No video

"Siilaanyo waakii inaga xanuusaday, Wadaado Madaxtooyada ka talinayay iyo kuwo.. " Amb Aadan

  Рет қаралды 34,172

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 128
@awralamohamed4093
@awralamohamed4093 2 ай бұрын
Xaqiiqda aayar aayar bay u soo baxeysa in dawladii Siilaanyo wadaado iyo qaar Somalia ku xidhane madaxtooyada maamulayeen
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 ай бұрын
Lagga yabaaa Inay wax ka jiraan taariikhda
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 2 ай бұрын
Adeer anaga kaa yeelimeyno Xamar baa xun xabashibaa fiican !!¡!!!! Naga xishoo. Runti inanka yar ee wariyaha ayaa kudhaama.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 ай бұрын
1000 Jeer Ethiopian baa nooga fiican doofaarada xasuuqay dadkayaga 1988.
@jibriilmohamedfarah5301
@jibriilmohamedfarah5301 2 ай бұрын
Soomaliya maxay ku fiican tahay wiilow bal dib u dhugo taariikh da idinka dhaxayasa xamar iyo Addis yaad abaal u gashay yaase aad ka abaalka dhacaday oo iska la gashay dagaal ay watan dadka fog oo u jeedo ka laha ka bacadi kuwii aad waxa walba u hurt ay kolkay afka ka laadeen hadan itoobiya ayaa mataadii ururisay iscivo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
XIRSI GAAB BAA SUMEEYEY MADAXWEYNE DIRAANYO AMA FALEY NINKAA WAA IN HABER JACLO WAREYSTAA
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Magan allah Sland guuul
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 2 ай бұрын
Walaahi waa run sheeg
@suadali303
@suadali303 2 ай бұрын
Ilahay cimriga iyo caafimadka ha kuu siyaadiyo
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Ninkani waa nin weyn oo Siyasada wax ka og,runa ka sheegaya wuxuu ogyahay.
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Adiga qabyalad ayaa ku adoonsatay.
@user-bw1hk6ib8z
@user-bw1hk6ib8z 2 ай бұрын
Cadoowga kaliya ee leenahay wa shaydaanka. Siyasada hadii lagu kala aragti yahay, micnaheedu maha cadoow ina la isku yahay. Kala saara enemies and political opponents.
@nasircumar5311
@nasircumar5311 2 ай бұрын
AQOONYAHANKA DAACADAHA WAA KAA AY SOMALILAND HALKA KU GAADHEY ILLAAHEY CIMRIGA IYO CAAFIMAADKA HA KU SIYAADIYO
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland 💐💐💐💚🤍❤️
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
The best foreign policy is the best interior policy...
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 2 ай бұрын
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪🙏🙏🙏
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Run sheeg badthy ex safir muwadin ah taarikh fcn Ayaad kasheekaysay huwantina qalbada ayaad jabisay wlee Mclaa alshbaabtodi
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 2 ай бұрын
Adeer, do not mess up whatever maamuus you have left .
@KhadraCabdi-ov9gf
@KhadraCabdi-ov9gf 2 ай бұрын
Asc maanta uma bahnin cid inoo kala abtirisa(S.LAND)ODEYGANA WARKIISU WAA MID Kaambeyn.ADEER HADAD RUN SHEGAYSO XEER ILAALINTA DACWAD GEE.
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 2 ай бұрын
wax yar baan ku dhagaystay intaas ka badan xaq uma lihid in aan ku sii dhagaysto, Yaahuu
@mohabinya1009
@mohabinya1009 2 ай бұрын
You never make fun of your vote but what have we done for our people eg hospitals, universities,tarmac road and agriculture.
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 ай бұрын
Guulwadihii Qudhmiye
@AHMEDEGALCOEGAL
@AHMEDEGALCOEGAL 2 ай бұрын
Caydiid iyo Chi Yusuf goormay Jabhad wada noqdeen ? Chi waa xirnaa markii Caydiid Safiirka.ka ahaa Hindiya . Markii USC la.aasaynay wuuba xirnaa Chi yusuf. Halkaas isska.sax awoowe
@garada6921
@garada6921 2 ай бұрын
SOOMALI YEEY EITHOOPIA OO AAN XEEBO LAHAYN BAA 5 SANO KAHOR MARAAKIIB DAGAAL IYO KUWA XAMUULKA LASOO SIIYEY OO FARAN SIISKA IYO WADAMO SHISHEEYE OO CADOW NAGU AH KU CAAWIYERN XAGEE LOO WADAY MARAAKIIBTAA ???????
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 2 ай бұрын
Wallee nin kaa wayni run ayuu sheegay shaw warba mahayno oo waxaanu isleenahay balaayadan koon fur ee idinku maran xagay salaadu ka xidhmiladahay show qaar inaga mida ayaa la socda dhalinyarada waxaan leeyahay wadankan illaahay ina siiyay aynu illaashano
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ай бұрын
❤❤
@ahmedshaafi1983
@ahmedshaafi1983 2 ай бұрын
Yeeynu kaa ilaalinaa?
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Arinta baddu waa khatartii ugu weynayd ee taariikhda somalida soo marta waa reer galbeed yuhuudi hogaaminayso oo ku soo dhuumanaya amxaar uu ku helo dhul iyo bad isku qoofalan baabulmandab ku carqaladeeyo hada belo kama jirto laakiin maalinta yuhuud fadhiisto ayaa amaan ugu dambayn doonta baabulmandab
@user-dd4ft6iu8e
@user-dd4ft6iu8e 2 ай бұрын
Hooyada qadhmuunka kawas war waxan siilanyo maagaya muxuu ahaa ma xoogaba muuse hoolay u soo dhiibay , Adeerow iska dheemalso koloy munaafaq munaafaq dhalatahee , Koloy Waan ogahay Muuse hoolay markuu Dalkii iyo dadkii loo dhaariyey wadi kari waayey waxay kaga ururtay cay xukuumadii Ka horaysay .
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 2 ай бұрын
Xabashidu waa tii babadisey Reer Somaliland marku siyad Barre laynayah
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 2 ай бұрын
Siraanyoo 2 sanno ayuuuu ahaaa Madaxwayne .......intiii kaleeee dad somaliwayn ah baaa ku shaqaystay wadankiiii...... Mouse ayuuu ilahay u soo diray Somaliland guuuuul somaliland
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Adeer wariye haka dhex galin taariikhda. Su’aalahaaga dambaysii
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Aduu maad ciidan Badeed dhisayidkkk 33 sano ayaa dawlad sheeganaysaa.Mana kuhid ciidan Badeed Ethopiya ayaad ku casuuntay Baddaadii. Waa ummad saaqiday. Ethopiya markaad 20 km Bad ah siisid aduu xageed dawlad ka noqondoontaa? Need xoolo ah waxba ma dhaantud.
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Adiga neef ah
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 2 ай бұрын
Waanka xumahay qarandiidka waa inlafashiliyaa maxkamadna lahorgeeyo
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 2 ай бұрын
Oh Allah make somaliland a safe place.
@suleimanabdisatardubad8754
@suleimanabdisatardubad8754 2 ай бұрын
Telefishan waliba aragtidiisa marba oday yar ha ka soo dhex hadlo oo ha soo dhex mariyo, intana odayga waa loo soo dhiibay
@user-ln9ft3qp1v
@user-ln9ft3qp1v 2 ай бұрын
MOU,MOU,barlamaanka soo hor dhig.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 ай бұрын
ADEER EMBASSY, MUJAAHID MUWAADIN ADAM, DHAWUR GOOR BAAD U WARANTAY KAWAN TVGAN WAXBA UMA RECORD SANA OO KAID MAHAYAANE HAKU DAALIN. MAHAD SANID ADEER RUNTA AAD KAWARANTAY. ANIGA IYO QAAR BADANI WAANU KUU MAKHAATI FURAYNAA. MAHAD SANID MAR LABAAD.
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 ай бұрын
Siilaanyo waxaa biyaha wax ugu daray Xirsi
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 ай бұрын
WAAR HORTA ILAA IMIKA WAXA BARAN LA DIHIIN KUWAN LEETA AAYNU DAGAALKA BARNAY. EE KII DAWAKHSANA YIDHI H MANAN DIRAN MAANTA KA HOROWE. MARKAA MAXISHOODAAN.
@mustafeawad5659
@mustafeawad5659 2 ай бұрын
Adan iyo wadaadada la isuma maqlo weligood col bay ahaayeen. Adan waa siyaasi ruug-cadaa ah , ilaa SSDF .
@saeedmohammed9933
@saeedmohammed9933 2 ай бұрын
Ok
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa siiraanyo sow isaguu muu keenin wadaadaxaad sheegeyso ee dhibta geystey.
@abdirahmanhiiraan4794
@abdirahmanhiiraan4794 2 ай бұрын
Waxaa la yidhi iyo waa la sheegay war maaha ee nin weyn baad tahaye wax aanad xaqiiqdooda hayn lalama soo fadhiisto media
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 2 ай бұрын
waxatihiin mufsidiin gacankudhiiglayal SNM wajawajiis ushaqeeya cadawga umadda somaliyeed ilahay jahanaba edingee
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 ай бұрын
HHHHHHH YAA ADAA CADAABTA GALAYA OO AL SHABAB AH DIINTA BEEN KA SHEEGAYA DADKA DILAYA CADAABTA HALKA UGU HOOSEYSA AYAAD GELEYSAA ILAHAY ILEN ADUUNYADA ILAHAY AYAA ISKA LEHE WUU ARKA NOCIINAN
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Aduga ayaa akbar munafaqa
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 2 ай бұрын
Odaygani waa dameeri dhaan raacday waa ruux madhan
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Failed state waxaa kahooseeya kahoosfadhiyo kaas oo isaga sabab u ah niicda😂 Ciyaarta joojiya oo dakiina dhinac karaaca ama guryihiina aayarjooga inta wadanka dowlo dibloogudhisahayo 😊
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m 2 ай бұрын
Maxaa uqarineeysaa Cumar carte sowma aheen Reysulwasaaraha dalka.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 ай бұрын
Markuu dhacay OMU waxay iclaamka soo fadhiisiyeen niman ay iyagu soo diyaariyeen iyo warbaahin iyaga u adeegta keliya waxay inoo sheegeen faa,iidada ugu jirta somalilan heshiiska khatartiisana way qariyeen illaa maantana juuq dambe lama maqal waa hoos u qal illaahay hayna badbaadiyo
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 ай бұрын
HADII DADKU AY DAACAD WADA YIHIIN WAA LOO SHEEGI LAHA. LAKIIN BADHBAA XUNOO CADOW AH. SIDAA DADRAADEED WAXBA LOO SHEEGI MAAYO.
@HardTalk1
@HardTalk1 2 ай бұрын
Ma waadadaa ku magacaabay
@Ali-rp5lj
@Ali-rp5lj 2 ай бұрын
Salanyo ha?
@nasircumar5311
@nasircumar5311 2 ай бұрын
RUNTII WAA KA HADLEY CADAW JAAHILA OO AXMAQA WAA QOLYAHA IMIKA KU URUREY XISBIGA WADANI WAA QOLADII INQILAABKU KA FASHILMEY WAKHTGII SIILAANYO
@dinoomar2547
@dinoomar2547 Ай бұрын
Maaxaad u. Inkire. Jabhadi. Ugu WEYNEED. USC? WAXAAD XUSUSATAY SSDF. SNM. SDM? OGOW ADIGA WAXAA KAA. LIITA. MIDKAN. KU CAZUMAY. CAB BIYAHA. BADDA
@CoocSaalim
@CoocSaalim 2 ай бұрын
Nin qori haysta ayaad bada siinaysaa marka ma adaa damaanad qaadaya amniga 20 km inuu dagaalku ku eekaanayo
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 2 ай бұрын
Khaaimiinta been nogu dhaartay Allah hakhàshifo.😢
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 ай бұрын
"Ciidamo saaxiib la keeno" war aduunkan wax saaxiib la yidhaahdo ma jiro waa tomparary interest. Ethiopia aqoonsiga aad ka raadinayso waxaa kaaga dhow adiga oo dadkaaga gudaha mideeya oo is aqoonsada. Xabasho waa isticmaar isticmaar bey ahaan jirtay weligeedna isticmaar bey ahaaneysaa.
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 ай бұрын
HHHHHHH YAA oo yaa la mideynayaa istimaar wax ahi ma jiree waa laga dhex hadlaya ama HUWAN baad tahay neefaw kkk
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 ай бұрын
@@buufiyahaweyn7430 cawaan qawaan baad tahay orod history Ethopia soo baro
@KhadarMFarah-vk4pp
@KhadarMFarah-vk4pp 2 ай бұрын
Ciro baaqatay
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Beenaale huuro hoo cadayga
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Iam Somali. My country Somalia 🇸🇴 what is the land ??? Sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto isaaqoow. Kkkkkkk. Yaad u kartaan been. Kkkkkk
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 2 ай бұрын
Tuug dhuusa weyne Beenaale iimaan laawe
@CoocSaalim
@CoocSaalim 2 ай бұрын
Adoo lagaa dhex hadlayo ciro leh
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 2 ай бұрын
War odayga kadaya makaraphonka. Xamar oow kuqafiifay war dadka lascanood kasoo eryay lahadal 😅😅😅😅.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
alle ha ku qabto tuug sixirkii bali dhiig umada ka gadi maysid
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
waa shuuci aad u qaribin
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mymmym8283
@mymmym8283 2 ай бұрын
U FIIRSO SIDAY UDUB U DHACDAY WUXU CAWIL HADLAY ILAA AFAR JEER OO UU SADEX JEER CAMPAIGN/KAAMBAYN MUUSE AH WADAY, MAANTANA INTII OLLOLAHA AYAA HALKAN LA MARTAY, MARKAA HADAL KIISU WAX KASOO QAAD MALAHA, WAA NIN KU DANBEEYEY LA TALIYAHA MUUSE OO TAARIIKHDIISI SIDAAS KU AASANTAY CAWIL.
@husseinabdirahman8737
@husseinabdirahman8737 2 ай бұрын
Aadan Muuse Jibriil weeye Cawil maaha
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Waad riyooneysa
@mymmym8283
@mymmym8283 2 ай бұрын
@@husseinabdirahman8737 Cawil oo sidaa ilaahay kadhigay ayaan moodayey 🤣🤣🤣
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Nac nnac looma baahna. Kkkkk. Waalida. Isaaqu. Ma. Been baa
@taartog
@taartog 2 ай бұрын
Wakhtiga uu joogo iyo lunsanaanta baan kolka la yaabi. Jamhaddi caqli iyo arag maleh. Waxaas uu daldalayo isga waxba uguma yaalaan waa nin dhacay. Halkii laga doonayay in uu ka digo gumaysiga xabashida ayuu doonayaa in jiilasha dambe dhibaatoodaan. 120,000 haweena ayaa la sheegay in Tigray lagu kufsaday ciidankaas ayay doonayaan in ay keenaan dhulkeena
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 ай бұрын
HHHHHHH YAA DHULKAGU WAA KEE SOOMALI ANAGA NAMA ARAGTO LAKIN WAN WEYNI ILAA LA GAWRACO INDHIHIISU CIRKA MA ARKA DHILADII KU DHASHAY IYO TODOBA AY JAAR YIHIIN ANAGA WASNA DHUL HOYADAA LEDAHAY LA HADAL DAMEERAW
@user-dd4ft6iu8e
@user-dd4ft6iu8e 2 ай бұрын
Ciro baaqatay iimanka Alla ka qaad war waxan Biidhi qaataha umada ka leexi .
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 2 ай бұрын
80jir iimaan laa way ah, Xabashi baa somali ka fiican yaahuu
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 ай бұрын
War hooyadaa xabashi wasye Faqash ka ahoow.
@aminamusa5517
@aminamusa5517 2 ай бұрын
Journalism barta guys waanu jeclay sanayna sheekadan wa ta runta ah ee la fahmai karoyo ha ka jarin odayga warka miyaan la odhan karin wax la yidha maaha suaal waayo runna laga hadlay wa la dhagaysta oo waxaad suaalaysa o qudha wixii u ka hadlayo wax dhagaysta suaashu ha ka timaado hadalkiisa suga u fiirsada markaas ayu warku macaananayaa
@yusufjama
@yusufjama 2 ай бұрын
Bal intuu le, egtahay ee qabyaaladu indho tirtay eega Wiil yar oo ka karti, aqoon iyo alle ka cabsi badan ayaa waxaasoo isku dhec yaaca ku riday (Xirsi) Iimaankii baa daasad ka noqday waayo xabashi uraysa ma dhaafsadeen diintooda, dalkooda iyo dadkooda ilaahay isugu daray aqoonsiga karaamada xagiisa ka timi
@khadarmahmoud322
@khadarmahmoud322 2 ай бұрын
Subxannalah. Waa umadda ka xishood. Ma afartan jirka afartanka milyan umadda ka dhacay ayaa diin iyo alhlaaq ku sifaysan?
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Xirsi sharafmalee
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
ODAY SACAD MUUSE AH 😂😂😂 oo dalka lexejeclo ka leh laakiin aan muuse dalkuu kala jaray aan marna afka ku dhufan 😂😂😂 alla maxaa lays bartay . Bal da,a uu yahay ee uu been iyo edeb darro iyo qabyaalad iyo xabashi jacayl iyo h yoonis neceb la soo fadhiistay Tv ga eeg . Walahay anigaa xukumaya ama waa lagu kala dareerayaa meel ku qoro xaajow
@somalitech102
@somalitech102 2 ай бұрын
Hhhh wlhi intan islaha dheh ayaad sheegtay waar muxu ahaa odaygan waynee munafaqa ahi
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😅😅
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 2 ай бұрын
Sanka dab kasoo da'a 😂 waa lugu sugaya soo soco yusraay .
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 ай бұрын
HHHHHHH YAA BAL HUWANTAN EEGA ISKU NACAMLEYNEYSA
@Sirad47
@Sirad47 2 ай бұрын
Yaa rabbi..dadka haddii qabyaaladu xusho oo dhuuxa fadhiisato.waxa uu wax ku daweeyo ama ku xalliyo waa qabyaalad,qabiliistena xal ma keeno ee sida xaar-walwaalka ayuunbuu gabgableeya.
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 2 ай бұрын
Waliga ciroole ka been badan,oo caruurtood taariikha aan jirin waraabiya.
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 2 ай бұрын
Muxuu. Uga Booday. Salbalaar
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
😂😢😮😮😅😅😅😅😊
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 2 ай бұрын
Diintu ceeb maha.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 2 ай бұрын
Beenaale😂
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 2 ай бұрын
M o u waa waxey yaa ilaalinaya ayuu ku leeyahey adigu ilaasho mar ingiriisbaa idhaley mar itoobiyaan dhulkeyga siinayaa waa maxey waxaasi ceeb
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 2 ай бұрын
Ethiopianku waakaad ku seexato
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 2 ай бұрын
😂
@navergiveup9578
@navergiveup9578 2 ай бұрын
Kanyare wariyaha ahi waa sacad muuse ✅Odayga an soo ogaado isna ciiduyahay waayo cida sidaa u hadashaa waa xaafada oday muuse Waanay barteen dadkii iminka
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 2 ай бұрын
Walee ciro ayaan daljan katalin
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 2 ай бұрын
Odaygu waa sacad muuse aniga aqaan oo NGO-wayste . Meelahaa hayadaha daba booda .
@KadarIsse
@KadarIsse 2 ай бұрын
​@@baadhitaanadawararkaabdira8707orodoo is dal dal taa dantaada Aya ku jirta
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran 2 ай бұрын
@navergiveup1578@ adiguna hubaal waxaad tahay Hawiye ama Daarood
@navergiveup9578
@navergiveup9578 2 ай бұрын
@@IsmailJama-xo4gvwaar haaye ceebtan Reerki habar awal dhex fadhiyaan waxay Yaa rabi shaqo kuleh
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
dhuusa weyne diin laawe ma rabno amxaaro dimiqraadiyada ma tan falastiin lagu xasuuqo shuqul shaydaan weeye
@MohamedHassan-ly5he
@MohamedHassan-ly5he 2 ай бұрын
CALAN CAS ASKARI AHAA WALEE NAF MA LIHID
@superfun1819
@superfun1819 2 ай бұрын
Happy 26 Juni Somalia 🇸🇴 hanolaato..ilahada waxaad ku heeshen irir Samaalnimadi ma jiirta dir iyo Hawiye 😊 Mahmah jiirtay aheed timir laf baaa kujiirta Qof kastaa dir amaa Hawiye ah Waxaa dhihii laha babile iyo Muqdisho Mandhera wajeer mideeyso Dir waxaa dhihii laha dir dhabe garba ciise Xaashin gaashamo wajaale Hargeysa mideeyso. 😊 Somalia hanolato darood hanolato ❤️🇸🇴
@abdulahiulusow7172
@abdulahiulusow7172 2 ай бұрын
Hooy. Hooy Alla. Muxuu Been. Sheegay Qabriga. Muxuu La. Tegayaa
@Naasiribrahim-ky9lj
@Naasiribrahim-ky9lj 2 ай бұрын
Wagareey waar.kaniina.muxxuu.ahaa.waa.nacas.waynaaday.dheeh
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Adiga ayah stupid
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 ай бұрын
MA CIMRIGANUU SUUQA BEENTA KUSOO GALAY, WAA KU FAHANEY.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 2 ай бұрын
Card aan xoqmaynin ayuu xoqoyaa, waa markii iskuday kasta oo ugu danbaysay Afkala-Jeex(Xinnif) iyo tuug ay Fashilantay ayay ninkaan Duqa ah soo ciyaarsiiyeen.....!!!!.
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 ай бұрын
Aqalka ina Bixii buu seexdaa haddii aad wax garanayso maxaad Qudhmiye ula taking weyday
@flipofiqey
@flipofiqey 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Beenale weeye kaani
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 2 ай бұрын
Waa odey asasaq. Oo diin la aan ku wenaday.
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Ilaahay ka baaq afxumada dhaaf
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
waa askari jaahil ah muusena waa askari siyaasad ma garanayo m kaahin waa saraakiil hoose
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 25 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/1aad
55:13
MM Somali TV
Рет қаралды 52 М.
Maxaa ka taqaanaa Taariikhda Banaadiriga "Wariye Abdisalaan Hereri"
18:20
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 25 МЛН