KA DUCAYSTA SHARKOODA ALLAAHNA UMAHDBAQA LKN WAXAY QODXO QABIIL SII DHIGTEEN KA DIGTOONAADA
@sofar-l9j2 сағат бұрын
maansha allaah wasiirada culculus ee madaxdii hore iyo madaxda cusub ka kooban allaah ha barakeeyo dhamaantood waa sunihii dawladnimo qaranimo ilbaxnimo qori isu dhiibnimo waana ta aynu ku caanka nahay geeska africa dawlad dimuquradiyada waa deeq allaah oo somaliland horn nasiib u heshay 😂
@abdirisakmohammed72932 сағат бұрын
ALLAAH SHARKOODA UMMADDA SOMALIYED HA DHAAFIYO waxa la dhihi karaa ninka Kaahinka iyo ina Biixi 2da qof ee waqooyiga ugu xumaa ugu dhibta badnaa ahaayeen waxany fidno jab dhiig iyo kala irdhayn ummadda waqooyi ?
@asiyahmed-cs3ft2 сағат бұрын
Ilahay sharkaga dadka somaliland ha ka bad baadiyo niman la mid ah muuse iyo in kaahin hadad haysan lahaydeen ,xalane lama qabssdeen ,amison hablihiin may qasabteen ,etoobiya may idin gimeysteen ,yaa haydta juboland, koonfur galbeed ayaa ka talisa muqdisho ,amison iyo etoobiya ,hadii aad is leedahay ciro ayaa somaliweyn soo celinaya ,malin maad jirteen,inta uu cirku ku jito ayay somaliland ku jirta ,muuse iyo ina kahin hsrgeysa way joogan 😂😂
@asiyahmed-cs3ftСағат бұрын
Labada wasiir maxay inoo qabanayan ,waa yaab ,lacagta aya la boobaya miyaa ?