No video

"Waxaynu nahay dad habeen iyo maalinba hurda, taasi waxay ina dhaxalsiisay in...." DR Bayle

  Рет қаралды 29,064

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 88
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Maasha allaah Walee Bayley waa nin u baahan in laga faa iidaysto cilmiga ilaahay siiyay mida kale Muuse Biixibaa ka maarmay in uu gaal gacmaha hoos dhigto marwalba wuxuu yidhaahdaa ingaa isku filan
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
Masha Allah, this is one of the best lectures that is given by Somali person I watched so for .This is how we developed our young people , and we need more lectures like this one . ☝️ Thank you 🙏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@barakatnur3455
@barakatnur3455 Ай бұрын
GreT
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Maansha allaah waa i wax lagala hadhaa .dr bayle
@nobame4777
@nobame4777 Ай бұрын
Dr.Belley is one of Borama intellectual leaders
@ahmedabdi4708
@ahmedabdi4708 Ай бұрын
Good
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Not Borama only in the world or Africa and he is from Gabilay
@saf1090
@saf1090 Ай бұрын
Dr beyle miyuu xanuunsanaa murkuu qudbadaan jeedinayay. Yara daal baa kamuuqda. He is a good man. May Allah subhaanahu watacaalaa keep him healthy and happy for many, many years to come. Allahuma amiin.
@ibrahimguedi2305
@ibrahimguedi2305 Ай бұрын
Jazaakalaahu khayr professor.
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve Ай бұрын
Waa sax qaadbaa dadkii lagu mash quuliyey
@osmanali2199
@osmanali2199 Ай бұрын
MASHAA ALLAH
@SamsamCabdi-gz5rp
@SamsamCabdi-gz5rp Ай бұрын
Thanks Dr
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 Ай бұрын
We need this guy to be president
@Mukhtaarchanell.2019
@Mukhtaarchanell.2019 Ай бұрын
Manshalh waa aqoon yahan xeeldheer
@nobame4777
@nobame4777 Ай бұрын
Poet, economist and philosopher.
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 Ай бұрын
Doctor, the one of uncompereable reasons those countries you mentioned are exercises are 1.good leadership, 2. Zero corruption 3. Public interest first than the person and political party 4. Lack of personal interest 5.integrity 6. Good manner. We need from s/l government and citizens these qualities my point of view dyor.
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
You right but they will not vote for him because of Qabiil
@QORAALSHOW
@QORAALSHOW Ай бұрын
Wasiirka aan ugu jecelaa dawladi farmaajo ayuu ahaa hadana yahay wariis bayle❤ alle haku sharfo
@nobame4777
@nobame4777 Ай бұрын
Read the book wrote by David L. Smith during the British colonial era “ Somalia will never settle till Gadabursi tribe rule “
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
Ninkaasi OPINION-kiisa ayuu ka hadlay. Waxaa dib inoo dhigayna waa akhtinta buugga DAVID L. Smith.
@NothingButDaTruthh
@NothingButDaTruthh Ай бұрын
*Somaliland
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 Ай бұрын
Ingiriis iyo magacyada uu bulshadan ku kala ab iyo ab ugu qaybshay dhibtaas oon xalin waynay qofka sidaa ku qancasan oo uhaysta nasteex Weli xal uhelida dhibteenu way inasugaysaa burburkii dhulkan kadhacay dalka ingiris ayaa lagusoo shiray soona dhisay ciday qancisay iyo cidii qawadayba maxaa inaga fikir hoosaysiiyay dadkii aan waxbarsho aan helin ee duliga ka diiday waagi uu ingiriis dhulka cagta soo dhigay inaga larabaa inaynu qaadano booska la inaga rabo😢😢😢
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
DAL MUUSE BIIXI IYO REER CUQDADEYSAN HOGAAN UNOQDEEN MIYAA HORUMAR GAARAYA? WAA DAD MASXADII LAGA DILEY MASKAXDOODII WAXAA KA BUUXA CABSI OO AH SHALAY WAA NALA LAAYEY BERRINA WAA NALA LEYNAYAA
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Ай бұрын
ABTI SOMALIDU WAY DHOHANTAHAY WANA JAHILIN
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Haday soomaalidu sida bayle ay akhlaaq lahaan lahaayeen horumar iyo sharaf ayay lahaanlahaayeen
@abdiahmed6995
@abdiahmed6995 Ай бұрын
Ilaah baa laga baqaa ee Nabiga Scw lagama baqo ee waa lagu daydaa ee diinta baro.
@jamalosman5939
@jamalosman5939 Ай бұрын
Nacas, inaad tahay soomaali sidaas ayaa lagu garanaa. Nolosha waad ka dhacsan tihiin.
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 Ай бұрын
​@@jamalosman5939😅😅 labadiinuba ma saxnidin. Isna dhalliisha yar inuu ursado waa khalad,adna boogta ku damqatay dhay sxb. 😂
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Allahayow hadeey soomaalidu maqli lahaayeen hadalka qabiir beyle Soomaaliyeey caqliga hashaqeeyo
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Ай бұрын
Maasha ALLAAH meesha ninkaasina aanu shaqo hayn Muuse Jaahilna uu madaxweyneha ka yahay waa calaamadaha Yoomal Qiyaamaha.
@ismailab6930
@ismailab6930 Ай бұрын
Ciilqbe😂 Shaqsi,baa kuu muuqda😂
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x Ай бұрын
Insha allaah wasiirka maaliyada halaga dhigo doorashada soosocota haduu Muuse Biixi soobaxo iyo hadii kuwa kale soobaxaanba
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Kkk kkk kkk waxaan uu sheegayo waxba kama jiraan dalalka uu sheegayo waa dalal eey ku caawiyeen dalalka dhaqaalaha ee hor-maray hadaad tiraahdana maxeey iyaga laftooda ku hor-mareen waa laba sheey waa made waa inaan cidi ku lug-gooyneeynin caqiidada eey aaminsanyihiin maadaama eey gaalo yihiin iyo tan labaad ee ah ineey dahab iyo macaadin kasoo qaateen dalalkii eey gumeeysanayeen waling eey ka qaataan dalalka saliida leh oo eey ka macaashaan bal eeg faransiis oo maalmo hore lagu eedeeyey dalal Africa ka mid ah inuu yuurooniyaam ka qaadan jiray oo dalkiisa uu ugu sameeyn jiray Tamarta korontada halka dalka uu ka qaadayey Susan heeysan koronto laakiin hal mid baa jirta hadii alle laga baqo oo wof cadaalad ah maamulka loo dhiibo umaduna aaneey is-xaasidin oo qof kasta waa uu jecelyahay uu walaalkiis lajeclaado qanaaco iyo kalsooni baa label ayaa waxaana meesha ka baxaya iimaan la'aanta iyo wax keeydsashada wixii la'heeysto baana maal-galin lagu sameeynayaa island markaana wax-soosaar iyo shaqo abuur uu ka dhalanayaa deetana shaqaale baa loo baahanayaa halkaas baana waxaa kasoo baxaya dhaqaale badan hadii shaqooyin iyo dhaqaale la'helana dee horumarkaba waa intaa. Laakiin inta leeys xasdayo kii wax heeystana uu doonayo in isaga la'baryo oo uu qasnado hantida ku guryo kii kalana uu isleeyahay xalaal iyo xaaraam they tahayba kaas gaar adiguna khudbo uun baa leeysku dul-aqrinayaa rajo been ahna waa leeysku sheegayaa mooyee wax lagaari karaa ma'jiraan
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Ай бұрын
Ma isaaqbaa marka wasiir maaliya deed laga dhigayo
@nimoomar4840
@nimoomar4840 Ай бұрын
Waa run
@OsmanYusufAli
@OsmanYusufAli Ай бұрын
Waa nin wanaagsan Lkn aan ogoleyn in lala xisaabtamo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Intellectual
@princessaisha3507
@princessaisha3507 Ай бұрын
Tell them truth. Mr beely
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Dr Bayle he’s Hanti Qaran ilaashada oo kafaa idysta oo madaxwayne ka dhigta hadaad rabtaan in aad hore u socotaan hadii kale z😢 Reerkiina doorta
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Ай бұрын
Mnsh allah guul somaliland
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 Ай бұрын
Maansha allaah dalku wuxuu baahan yahay 30 nin oo bayle oo kale ah haday doonaan walaalo ha ahaadaan uma baahna somaliland kornayladan kharaabka ah ee dhan kasta la madhan ma idinla tahay inaynu ka kor o qabyaalada iyo aqoonlaawayaasha aynu ku taageerno reer umada hadaynu nahay beesha dhexe oo aynu ka faaiidaysano aqoonyahanada reer somaliland si aynu hore ugu socono hadaynuse noocan dalka baabiyay ku taageerno reernimo somaliland sii soco n mayso oo waxay noqon meel lagu kala tagay ee aynu aqoonteena adeegsano
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 Ай бұрын
Waxaad sheegtay hadaad ka caafimaad qabto, oo xaqiiqa yes.
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Run waynaa
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l Ай бұрын
Am sure this Man is very far away from the truth
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 Ай бұрын
Waxaan meel ka akhriyay warbixin dheeer oo ay qortay inan Africa UN ta u qaabilsan arimaha dadyowga 'disadvantaged' ka ah. Waa runtii waxaa uu ka hadlayaa.
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Ай бұрын
Dr Bayle he’s Hanti Qaran ilaashada oo kafaa idysta oo madaxwayne ka dhigta hadaad rabtaan in aad hore u socotaan hadii kale z😢
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f Ай бұрын
Heesihii dancafinta aaway Ma soo saartay baylow
@JamalNoor-yb6sh
@JamalNoor-yb6sh Ай бұрын
Maxa mahuruda heshiska dhama marhore hirgal kakac 3sana danbaysa 2024 if u forget
@abasmahamoud8657
@abasmahamoud8657 Ай бұрын
waa aqoonyahan dalku u baahanyahey
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
Rer hargrisa horta mar ma prof samatar baa lacture ujeediya marna dr beileh marna prof saleeban? Iyagu mayna proffesoro lahayn lecturada ay kadhegaystan?
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Ай бұрын
Beylleh iyo Suleyman iyo Samantar gidigood waa reer Hargeysa. Samatar iyo Beyleh waa reer Gabiley، Gabiley iyo Hargeysa iyo Borama waa isku mide maxaad u kala qaadaysaa !!!?????
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
@@ahmedgaileh saydinka labo qabil kala ah somali miya hada qabil qabilkle wax kadhegaysta
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Ай бұрын
Waryaahee. Bayle.waa.nin culise waa ninka.kaliye oo qof.culus ooga jiray.dawlad kusheegii.xaarmaajo
@cabdixasan9883
@cabdixasan9883 Ай бұрын
Somali wa mashaqeys tayaal meel malba ay joogaan. Adoonka waxa lagu hormarey shaqo. Aniga waxan leeyahay warka badan iska daaya ee shaqeysta sidaasa sharaf iyo horumar ku gaareysaan.
@user-fc7rj3sy9c
@user-fc7rj3sy9c Ай бұрын
Idoorka isaaq iyo samaroon waywadayihiin
@khadaromar7385
@khadaromar7385 Ай бұрын
Siyaasi aqoon cadaysimo ka ah ayaa hogaanka umada u soo haliilaya moodayana goob xoolo laga tabco oo laga taajiro. Dal iyo dad aqoon lagu maamulayo ayaa horumar iyo dhaqaale gaadha
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Kuwaaniyay Kuwaaniyay nayaa kun cad ha ku daalin sheefaal Mr bayle soomaalidu waa dad bar hore dhintay oo in la xabaalo sugaya Aad baan uga xumahay in bayle candhuuftii ka dhamaatay ax ax
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Ай бұрын
Rer awdal waxba uma diidanin Walalyaal kalaya an wax wada maamulanee
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Bayle waa nin fiican laakiin xaqiiq baa loo baahan yahay. Arimaha siyaasada oon la sixin horumar ha sugin.
@moolcaliyow
@moolcaliyow Ай бұрын
Waxaanu sidaanu nahay u nahay kuwaa KAASOO horjeeda ee JAAKADAHA BULUUGAA LEH marka masuul laga dhigo halka ay NABADGELYADA iyo SEWERKA ay ka shaqayn lahaayeen QABIILEYSI iyo XATOOYO xoolo dadweyne ayey ku mashquulaan.
@barkhad100
@barkhad100 Ай бұрын
Bubahaadaa waxa laga akhriyaa meel wal oo waxbarasho 1960kii intii ka danbeysayba wa lagu akhrinaayay,maxaa iska keen badalay?waliba dadka inta uugu lidataa wa inta waxaas la baray.!
@LibanGondo
@LibanGondo Ай бұрын
Ninkaan andoorano Somali Mohamed
@abdirahamnomar9313
@abdirahamnomar9313 Ай бұрын
Wasr jaahilyow dadkaaga Afkooda wax ugu sheeg
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt Ай бұрын
Bayle waa aqoonyahan daacad ah, hadalkiisu macno weyn ayuu ii sameeyaa sababtoo ah qalbiga ayuu kasoo go'ay.
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
ninkan wasiirka maaliyada haalaga dhiigo
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora Ай бұрын
Fataalkani Xamar ki joogay miyaanu ahayn?? Somaliland waxay joogay fataaliin badan oo hadal badan oo xadiissa iyo wadaado uraya oo iyaguna xadiissa
@user-xc5vn1do9z
@user-xc5vn1do9z Ай бұрын
Madane waxaad katagtey Caqli Yari Farabadan baa haysa Soomaalida. Bisiq Sarmaan
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Caqligi Soomaali Wuxuu ku soo ururay ictiraafki mayimid Ninkii Cadaa muxuu inoo siday
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
I aamina Soomaali reer waqooyi aa ugu horeeya tacliinta nin kan waa laga faaiidaysan waayey! Qof oo ilbax ah oo mutaclin ah waaye
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt Ай бұрын
Rer woqoyi mawada ahee wa rer awdal uun 80% proff rer woqoyi
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Ай бұрын
Mr bayle ha isku daalin waa umad dhimatay sidaynu u madawnahay ayay maskaxdeenu u madawdahay Nimankan cad cad waalid geesiya ah ayaa dhalay 2 qof ayay aduunka keenaan maskaxda ayay ka koriyaan Somalidana calooshana waa loo buuxiyaa maskaxdana waa laga dilaa qudhun ayaa looga buuxshaa
@Pringels.
@Pringels. Ай бұрын
Haye taasi haddii la fahmay alxamduillah. Maxaanu yeelnaa ? Maxaan hab dhaqankeena ka badalnaa ? Wa in dhalinta ay isku yimaadaan oo ay ka fakiraan maxaanu yeelnaa ?
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz Ай бұрын
Cashar wax ool ah ...
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Jaahwareerka iidoorka waxay yiraahdeen Xirsi iyo Maxamuud xaashi waa tuug oo lacag bay xadeen. Midkan oo soomaali oo dhan ogtahay inuu tuug aan xishoon yahayna hoostay soo gashadeen. Tuugada ama faraha ha laga qaado ama ha la wada takooro.😂😂😂😂😂
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Dadka ma waxbad u sheegaysa mise engilsh
@podSnippets_10
@podSnippets_10 Ай бұрын
Soomaaligu luuqad cilmi ma aha xariif waxbaro hadad rabto inad khubarada dhagaysato
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Afsoomaali ku sheeg adoo raliya hadi kale afkii baad si dabar goynaysan
@podSnippets_10
@podSnippets_10 Ай бұрын
Afsoomaligu ma aha luuqad cilmiyaysan oo cilmigu ku qoranyahay.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Ай бұрын
Dadkii ayaa dhulkooda ku caasiyey. Madaxdii baa dhulkooda ka iibinaysa cadowga Itoobiya. Reer kaliya baa dalka kaligii raba inuu qaato. Madaxwaynihii baa dadkii Soomaaliyeed isku diray. Waa in dalka laga difaaco cadowga Itoobiya. Soomaaliya ha noolaato.
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Ай бұрын
Somaliland iyo Somalia yaanay isaga kaa khaldamin macfalkan waxa lagaga hadlayaa waa horumarinta JSL
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
​@@abdihakimmmohamud7230 odaygaan hantida uu wato muusana uu isaga laaluushay oo uu fooqa weeyn ku dhistay soomaaliya buu kala yimid kkk kkk kkk mida kale waa kaa meesha ku madoobaaday labada sano ee uu ka maqanyahay muqdisho kolka nimcada uu sheegayo dee isaga haka muuqato intaan lagaarin dad iyo dal kale. Ku darsoo iminka wixii kadanbeeya qalalaase iyo go,doon baad gasheen taana meel ku xariiqo
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
WAR. REER. AWDALOW. IIDOOR. HA. KU. DAALINA. WAXBA. MA. FAHMAANE
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
Waraa cuqdad low dadka wax bartay ka leexo intee u wadaa markaa isbaaro maa udiri? Xishood kaabe
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Ай бұрын
Idinku qabuuraha kasoo qayliya inta aanu horumarka hiigsanayno ileen caqli idinkuma jiree.
@abdiqadiraden1335
@abdiqadiraden1335 Ай бұрын
@@abdihakimmmohamud7230 WAR. ANIGA. AYUU. IGA. DHASHAY. KAN. KU. WAANINAYA. BALSE. MAANTA. WAANU. KALA. GUURI. DOONAA. ISAAQ
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Ай бұрын
Horumarku miyuu yahay dagaal lagu qaado dad aad sheeganeeyso ineey soomaaliland kula yihiin miyuuse horumarku yahay gumeeysi lasoo xambaarto iyo mandiqada oo foowdo iyo dagaalo laga dhex-rido soomaali oo idilna cadaawad lagu beerto caqli guran garaad aan kobceeyn iyo, gabi-dhacleeyntiina god beey idiin wadaan iyo, gun iyo haadaane. Hadaad gaboowyada sii eegataan wallee nabad kuma gam'eeysaan​@abdihakimmmohamud7230
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
In full: I will resurrect Rwanda, says James Cleverly
1:31:15
The Telegraph
Рет қаралды 3,3 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН