HOOYO SOMALIYEED OO 6-CARUUR AH LAGA QAATAY MAAANTA & WALAASHED AFKA FURATAY SABABTA LOO QAATAY

  Рет қаралды 15,384

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 9 сағат бұрын
Uduceya pls Caruurta Allah usoo celiyo like saar & subscribe thanks
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 5 сағат бұрын
🤲🤲🤲yaa allah ilaahoow hooyadaas kurbada ka faayed ilaahoow nasrigaada u soo dir ilaahoow u xafid ubadkas aamiin
@Umo580
@Umo580 9 сағат бұрын
Xasbunallaah Xasbunallaah Xasbunallaah wanicmal wakiil ☝️🤲🙏🙏🙏
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 9 сағат бұрын
ax xanuun badana ilaahayow ka qabo cadowga ka badbaadi ugargaar 😭😭😭😭
@maslah345
@maslah345 8 сағат бұрын
ALLAHA USOO CELIYO CARUURTEDA OO WADA NABADQABAAN
@SuadAli-y1j
@SuadAli-y1j 6 сағат бұрын
Allaha u soocelsho ilmaheeda ayagoo nabadqabo, Ayadana Allaha caafiyo qalbigana ha u adkeeyo in .a 😢😢😢
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 5 сағат бұрын
Yaa Allah u soceliy carurteda amin yaa Allah
@samirasahra1747
@samirasahra1747 9 сағат бұрын
Waa..Ka..Xumahay.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 4 сағат бұрын
Aniga waxan joga yueub 35 waxan ku tiraahda maxan sameeya iskol aad is deji meel adan kasayn ayaad timit jileec ma ,ah wadan cusub shacni cusub marka baro siday rabaan is qurxi isku day inaad firfirconi mujiso intay maqan yihiin wax baro iskol gal abaayo❤❤❤❤❤❤❤
@Muna-717
@Muna-717 8 сағат бұрын
Ilaahay caruurta qalbiga ha u qaboojiyo iyo hooyadaba
@FartuunAli-kc7gn
@FartuunAli-kc7gn 8 сағат бұрын
Illahey salaama ha ugasoocelsho cadowga soomaaliyey caruurta iskudaya in wadanka looceliyo ama wadamada islaamka ragow adinkana hooyada iyo carurtedaba dhaqaalo kubixiya si aay wadamada islaamka ugu korsadaan illahow nookaalmey
@rodamahamoud
@rodamahamoud 8 сағат бұрын
Allahu Akbar
@hawafarah2410
@hawafarah2410 4 сағат бұрын
Alaha usoo celiyo insha alaah
@ayaansuri5581
@ayaansuri5581 4 сағат бұрын
Yaa rabi hooyodan caruurteda alle haa usoo sahalo alle haa ka qabto galadan yaa rabi carshal kariim adiga ayaa cawiin karo ee ugu soo qaad allahuma amiin
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 сағат бұрын
Subxaanalaah Allah ha ku saqiira insha Allah 😢😢
@BarliinMohamed-o7u
@BarliinMohamed-o7u 6 сағат бұрын
Allaamowjuud alow col iyo cadow namaqabtaan allah usobadbadiyo dhaman awlada muslimiinta ah unasoceli
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 3 сағат бұрын
Allaha uso celiyo ilmaha yaa rabi uso celi ayago nabad qabo amiin yaarabi😢😢
@maslah345
@maslah345 8 сағат бұрын
Waxbaa jira ku saabsan caruurta waxaa dhicikarta in caruurteda cunug kamid ah uu dacweyey sidaasina usoo fara gashteen una cadaatay dacwadii ALLAHA UGA SOO QAADO
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 9 сағат бұрын
Innaa lilahi waa innaa ilahay raajacuun ilahay how gargaaro amiin yaa allah
@farhiyoali791
@farhiyoali791 4 сағат бұрын
Ilmaha wajigooda maxey uqarin waayeen maskiin ilaahow soo badbaadi 😢😢😢😢
@udgooon8562
@udgooon8562 6 сағат бұрын
Alaahu akbar
@salma.abdule
@salma.abdule 6 сағат бұрын
Ilahow usoo celi yaarabi
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 9 сағат бұрын
Ilaahayoow oowlaada Soomaaliyeed xifdi oo waalidkood gacantooda ku soo celi ayagoo nabad qabo. Adiga iyo wiilkaaga hooyadiisna is cafiya oo wiilkiina dantiisa u istaaga
@faadumoali117
@faadumoali117 2 сағат бұрын
Laailaha illallahu muxamadu rasullullah
@udgooon8562
@udgooon8562 6 сағат бұрын
Ilaahayoow adigaaa casiisa u kaalmeee😢😢
@janira7480
@janira7480 6 сағат бұрын
Horta swedhan maxey caruurta u gurtan balayo inuku dhacday so sad 😢😢😢
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 сағат бұрын
Aamiin Aamin yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal Сағат бұрын
Allow ka badbaadi caruurtaas hooydaa ubdkeeda allow ubdbaadi ax ax waa😭😭😭😭😭😭😭 caloolxumo allow badbaafi
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 8 сағат бұрын
Ya Allah please help her ameen
@FutoXar
@FutoXar 8 сағат бұрын
Cayrtii privetesering bay noqdeen Scandinavia ilmihii lacag bay noqdeen,somalina ma dhib yara caruur badan baa gang noqday caruurtaas wixii uroon ilaahy haku aadiyo noloshooda ilaahy ha u hagaajiyo caruurtaas
@Ilhansweet
@Ilhansweet 5 сағат бұрын
Ilaahay caruurtan iyo inta caruur ka maqan tahay hasoo nabad cesho waab sheeka ay sameeyan gaaladan in ay dhahan hooyada waa xanuun san tahay si ay caruurta uga qaatan💔 Somali intooda badan waa isu cadow oo iyagaa galada la shaqeeya calashaan jaajuusin
@AmenaAs
@AmenaAs 7 сағат бұрын
Caruurta dalkooda wax u dhaama Malaha kadaaya carrta wadamada Gaalada eed kenaysaan
@madinaali9925
@madinaali9925 47 минут бұрын
Inalilahi waa inaileyhi rajacun 😭😭
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy 9 сағат бұрын
That's so sad walahi 😴
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 38 минут бұрын
Ilahey ha usooceliyo 😢😢😢😢
@ashaomar6719
@ashaomar6719 6 сағат бұрын
Subxaana Allah Ka Allah magan anaga Canada balaayadaas ma qabno. Inta hooyada ey hadleyso hal gabar waxey mashquul ku tahay cell phone. Allah SWT ha u soo celiyo Ameen yaa Rabb 😢😢😢
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h Сағат бұрын
Waruntaa anaga Ingiriiska maqabno waalidaan iscandenevinka yaalo wa business caruurta ah macalimiinta ayagaa qorshaha wata siiba caruurta Muslimiinta Somaliya Syria Iraq Illahay habadbadiyo kuwa diintoda haysta hakadhigo😮 hooyoyinkana Illahay qalbiga ha udejiyo caruurtana ha,usooceliyo Amiin yaarabi
@DaadirAli-p9v
@DaadirAli-p9v 9 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 7 сағат бұрын
Subxaanalaah 😭😭😭
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 8 сағат бұрын
Siduu police gurigaga u soo furan kara? Police haduu maxkamad ogolansho kasoo qaato oo keliya iyo hadii dhibato weyn jirto uun buu albabaka jabinkara ee ma jiro police fure haysta gurigaga
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 сағат бұрын
😢😢 maskiin. 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@sariyamukhtar5468
@sariyamukhtar5468 35 минут бұрын
Ilahay ha ugargaro😢
@FartunMaxamed-up7wk
@FartunMaxamed-up7wk 4 сағат бұрын
Guryaha socialka ay geyso familada 100/80 walaqata camera aya meel walba lagu dhajina inaa ilma u qalantid iyo inkale gabar so martay aya ishegtay meshas waa cabsi cabsi
@AnabSidi
@AnabSidi 2 сағат бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Сағат бұрын
Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 48 минут бұрын
Waxaa dhacay oo dhan caruurtaa ka danbaysay waayo gabadha wayni waydiidi lahayad hadaanay Rabin gaalada gabadh jarmlka joogta sidaasaa looga qaatay sababta ilmahaa lahaa ilaa imnkan caruurteedii umaysoo noqon wayna diideen hooydoo marabno bay dhaheen waan 5 caruura walee caruurta la keenaa dhibaatay qabaan alle ha inoo hadeeyo caruurta
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 3 сағат бұрын
Very Very sad
@fadumoahmed9655
@fadumoahmed9655 8 сағат бұрын
So sad 😭 😭
@raqiyogym
@raqiyogym 7 сағат бұрын
Subcaanalaah aloow isoo celi
@TheGansaipioFriendsShow
@TheGansaipioFriendsShow 6 сағат бұрын
Illahayoow u gargaar oo u sooceli
@nuurtohassen35
@nuurtohassen35 55 минут бұрын
Oo maxeey laqarisas naag kasta waxi ilmaha lokaqaato meey sheegan gsbdha kale haiska ilaliyaan 😢
@karinaali63
@karinaali63 23 минут бұрын
Why laqatay caruuruta maybe she did something anyway Ilahay ha u so ceeliyo caruurteeda
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 2 сағат бұрын
👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️👊👊👊
@HindaCali-x1r
@HindaCali-x1r 27 минут бұрын
I so sorry 😢☹️☹️🙁
@FutoXar
@FutoXar 8 сағат бұрын
Sweden inay balo soo wado waligayba waa ogaa,waa cunsur
@sharifam4849
@sharifam4849 Сағат бұрын
Ilaahow kurbada kaqaad walaashaan
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e 5 сағат бұрын
Somaliyeeya iska jooga dalkiina soor ku cuna intuu cayalkag ka kablamilaheed allah uso celsha caruurta
@hibonura7976
@hibonura7976 9 сағат бұрын
😢😢😢😢😢
@Dresstoimpressgirl_087
@Dresstoimpressgirl_087 7 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢💔
@kiki-qe9hy
@kiki-qe9hy 9 сағат бұрын
😢
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 3 сағат бұрын
😥😥😥😥🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 сағат бұрын
Number, FamilyyyyyySystems banahayE, kabacdi teen ahey dumaar teen ya ahey Runtii waa saan murwodumaroo Yareey yariisEEy wa lagu YaQan tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey iyoiyo
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 2 сағат бұрын
Maficno hoyo ilmo heysato mahan iney midia sogasho
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp 4 сағат бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@bluerain3282
@bluerain3282 2 сағат бұрын
Hadal hee iska hadal halagu arke kulaha khayral mas’ual
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 8 сағат бұрын
Aaway kii kadhalay Waa su aale xoola miyaa Waa yaabe ninka kadhalay bisinka
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 2 сағат бұрын
HOOYO SOOMALIYADED KALIGEED MAA CATUURTA DHASHA ???!!!!! AAWAY NINKII LA DHALAY???!!!!!!
@DhaakoMedia
@DhaakoMedia 8 сағат бұрын
Ask your self why does it happen in Europe, how come it does happen in Canada n USA.
@bluerain3282
@bluerain3282 2 сағат бұрын
Because women in Europe are ignorant and waste time on fighting and TikTok
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 42 минут бұрын
Ciyaalka aabahood aawayay
@D-izzy00
@D-izzy00 6 сағат бұрын
Somalida Europe maa waalan Misse Social worker ka? Sideebaa Marwalbo Family Somali ilmo looga qaadan karaa? Maxaa Qaldan. Why somalida u baraarugi ladahay? Hadiiba shaking galo maxay caruurtooda ula baxsan layihiin, ma ceerta iyo shilinka lasiinayaa umuhiimsan? There are so many questions that need an answer, and somany issues need to be addressed. 6 months maxay usugaysay in caruurta ladareersado.
@salma.abdule
@salma.abdule 6 сағат бұрын
Waxan kayabaye maxaa usodhigayesaa midiyaha maxaye kaqaban karaan
@joqombe
@joqombe 42 минут бұрын
Soomaalidaan ciyaalka yurub la keenayo cashar kama qaataan maalin katana waa ooyaan war kuwii hore looga qaatay cashar ha idiin noqoto dadyabow maskaxda xiran
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 41 минут бұрын
Somali coming ma joogaan miyaaa
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 9 сағат бұрын
First an ahay sorry
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp 4 сағат бұрын
Sorry 💔😭😭😭😭😭😭
@Deeqoadann
@Deeqoadann Сағат бұрын
Gaabdhan waxaay ubadanta haay inaay kadacweyen dacweyen mamada skoolka
@haniaden2700
@haniaden2700 8 сағат бұрын
Amay tahay nagihi TikTok shaqada ka dhigtay
@HiboAbdiShakur-c5g
@HiboAbdiShakur-c5g 7 сағат бұрын
Walaga yaba
@bluerain3282
@bluerain3282 2 сағат бұрын
Uu badi
@aichadjama3711
@aichadjama3711 3 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 137 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,6 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,1 МЛН
CUNTADA ISKU CAATEYO | Somali Nutritionist | Naz Ahmed
13:58
Naz Ahmed
Рет қаралды 1 М.
SHARM BOY OO ILKACASE QAYS BAHDILAY HEES YAAN LAGAA DAREEMIN
15:56
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 7 М.
MUNIIRA WEEY WAALATAY MARKAAN & SABABTA AA VIDEO YADEEDA YOUTUBE USOO GALIYO
38:17
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 28 М.
DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO U KACDAY IIDLE YARE OO XAALAD HALIS AH KU JIRO
13:34
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН