Qayskii Saddaam Xuseen - halkee ayay ku dambeeyeen?

  Рет қаралды 100,710

Fagaare Media

Fagaare Media

Күн бұрын

Пікірлер
@HanadAkOfficiall
@HanadAkOfficiall Ай бұрын
Qoska Siyaad Barre kaso hadal wll ino coode hda igu racsantahy ❤
@hadillaium
@hadillaium Ай бұрын
Wan ku codeynay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Ай бұрын
Qoyska siyaad bare waxay joogaan xamar iyo Nairobi iyo maraykanka markaa wariyuhu haka soo sheekeeyo inshaa allaah waan u codeeyay waa sugaynaa inshaa allaah
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 19 күн бұрын
Qoyska shaydaankii weynaa waa ogyihiin dulmigii uusameeyay abahood oo shaydaan ahaa sidaas darteed waa isqariyaan waxayna kabaqaan in ladilo hadii ay sheegtaan sheydaankaas.
@Really2025
@Really2025 14 күн бұрын
Intaas ma naftaadaad ugu sheekaysaa? Denbidhaaf Allaha siiyo Maxamed Siyaad iyo eheladiisii dhammaan. Ciddii runta ka sheegaysa way way Tabeen the reality. ​@@bukharimohamed3828
@husseinabdille
@husseinabdille 19 сағат бұрын
@@bukharimohamed3828 garac bad tahay ka dhamow shuhadada dhaqyahay
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Ай бұрын
😢😢😢😢😢 Allah ha unaxriito geesiga iyo caruutiisa 😢😢😢
@Football-fans327
@Football-fans327 Ай бұрын
Aamiin 🤲
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Allaah ha u.naxariisto haduu maanta noolaan lahaa falastiin israel makinirteyn ilaahay u naxariiso 🎉🎉🎉🎉
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Yahuuda iyo shiicada waydii allah ha naxariisto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxaan aad ula yaabay markii aan maqlay mucamar qadaafi ayaa asal ahaantiisu waxa uu ka soo jeeday yahuuda sidoo kalle xaafid asad ayaa asal ahaan yahuud kasoo jeeda waa yaab ee waxaa kalle oo lasheegay yaasir carafaadna asalkiisu yahuud ayuu ahaa waa yaab sadaam allah ha u naxariisto sadaam xuseen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Ай бұрын
Aaway qoyskii madaxweyne xusni mubaarak. Iyo siyaad bare
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO Ай бұрын
🙏🏼
@sadaammukhtaar-y8x
@sadaammukhtaar-y8x Ай бұрын
Siyd bare suuli ku jiraan ka kalena wey xidhan yihin😢
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Ай бұрын
Suuli xun alle ku gali adiga iyo xiqdigaaga.​@@sadaammukhtaar-y8x
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Ай бұрын
​@@sadaammukhtaar-y8xsuuli xun adiga alle ku gali xiqdigaaga ku dhimo ma adaa muscular ku duugay ????.
@CabdifitaaxGalad
@CabdifitaaxGalad Ай бұрын
Qoyska AHU MW Jaale maxamad siyaad barre🇸🇴ku soo xiji.
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 28 күн бұрын
Kuwaasi wadankoda kuma dhimane naykeria ayay u yaaceen🤣
@axmedisfa9593
@axmedisfa9593 Ай бұрын
Libaax libaax ayuu dhalaa Allah ha unaxariisto dhamaantood
@Fatuush-u6q
@Fatuush-u6q 16 күн бұрын
Geesi garab waayay
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Ай бұрын
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@abdisalamomar7298
@abdisalamomar7298 Ай бұрын
masha allah qoys si sharafleh udhintay allah ha unaxariisto dhamantood
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye Ай бұрын
Halkuu Ku danbeyey wariye NiMaan osman😢
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Ай бұрын
Alha unaxaristo
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 Ай бұрын
Qoyska maxamed siyaad barre kasoo hadal
@Asadchanel-z9q
@Asadchanel-z9q 18 күн бұрын
Qoyskii Alle hawnaxariste siyaad barre ka soo hadal
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Ай бұрын
Allah unaxriisto Qooskiisa
@deeqoali57
@deeqoali57 Ай бұрын
Alaha unaxariosto dhamantood
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Waxa Gaalada Qaladka ay Galeen Sadam Hussein in Tagfiirtiisi Caruurtisa La ugaarsado Waxey Mid Aad u Xun Allaha Uwada Naxariisto MD Geesiga Aha Sadam Hussein iyo Wiilashiisa iyo wiilkii Awoowa u ahaa Mustafe
@AxmedYasiin-c9g
@AxmedYasiin-c9g 20 күн бұрын
>÷÷(÷(farmed cdbdnw❤😢
@abdinasirisak6701
@abdinasirisak6701 Ай бұрын
Next siyad bare
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Ай бұрын
Uday,Udhay,Khusey Allah unaxriisto
@kamasadan350
@kamasadan350 20 күн бұрын
Geeri sharfleh
@CraxmanDahir-f4d
@CraxmanDahir-f4d Ай бұрын
❤❤
@XaliimoMaxamed-iq6nt
@XaliimoMaxamed-iq6nt Ай бұрын
Wsxayleeyihin shaaribada yuhuuda
@BashkaXaaji-je2hm
@BashkaXaaji-je2hm Ай бұрын
😢😢😢
@EFURAAT
@EFURAAT Ай бұрын
Najiib Cigeeye ayaa lay dhahaa 😅😅
@Salman-h6t7e
@Salman-h6t7e Ай бұрын
Mashaalh
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 Ай бұрын
Waxa xaqiiqo ah in ku dhawad 5000 o askari maraykan ahi fooda galin wayen gurigi ay ku jiren ilma sadam marki danbana u gurigi ina u bambo dhinacyada kaga xidhay u ku dumiyay markanku fulaynimadisa ❤
@shucaybmaxbuub7663
@shucaybmaxbuub7663 Ай бұрын
Asxaabta ku midoobay fagaare Midea waxan waydiinayaa wariyahan tabinaya warkan xagee ku Danbeeyay? Yaa meelku sheega?
@Maria28832
@Maria28832 Ай бұрын
SAADAAM GEESI BUU AHA AUN
@hamitravel7517
@hamitravel7517 5 күн бұрын
Qoyska siyid mohamed abdulle xasan kasoo hadal kkk😊
@FadumoHas
@FadumoHas Ай бұрын
fadlan video music ga kadaa dad aan jecleen ayaa jiro
@hanasiciidoffcal1204
@hanasiciidoffcal1204 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@deeqoali57
@deeqoali57 Ай бұрын
Cudey wuxu aad ugu egyshsy maslax mahamed siyaaf
@muhumedsmartqorane
@muhumedsmartqorane Ай бұрын
Qayskii ❎ Qoyskii ✅
@XUSEENOTTO
@XUSEENOTTO Ай бұрын
THANKS GOOD REPORTING
@Kingston12370
@Kingston12370 Ай бұрын
Qoyskii siyaad barre iyo kii hayla Maryam soo baara
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Ай бұрын
Geesi geesi dhalay ayuu ahaa
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 23 күн бұрын
Sadam wuxu ahaa hogaamiye adag lkn isaga iyo qoyskiisaba kama muuqan meyna ahyn inta badan kuwo diinta iyo sunada kudhaqmo ama aay ka muqato sida sawirada video kamuuqato. Allah agaa iga og.
@Bishaar82
@Bishaar82 Ай бұрын
Sxb nimcaanow waxaa kasoo hadashaa qoyskii maxamad siyaad barre
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju
@AbdikadirMaxamuud-ts5ju 28 күн бұрын
Rabi SW Haunaxariisto Geesiyaal Islaamka oo dhan ka baxay ayay ahaayeen
@Abdirahmaanmustafe20
@Abdirahmaanmustafe20 Ай бұрын
sida ay suniyiinta iyo shiicadu ugu kala badan yihiin wdamada carabta kasoo hadal pls
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Ай бұрын
iskumidba maahawalaal suni waa 80%
@Abdirahmaanmustafe20
@Abdirahmaanmustafe20 Ай бұрын
@@Abdulahi22222 nio zxp kaso hadal buugi hitler ee my stranger pls
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 Ай бұрын
Iiran iyo inyar oo ciraaq kamida unbay heystaan hadana qaybo yemen kamid ah shiico kubeerayan
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb Ай бұрын
Yaaku dhahay ciraaq shiicada kaga badan suniyiinta ayaa yar lkn syria ayay suniyiinta ku badanyihiin shiicada ku yar ​@@Abdulahi22222
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Ай бұрын
Calaawiga yar ee Syria Fadimiyiinta Lubnan Saydiyiinta Yemen iyo Rawaafida Ciraaq ku nool uun ba shiico ah waana tiro aad u yar
@AliOsman-kl6kh
@AliOsman-kl6kh Ай бұрын
Qoys kii maxamad siyaad kasoo hadal
@kaamil9034
@kaamil9034 Ай бұрын
Qoyskii siyaad bare taariikh male miyaa
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 23 күн бұрын
Qoyskii Mohamed siyaad barre intee ka baxeen
@yaasinmohamed1096
@yaasinmohamed1096 Ай бұрын
baryahan maxaa helay channelka waxa lamaso galiyee
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw Ай бұрын
Kalitalis saasaa udanbayni
@Sharmaani77
@Sharmaani77 21 күн бұрын
War nooga soo waran qoyskii maxamed siyaad barre 21sano ka talinyay
@ShakraPoi-q3v
@ShakraPoi-q3v Ай бұрын
Yarkaan janalkiisa ya ii sheego😩
@kingpower6909
@kingpower6909 Ай бұрын
Galbeed media
@seinabjama4979
@seinabjama4979 Ай бұрын
Qoskii kornayl maxamed farax caydid ka soo waran
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 Ай бұрын
Nimcaan soo jeedin tiiso waa hibo buuxda
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي Ай бұрын
Fagare waxad ka so waranta madaxweynihi hore puntland cabdiraxmam faroole iyo qoyskisa halkay ku danbeyeyn
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
Waxaa sheegto maa weydey faroole ma dowlad weyn miyuu xukunku mayey mise wuxuu ahaa maamul goboleed
@Faadhigo1
@Faadhigo1 Ай бұрын
Hhh anaa kuu sheegaa wuxuu dhalay mid la yirah catoosh yaraha puntland hada ka horna hooyadii dilay asna xamaruu ku qayilaa waa faroolee 😮😂
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 17 күн бұрын
War Reer afwayne ka diyaari warbixin mid uun baan xamar ku aragna oo boqolaal boos ummada ka dhaceen documenti u wadato oo boobki qoyskpoda loo xaqiijiyo.
@farxaancumar9052
@farxaancumar9052 28 күн бұрын
Halkee bay ku danbeeyeen qoyskii doctatorkii somaliyeed ee siyaad barre? so diyaari zxb
@ibrahimshubka2008
@ibrahimshubka2008 24 күн бұрын
Sorr gabadha layiraahdo Raana hadertan way Xanunsantahay waxa ku dhahay cudurka la yiraahdo Schizophrenia disorder maxa yeelay gabadhan waxa sameyay musiibadi ku dhacday Reerkooda waxa ladilay Abaheed, 2 wiil oo la dhalatay iyo wiilki ay eedada u eheed + ninkeed sadam kaamil iso adeeraded iyo 50 nin oo adeeraded iyo qarawadooda ahay oo ladaldalay..
@esa979
@esa979 Ай бұрын
aadbaad ugu dadaashaan inaad diyaarisaan barnaamijyo tayo leh oo macquula lkn waxan idinkuala talin lahaa inaad carab iyo reer galbeed inaga dhaaftaan dadku wayka daaleen buunbuunintooda iyo sheegsheegistooda waxan leenahay kasoo diyariya barnamijyo beenba ha noqotee 😄😄
@bishaarxasan6641
@bishaarxasan6641 Ай бұрын
Raqad ayaa caan ahayd
@TAASINTERNATIONALSERVICES
@TAASINTERNATIONALSERVICES 28 күн бұрын
WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL GET AIRLINE TICKET DEALS BEST PRICE TICKET QIIMO JABAN ADOONKO DHAN AH NAGALA SO XIRIIRA WALAL XAFISKA NAIROBI
@Harbe-w5j
@Harbe-w5j 28 күн бұрын
maxa ka qaldan iska saax shekadada
@mariamjamaa5683
@mariamjamaa5683 18 күн бұрын
Mareykan iyo gaalad maxaa kagalay arimah reer ciraaq iyo wadamad carabta dowalad carabeed oodhihi karta kabax arimahèn majirto nacaladi haku dhacado mareykan iyo gaalad
@alisaaram1107
@alisaaram1107 Ай бұрын
Sadam ma labada wil bes bu dhaly
@MuxuboCismaan-h6u
@MuxuboCismaan-h6u Ай бұрын
Qoyskii cali cabdalla salax kasoo hadal
@abdulaliahmed1918
@abdulaliahmed1918 Ай бұрын
Galbeed media maal mal mahn wax maso dhigto maxa kugu dhacay
@AamiinAadan-fr2vs
@AamiinAadan-fr2vs Ай бұрын
𝔸𝕝𝕒𝕙𝕒 𝕦𝕟𝕒𝕩𝕒𝕣𝕦𝕦𝕤𝕥𝕠 .𝕘𝕖𝕖𝕤𝕚𝕘𝕚𝕚 𝕚𝕤𝕝𝕒𝕒𝕞𝕜𝕒
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 11 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 13 МЛН
Basaasadii Ugu Khatarta Badnayd Sirdoonka Kuuriyada Woqooyi |
14:17
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 59 М.
Waa kuma Yaxya Sinwaar! Ninkii hurdada u diiday IsraIIl
10:32
Waaberi Media
Рет қаралды 146 М.
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 232 М.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,5 МЛН
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
40:43
Xogmaal Media
Рет қаралды 52 М.
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН