No video

XAYAD MAYDAL | HADRAAWI | HCTV 2018

  Рет қаралды 518,057

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 264
@hanixasan5467
@hanixasan5467 2 жыл бұрын
2022 dawanaya hees qimo badan weye hantidu wa gabarnimoh gabar wlbo gabarnimadeda ilashaty heesta aadby ugu raxaysane waa dhirigalin ilahayow gabarnimadydah san u ilashaday ki xaqa ulaha si nabad ah oo xalal ah iguken❤🤲gabar wlbo gabarnimadeda kufanysa ilashaty wxan leyhy wxa tahy boqorad gabarnimoh wa hanti qof ilahy ilashyba ilashada hablaha somaliyed ilahy hawada ilasho
@iqruushmohamudfaarax6140
@iqruushmohamudfaarax6140 Жыл бұрын
Amiin abyoh alle midkii xaqa u laha nabad haygu keeno🤲♥️
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Àmaanada aan hayiyo hantidu waa gabdhnimo 😢😢❤️❤️❤️❤️ Ilaaahow na amaanso gabdhnimo wax Ka fiican ma jirto best song
@xamarbila1770
@xamarbila1770 4 жыл бұрын
Amanada an hayiyo hantidu waa gabarnimo 2020 17June 😂inta iga dabeso iketa dhaca ku siiyo😂
@farxiyaxuseen1677
@farxiyaxuseen1677 3 жыл бұрын
in vgbmj⁶ and other cities
@qiimobadan5498
@qiimobadan5498 3 жыл бұрын
2021😂
@quensamra7989
@quensamra7989 3 жыл бұрын
Gabadhnimo waa sharafta ugu wayn ee qof dumara leedahy waa taashka ugu sareeya ee gabadhi leedahy waa sharafteda jaftanka walalked cimaamada aabehed iyo karaamada iyo cisaha hooyadeed gabadhnimadayda waan ilaaliyey ilahybaana ku mahadsan markii danbena alxmdulilaah waxaan noqday hooyo awlaadeda korsata
@mohaqadar6699
@mohaqadar6699 4 жыл бұрын
Hestan waxaaan Ku xasusta gabar daris nahay oo asxaaab isla nahay oo uur lo yelay markas Igu dhahday Mohamed walal arinkas jiro wilki wuu ka dhuntay ma iska so turaaa ciyalka anigana ciyalka aaay so tureyso LA ooye ayadana wey ila ooysay markaaa waxaaan balan ugu qaday wilki inaaan radsho oo safar u aaado Nairobi hadan waaayo aniga aaan dusha Sarto ayadana aaan hore u wato lkn nasib wanag wiilki ayaaan Ku arkay garisa Ku xiran 5 malin kadib waxaaan ushegay sababta lo xiray in. Ugu gabadha kaso dhuntay isheda kaso baxday hadii uu dido arinta aaay xabsi naqoneyso kadibna wuu LA hadlay lacagti ka dhibay wuuna gursaday hadana family waaaye hagadhere ayey dagan yihin allaha isku daaayo
@sowdaabdullahi2454
@sowdaabdullahi2454 4 жыл бұрын
Masha allah walalkey qof ficntahay abaal kaga allah kugudo
@nawalhassan4470
@nawalhassan4470 4 жыл бұрын
Masha allah qof wanagsan baa thy cebtada alle ha asturo adna👌❤️
@nasteexomacalinhibhv4427
@nasteexomacalinhibhv4427 4 жыл бұрын
Masha allh allh kuxafido
@muusemohamed4361
@muusemohamed4361 4 жыл бұрын
Qiso weeye waxaad samaysay Xushmad badan bro ayaan kuu haynaa
@hamdaidriss1140
@hamdaidriss1140 4 жыл бұрын
Ilahay waxaan kaga baryaya maliintaa akhirooh ee miiciin lahaysaan iin uu kugu naxaristooh walale cumrigaga alaha barakeyooh
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz 4 ай бұрын
Haween wa hilip bisile anigu hebed noqoni maayo hees qimoleh ❤😊
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 9 ай бұрын
Hablehena reer Djibouti mashallah allow ino dhowr
@fardwsaabdi2073
@fardwsaabdi2073 3 жыл бұрын
heestas Gabadhiiii qiimeheda og baa daremikadha Dhiiri galin weyh anu wan jeclhy jikadan kugala wna isku duupa dhiirigalin by inoqoty
@zamzammohamed3197
@zamzammohamed3197 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageysanay 2021 waxana dareemikarta inan ta garaneysa inan nimadeeda wlhi waxayna iitahey dhiiragelin masha allah wllo xayad maydal thanks
@sundusabdi4363
@sundusabdi4363 Жыл бұрын
Halyeygii aabahy mcny hooyadey huq iyo ciil u hoyin mayo 🥺 allow ila dhowr sharftyda 21sano ila dhowraysay inta calafkey helay hadrawi u loogi maayo💯
@hannadhawrsan8057
@hannadhawrsan8057 4 жыл бұрын
22/2/2020 ..maalin Santi ayaan arkey anoo ku dhex jira KZbin ilaaa haddana wey dhageysanayaah waayo heesaha Qaar macnoh ayaaa loo dhgystaaa❤xayaad maydal
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 4 жыл бұрын
Anah mantan arkay
@Garaaado
@Garaaado 4 жыл бұрын
Inta dawanysa 2020 like Isar 👍💖
@secretqueen72
@secretqueen72 4 жыл бұрын
000000000000000000000
@secretqueen72
@secretqueen72 4 жыл бұрын
000000
@xamdamohamed591
@xamdamohamed591 3 жыл бұрын
@@secretqueen72 g1
@munasiciid9286
@munasiciid9286 Жыл бұрын
2023
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 6 жыл бұрын
quruxda lagu sheegaa sandeer iyo cadaan maaha ee waa jiniyad ama soo jiidasho gabadh waan ku haystaa xageen ka helaa
@hanaabdi9797
@hanaabdi9797 Жыл бұрын
Waa markii igu horaysay ee heestan oo dhamaysa aan dhagaysto lkn Tiktok ayaan inyar inyar ku arkii jiray hadana xaga ayaan ka soo racay ruuntii heesta hees uun lama idha ee micno ayaa loo dhagaysta runti Erayada heesta micna hooda markaan dhadhan saday diri galin ayaan ka qaday 👏 Amanada aan hayiyo hantiidu waa gabadh nimee intaan calafkay helayo Hadrawi u logi mayo Hidaha ka talabsan maayo HalyayGi abaahay ♥️io macaaney hooyaday huq io ciil u hoynin mayo habar duco modi mayo I.a Heestan aad ayaan ula dhacay date ku waa 17/12/2023 time 10:50pm waa tariikh aan u soo labad doono ano hooyo wanagsan ah I.a 🤲 heestani waxay dhiri galin u tahay inaan walba oo sharafteeda ilashatay alllah hayna dhawro haablo dhamaanteenba cawro ayaynu nahay Like hayla dhafin walal Thank you very much xayaat maydal ♥️👏
@hiboabdinasir8494
@hiboabdinasir8494 6 жыл бұрын
Woow! Xaqiiq wlhi macaaney hooyaday huq iyo ciil uhoyn maayo wlshy Xaqiiq bad ka hadashay hablaheena ilaahay ha garansiiye🤗🤗🤗
@hiba_tullah6179
@hiba_tullah6179 4 жыл бұрын
Amaanadi wali waan hayaa waana ilaaliyay Ilaa kii calafku u qoray aan ka helayo waan dhowrayaa❤
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk 4 жыл бұрын
naa iska raaxayso
@abdihamiid2041
@abdihamiid2041 3 жыл бұрын
After one year weli ma haysa mise kii lahaa baa yimi
@naimaali15
@naimaali15 2 жыл бұрын
@@BashirAhmed-ne4kk 😂😂😂
@amalmohamed4935
@amalmohamed4935 3 жыл бұрын
Walahi heestani waxbadan bay noloshayda ka badashay 😌🥺🥺
@qadroqali1116
@qadroqali1116 6 жыл бұрын
Axsan hees iyo badh quruxeey soomaali dhalada waa adiga ha ujoojin dadka buko iyo oromada af soomaaliga baratay inta ku jecel kabadan horey usoco 💙❣❣💜💕💟💟💟👂👂👂👏👏👍👍👌👌
@tonyellios2401
@tonyellios2401 6 жыл бұрын
Xayad Meydal wa gabadh reer jabuuti aah. Somaliyey aflagadada iska daaya. Reer jabuuti walahi bilahi talahi Somali dadka ugu nasab saan weye. Somali ilahay aya kadhigay ciid kuqabsan karta maba jirto.
@houssanfahimou5991
@houssanfahimou5991 6 жыл бұрын
Tony Ellios wa runta
@haniahmed6227
@haniahmed6227 5 жыл бұрын
Tony ellios masha allh jir wa joge my home djibouti
@zamzamsheikhabdallah4401
@zamzamsheikhabdallah4401 4 жыл бұрын
iyiti8r
@nurtofarah8393
@nurtofarah8393 4 жыл бұрын
Xayad maydal waa nag nasab ah wana gabar sharafleh Djibouti ayna dad katahay wa gabar Somaliyeed oo qurux badan qof caayi karaya maba jiro ruuxi caayane anaa tunka ka jaraya wasaqinta 🌹❤🥰💪🦁 am from Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 and I love xayat wa gabar walasheyn ah
@Hibocudoon
@Hibocudoon 6 жыл бұрын
Masha Allaah. Xayad Mustafe waa fanaanad buuxda oo cod aad u macaan. 👑👑👑👑👑👑
@Notgachacreaoter
@Notgachacreaoter 6 жыл бұрын
Walee wax lagu faano waa gabdh nimo anigu anigu Amanda kii Allah uqoray wan so gaadhsiiye inta iga danbeysay idinkana sidaa uso ilaaliya oo waraba jiree yur ka dhaha
@bishaaroabdirisaaq6281
@bishaaroabdirisaaq6281 4 жыл бұрын
Xilweyeh bayo uu alle nasaray allow mid khyr qaba usahala bayo adna alle hku dayoh saygaga❤👈
@Wllsamafale
@Wllsamafale 4 жыл бұрын
@@bishaaroabdirisaaq6281 amana ina ila so gaar
@luulalaki6957
@luulalaki6957 3 жыл бұрын
Ilaahay hanagu asturo xilku ma fududee🤲
@nimcomaxamad424
@nimcomaxamad424 2 жыл бұрын
Heestani Awoodeyda weeyaan 2022
@ayaanmohamuuth4189
@ayaanmohamuuth4189 2 жыл бұрын
Ayyy gabadhnimoH ilaahow na aamnso♥️🥺
@najmanuura5473
@najmanuura5473 4 жыл бұрын
Amaanada aan haYiYo Habtidu waa (Gabarnime) fanaanimada lagu sheegayaa waataa cod iyo xikmad isku darsatey wlee❤❤💕💕💕😍 heestan marka dhagaysto dhiiga i dhaqaaqa😰 2020-7-10
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
Xaqiiq❤️🥰
@abdifatahmohamed4401
@abdifatahmohamed4401 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Hantidu wa gabadh nimo😂👸🏽🦋2021
@abdirazakmohamedmusa1684
@abdirazakmohamedmusa1684 5 жыл бұрын
Waaw boqorada codka asluubta iyo fanka jabuti in loo istago bay mudan yihin aniga jabuti wan jeclahay shacabkeda iyo fankeda Hayat wa fananad cod macan guuleyso abaayo
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 2 жыл бұрын
Maashaa allaah waa fanaaniin qaali ah oo xishooda gabdhaha reer jabuti
@calijawhar839
@calijawhar839 4 жыл бұрын
Dareenkiyo himilladeyda hadaan iga tuuri meyso haween waa hilib bisila waraaba kunoqon mayyo insh allh 💙💬💙
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 6 жыл бұрын
Raggu sawtuu Sharta dumarka dhawri jiray maaha, kuwo cantaatacaya ayan Halkan ku arkaaye. Raganimoy ba'. Bilaahi calaykum Soomaaliyeey Ixtiraamka aynu xoojino,.. Inantani ixtiraam bay inaga mudantahay. Shaqsiyada katagoo, Ereyda keliya bal iskudaya inad fahantaan.
@ahlamahmed2412
@ahlamahmed2412 4 жыл бұрын
Haa abowe inta fcn aanakaafiso thnks
@abdiazizchannelofficial3038
@abdiazizchannelofficial3038 4 жыл бұрын
Masha allah gabadha ugu codmacaan hablaha hada heesa laysma xaqiree qoftaan codkeedu caadi maaha walaahi bilaahi, walaashan hadaa ka heshen codkeeda like iisaara , iyadana waxaan leeyahay dar ilaahay unooloow, abaayo,
@ilhanali3139
@ilhanali3139 3 жыл бұрын
Intii tiktok kasoo raacay like isku muujiya 👍👍👍
@dhawrzanindhdahapo7019
@dhawrzanindhdahapo7019 6 жыл бұрын
Amaanada aan hayo Hantida waa gabdh nimo axyaa hees 😍😘😍bes song
@queenarwo837
@queenarwo837 3 жыл бұрын
3 year ago ila io mnta hestn wan ku hesta wana hees dumarka la hdleso ❤️💋👏🏻
@asiasabax524
@asiasabax524 6 жыл бұрын
djibouti faanka iyo suugaanta uu quudhaa waa wadaan yar hadaana isku fiilaan kalaa daanbeya mash allah allow djibouti qurux idaa my contry
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 4 жыл бұрын
24 june 2020 xayad hees waa xaqiiq allow walidkina yanan ka inkarsan😢
@baxsanbaxsan3324
@baxsanbaxsan3324 3 жыл бұрын
Gabarnimo👸💎🖤
@apakarsaed2322
@apakarsaed2322 3 жыл бұрын
Ilaasho wll waligaa allah ku xiftiye💟
@iqbalabdi
@iqbalabdi 4 жыл бұрын
Xayaad maydal markaan dhagaysanayo wax kale waayo keep go sister 😂😂😂😂
@abdisalam9852
@abdisalam9852 3 жыл бұрын
I love u my dear sister MashaAllah 😢💋💋💋💋🥰
@NaimoMohamed-um4ks
@NaimoMohamed-um4ks 3 ай бұрын
Hantidu waa gabar nimeee jah ❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 жыл бұрын
Heestan Saaka way iskaga Kay soo dhacday inaan dhagaysto waa hees macaan oo xaqiiq ka hadlaysa Ammanada aan hayiyo hantidu waa gabadhnime intan calafkay helaayo hadraawi uloogimayo axyaa hees❤
@zuhraadem7814
@zuhraadem7814 4 жыл бұрын
Heestan wllhi aad u qiimo.badanthy😪🥰🥰
@aishasiid9237
@aishasiid9237 4 жыл бұрын
2020 june yaa dawanya 😂❤️
@najaadkaahiye5618
@najaadkaahiye5618 4 жыл бұрын
Me😂😂
@fardawsocali9310
@fardawsocali9310 4 жыл бұрын
Ani kala dawanaya
@qalbilulaabdi8946
@qalbilulaabdi8946 4 жыл бұрын
I love you xayaaad Abayo heestaan Waa awoodeyda
@Mrguuto1
@Mrguuto1 3 жыл бұрын
hantidu waa gabar nimee intaan calafkay helaayo" hadraawi "u loodin maayo HADRAAWI " ereygaas macne kale miyuu leeyey oon ogeyn
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 6 жыл бұрын
Somali meel walba mean comment ayey la soo taagan yihiin. war caadi iska dhig wll waad shidan tahay xayad hore u soco mansha allaah.
@husniboy5829
@husniboy5829 6 жыл бұрын
Wow masha Allah cod iyo miro dhadhan leh Dadka Somali nimada dadka u diidan Ma iyagaa somalinimada sameystay tolow AF xumo badna doqonta doqontu dhashay
@Rosefleur2012
@Rosefleur2012 5 жыл бұрын
Cood macaan walaashey Hayad! Ax dhiiga ii dhaaqaqay
@xananxupixananabdirahmanfa2909
@xananxupixananabdirahmanfa2909 3 жыл бұрын
Halyeygii Aabahy Iyo mcney Hooyadey huq Iyo Ciil uhoyni maayo Habaar duco moodi maayoh👑
@ridwanasraridwa8803
@ridwanasraridwa8803 Жыл бұрын
Wa roune walahi
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 6 жыл бұрын
Dareenkiyo himiladaydu hadaan iga tuurimayso👍🙏👏💘💘
@ismahanidris8627
@ismahanidris8627 Жыл бұрын
👏 👏 👏 👏 👏 👏 BRAVO HN QAALI
@janadunia2950
@janadunia2950 3 ай бұрын
Heestan waxn barty marku wiil iga dalbaday qudbo siro anoo jecel inan si xalala oo sharaf leh isu guursano shekaba wan nacay intan nin sharaf leh oo daahiro helayo wan samri kara wanan heli dona wayo Ilaahay wxu yidhi ( وَالطَّيِّبَاتُ لِلطَّيِّبِينَ ) Saanigu saaniyad unbu guursada kuwa fiicana kuwa fican alx daaiman
@zuhuurfunny6116
@zuhuurfunny6116 2 жыл бұрын
Hantitidu waa gabarnimo the best song
@hiboyasin4383
@hiboyasin4383 6 жыл бұрын
waaw cod baa ku dhamaday masha allah
@abdiasis2428
@abdiasis2428 10 ай бұрын
Maasha Allah xayad qaali love you from Hargeisa ❤🙏🏽
@samiamohamed7723
@samiamohamed7723 4 жыл бұрын
Sun.14.april.2020 kmaba daaalo wlee
@amnaacardoofe1345
@amnaacardoofe1345 3 жыл бұрын
Finally wan hely san uradiny🥰
@yaasmiinmaxamed9412
@yaasmiinmaxamed9412 4 жыл бұрын
Jabuti gobta somalida idinku fana
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 8 ай бұрын
Wnka haynaa my queen 👑 nacbku uma baxo intaan helayo guurxalaal ah❤❤❤❤
@marwo15
@marwo15 3 жыл бұрын
Inta tiktok kasoo aragtay 2021 👍🏻
@faizaosman9635
@faizaosman9635 2 жыл бұрын
Halyeygii abahy mcny hooydey huq iyo ciil u hoyni myo habaar duco modi myo shrafta wllaladey intaba wan heyn hees micno xambarsan❤🔥
@lifewithzuzu6597
@lifewithzuzu6597 2 жыл бұрын
I love this song 11/6 2021
@basum6601
@basum6601 6 жыл бұрын
Somali waa umada waalan gabdhan waa.somali waa ceeba gabdha somali sidaasa ugu heeso indhaho somali miyaa ceeba Ceeba ppl mashallah she has good voice
@saaritaobsiiye
@saaritaobsiiye 4 жыл бұрын
I love this song 2020 ayanaba maqalay wowo
@SooyaalMedia1
@SooyaalMedia1 6 жыл бұрын
wlhi Bilhi wa Fanan Aad U Cod macaan Oo Sharaf Iyo Karamo leh cayn Uma QalanTo somali afdhertihin wlhi Ilhy Calosha ad Ka Bukta ha idinka Bogso
@amalabdiaden9332
@amalabdiaden9332 6 жыл бұрын
Aflaam media prodection way God macn tahy wayna quruxay badn thy wayna isku kalsontahy wlhi bila maykab bat sidan igu eegtay hee haday marsoto wa Laga yaab lkn il faut etre tjr nature marka quruxdeda way ogthy mansha alla Ader reer somaliyad nama gadhaysa hee ha Lagu Salina malaha dowada iyo is cashaynaya qurux uu taqan
@user-pi3yv4ck9g
@user-pi3yv4ck9g 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Amanada Aan Hayiyo Hantidu Waa Gabadhnimo❤ Naftada Hadad Ka Adkan Weydo Iska Dhimo Sisterey😂
@asmafadan632
@asmafadan632 2 жыл бұрын
Best hees wlhi ❤️❤️
@dhaladdhalboqortooyo3827
@dhaladdhalboqortooyo3827 5 жыл бұрын
Wxaynu joognaa duni qofka sida saxan usocda uuyhay qofdanbe ama samayskiisa haysta gbdhan waaqof iskukalson cod io midaba
@saidaqurux4465
@saidaqurux4465 Жыл бұрын
My favorite song 😍😍🔥
@ayaanmohamuuth4189
@ayaanmohamuuth4189 Жыл бұрын
20 jun 2023 😢❤ jah gabadhnimoH ❤hidaha ka talaabsanmaayo 🎉
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 2 ай бұрын
Wxn Allah uga baryya inuu asduro hablaha dhalinyarada isla nahay Xaqq weeyi heestni Dareenkiyo himiladyduna Hadaan iga tuuri maydo Haween waa hilib bisile Anigu hebel noqoni maayo ❤ aad bn idiin jecelhy hablaha wax barty Siiba health workers ka🤞13 june 2024 hapeen khamiisa 22:00 pm
@naimahersi3028
@naimahersi3028 2 жыл бұрын
Yaa alaha astur gabdhehena iyo Kuwa musliminta xabibaatina iga dhig kuwo aan ku fano
@RamloCabdicali
@RamloCabdicali 4 ай бұрын
Hantidu waa gabrnime😭💕🤟
@diidanooyhhgrrxasan2549
@diidanooyhhgrrxasan2549 6 жыл бұрын
ruunteed wlhi ❤❤❤
@sabahabdillahi4557
@sabahabdillahi4557 2 жыл бұрын
I love you so much🥰🥰🥰🥰🥰hayat you are best my sister
@mumtasabdi3267
@mumtasabdi3267 2 жыл бұрын
Amaanada aaan hayiyo hantidu wa gabadhnimo ❤️❤️❤️❤️
@awalehdouhour9256
@awalehdouhour9256 4 ай бұрын
hayat cod macan ❤❤❤❤❤❤❤
@MiinaApdi
@MiinaApdi 4 ай бұрын
Hiddaha ka tallaabsan maayo❤
@hamdaabdulkadir6598
@hamdaabdulkadir6598 3 жыл бұрын
Dhawr iyo labaatan sano baan hayaa amaanadaas 🥰 kii aan ku wareejin lahaayow hppi degdeg ku imow😂
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
Wan iska sugayna kuwo khayr qaba 😅 Ayaga iska imaan 🥰
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Wll anaa amaanda qadaye ila soo xidhiidh
@safacadey6082
@safacadey6082 3 жыл бұрын
2021 inta iga danbeysay like ii saar
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 2 жыл бұрын
Inantan ma suudaniyadba tolow
@sawdojama2522
@sawdojama2522 3 жыл бұрын
2021😁🙌
@ubaxcabdisharaf4437
@ubaxcabdisharaf4437 2 жыл бұрын
Wa hees qiimo iyo qaayo leh gabadhi garage lihi way dareemi kartaa qiimaha iyo waanada ku jirta
@ismahanidris8627
@ismahanidris8627 Жыл бұрын
Machallah hn qaali
@najahabdirizak1489
@najahabdirizak1489 19 күн бұрын
18 August 2024 ❤❤
@haniahmed1021
@haniahmed1021 4 жыл бұрын
Aamanadn hayiyo hantidu waa gabadhnimo👌
@keyfqali4448
@keyfqali4448 4 жыл бұрын
Xayaat gbdh wngsn oo qaliya❤❤❤❤
@muwaheip_apdihakem123
@muwaheip_apdihakem123 10 ай бұрын
Anigu habla nimdayda hilbha iyo haybdayda warabe i haligiyo marnaba horror sini mayo amanda an hayiyo hantidu wa gabar nime intan calafkay helayo hadrawi u logi mayo 😊
@hussenmohamed474
@hussenmohamed474 3 жыл бұрын
Hadraaawiiii 🇸🇴❤️❤️❤️
@ChoueibChoueib
@ChoueibChoueib 4 ай бұрын
Love❤❤❤❤❤
@user-mu5ei2vr9u
@user-mu5ei2vr9u 6 ай бұрын
Wa run
@user-pi3yv4ck9g
@user-pi3yv4ck9g 10 ай бұрын
Wow mallah ma soeur grand
@meranehmahado9927
@meranehmahado9927 4 жыл бұрын
HORYE U SOOCO WALASHEY
@nasiibsaleeban2140
@nasiibsaleeban2140 4 жыл бұрын
Aniguu hablanimadayda iyo hidaha iyo haybadayda waraabe ihaaligiyo marnaba horar siin maayo Amaanada aan hayiyo hantidu waa gabadhnimee intaan calaf kay helaayo hadraawi uloogi maayo Hidaha ka talaabsan maayo halyaygii aabahay iyo macaanay hooyaday huq iyo ciil uhooyin maayo habaar duco moodi maayo
@sahrujaali4086
@sahrujaali4086 4 жыл бұрын
M a hees ankahelay allow gabdhnimada nagu astur wa hantiye
@zainabyassinjama5462
@zainabyassinjama5462 Жыл бұрын
Inta 2023 daawnaysa
@munaismail264
@munaismail264 3 жыл бұрын
Wlhi waa hees sharfta dumarka ka hadlysa marksta wan dhagysta
@nimcoxasan-rq1xx
@nimcoxasan-rq1xx Жыл бұрын
Waarutsi ❤❤❤❤Hadana hilbabisl
@kaletwiseman1
@kaletwiseman1 6 жыл бұрын
mnsha allh walhi hees aad u macaan weeyi
@elissatahir6829
@elissatahir6829 6 жыл бұрын
Wlhi fanaanadaan manta arge wn jeclaade
XAYAD MAYDAL | GABADHII SIDAYDAA | HCTV 2018
5:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 759 М.
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 5 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
Galad Caashaq
5:16
Yurub Geenyo - Topic
Рет қаралды 487 М.
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
XAYAD MAYDAL | WAA HOOYADII | HEES CUSUB 2020
5:08
CASKA FILMS
Рет қаралды 350 М.
XAYAD MAYDAL | WEHEL | HCTV 2018
6:16
Horn Cable Tv
Рет қаралды 172 М.
HAYAT MOUSTAPHA | HEESTII DHANBAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:01
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН
HABAD OLAD & XAYAD MAYDAL | BAAHIDA JACAYLKA | HEES CUSUB 2020
4:03
XAYAD MAYDAL HEESTA DOOKH WACRADAHA SHOWGII HARGEISA 2021
5:37
Somali New Entertainment
Рет қаралды 81 М.