Hooyo ayuu ku waashay,tolow maxay hooyo ku samaysay

  Рет қаралды 2,830

Luul youtube

Luul youtube

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 4 күн бұрын
Xasbiyallah wanicmalwakil ❤ anigu waxanba u baqayaa hooyadi isaga dhashay hadey noshahay in uu ba dilo, waayo waaba nin hooyoyinka caro weyn uqaba, bismillah hooyo in loo naxaristo la shumiyo Xajka lageyo maxa ka wanagsan ❤ hooyadi wiilkeda Allah baari uga dhigay waaba nicmo Rabbi siiyey e, Allah wiilashena baari hanoga dhigo dhamanten hooyo kasta oo muslimad ah. Insha Allah ❤
@khadraali2862
@khadraali2862 5 күн бұрын
Waa qof xanuunsan subxaanallah
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 5 күн бұрын
Waa sick 😳 waa habaar qabey kan hoyodiy halaga ilaaliyo waayo nafatu dhaafin karaha qof hoyadi lehe muxuu inakeedu u dhunakanaya miyaanu ogeen hoyadi inaay sadexe jeer xaaq ilaahay siiyaay jaahin foqaal jaahil 🗣️🐐
@aminaali8263
@aminaali8263 4 күн бұрын
Kkkkkkkk waayabe caaruta hanagudiren haberyerow ❤❤❤
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 күн бұрын
Ninkan Hooyo maye Korine waxan Umaleye Nayaa inlatuuray isagoo Yar Cuqdad dumar nacayeb ayaa Kujirta
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 5 күн бұрын
Wale waad iga qoslisay luuley wlll. Waa xanuunsantahay miskiinku
@dhibyarinolowdhulka7697
@dhibyarinolowdhulka7697 5 күн бұрын
Masha Aallah Masha Aallah ❤❤❤❤Masha Aallah
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 5 күн бұрын
Subxaanalaah ninkeey hooyadii u nooshoow hurdada ka toos ubadku yuu caasi noqon ee lugaha u meeyen warhasinkey cunayso iyo gogosha dhoower janada lagu galaa fooqyaheeda sare
@HiboGass-m4w
@HiboGass-m4w 5 күн бұрын
Hayabin sis aduun alhira saban baa la joogaa
@khadijac9841
@khadijac9841 5 күн бұрын
Walaahi bilaahi sidaa ayaan kufikiray isaga iyo saaxiibkii sanado kahor markaan arkay waxan idhi ciil hooyo ayay qabaan waayo waxa jira dad aanba hooyo arkin oo aqoonin oo bulshada iskadhejooga hadana hadana aad ayaan usiiaaminay markuu hooyo iyo walaalo kahinaasay
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 5 күн бұрын
Kani Hadaan jeelka ladhigin liinta Milix loogu darin wuxuu dilayaa dumarka Cudur gaalad buuqabaa
@amalianasrani894
@amalianasrani894 5 күн бұрын
Waa nin faqsuusa
@xamdimuse921
@xamdimuse921 5 күн бұрын
Caasha luuley waa xaga maska inanku qof fayow ilama ahan inaga
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 күн бұрын
Acuudubilaahi minasheydhani raxiim war ninku waaba caasi xun
@fs292
@fs292 4 күн бұрын
Dumarka Soomaliyeed baa lagu saliday kan. Wakii dumarks marokaan ka ah xayeysiinayey. Tolow mid ma helay😅😅
@hindafarah9663
@hindafarah9663 4 күн бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 күн бұрын
Wacaleykuma salaam walaal qaali
@avoidcruel744
@avoidcruel744 4 күн бұрын
Kolay waa nin aan hooyo ku shaqo lahayn
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 5 күн бұрын
Wcs asha luul kani wuu xanuunsan yhy 🤒🤒🤒
@avoidcruel744
@avoidcruel744 4 күн бұрын
Hooyo waxba cid kuma samayso waa nin meel xoolo kaga qaata inuu Diinta islaamka dhalin yarada ka shakisiiyo
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 күн бұрын
Ninkan marku yaraa inay hablu dhaska ka tumi jireen iya laga yaaba😂
@fathiayu3868
@fathiayu3868 5 күн бұрын
Wuu xanuusanayaa xaqa hooyada diinta ayaa inbadan ayaa ka hadashay diinta baro dheh
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 5 күн бұрын
Kan bal ha la soo baaro koriimadiisa, koley wax baa jira .
@khadijac9841
@khadijac9841 5 күн бұрын
👍
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 4 күн бұрын
Walhi wllo inanku malaha cilaaj ayuu ubaaahyayy
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Fardus Qaran bila adnay haa oyine adkayso anba wa dakystay!!
9:33
Xoriyo Xarago
Рет қаралды 1,1 М.
CANADA BOY DACWO KU FURAY REERKII TARXILAY IYO DOWLADA CANADA
23:36
Masiibadii Los Angeles | maxaa keenay | Khasaaraha
24:58
Moon Media
Рет қаралды 1,6 М.
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:15
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 46 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН