Marduuf & Sahra Ilays | Raali Iga Noqo | Xasuusti Jaango Iyo Milaano | HORSAT QARAAM 2021.

  Рет қаралды 311,912

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 58
@ahmedyasinomar118
@ahmedyasinomar118 2 жыл бұрын
Rabbi haduu is keen baray Naftuna raali kaa tahay Suugaanta Soomalidu waa mid qiyam leh oo qadarta ilaahay aaminsan dhib iyo dheefna wixii ku dhaca ku samra in ilaahay uqoray Such a great 👍 lyrics from strong somali mind
@halimoa4348
@halimoa4348 Жыл бұрын
👍👍👍
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 жыл бұрын
Heestan original keedi waxaa wada qaaday AHN AHMED NUUR IIDOW JANGO IYO SAHRA IKEEYE AHN, magaca heestu waa GEESI LALA RAFIIQO, Midda kale Xaaji marduuf waxaanu ka wada tirsanayn kooxdii horsed ee Xoogga dalka somalia In uu sheego ayay ahayd kuwan heesta magaceeda khaldaya iyo Cidagale qaadday, 💙💚💛🧡
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 жыл бұрын
Major salah aad baan ku slmyaa Waa anigoo ah ahmed shariif sheeko abwaanad horseed 1-bashiir salad ciro 2-cagablaf 3-cali diiriye 4- kaadheeri 5-shube heesah Waa 1-jaangoo 2-bashiir ibrahim 3-digfeer 4aadan diideey 5-maxmed carb 6-xalimo MUSE milaano 7-sahro ileeye 8-siraad cabdulle ugaas intaan ilaawayna ha iga RAALI ah aadan Waa la badnaa waqti dheer ayaa laga joogaa asxbteyda ayeey ahaayeen LakiIN aniga horseed ma aheen koxaha kalaan ahaa Musiciste iyo laxamaddaba by ustaad Waa la soo dadaalay
@JirmaTache
@JirmaTache 3 ай бұрын
Good song somali
@abdirazakmahamoudabdirazak2970
@abdirazakmahamoudabdirazak2970 2 жыл бұрын
Marduuf kaban macane nolow
@safiyacambashesafiya6131
@safiyacambashesafiya6131 3 жыл бұрын
kaliyo laab marduf
@alxikmachannel3411
@alxikmachannel3411 2 жыл бұрын
Al fanaan marduuf taageero weeyn baan u ahay waa legend cod halacsi leh heesa hiisa kama daalo
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Jaango innaba caadi ma ahayn A.h.u isaga iyo Xaliimo-ba
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Walaahi ragii waxbaa haysta
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 3 жыл бұрын
Caadi maaha
@medbale1382
@medbale1382 Жыл бұрын
Mardouf alfanan your best song
@medbale1382
@medbale1382 Жыл бұрын
I liké your song bro
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 3 жыл бұрын
Manshalaah sahro ilaahay baa cod iyo quruxu kumaneeystay
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Heestu macaana🌹🥀😙
@zuhurdaud390
@zuhurdaud390 2 жыл бұрын
Sahra ilays heestan way ku raaxaysatay wlle axyaa cod marduuf iyo sahra ilays
@medbale1382
@medbale1382 Жыл бұрын
Xoww this song is very good
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks 👍👍 biibi sahro ileeys
@munasom1815
@munasom1815 Жыл бұрын
👏👏👏♥️♥️♥️holac iyo bar
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 жыл бұрын
Erayadiii iyo maskaxdiii abwaan bashiir Salaad Riwaayaddiii wakhti iyo Waali Jacayl
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 3 жыл бұрын
Heestaaan Yaa horey u qadeyna
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 3 жыл бұрын
Milano iyo jaango
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 2 жыл бұрын
Halkeedii kafiicanbay dhigeen
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
❤❤❤❤sahra
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 Жыл бұрын
Hees iyo baar 🥰
@alandosh
@alandosh 2 жыл бұрын
Alle ha uwada naxariisto Jaangow iyo Milaano.
@nxndjdhdhhd-fp6qb
@nxndjdhdhhd-fp6qb Жыл бұрын
Axsan marduuf keep going baaba
@amiraa9577
@amiraa9577 3 жыл бұрын
Waaw olool iyo balbal 🔥🔥
@abwaanrayanburco8346
@abwaanrayanburco8346 3 жыл бұрын
Woow ax yaa hees
@ahmednour3342
@ahmednour3342 3 жыл бұрын
Milasno maaaha. Waa siraad cabdulle
@hanimohamed1742
@hanimohamed1742 3 жыл бұрын
Wow
@user-horo
@user-horo 3 жыл бұрын
👌👌👌
@aishaadan8407
@aishaadan8407 3 жыл бұрын
Hala yaa Hala raali iga noqo 👏
@sabahali1605
@sabahali1605 2 жыл бұрын
Wooow
@hamze_tygah4230
@hamze_tygah4230 3 жыл бұрын
HCTV HORE U SOCDA WAA TYGA KALIYA EEN SOOMALI KA DAAWADO
@naimaabdi9371
@naimaabdi9371 2 жыл бұрын
Ciid cabdi biile
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 2 жыл бұрын
Asc mafahamin kajawaab maxaxa jira
@engdeeq799
@engdeeq799 3 жыл бұрын
Sahra ileeye weeye milaano maaha
@yakobabdille1079
@yakobabdille1079 2 жыл бұрын
Heesani waxaa horey uwada qaaday axmed nuur jaango iyo sahro illeeye ee ma,ahn milaano waxayna kamid ahayd Riwaayadii wakhti iyo waali jaceyl. Waana naaxiyadii iyo errayadii abwaan Shube iyo Kooxdii horseed.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
Xaliimo Muuse Milano Aun
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴👏👏✌️
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 3 жыл бұрын
Waah waah waxbaa kadhaca❤❤❤.
@baaldiaxmed1138
@baaldiaxmed1138 3 жыл бұрын
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@saamisamadoon4901
@saamisamadoon4901 Жыл бұрын
Digaale. Xabagle labada saacadood iska kala bixi 😂
@ismailyassin1281
@ismailyassin1281 3 жыл бұрын
Heestani ma gabadhii tusmay ku socotaa tolow
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 3 жыл бұрын
Waxkas ta kafilo
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg 3 жыл бұрын
🇸🇴♥️♥️
@barrehassan88
@barrehassan88 10 ай бұрын
Muusik bilaa cod labadiinaba
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Khaniiisada iska dhigta waxayna ahayn
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 3 жыл бұрын
Ayybaad tahay adigu hadad oromo tahay sahra ilays wa Soomaaliyad
@hassanahmed8542
@hassanahmed8542 3 жыл бұрын
Nacalaa xayaankaa tahay ku yaal qaziiiz midkan zayid isku sheegayo doofaar baa tahay gebedhah aflagaadad ka daa
@dhagacalenmohamed9090
@dhagacalenmohamed9090 2 жыл бұрын
Ooooooo
@mohamednoor3217
@mohamednoor3217 2 жыл бұрын
Ww
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 жыл бұрын
Naa hoy gurigaaga joog yey nimankani film hoosta Ada ka duub in oo baraha bulshada kugu ceebeyne
@avvvvo7000
@avvvvo7000 3 жыл бұрын
Uskud dhilay-yahow! Afkaaga uraya inanta ka leexi
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 жыл бұрын
Adeer gabadhani waa marwo inanyaroo dhaqanbiisana ismay hoosdhigin halyeeyna way udhaxday masha allah Walashey tusmo wixii kudhacay waanu kaxunahay maamo sahra ilays rabbi hadhawree waa gabadh masuula
Marduuf | Shankaroon | Xasuusti Pro Dalxa | HORSAT QARAAM 2021.
8:02
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Sahra ilays HEESTA BAXSANOOW INADEER.wm
6:57
Mohamed Awadan
Рет қаралды 15 М.
SAHRA ILAYS HEESTA NASIIB ERYAL TV OFFICIAL VIDEO 2018
6:29
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 134 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН