Shaqadii urrurka Hilaac caawa ayey bilaabmatay" PROF Axmed Ismaacil Samatar

  Рет қаралды 21,885

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 106
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
Masha Allah runtii aad banu ugu faraxnay Guul Hilaac❤❤❤❤
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 23 сағат бұрын
Pro Ahmed Ismail Samatar, Hilaac sidaas ayuu Xisbi kuyahay... Hadii kale waa laga ciidayn, baryo majirto Laandheere MC🙏
@MoussaaliZardari
@MoussaaliZardari 15 сағат бұрын
Anago ree hargaysa ah hilaac ayaan u codaynayaa guul iyo citiraaf
@hamzaaar80
@hamzaaar80 22 сағат бұрын
inshaa Allah guul HIlaac Anaguna wanu kugarabtaaganahay maanta Adiga ayay Somaliland kuu baahantahay🙂
@SahraIsmail-gp4jf
@SahraIsmail-gp4jf 22 сағат бұрын
Guul ayaanu kuurajaynayna pro Axmed ismail Guul Hilaac❤
@awiladen7814
@awiladen7814 21 сағат бұрын
@@SahraIsmail-gp4jf hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
​@@awiladen7814calan shaydanka kala bax meesha yusraay
@SahraIsmail-gp4jf
@SahraIsmail-gp4jf 20 сағат бұрын
Bashyo culus ​@@awiladen7814
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 сағат бұрын
​@@awiladen7814 no Florida flag
@hurdaaye21
@hurdaaye21 23 сағат бұрын
Guul insha Allah.. 1 million ee ololaha iga aneag
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 сағат бұрын
Wuu u qalma 1million iyo inka badanba oo ololo ah
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 20 сағат бұрын
MASHALLAH WAXA CAAD INUU PROF SAMATAR DHIG CUSUB OO MUWAADINIMO MUQATA . ❤INSHALLAH GUUL HILAAC❤ ❤❤INSHALLAH GUUL ❤❤ ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤
@Sparta112
@Sparta112 19 сағат бұрын
Hogaanka uwad anana wanu kugarabtaaganahay Gudoomiye❤
@dulmar9139
@dulmar9139 17 сағат бұрын
Waa inlasoo saaraa xisbiga hilaac waalaheen ree awal way uqalmaane❤🤍💚👍👍👍
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 22 сағат бұрын
Insha Allahu wuu soo bixi doonaa hilaac.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
I.n
@mohamedismail4203
@mohamedismail4203 22 сағат бұрын
We support hillaac
@rajoo532
@rajoo532 3 сағат бұрын
We support you, Prof. Ahmed. Somaliland have lot respect for you, Dont let us down! Inshallah Gul hilac.
@abdifatahabdullahi645
@abdifatahabdullahi645 14 сағат бұрын
Wish you the best. I will be one of your best support.
@Roomiomaande
@Roomiomaande 19 сағат бұрын
Masha Allah haysraacdo Sln Guul Hilaac❤
@AxmedInaTuur
@AxmedInaTuur Күн бұрын
Welcom holilaac from habar awall
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 23 сағат бұрын
Waar maxaa kuu diiday inaad from somaliland tidhaahdo
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 23 сағат бұрын
Afkaaga jagaaji
@abdullahrooble6748
@abdullahrooble6748 22 сағат бұрын
Dadka dibu usocodka, ka kor qabyalada
@Cabdikarin-y8c
@Cabdikarin-y8c 11 сағат бұрын
❤pr.axmed ismail iyo ururka hilaac ku soo dhawow codka berbera
@rajoo532
@rajoo532 3 сағат бұрын
Manshallah alhuma barik.. gul hilac. 🎉🎉
@M_IzzoMAME
@M_IzzoMAME 19 сағат бұрын
Waanu kusoo saarayna pro maanta adigaa gaadhsiinkara Sln meeshay rabto
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 23 сағат бұрын
Axmed ismail samatar guul Hilaac GuuL Guul
@horijoogmedia
@horijoogmedia 23 сағат бұрын
Guul
@axiddig5486
@axiddig5486 15 сағат бұрын
Ururka Hilaac iyo Prof Samater Haloo Kaaco si iskuxidhaka Qarkanimadda iyo Asxaabta loo ilaaliyo , waxba taari maayso in Sadexnin oo haaybta guud wadaga lookalacodeyo markstaba .
@yusufabdi8747
@yusufabdi8747 18 сағат бұрын
Maasha alaah .waanagu balan inaan xisbiga hilaac iyo barwaaqaba aanu aoo saaro
@hamzaaar80
@hamzaaar80 2 сағат бұрын
Hilaac✅️
@bashirkhadar1971
@bashirkhadar1971 21 сағат бұрын
Ninkan waa aqoon yahan Ee hala garab istaago reer Somaliland Caalim weeye xagga siyaasada
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 21 сағат бұрын
ururka hilaac wuxuu dhabr jab ku yahay kuwa diidanaya in doorashada ururada la qabto oo ay soo horeyso ee buuraha fuulay ee ciidanka police kulaayey keep going hilaac
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 21 сағат бұрын
Muse ayuu dhabarjab ku yahay hilaac iyo mucaaradku marna wax dhib ahi Kama dhexeeyaan . Ee kii diiday doorashada ee ciidankii DALKA jabiyay ee nuux baasto oo adeerkii ah talaabo ka qaadin oo lacagta ciidanka cunijiray kaas ayaa somaliland oo dhan badalaysaa
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 21 сағат бұрын
xisbiga borama sodhaafi prof wanu tagersanhye
@abdiqaniartan-mo5hf
@abdiqaniartan-mo5hf 22 сағат бұрын
Kan iyo Dr Gaboose waa isku caqli PHD ama aqoon khasaartay.Buurnadow iyo jaahiliinta la midka ah ayaa ka awood badan
@MohamMeirlon
@MohamMeirlon 22 сағат бұрын
Waad naga soo hagajisey doorkan waryaa😅😅
@YasmiinRooble-iw8xg
@YasmiinRooble-iw8xg 23 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤🎉🎉
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 20 сағат бұрын
Doqon xoolo xayawaan ah war idoor ka hoos bax oo awdal state dhis xoolo yohow
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
Adigu jacayl idoor ayaa kubuuxiyay e wllky ayaan ku dhisaya dumashi hawarwarin😊❤
@mustafemk829
@mustafemk829 18 сағат бұрын
​@@Mo_hakiimidaadardiyaar baan u ahey inaad 3 duufle hor dhigo😂
@Keysek
@Keysek 5 сағат бұрын
Ader ow dhexdayadu Kuma qaado ee dantada raaco . Samaron iyo rer sheikh isxaq wa dad wad dhashay oo Deegan, dhaqan , af , diin, midab wadaaga weeye . X5 😅😅😅
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 сағат бұрын
Somaliland naga badan
@garada6921
@garada6921 19 сағат бұрын
Ilaa laas qoray Aah kakac Stop stop stop NO laas qoray waa kha ❤atumostd
@XaajiMacalin
@XaajiMacalin 19 сағат бұрын
Odaygii malaha iska dhagaysto e bal u daara hadalkiisii hore eeuu usheegay unmade than ee reer soomaali land kuwo u waayahay ictiraaf Arag fun mijahooduna uu kabriid yahay makuwaas ayay hadanaleeyahay iicodeeya
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 19 сағат бұрын
Run ayuu sheegay bal mijahaaga eeg😂 waabad nixi midna agow siyaasiga haku dooran sidaas ayuu bari yidhi ee ku dooro yoolkiisa Xaaji🫡
@MrWadhaf
@MrWadhaf 21 сағат бұрын
Weli! Does he know that 176 women from Borama are illegally detained? Does he know that the most famous elected MP, Abiib, was kidnapped and unlawfully detained on the orders of the "strong" man of Hargeisa? Everyone knows that he will support his mentor Bihi....
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 22 сағат бұрын
you need believe somalland first
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
Stop the cup we already know what he's believing and he believe unity of Sln🙂
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 23 сағат бұрын
Axmad Ismaciil Samater waxa lagaa sugayaa in qaranka oo dhan ku dhaadato ee aad kor ugu baxdo Gebiley iyo Borama .
@ahashi7828
@ahashi7828 19 сағат бұрын
Professor Samater Kk Ehlunaar Muuse biixi wuu ku dilay sababtoo Xildhibaan Mohammed Abiib oo ah nin shacabku so doortay ayuu JEELKA DHIGAY adna waad ka aamistay 😮😮😮😮😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 23 сағат бұрын
Kan axmed samatar waa xoolo ilaahay cabdi ayaa nin caqli leh ah
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 23 сағат бұрын
Ahmed Ismail Samatar waa geesi Aqoon leh oo sharaf leh
@Mo_hakiimidaadar
@Mo_hakiimidaadar 20 сағат бұрын
Isku xisho adeer o sidii qofwayn uhadal samatar wa aqoonyahan Wayne
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 22 сағат бұрын
Ku qabsashadu waa arin lagugu xalinaayay oo hada waa guuleysanay ayaan kaa siiyeen ISAAQ
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 23 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 21 сағат бұрын
Alaylehe waa in gobolada galbeedku ku tuntuunsada an soo saari da Hilaac iyo kulmiya kuwa bariguna waa waxgaradkii Somaliland oo fahansan in maanta loo baahan yahay in la badhxo sadex xisbi oo wada isaaqa. ballanteenu waa Kulmiye Ucid Hilaac INSHA ALLAH BI IDMILAAHI KARIIM.
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 21 сағат бұрын
😂😂😂😂 . KULMIYE waa kee ma ka laga dareeray ee jabhadkii dhiigyacabka ahaa kaligii dhextaaganyahay
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev 18 сағат бұрын
ABTIYO INAN INTA KU XADHEE INAAD ISKA CIBADAYSATO AYAA KUGU WAJIB AH HORE FARTADA AYAAD EEDEY MAANTA TI TU KA DARAN AYAA KU SUGEYSA
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 22 сағат бұрын
AXMEDOOW SOOMAALI WAYN AYAA KUGU FILAN ADOO SHARAF LEH LKN GOBOL KUGUMA FILNA AQOONTUNA WAXAY WAXKU TARTAA NINKII CAQLI LEH WAXAAD U EGTAHAY NIN MUSTAWIHIISII KA LUMAY AMA NIN TAGAY MARTIQAAD AAN LAGA WACIN ?? WAXAAN KAA WARSUGAHAYAA DOORASHADA KADDIB ?? MALAHA HADAAD GUULAYSATO WASIIRKA WAXBARASHADA ??
@AadanAbdi-ux2nj
@AadanAbdi-ux2nj 22 сағат бұрын
What are you doing from Islamic idea
@mahamudmahamed951
@mahamudmahamed951 18 сағат бұрын
Ururkagii ma ka qayb galahad dorashada
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 23 сағат бұрын
Kursi buu u waashay xaage yaala kursiga aad rabtaa xagee yaala iidoorki baa wax kala waayey miyaad indha beeshay iimanka lagaa qaad
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 23 сағат бұрын
Bisaddii oo qof ah marka hore wllkaa kaso dhadhici somaliland halagu doortee mayska soo shaqo tagin adigoon sodhididin basaas ayyay reer awdal iyo reer somaliland ba kuyaqaanaan
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 23 сағат бұрын
Laandheere MC ah... Haddii aad dooran waydaana, hogaamiye ayuu Awdal State, Maxaad kabadali Xooloyahow 🙏
@hawayassin7172
@hawayassin7172 21 сағат бұрын
Soti aad laheyd somaliland ictiraaf ku waaalatay cidna siin mayso.wbt
@jeimoha3286
@jeimoha3286 11 сағат бұрын
Ninkaan miskiin haloo kaalmeeyo maxamed abiibna u sii daaya safiya tusmana gurigeeda dib haloogu dhiso iyo wixii la mid ah..markaa ictiraafku waa banaanka
@harsah863
@harsah863 20 сағат бұрын
Faysal cali waraabe sidiisa ayaad labaatanka sano oo dambe ku bariisaynaysaa magaca xisbigaasi kasoo qaybgal Ninyahaw, kolay Madaxwayne laguu dooran maayo adoo Samarooneee
@mohamed88466
@mohamed88466 22 сағат бұрын
Maad iska dayn ururkaa shaqadiisa imika markaad dhacdo ayaad hadana xamar u carari doontaa ama guuldarada aqbal oo aqoonso inay qayb Ka tahay tartanka
@MohamudAhmed-w6m
@MohamudAhmed-w6m 21 сағат бұрын
markuu soo bixi waayo warkiisa dhageysta wuxuu dhaho ..
@ikramahmad8404
@ikramahmad8404 21 сағат бұрын
Wa meel lagu kalatagay ha no sheegin .isaq walakala baxay kalay awdal madaxwane ka nobody.
@AbdikarinAhmed-u2m
@AbdikarinAhmed-u2m 23 сағат бұрын
Kani professorna wuu sheeganayaa Wuxuu rabana mayaqaano mahergeysa iyo burco buuxukumayaa
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 22 сағат бұрын
Maxaa u diiday in uu xukumo
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 21 сағат бұрын
Lacagta hawlgabka uu ka qaato odayga ka furta kkkkkk Lakin kuwa qayila kuma jiraan coffeee iyo shaah wuu kuu shubi no cash Hadaad lacag waydiisid ilkuhuu kaa daadin
@amaalabdow6066
@amaalabdow6066 23 сағат бұрын
Dhibka jira waxa weeye 10 waji bad leedahay iyo 10 midab goaana ma lihiid
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 23 сағат бұрын
Kani waa faaruq madhan mee dad kaagi ina abiib mee ma sharci baa yaala meesha aad ku waalatay indhaha Ala kaa tuur wuu waashay
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Sodigi laha dadka luguhiisu wa kabriid 😂
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 22 сағат бұрын
Wuu midabo badanyahay
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Beenaale 90 jir weli isu haysta teenage heeso iyo qadhmuun ku jira
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 23 сағат бұрын
Odaygi kharaabka ahaa
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 22 сағат бұрын
Nacas weeye odaygani.
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 23 сағат бұрын
Maansha alah guul ayaan u rajeyneynaz ururka hilaac
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 23 сағат бұрын
Kani wuu waashay waar yaad xukumi Bela ku qarantaye meeshu waa reer iidoor ladhaho wax ka jiraan majiraan ha waalan cidina kuma rabto
@awiladen7814
@awiladen7814 23 сағат бұрын
Hhhh dayuus weeye ina gumed.ah🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@somalitech102
@somalitech102 22 сағат бұрын
😂😂😂😂 runtad usheegtay😂😂
@mustafesulyman
@mustafesulyman 23 сағат бұрын
Kani.mada.male.iyo.go.aan.uu.isgagatagay.hadana.uusoonoqday
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 23 сағат бұрын
Goorma ayaa Iskuul kuugu dambeysay, walaal, kuma duraayo. Waxaan rabaa inaan ogaado kaliya! Qaabka aad wax u qoreyso waxaa uu la midyahay sidii qof ula ugu dambeysay! Bal nala wadaag walaal, wax-barashadaadii.
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 23 сағат бұрын
HERO MUUSE AND SAMATAR
@mahamed6329
@mahamed6329 18 сағат бұрын
Xoolo
@عبدالرحمنداروت
@عبدالرحمنداروت 20 сағат бұрын
Snm down nacas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 23 сағат бұрын
Bal eeg! siduu uga hadlayo waxyaabaha ay qaban doonaan, siduu u kobcin lahaa dhaqaalaha, caafimaadka iyo waxbarashada isagoon cidna caayin oo cidna ceebayn. Bal barbar dhig Waddani iyo Kulmiye ee woxoogu yahay cay iyo in bulshada qabiil qabiil u qaybiyaan
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 22 сағат бұрын
Haa runtaa... Lkn Somali oodhan waa indho beel, ma arkayaan🙏
@AxmedInaTuur
@AxmedInaTuur Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 23 сағат бұрын
Hhhh inagumed laangab.ah war AWDAL STATE ka shekee dayuus yohow iidorka dadkaga gumeeyay haw heesine ibnu xaaran yohow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 21 сағат бұрын
Waxa adigu futo ka ahaw amisomti ka waran ku cuni jirtay😂😂😂🖕
@awiladen7814
@awiladen7814 4 сағат бұрын
@@CADNANCabdi-v9h hhhh huuno gun guni dhashay la.adoonsado 2024🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 23 сағат бұрын
Welcome, Kulmiye puppet!!
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 23 сағат бұрын
Hilica waa inuu noqdo xisbi
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y 23 сағат бұрын
Prof Axmed Samatar deg-degayee...cabasho siyaasadeed ku dambeeyee
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 23 сағат бұрын
Horta gunnimada samsron kadulqad, oo qabiilka xoogga kuhaysta ee neefta kucaburiyay.Alla kanidoqosana wà gun.
@user-rt8cj1mp7z
@user-rt8cj1mp7z 23 сағат бұрын
Axmad ismaaciil aaminmale xasuuso dheeldheel kii
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 23 сағат бұрын
GUUL HILAACANAGUNA WAANU KUGARAB TAAGANAHAY AXMED DHAQDHAQAAQNA SAMEE DOORASHADII WAXBA KAMA HADHINE
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 22 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 23 сағат бұрын
Kani waa faaruq madhan mee dad kaagi ina abiib mee ma sharci baa yaala meesha aad ku waalatay indhaha Ala kaa tuur wuu waashay
@Natur732
@Natur732 22 сағат бұрын
Samroonow dadka ugubdane somaliland lguxidha waa isaaq hday fanaan tahay iyo hday tiktokerthay lkin mrka nin yra qaldmay lxidho mxd anga ngucaydan
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 4,2 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
"Xadhiga Xildhibaan maxamed Abiib waa afduub" Musharax Ciro
9:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,1 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Kiiska Dilkii Gudoomiye Cabdikariim Dhagajuun
12:04
Qarri Jiqood
Рет қаралды 29 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН