No video

XUSUUS REEB CUMAR CIISE CAWAALE QAYBTII LABAAD

  Рет қаралды 15,199

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 24
@nimcocali1687
@nimcocali1687 4 жыл бұрын
Barigii san gadhuudhida lanacay ayuu kasheekaynayaa
@isxaaqbadri7046
@isxaaqbadri7046 6 жыл бұрын
muhiimadu waa inaynu cashar ka barano oo illaashano wadankeena iyo dadkeenaba
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
waaa xasuuus aaaad u qiiimo badan reer somalilandooow dhulkiina ilaashada
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 3 жыл бұрын
Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 6 жыл бұрын
Ninkani su'aal adakaa NiO waabU iGa yaabiyE qaabkA uu u waydinaYo
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
Ducaale reerkisa ayu u raadina tariikh aynan laheyn
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Ogoor
@abdikaniabdirashiddiriye7561
@abdikaniabdirashiddiriye7561 6 жыл бұрын
Odeygu Mxuu Fir Firta La Hayaaa
@abuqaysmedia5455
@abuqaysmedia5455 4 жыл бұрын
Weriyahani waa qabyaaladayste umada soomaaliiyeed qabyaalad iyo xumaan kla dhex dhigayo
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 6 жыл бұрын
deeqa ali maya qaskaga weyninka badan aa u ak hal foolanaysa waydii duqon yahay uqdada badan aa dowlad nimada dadka uga argoosan jiray
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Bensaryem naa. Aamu. Faqahyahay. Faqshtu. Dhashay. Dulmigii. Waataa. Aad. Degiladihiin
@Hachimohammed
@Hachimohammed 6 жыл бұрын
Barnamijkan Dr Aden xaji yusuuf isna halagu socasuumo wayo wax badan ayaan huba inu xasuustii hore u dib ugu calinkaro dhalinta hada jirta
@abuqaysmedia5455
@abuqaysmedia5455 4 жыл бұрын
Waa weriye inta badan ku hadla wadankii soomaliya la odhan jirey kulahaa. Hada maxa la idhahda
@arashidosmannoorteeri8930
@arashidosmannoorteeri8930 5 жыл бұрын
bal eeg sida aad sheekada uga shakaynayso +iyo sida maxamed baaruud waa kala duwan tahay yihiin waana ka xukun adkaydeen sidaas darteed wax yar baad ogayd?
@deeqaali9899
@deeqaali9899 6 жыл бұрын
Isaaq taariikh dowlada siyaad barre dhaafsan ma leh miyaa?
@nimcoedle3322
@nimcoedle3322 6 жыл бұрын
Deeqa Ali way leeyihiin lkn waxaad la xanuusataan marka taaeiikh dhacday laga waramayo tii gumaystaha mid ka daran bay noqotaay joojiya makhruuqanimada waxAd la degi waydeene
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 6 жыл бұрын
deeqa ali darood dabacade ilmo jamarti kuwii buryada gooyi jiray aa yemen lagu yaso miyaa isaaw wax ka shaagi kara
@bensaryemofficialpodcast1246
@bensaryemofficialpodcast1246 6 жыл бұрын
deewo ali xunyahow xunka dhalay waa laga raystay darood dowladiini ureysay waa dubanay hhkk gaajo ayaa tihiin magaalo lagu faano maqabtaan iska amusa muqdisho iyo hargeisa ayaad hoos fadhidaan
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Deeqa Ali doladaad. Sheegeyso. Iyaadhisay. Waykuumuuqataa. Waqooyi indawladu isugutimid. Takale. Adiga aankuwaydiiye. Eh. Maxaaisaaqa. Dhulkiisa. Yaala. Nimcadan. Idinka galuntay. Eeaad wali. Kahadhiladihiin. Maiishee. Gikartaan. Waad. Quusan. Ladihiin. Alaankaa. Ilaafarmaajo?
@camelcamel6495
@camelcamel6495 6 жыл бұрын
Faysal baa watay labada nin ee basaasay sida uu sheegay odaygu. ufiirso bal hada.
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Beenta kada faysal
@taartog
@taartog 6 жыл бұрын
SNM waxbey qariyaan laga ogyahay runtii oo ay iyagu sameeyeen goosashada waa arin ay galeen oo ku jireen waana ka been sheegaan mideeda kale waxay soo guuriyeen waa nala ku khasbay oo qori caaradii bey ahayd kolkaas cidda wax khasabtay yey ahayd ma beelaha oo dhan baa khasabkaasu ka yimi mise hal beela? kolkaas sidee buu ku aqbalin ninkii aan reerkoodu khasabkaas ku jirin ii sheega !
@waxsandaawo8470
@waxsandaawo8470 5 жыл бұрын
Kuu sheegnay Ee khasab ku leq
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Goosashadu mid dadka ka timid bay aheyd
XUSUUS REEB MUXUMED AW AXMED X AADAN QEYBTII LABAAD
39:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 11 М.
XUSUUS REEB CUMAR CIISE CAWAALE QEYBTII KOOWAAD
35:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 15 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
SNM HISTORY
1:32:23
Saxafi Cabdi Cumar
Рет қаралды 54 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 179 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb= Marti Cornel Xasan Khayre Parti 4
41:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 56 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART1
36:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 110 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Xasan Cawad Boos By Ducaale
44:40
Waayojoog : Faarax Siciid Sugule (IFISO) Qaybta 3aad.
43:38
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН