@Fardowza-w6k
@Fardowza-w6k 2 ай бұрын
Waxaan maqli jiray tiisa daryeelaa tukle ku daro😂😂😂
@aminanur110
@aminanur110 2 ай бұрын
Asc I. Hosow please & thank you give us worning advice before telling us this kind of story , some of us we are not strong enough to comprehend please 🙏 and please. !.
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 ай бұрын
Intiina meesha kujirto yaa inoo qaabilsan qeebta galmada
@Luulmaxaamad
@Luulmaxaamad 2 ай бұрын
Cafimad majiraa
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 2 ай бұрын
subxanaAllah 😭😭😭
@SaadiqCrisaaq
@SaadiqCrisaaq 2 ай бұрын
Three comment❤😂
@anabchannel3670
@anabchannel3670 2 ай бұрын
Bisnka
@MsArlaadi
@MsArlaadi 2 ай бұрын
Ilma yaroo fariid ah buu ahaaa wiilka taana hooyo ma aha jufantada
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 2 ай бұрын
Jufanto maxaa waaye!😂
@MsArlaadi
@MsArlaadi 2 ай бұрын
😢😢😢😭😭😭😭😭😭
@jestolecadde5657
@jestolecadde5657 2 ай бұрын
Tittle ka wax qaldan ayad ku qortay
@KhadarUpdyrahman
@KhadarUpdyrahman 2 ай бұрын
Mxu qoray mxase qaldan ani wax qaldan uma jedee
@cCabdi7
@cCabdi7 2 ай бұрын
😂😂😂 ayaga dad waninayo miya
@AbdirisaaqSiciid-z6q
@AbdirisaaqSiciid-z6q 2 ай бұрын
Am Firs Like 😂🙌
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 ай бұрын
😂😂😂 gaaladu waa dad cun
@abdiwalimohamed2274
@abdiwalimohamed2274 2 ай бұрын
Firs
@Farduuzhaji
@Farduuzhaji 2 ай бұрын
Xasidin waye
@LiiJanba
@LiiJanba 2 ай бұрын
🤔🤔🤔🤔😮😮😮😮😮😮🤔
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 2 ай бұрын
Suubxanalah inkar ilahaye idinko riiid waa baa xaayawano baalayo
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 ай бұрын
😅
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 ай бұрын
Kkkk
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 ай бұрын
💔💔😭😳😳😳😡😡
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 ай бұрын
Sababta marwalba dumarka Inay madax bananadan iyo Inay ahadan bila muxram Loo diiday waatan oo kale Xitaa ubadkoodii ba ka baxsan La ?????
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 2 ай бұрын
Yaa u diiday in ey madax banaanadaan dumarka ? Islaamka xur ayuu ka dhigay gabadha muslimka ah . Mise dhaqan baaas ee in uu dumarka cadaadiyo lee taqaan? Meel xun waxa ka eegtay . Qofka dumarka ah waa xur sida aadba adiga xur u tahay . Marka dumarka ha ku dabaqin naag xanuusan oo caruurteeda dhibaateysay ee , maskaxdaaada wasaqeysan iska nafiidi waa iga talo !!!
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 2 ай бұрын
Sabaabta muxrim sidaas maaha ee dumarka haugafin xadiis ama aayad sheegtay majirto sababtaa sheegatay nin naag ucareysan ayaa kuu arkaa hooyo kali ah ayaa ikorisy ciqaabta ma,arkin
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 2 ай бұрын
@@Thestrongestbattleground_pro maskax caafimaad qabto ayaan leedahay walaal , Allah ku nuuriyo sida aad xaqqa uga hadashay . Baryahaan waxaa soo baxay dad diin in ey sheegaayaan iska dhigayaan , lakaiin diinta gaf iyo dhaawac u geysanaayo . Caqligiisa ayuu ka hadlay ninkaas ee cilmi iyo diinta toona kuma hadlin . Allah kuu xafido hooyadaa hadii ey nooshahay , hadii kalene Allah u naxariisto
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 2 ай бұрын
@@Thestrongestbattleground_pro ok ma kula tahay hdi caruurta abahood ka ag dhwn lahaa Iny wxsi ku dhici lahyen
@Thestrongestbattleground_pro
@Thestrongestbattleground_pro 2 ай бұрын
@@Ruuzah-2019 aamin abaayo mahadsanid ducadada waa nin xanuunsan dumar naceeb ayaa kabuuxa
@عبداللهشيخبيحي
@عبداللهشيخبيحي 2 ай бұрын
wax dadka anfaca soo gudbi saaxiib maalaayacnigan iska dhaaf oo
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ай бұрын
Maxaad udhameysatay hadaa ogtahay in maalaayacni lagaaga sheekeynaayo😂
@ApdirahmaanIndho
@ApdirahmaanIndho 2 ай бұрын
First comment 😊
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 37 МЛН
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,9 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
عجباتو المشاركة وبغا يشوفها ولكن! ستار لايت المجنون
15:25
Nationale Bedarija2-ناشيونال بالدارجة
Рет қаралды 149 М.
DAAWO MUUQALKAN HADAAD 30JIR KA YARTAHAY/ 6 TALO
5:18
Waayeel Media
Рет қаралды 2,4 М.
Qayskii Saddaam Xuseen - halkee ayay ku dambeeyeen?
9:25
Fagaare Media
Рет қаралды 96 М.
Dhagartaan Dhagar Kalaa Fashilisey - Sheeko Yaab Leh.
9:46
Hosow Pro
Рет қаралды 73 М.
Sidee ayaa ku sameeyey Hotelo Malaayiin Dollar ah !
8:26
AYUB SHOW
Рет қаралды 97 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Sheekada Kalkaalisada Hindida Ah Ee YEMEN Dilka Ku Xukuntay...
11:53
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 37 МЛН