#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Пікірлер: 22
@FaizaOmar-p4t19 күн бұрын
Hadii siday shegayan runtahay Wuxi lagu heshiyay ha qodo riigu
@CaliCabdi-id6tf19 күн бұрын
Hadaytahaysidaa ay odayaashu sheegeen xaqbay uleeyihiin dadkaa masaakiinta hi
@FayselMire18 күн бұрын
Maxkamad ada
@mahamuudmahamedcajap19 күн бұрын
Wixii run ah Maka wada hadalaa. Riiga shaqsi ayaa lahaa. Bes
@MuuqLibaax19 күн бұрын
50 immasay ahayd
@abdirizackshaqalla19 күн бұрын
Odayaashani hadalkoodu waa gar ee wax ha looga qabto nimankaasi waxaa sameeyey.
@abdiqadirhusseinmuhumed991819 күн бұрын
Qolada riiga iyo haayada ARAHA waxa lagu leeyey in ay qodan Riig 150m ah oo dhamaystiran
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el19 күн бұрын
Iminka GBS. Bey Ku eegaan weliba by video. Iyo intanmeteree biyuhujiraan nimanka Indian kaa waxaba maaha,3000$ bey Ku Dhamaan halka biyaha kujiraan kedib waa ladalooliyaa Waa maxay Reer Awdal Aqoontoodii Gobolkaas Iyo problem kani Somlnd Shirkadobadan baa jogee ARAAha ISKA daaya.kuwakale U taga
@samielmi615819 күн бұрын
Balan ka baxo wa diin xumo ,munaafaqad iyo khayaamo ha yeelina ,ee xaqiina raadsada,waar degaanka si hagar la aan ah ceel biyoodka ha logu qodo.way Mudan yihiin ,oo waxay la baxeen lacag.
@alisacid-cf8fu19 күн бұрын
war tuugtan dadka ka qabta haydaha haday maqlaan walahi wey joojin deeqahaa
@HassannuurCilmi19 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@engsayidmohamed752719 күн бұрын
way ku khasbanyihiinnnn inay qodaaaannnnnnnnnn tuuuugggg budhcada xidhxidha riigana kaqaaada
@user-vlogscountery19 күн бұрын
Heshiis ay lagashey dadka masakinta haw qabto hadi kale wixi kadhasha hayadu dusheda tahay
@Mohamed-l7d3j19 күн бұрын
Khiyaamadu ma wanaagsana hadii heshiisku ahaa 100m ayaan haynaye 50m bixiya hadana 90m ayaan ku daboolayaa maaha ee waa in ay dhamaystiraan heshiiskii dhexyaalay
@Xasancabdilaahi-u9m19 күн бұрын
My kaadsha riiga hooyadiin malehe
@MukhtarWarsame19 күн бұрын
Hadii biyo laga waayey meesha dadka ma riigoodad qabsanaysan 😂
@alisacid-cf8fu19 күн бұрын
oo dadka dhici filinka kaama soconmayo
@Xasancabdilaahi-u9m19 күн бұрын
OO hadii biyo laga waayay riiga ma hooyadiin baa lahayd kibir ka kala taga bolo aadanka
@alisacid-cf8fu19 күн бұрын
tuug kalkaal bad tahay ma dadka dhici lacagtoda oo waliba ku indho adagtahay heshiis qoran ba yaalo
@awiladen781419 күн бұрын
Free Awdal Steta Free Samaron insha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴