HOOYADEEDA AYAY KU HOR CEEBOWDAY - PART 20

  Рет қаралды 56,840

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 160
@hosowpro
@hosowpro 3 жыл бұрын
QEYBIHII HORE HALKAANN KA DAAWO PART 1 kzbin.info/www/bejne/nJzCZp14d8ymp68 PART 2 kzbin.info/www/bejne/rGnIY5WLma2ibZI PART 3 kzbin.info/www/bejne/pJinn5espLGWibc PART 4 kzbin.info/www/bejne/bGKmfYWfZa6pnqc PART 5 kzbin.info/www/bejne/nYrakJmlipKdras PART 6 kzbin.info/www/bejne/homviptjqKiXidk PART 7 kzbin.info/www/bejne/eqLFq4ikmal0ras PART 8 kzbin.info/www/bejne/iqbTkIyLl8SiitU PART 9 kzbin.info/www/bejne/pmizoZtuq5Z-fJI PART 10 kzbin.info/www/bejne/iJqvY3eKm5Wtd7M PART 11 kzbin.info/www/bejne/iJqvY3eKm5Wtd7M PART 12 kzbin.info/www/bejne/gHeTfYmIdp1pl5o PART 13 kzbin.info/www/bejne/h3zFhWR-n6djbdk PART 14 kzbin.info/www/bejne/hYqWYYWFndSjnZo PART 15 kzbin.info/www/bejne/nJfQkKeIaqt0rMU PART 16 kzbin.info/www/bejne/gKuuaIisadakd80 PART 17 kzbin.info/www/bejne/f3_NfYN7h7eKf5I PART 18 kzbin.info/www/bejne/Z6PbZo2qjqx5bdk PART 19 kzbin.info/www/bejne/oanPmXd8q6hqZ6M
@saking788
@saking788 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/i5KreGWhj5egl68 hestaan REACTION kasoo bixi KIIN JAAMAC IYO QAMAR SUUGANI ♥️👍
@afraxcade551
@afraxcade551 3 жыл бұрын
20PART midna imadhafin xitaa dadbadan banbaray brnmj qaraaxoleh
@qalpiga
@qalpiga 3 жыл бұрын
Wad mahadsanthy wlllky aaad iyo aaad madamo aad waqti uu galisay 👍👏👏
@masuudali3171
@masuudali3171 3 жыл бұрын
Maasha alaah horay u soco hosow pro guul guul iyo gobanimo iyo farxad warto adun iyo aqiro kuwara adiga iyo fmlga 👍
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 3 жыл бұрын
Waxaan daawaday part21 oo isoo gaarsiyen asxaabteyda waxAn kalo hada daawanyaa 20 bro waan ka helay keep going Waan ku faraxsanahay inana barto janaalkaaga inkasto aaan horey uu arkin
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 3 жыл бұрын
Part 12 waaye sax
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 жыл бұрын
Wow😍 the moment of truth soooooooo happyyyyyyyyy thank u bro
@ikraancabdulahi3084
@ikraancabdulahi3084 3 жыл бұрын
Mahadsanid hosow bro wll hadaan adoomi lahaay 1 Milyan wnku gaarsin lahaay insha allh wd gareeysaa 200k
@Seey667
@Seey667 3 жыл бұрын
Thank you so much hosow barnamijkan sida musalsal ayaan ula socda aniga ahaanteyda xiiso badan ayuu iileyahay marka arkey ina noso desey manta madama shalay ne so deyse 10 mar ayaan thank u so much ku dhahay☺😊
@sadiiqcali472
@sadiiqcali472 3 жыл бұрын
Ciid mubarac reer hosow bro thanks
@ifraaxugaaso295
@ifraaxugaaso295 3 жыл бұрын
M.a ada ugu xiranahay barnamijyadada wllkey horumar wacan wllkey allah ku xafido
@hodhanmohamed1996
@hodhanmohamed1996 3 жыл бұрын
Masha Allah bro keep going🥰💯❣
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 жыл бұрын
Walal Sharaf Mudan Hosow Pro aad Ayaan Ku Salaamaya
@xamsekhadar1693
@xamsekhadar1693 3 жыл бұрын
Wll Ku SaLi Nabiga ScW Scw💫❣
@aaminocusmaan8311
@aaminocusmaan8311 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@tasnemabdi2016
@tasnemabdi2016 3 жыл бұрын
@@aaminocusmaan8311 salalahu calayhi wasalam
@maidacabdirahman4546
@maidacabdirahman4546 3 жыл бұрын
Waan jeclahay barnaa mijkaan 😍
@Baanonature
@Baanonature 3 жыл бұрын
Hosow pro 200k iyo inka badanba u qalan taa wllo mnsha Allah❤❤ From Hargaysa
@umarmohamed1319
@umarmohamed1319 3 жыл бұрын
Libaaxii wuu soo laabtay 👏👏👏👏👏
@yastayonis4007
@yastayonis4007 2 жыл бұрын
The moment of the truth! Xaafado badan inay ku dumeen baa la sheegaa borogaraamkan lkn kama jeesanaysid daawashadiisa.
@abdirizakdaahir7882
@abdirizakdaahir7882 3 жыл бұрын
Barnaamijkan waan uxiisnay inaa daawano the moment of truth
@pamelajama3684
@pamelajama3684 3 жыл бұрын
Nio barmamijkan waxa ku soo baxayeey cabdi ciise kii safiye tusma xumeeyey 😂😂😂
@hadiyahassan8340
@hadiyahassan8340 3 жыл бұрын
😂😂
@umuarwaax1324
@umuarwaax1324 3 жыл бұрын
😂😂😅😅😅😂😂
@shucaybbaruud760
@shucaybbaruud760 3 жыл бұрын
😅😅
@mohamedtahir6
@mohamedtahir6 3 жыл бұрын
😂😂😂ha wllh
@idilalimohamed2278
@idilalimohamed2278 3 жыл бұрын
Kkkkkk ilahay amarkiis ku hor mar hadaan is dhaho waa laga buuxaa xataa wax yar ma ahan 50 comment love u hosow pro keep going walaalkiis 200k ma ahanee 400k insha Allah june ka hor aan is muujino team hosow pro
@zamzamabasabdullahi9813
@zamzamabasabdullahi9813 3 жыл бұрын
Thank you Bro wan kuhaystaa program kan🥰
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 жыл бұрын
MASH ALLAH hossow keep going Come soon 200k ✌❤
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Thank 😊
@saking788
@saking788 3 жыл бұрын
#القدس_عاصمة_فلسطين
@06k-malikk44
@06k-malikk44 3 жыл бұрын
Fiiri walal hosow Pro noo soo gali dadka Su,aasha ugu kowad ku dhacay hadaa badan yehen noo soo day 😁❤️
@chenneldecoofficial1077
@chenneldecoofficial1077 3 жыл бұрын
Hosow pro bil gudaheyda gareyna 200k insha allh🤲
@queenruun9709
@queenruun9709 3 жыл бұрын
Qeybtaan waxey ka mid tahay qeybihii ugu daganaay oo aan fiirsado dadkii qiyanada badnaay mahan
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 3 жыл бұрын
Waa fofkii ugu aqli badnaa intaan ku daawaday barnamijkan
@sumayaahmed6445
@sumayaahmed6445 3 жыл бұрын
First one wan sugaaye de
@juweriyohassan7963
@juweriyohassan7963 3 жыл бұрын
M.a waa ku faraxsanhy first inaa noqdo😘😘😘😘
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 3 жыл бұрын
Gaal & dhaqan xumo waa walalo alx illahaw adiga muslim naga dhigey 🌹🤲
@riyaan8038
@riyaan8038 3 жыл бұрын
Shukran pro💯💯
@xasanxaaji7137
@xasanxaaji7137 3 жыл бұрын
Thank you hosow legend
@aliabduule6903
@aliabduule6903 3 жыл бұрын
suaalo sahlan ayaa laweydiyay qoftaan.
@sahrodaud7883
@sahrodaud7883 3 жыл бұрын
warhoow ashahaado lagayaawaa inmalaga gadashada tagay yahay 😉😉😉
@shuebashikir7593
@shuebashikir7593 3 жыл бұрын
Am taageero number 1 waxan jeclahay in an Arko adigoo 1m subscribe haysto insha allah wan rajaynayaaaa
@aishaomar3568
@aishaomar3568 3 жыл бұрын
Masha Allah walaal hosow keep going
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 жыл бұрын
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 3 жыл бұрын
Inta aragta in labadaly sawirka yuotuka farta taag
@anfacmaxamed8155
@anfacmaxamed8155 3 жыл бұрын
Masha allah hosow 200k bad ku cageyneysaa si fastly ah keep going
@hodanqeyloquute31
@hodanqeyloquute31 3 жыл бұрын
I like this barnaamijkaan 🤗🥰🥰👍🏿
@nimciitaabdirahmn8056
@nimciitaabdirahmn8056 3 жыл бұрын
msha allh wallky hozow pro aad bn ku tagera wllky mcn go Go for wrd
@zeynabqurux2802
@zeynabqurux2802 3 жыл бұрын
Qosolkaga ku haysta wll mcn 🌷
@iidkaafi2504
@iidkaafi2504 3 жыл бұрын
hosow come soon 200k insha allah before juun
@abdilaahigaab5102
@abdilaahigaab5102 3 жыл бұрын
Zxp hosow masoo danysaa kuwo kle oo ku sabsan isfa shili lcg drted 🤔✌
@farhiyakassay5999
@farhiyakassay5999 3 жыл бұрын
Mashallah keep going bro love da program 🙏
@faarahrobleadan9934
@faarahrobleadan9934 3 жыл бұрын
Thank you
@khadraismaaciil5246
@khadraismaaciil5246 3 жыл бұрын
Ale hakuxafido sedigey
@iklasabdi2439
@iklasabdi2439 3 жыл бұрын
Garsiya walalkana 200k hormarkiisa waa hormarkana 💓💓💗
@fartunibrahim9855
@fartunibrahim9855 3 жыл бұрын
7 minutes aa 31 qof iga horayso wah
@xuriyoxasanxuriyoxasan8948
@xuriyoxasanxuriyoxasan8948 3 жыл бұрын
Waxan ahy qofaka ugo horeye🥰
@tradertop24
@tradertop24 3 жыл бұрын
Waa maxay wax yaalaha lagaaga baahan yahay barnaamijkan iyo wxyaa laha lagu soogalo.? Wxaan rjaynyaa inaad iiga soo jwaabto mhadznid
@ikhlaasmohamed4189
@ikhlaasmohamed4189 3 жыл бұрын
😘hosow wllo qalbiga ka salamy
@fadumoabukar2782
@fadumoabukar2782 3 жыл бұрын
Masha allh
@zeynumoha1179
@zeynumoha1179 3 жыл бұрын
HOOSOOW dar Alle codkaaga ukeclhay illaaheey hanookaadeesto🥰
@tasnemabdi2016
@tasnemabdi2016 3 жыл бұрын
Ameen yarabi is ku dooq nahay
@bulshaawipoy6301
@bulshaawipoy6301 3 жыл бұрын
M.a keep going Osmaan
@haboonahmed2277
@haboonahmed2277 3 жыл бұрын
Masha allah
@zaamipoi556
@zaamipoi556 3 жыл бұрын
my prather hosow adi masameysay inaad lacag darteed qof uraacdo
@maryamamoha9800
@maryamamoha9800 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo wllky hosow pro 177k masha allh wad uqalanta 177M inkabadan🌺🌹
@xayaadmohamed2889
@xayaadmohamed2889 3 жыл бұрын
Waan sugayey thnks wllky
@nimcanabdullahi3488
@nimcanabdullahi3488 3 жыл бұрын
Barnaamijkan aad baa uxiizeeyaa
@laylaahmed3406
@laylaahmed3406 3 жыл бұрын
Hosow Pro Walaal Aan Tageero ❤
@uzamejordan8628
@uzamejordan8628 3 жыл бұрын
Soomaalia yaa ka furo wllhi dad badan walaga ashahadan laha
@maandeeqchannel7412
@maandeeqchannel7412 3 жыл бұрын
Anaa ugu horeeya like isaara. Hosow fans
@nimohassan7984
@nimohassan7984 3 жыл бұрын
Masha allah Wllky ani qosolkaaga barnamishka no macaneynaayo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
1 ilaa 20 wan la socday😍
@aaminocusmaan8311
@aaminocusmaan8311 3 жыл бұрын
Keep going wll nolow
@raqiyaslifestyle
@raqiyaslifestyle 3 жыл бұрын
Horumar wacan walaal qaali 👍
@aishamohamed9323
@aishamohamed9323 3 жыл бұрын
1_20 wan dawaday keep going bro malin walba 1xabo nasoo garsii🙏🙏😇
@senoritahanaadi7464
@senoritahanaadi7464 3 жыл бұрын
Barnaamijkan waaku dakhranahay😍
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🥰
@natachajiumcalle4699
@natachajiumcalle4699 3 жыл бұрын
Aboowe hore usoco wan ku wataa ✋✋
@shukriabdirahman2329
@shukriabdirahman2329 3 жыл бұрын
I like it
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍,kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Wll ku sali nabiga scw
@dacadyare143
@dacadyare143 3 жыл бұрын
Hosow wan kutager sanahy runtii horay usoco
@maxamedali3718
@maxamedali3718 3 жыл бұрын
Salan sare wllky
@hamidbarkani4295
@hamidbarkani4295 3 жыл бұрын
Caadi ma ahan Naagta su'aasha 11- aad sharaxaad been ay dhegsatay iyo marmarsiiyo
@hamdajaceyl6246
@hamdajaceyl6246 3 жыл бұрын
Mahad wllo🥰🥰🥰🥰😍
@fadximohamed2200
@fadximohamed2200 3 жыл бұрын
Mnsha allh baryahan kuguso bire Wana ka helay barnamijyadada noso badi wll
@saidjama6241
@saidjama6241 3 жыл бұрын
Wllkaa ma ahay haa♥️ like
@abdifatahbakisto
@abdifatahbakisto 3 жыл бұрын
Qofki u horeeyey🤚
@sahraabdi7386
@sahraabdi7386 3 жыл бұрын
masha allah abobe keep goin
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 жыл бұрын
Bro hor mr wcn❣❣
@afraxcade551
@afraxcade551 3 жыл бұрын
Hosow pro sxb barnaamijkan innaba caadima aha hhhh wallahi gaalo waykuceebowday
@salwaali5218
@salwaali5218 3 жыл бұрын
Views ka mlhn m.a wye SaaS lee ilhey haku wado adi wllkey sidaan lee updated u ahoow yaah
@munacadey3938
@munacadey3938 3 жыл бұрын
She did right 25k iyo ceeb la’aan way shidantahay gabadhan
@rahiima_ruun46
@rahiima_ruun46 3 жыл бұрын
Asc waan idin salamay dhamantin fadlan naga dhaafa tugsiga oo wax aan akhrin karno noo qora aan idiin duceeyee
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 3 жыл бұрын
Barnaamij kii Maskaxmadana Dib Nuugu Bilow Hosow pro.
@cadceedyare8228
@cadceedyare8228 3 жыл бұрын
Hoosow my legend horay u soco
@raxmoaxmad4463
@raxmoaxmad4463 3 жыл бұрын
Timahajecelyihi❤
@fathamuhamad4294
@fathamuhamad4294 3 жыл бұрын
Rag dumar uug baba ku jire😁
@قمرموسي-د8ن
@قمرموسي-د8ن 3 жыл бұрын
Hda waxan mexe uronyihi hosow cade
@naimo3372
@naimo3372 3 жыл бұрын
Plz part 21😁
@sumayahassan1741
@sumayahassan1741 3 жыл бұрын
Hoosow wakusalamy abti
@abdullahimoha605
@abdullahimoha605 3 жыл бұрын
First like saar from sanaag badhan
@umumumtaz3518
@umumumtaz3518 3 жыл бұрын
Yaab waaye timaha ma iskaga daysadeen
@zalmiita5623
@zalmiita5623 3 жыл бұрын
Hosow 2Sano Ayaaan kaaa MaQnaa oo Aan Xabsi ku jiray Qofkii ugu Horeeyay Ee aan Soo BooQda Adiga Ayuu noqday Guulayayso Wlaal
@lallanalallana4268
@lallanalallana4268 3 жыл бұрын
Allaha ku dhib dhaafo noloshana meel wacan allaha ku geeyo waayo xornimadada allah ku siiyey hor mar wacan walalo
@zalmiita5623
@zalmiita5623 3 жыл бұрын
@@lallanalallana4268 Waaad Mahadsantahay Kun iyo Kow jeer Wlaaal😍
@chenneldecoofficial1077
@chenneldecoofficial1077 3 жыл бұрын
Hosow pro ✋
@nuuraali2207
@nuuraali2207 3 жыл бұрын
Qeebo mcn noso same
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey
@cabdilahimaxamad3904
@cabdilahimaxamad3904 3 жыл бұрын
Salan sare mr qoslaye
DABEECAD XUMADA NINKEEDA IYO SUA'AALAA ISFASHILINTA Part 22
15:08
INTUU IS LAHAA XAASKAAGA QANCI AYUU .... Part 21
15:22
Hosow Pro
Рет қаралды 65 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
سمینار بذار بره از جول اوستین - سال 2024
34:12
PART2 CIYAAR CUSUB OO WAALI AH DAD CAAN AH AYAA IS HELAY
15:32
Captan baara official
Рет қаралды 113 М.
600 GABAR AYAA I DIIDAY FOOLXUMADEYDA DARTEED
16:52
Hosow Pro
Рет қаралды 39 М.
СБОРНИК СЕРИЙ 2022 - СЛЕПАЯ
1:35:08
СЛЕПАЯ
Рет қаралды 131 М.
Hảo bà mẹ người anh Tham Lam Và cái Kết#tiktok#short
0:37
Vân dưa hấu
Рет қаралды 2 МЛН
Small Toilet Challenge! #shorts
0:10
Mihdens
Рет қаралды 6 МЛН