XAYAD MAYDAL | GABADHII SIDAYDAA | HCTV 2018

  Рет қаралды 749,339

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 348
@user-ts8rv7zd4n
@user-ts8rv7zd4n 3 ай бұрын
Team 2024❤😂
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 3 ай бұрын
Weynakn😊
@qadromaxamed-vr7ns
@qadromaxamed-vr7ns Ай бұрын
Waa ikan😂😊
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 3 жыл бұрын
Isse malaab wayeeh gabadhu 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@nafisamohamed3131
@nafisamohamed3131 6 жыл бұрын
Gabadhan jiniyad qurxooonaa masha allah
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 2 жыл бұрын
Ceesh cala gabdh, Xayad nolow inaadeer, fariidniimo iyo firfircooni Ciise Fuurlabe aya laga heela reer toolkaay nolada❤💪💪🇩🇯🇸🇴
@ayaancaynii1179
@ayaancaynii1179 6 жыл бұрын
My queen xayad Tageero buuxda 👏👏👏💋
@boqorkuseyl7090
@boqorkuseyl7090 3 жыл бұрын
Gabar aad iyo aad u qurux badan, cod aad u macaan leh, ilaahay haku daayo abaayo
@aichaachia9729
@aichaachia9729 2 жыл бұрын
Fgkjhazert
@aichaachia9729
@aichaachia9729 2 жыл бұрын
Wxdfghvjbknertyuiopa
@AbdiBashir-r3q
@AbdiBashir-r3q 2 күн бұрын
Xayad qoslaaye wuu ku jecelyahay cimri dheer iyo caafimaad iyo jano aduun iyo mid aakhiro bn Allah kuu waydiiyay
@amarehadaweh1278
@amarehadaweh1278 6 жыл бұрын
masha allah inaadertay qaali xayad maydal nolow fanaanda dalka djb cod iyo shaaraf ayay ku dhan
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 6 жыл бұрын
Hestan iyo inantuba macha'allah jiniyadahasan ka sexan wayay reer jabouti wn idinka danbeya salan katimid walalihin reer hargeisa ❤
@mahadgesale6647
@mahadgesale6647 5 жыл бұрын
Wlhi waa gabdh ciise ah oo kaarti faanka u leee
@fatuuxmustafehassanhassan3540
@fatuuxmustafehassanhassan3540 6 жыл бұрын
Dadka reer jabuuti waa dad xoriyad ku nool oo nabad ku caweeya waana dad isjecel somalidu ha ku daydaan
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
U sheg wllo 24 sacaa qabil ayey la so fadhiyan waxasi Wamaxay
@hanaomer6608
@hanaomer6608 5 жыл бұрын
Fatux mustafe Hassan
@cabdiwali2995
@cabdiwali2995 6 жыл бұрын
walee way kaga dul qaaday xidigihi geeska axya fanand looma baahna make. up waa laysku kalsoonada
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 6 жыл бұрын
Fanaan qoftaanoo kalaa dhahaa this right here is a legend in the making horey usoco xayaat
@mofosman4426
@mofosman4426 Жыл бұрын
fanaanad reer djibouti bravo xayaad meydal goobta lagu duubay video clipka waa Djibouti, rue de Venise.
@wardibae3861
@wardibae3861 6 жыл бұрын
Waah Waah Djibouti waaka filaayey fananad ado kale inay kasoobaxaso hore usoco wllo 😍
@hassan1977ful
@hassan1977ful 6 жыл бұрын
Gabadha igu cod macaan 🇩🇯 Djibout like I Sara please
@hanaomer6608
@hanaomer6608 5 жыл бұрын
hassan1977ful
@hassanabdourahmanmohmaed9359
@hassanabdourahmanmohmaed9359 4 жыл бұрын
@@hanaomer6608 m i Tu
@ifraax14omer35
@ifraax14omer35 3 жыл бұрын
@@hassanabdourahmanmohmaed9359 hfx,znm mb
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Cod + Music + Midho + Qurux = Madadaalo
@maayaqaali2658
@maayaqaali2658 6 жыл бұрын
Wooow hablaha jabuuti yaagara habo isku kalsoon oo midabkoodii haysta
@leomessi3507
@leomessi3507 6 жыл бұрын
Inader nolow gabad ciisr oo qurux badan .anaga wasna soomalida .proud to to be issa.inta baa ugu filan .
@houssanfahimou5991
@houssanfahimou5991 6 жыл бұрын
leo messi
@luulalaki6957
@luulalaki6957 3 жыл бұрын
Saadashu guurkana waa sidaad ka dhigatee Nin ku Sida ku wacanaa💯 Gabadhii sidaydaa sidaydaa Wiilkii sidaadaa Talo kama surgacantee Kasal gaarnay caashaqa💯👌❤️
@asmah7586
@asmah7586 2 жыл бұрын
Wll full lyrics soo qor 😭
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 6 жыл бұрын
masha allah illahay hakudayo xajigaga said souri waad iisku nuraysan iinta iyo iinkabadan
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 4 жыл бұрын
Gdhan xad dhaaf u jeclhy 😍 taagero buuxda wlloh
@hassankader5678
@hassankader5678 3 жыл бұрын
I m big fan for xayad big salutation said souris
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 8 ай бұрын
Waaaww what à song Hayad meidal horey u soco hn
@muhaqaali2452
@muhaqaali2452 5 жыл бұрын
Mnsha Allh Allha codka ku siyadiyo Sister Hees ereyo mcn cod mcn yaba heli kara Horay usoco Xayad Hppti
@gacalosman4882
@gacalosman4882 5 жыл бұрын
Nagnimadeda kahele wlhi big love
@liimochannel8738
@liimochannel8738 6 жыл бұрын
Waaaaw waan kahelay heesta laki hailadhaafin
@zeinabbachir850
@zeinabbachir850 6 жыл бұрын
Gabadhan heeseheda wan jeclahah wax la fahmikaro weye
@basum6601
@basum6601 6 жыл бұрын
Nic voice voice mashallah she is cute
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 6 жыл бұрын
xayaad keep going i like you sing
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Mansha allah gabadh qurux bdn
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 6 жыл бұрын
Faduma qasim hilawle ayaan xasuustay maansha Allah well done
@mukhtarhagar2847
@mukhtarhagar2847 6 жыл бұрын
Dadka qowmiyada somalida ah wa dadka aduunka ugu jaahilsan war heedhe ma hees baad rabtaan mise qabiil gabadha waxay rabto ha ahaato waxay ku heesaysa afsomali codkeega hadu ku qanciyey ku raaxeyso hadii uusan ku qancina hore uga soco yaab.
@fartunadontiialle2288
@fartunadontiialle2288 6 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀anbo waaka yaabay somalida qawiil radis waye
@mukhtarhagar2847
@mukhtarhagar2847 6 жыл бұрын
@@fartunadontiialle2288 waxa ka cabsana malindhow somalida in qabiilkasto faniinka qabiilkisa mahane fanaaniinta kale dhegeysanwaayo😀😀
@cabdiqaniaadem3661
@cabdiqaniaadem3661 4 ай бұрын
​@@mukhtarhagar2847 😂😂😂 waan ku salaamayaa sxb waayuhu hakuu samaado waxaad sheegaysana hada waa taaganyihiin heestana anuu caawa ayaa iigu horaysa waa cajiib yartani 😢😊
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 3 ай бұрын
qolomaad tahay saxbb aan is baranee😂😂
@kawsarabdi1803
@kawsarabdi1803 3 ай бұрын
@@cabdiqaniaadem3661😂
@fardowsaifkaa3161
@fardowsaifkaa3161 6 жыл бұрын
Masha allah aadbay u codmacnday👏💤
@sadiksadik1328
@sadiksadik1328 6 жыл бұрын
mansha allah ilahay cod iyo qurux siyey xamda meydal
@halyaygadhashasomalilandsn4153
@halyaygadhashasomalilandsn4153 5 жыл бұрын
Asal weeye wllo hormar waaadka gaadhi hamigaga rabi hakuu rumeeyo
@hibakahmed8576
@hibakahmed8576 6 жыл бұрын
les commentaires de gens m etonnent walahi vous les somaliens vous aviez oublie ke djibouti est une terre ou tout le monde peut vivre sans connaitre l origine de la personne. c est une pure somali ecrivez vos conneries dans les otre publication pure somali ici c est djibouti et tout le monde y vivent
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
hibak ahmed c'est incroyable de voir à quel point ce important pour eux de savoir le tribu de quelqu'un ils se vraiment malade ses vermine 😂😂😂
@fjeifu2552
@fjeifu2552 6 жыл бұрын
Bien dit ya rien a ajouter 👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾
@abdijama7564
@abdijama7564 6 жыл бұрын
hibak ahmed Bien dit les somaliens sont trop venimeux ils souffrent d une maladie pire que le cancer qui est le tribalisme .Chez nous Dieu merci on a pas ce probleme il y a meme des blancs aux yeux bleu qui sont dniboutiens ou djiboutiennes , il y a les Somaliens les Afars et les Arabes qui cohabitent ensembles sans se pointer le doights .
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 3 жыл бұрын
jama toute ta fait raison
@durdurmuhudinali4837
@durdurmuhudinali4837 6 жыл бұрын
Qofdu Cadi mhn inba 😍😍😍😍👂👌
@zainababdi9185
@zainababdi9185 3 жыл бұрын
Masha Allah my favourite artist best voice ever shes beautiful as well masha Allah.
@bandyalibakal4873
@bandyalibakal4873 Жыл бұрын
La chanteuse de l'année hayad maydal keep going
@SummerAbshir23
@SummerAbshir23 6 жыл бұрын
Very Nice song 😍🌹👍
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Yaaa daawanaya 2021
@ayanm.g5389
@ayanm.g5389 6 жыл бұрын
Nice this song cute sis keep going 💋❤😍
@mahmmedcali9636
@mahmmedcali9636 5 жыл бұрын
💐💐🌸🌲
@Awale.british
@Awale.british 6 жыл бұрын
I love gabadhan wlhy ❤️❤️❤️
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 5 жыл бұрын
Mashaa alah gabadhan waan taageeraa
@fathiafany1918
@fathiafany1918 3 ай бұрын
Wewe hayat moustapha medal❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rodaroda6031
@rodaroda6031 4 жыл бұрын
Horey u soco hayad maidal
@bashiiraadam1582
@bashiiraadam1582 6 жыл бұрын
faniinta reer jabuuti murtida way ku wacanyahiin best songs
@munazagal926
@munazagal926 6 жыл бұрын
Up jiniga ku padan Yrta 😍😍😍😘
@afmeer
@afmeer 3 жыл бұрын
Fannaanada Mucjisada Fanka iyo Heesta 10 ki sano u danbeeyey Somali qaado Heesta u aqoonsadey
@badriyusuf8226
@badriyusuf8226 6 жыл бұрын
boqorada codka xayad maydal 😍😍👌
@alinasir5602
@alinasir5602 6 жыл бұрын
Esh qiyaasak hala jabuuti sln from Bosaso Somalia
@bisharonalaye2292
@bisharonalaye2292 6 ай бұрын
Reality feeling 😢😢😢💔💔💔🏃‍♀️
@ubahkadar729
@ubahkadar729 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@rahamabuh2679
@rahamabuh2679 6 жыл бұрын
Masallah 💖💖💟💞
@habonadanqawdhanhabon7243
@habonadanqawdhanhabon7243 5 жыл бұрын
Wa jaboutiiyana hayaada ilove
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 5 жыл бұрын
axyaa gabadh iyo badh cod iyo ixtiraam ayay leedahay
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 6 жыл бұрын
oof caleek gabadhan waa wada jiniyad
@xasankaafi854
@xasankaafi854 5 жыл бұрын
Aduuunka dadka ugujaahilsan waaazoomaali kuwa uguliita waaSoomaali kuwa ugusaqajaansan waasoomaali kuwa ugudhaqanka xun waazoomaali kuwa uguxishoodka daran waazoomaali kuwa uguxaasidsan waazoomaali kuwa uguxanta badan waazoomaali kuwa ugumashquulka badan waazoomaali saaasna waxaaan uleeyhy maxaaa iskukeeney inheesaheeda ladalbadolaso dhagesto kadibna qabiilkeda laraadiyo lacaaayo why heesta hadaaa kaheshodhageso hadaysan kuqancina kagudub waaa intaas waa promo waxanfar waaborame saan wakhadra silimo maxakeney saaas waaceeeb gabadha kaxishoofa idinma taqano hesahayga dhagesta idinma dhihin
@hodanbashir1536
@hodanbashir1536 6 жыл бұрын
Beautiful 😘
@selmahasan5411
@selmahasan5411 6 жыл бұрын
Eesh cala gabadh cod macan 😘
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 5 жыл бұрын
Ma salguuro qoyskii samo lagu aas-aasaa Been maaha abtoow Indr heesaha waad iska naqaysaa ina maydaleey
@FAFA-ep3pj
@FAFA-ep3pj 5 жыл бұрын
meilleure chanson
@ILBIR1
@ILBIR1 6 жыл бұрын
waa hees jacayl ah aadna u cod macan
@boramamusic6745
@boramamusic6745 6 жыл бұрын
Nice codka
@reblacmenfys2042
@reblacmenfys2042 6 жыл бұрын
Waar Waxan qabyalaadba adunki ka reebtay wlhi somalida. Waa Naag cissaah oo ilahay Cod siyey haday ku cajabin ayar darikina u maraa yaa ilmo xawayanin Khadra silimo miyey ka quruxbadneyn taasi maa somaliyadba 😂😂
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Reblac menfys kuwas ha ujoojin way hanoisanayaan siyaad bare kabadanbayn
@nastimoha1053
@nastimoha1053 6 жыл бұрын
Reblac menfys wxay modayan Naagahoga makeup sida danbaska logu galay 10 camera man ka shaqeyen tanina wa natural xamurad yar un marsan Garacdan ha u dhigin dhagaha la labo inadeer 😂😂
@kaltuumaismaciil1302
@kaltuumaismaciil1302 5 жыл бұрын
Aaaday u qurx bdb thy gabdhaha ciiise soomalida waa ay ugu sitaaan xaqiiiiiq viva
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 3 жыл бұрын
Waa gabar somaliyeed gabadhani inaga daaya qabyaaladda
@cawoadan9063
@cawoadan9063 6 жыл бұрын
Mch allah Cod macana Gabadhu
@sacadmuumin8771
@sacadmuumin8771 2 жыл бұрын
waah waah HCTV 😘
@elmimohamed4418
@elmimohamed4418 4 жыл бұрын
tres bonne chanteuse toute mes felicitation belle chanson
@mohamedkhadar4770
@mohamedkhadar4770 6 жыл бұрын
Woooow
@husniboy5829
@husniboy5829 6 жыл бұрын
Masha Allah cod buuxo 👌👌 Waxan la yaabay su.aalaha badan ee Dadka qaar ka keenen gabadha 😂 Oo somalidu iney reer yurub tahay Miyee is mooda hhh Waxan maqli jirey dacawo socodkeediina ka tagtay kii libaaxana Meysan gaarin😀😀😀
@abdiasiissalad6917
@abdiasiissalad6917 2 жыл бұрын
Waakas ehel fanaan makuu yahay qoofka guuleso
@nourabdullah6528
@nourabdullah6528 6 жыл бұрын
woooow mansha alllh inaba Cadi maha
@nadiiramaxamed4927
@nadiiramaxamed4927 5 жыл бұрын
Codmacana hore usoco xayaad
@axmedeyxuseen2103
@axmedeyxuseen2103 Жыл бұрын
Masha alah 🌹
@user-ee4pl1vh7n
@user-ee4pl1vh7n 3 ай бұрын
Codkaaga dahabigaa yaakeni kara 🎉🎉🎉🎉🎉
@abdigarcase9075
@abdigarcase9075 6 жыл бұрын
axsan hees xayaad wlhi wax waad u sheegtay gabdhaha haday wax ku qaadanayaan afsoomaali fasiixaad ku hesesaa wlhi waxaan ku leeyahay nooloow
@awamuse3213
@awamuse3213 6 жыл бұрын
Woooooooooow
@muniishatogdheerilkacas3238
@muniishatogdheerilkacas3238 4 жыл бұрын
Iyadoonan seegayn Saadasha guurkana waa sidaad Ka dhigatee ninku sidaa wacana Ilaaahy bbe😍 calaf haygu kaa daro
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Ma nin ku sida ayaa, mise ninku sidaa ku wacanaa?
@bashiirdiidow286
@bashiirdiidow286 2 жыл бұрын
Axsan cod mcn ❤️💯🙏✅
@hibofaarax5076
@hibofaarax5076 6 жыл бұрын
Alla inantu codmacaana ✔💯
@hanady.bossoficial726
@hanady.bossoficial726 5 жыл бұрын
that is good
@zahraahmed3397
@zahraahmed3397 4 жыл бұрын
Saaxan kiyo tilamateyd
@durdurmuhudinali4837
@durdurmuhudinali4837 6 жыл бұрын
Masal guuro qoskii Samo lagu aasa aasaa Sirada nolsha weye 😂 👌💋💋 💋💋 💋
@mohamedisaak4780
@mohamedisaak4780 5 жыл бұрын
Wow
@souleikichann2085
@souleikichann2085 4 жыл бұрын
la vrai beaute avec la voix manifique
@nastexoyusuf8675
@nastexoyusuf8675 5 ай бұрын
❤ 0:12 ❤❤ 0:27 ❤, 0:41 ❤❤😂❤
@awamuse546
@awamuse546 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw
@geeskagees2865
@geeskagees2865 6 жыл бұрын
Gadhkan iga soo bixi waayay sow gabadhanaa xaday....
@mmbfamily5506
@mmbfamily5506 5 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍🙏 amazing song
@fadxiyamohamed7214
@fadxiyamohamed7214 6 жыл бұрын
gabadhii sideyda ah wiilkii sidaada ha talo kama surgacantee wakhtiguna iskeensii) waa kalmado qaaliya
@leylamaal4095
@leylamaal4095 6 жыл бұрын
😍😍😍😍
@ifraaxmohamed1650
@ifraaxmohamed1650 6 жыл бұрын
yaaaaaa saalam
@sacdiyoshiiq1337
@sacdiyoshiiq1337 4 жыл бұрын
Wwwwow 😍😍😍👈
@qaaliquman3924
@qaaliquman3924 6 жыл бұрын
Gabadhi anaa reerkooda jaaraa waa boorama fanaanka codkiisa loo dawaddya waa SOOMAALIyad abaheed iyi hoyadeedba
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 5 жыл бұрын
Qaali Quman been weynida naa waa reer djibouti 🇩🇯 gabadhu borama kulaha 😂😂
@qalbidhayasomaligirl7746
@qalbidhayasomaligirl7746 5 жыл бұрын
Reer boroma kulaha😂😂😂😂
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 5 жыл бұрын
Gadabursiga wan ka yaabay dadka issa ah ayey shegtan 🤣🤣 wwaa dad yar tiiradey badsatan
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 hhhhhhh
@bellaomar3634
@bellaomar3634 4 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 aniku ree jibuti oo dhan ma cissad modaysan 🤣🤣🤣🤣 wlhi wa yaab cissihi malaha ree jibuti ma tihin ee ree ethopia tihin oo wxd modaysan fananinta ree jibuti oo dhan wa cisse yaab way noqon karta gadabursi maxa u diday , Amina farah wabar, fadun ducale kuwasba wa gadabursi ree jibuti ah marka caqligina ka sara cid walba wa cisse, wlhi jibuti ila gaboye, sharifan cid walba daris nala aha lkn dadka laso bodaya qof walba wa cisse qof ado qabilkisa aqon reer kale ha ku nabin aniga ha igu nabin cisse imikaba inel mayihi cisse 😅😅😅😅😅 jibutina wn ku dhashy kunaso koray intasan kuso lekaday
@abdinajibjunior3410
@abdinajibjunior3410 6 жыл бұрын
Hctv War baan UgaH BaraneY Isku maanan Ogeyn mxaa KhaladaN
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 3 жыл бұрын
Vive isse malab
@abdulfatahadawe6335
@abdulfatahadawe6335 5 жыл бұрын
manshallha cod maacana gaabdhu
@abdulfatahadawe6335
@abdulfatahadawe6335 5 жыл бұрын
indhaawayid maan arag cod nocxahaa xalimo gobad iyo kin oo baadhacinaya wax alaare waxay ku heesayan aan laa fahmayin maayilay ku socdan iyo meelkale ayaa naa daashaday manshallha manshallha xayad maydal
@rahmabahdon2112
@rahmabahdon2112 6 жыл бұрын
War badow nimada daya wa gabadh reer jabuti ah ufff
@shifaabdi2489
@shifaabdi2489 2 жыл бұрын
Wawa Axyahees
@habonadanqawdhanhabon7243
@habonadanqawdhanhabon7243 5 жыл бұрын
Niin ku siida ku wacana waaaaaw
@abiyow10
@abiyow10 6 жыл бұрын
Gabadhan runtii cod mcn wey ledahay weyna qurxonthy mxa lo caynaa xoolayal
XAYAD MAYDAL | HADRAAWI | HCTV 2018
5:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 511 М.
XAYAAD MAYDAL SHOW DJIBOUTI 2023
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 266 М.
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН
Bristol Waddani  Soo dhaweynta Xubno Ka soo baxay Kumiye
1:02:29
war dag dag Shacabka Ssc Khaatumo iyo makhir  istete iyo wararka manta
11:11
HAYAT MOUSTAPHA | HEESTII DHANBAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:01
HAYAD MAYDAL | HEESTII DOOKH (Dushaday Sarantahay)| CAIRO SHOW
5:50
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 278 М.
Xayaad Meydal - Heesta Boholyoow - Bc24Tv Djibouti
5:34
BC24 TV
Рет қаралды 81 М.
XAYAD MAYDAL | WEHEL | HCTV 2018
6:16
Horn Cable Tv
Рет қаралды 171 М.
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 221 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 274 М.