Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyey boqor Cismaan aw Buur Madaw.

  Рет қаралды 16,477

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 51
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 10 күн бұрын
mashallah tabarakallah waanu ku diirsanay warkaa !!!!!! from saylac city
@user-pd3ec6mh8z
@user-pd3ec6mh8z 10 күн бұрын
Wixii isaaqa waa la saamaxayaa waxaan ahayna liintay cabayaan,ar isaaq iyo qabyaalad maxaa kala haysta🖐😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 күн бұрын
Ilaahay baad been u sheegtay waxbadan baa la xidhay buurmadaw iyo isaaq badanba inbadana wadanka inuu soogalo waa loo diiday buur madaw oo boqor sheegta Alla boqoree
@user-su6nr4pb4j
@user-su6nr4pb4j 9 күн бұрын
Xeer ilaaliye cadaad ku shaqaynaya haduu jiro buurmadow lama Cafiyeen ina Abiibna Lama xidheeen
@abdullahikhanfilms4468
@abdullahikhanfilms4468 10 күн бұрын
Hada meeshu wa maqaayad muse iska leeyahy miyaa lacag hadi lasiiyo cafis baatahy😀 Hada siin waydo dambile qaran batahy sida ina abiib kkkk
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 9 күн бұрын
Ilaahay baa wax cafiya
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 10 күн бұрын
Boqor Buurmadow waa balo: HJ wali xisbi maaha waa dhex🙏 Muuse Biixi: Waa cafiyay Boqorka🙏
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 10 күн бұрын
Habarjeclo jeclo waa wadani ma rabno muuse
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 10 күн бұрын
​@@AliAwadYonismohamedwaa run shalay iyo maanta isku meel ma taagna reerku. Shalay muuse dhiseen waana ku khasaareen maantana Cirro ayay dhisayaan. Maalinba nin baa lagu bartaaye bal cirrona aan eegno
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 9 күн бұрын
Guuul
@halimadirie5301
@halimadirie5301 9 күн бұрын
Cafisku waa inuu ka yimaadaa ciidankii uu dhibaateeyey inta nool inta dhimatayna illaahay buu la hor tegi doonaa
@MohamedIlias-iy5hk
@MohamedIlias-iy5hk 9 күн бұрын
Goormaa danbi lagusoo oogay.. cafinta ha inoo dambeeysee.. muuse ninkii wax kasheega masoo galikaro dalka miyaa
@Jscali263
@Jscali263 10 күн бұрын
boqorku sawkaa isku qiray inuu dalka danbi kagalay sowkii lahaa danbi man galin
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 10 күн бұрын
Boqorka waddo kale oo u furan oo uu dalkiisa ku yimaado ma jirto. Insha Allah laba bilood ka dib boqorku wuxuu arki doonaa wixii dhib gaadhay isagoo ka nastay insha Allah
@NimcaanBare
@NimcaanBare 10 күн бұрын
Maashaa.alaa
@HasanAbdiomar
@HasanAbdiomar 9 күн бұрын
Very good move,The end of waddani infidelity is near.!!
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 9 күн бұрын
mansha allaah siwacan oo wanagsan ❤❤❤warkaa wan ku diirsanay❤❤
@nimonimco3063
@nimonimco3063 10 күн бұрын
Mashaa Alaah 👏🏻👏🏻Soo dhawoo Baqor geeska Afrika. Qadkana bashar baad u tahay🎉
@advyser
@advyser 9 күн бұрын
Buurmadaw waa nin caqli leh markuu arkay in Somaliland in la burburiyo lagu tashaday, muuse la dagaalankiisi dhinac buu iska dhigay, qaran difaac buu noqday, taasaana lagu cafiyay Somaliland guul wayn oo u soo korodhay insha'Allah
@nugaal012
@nugaal012 8 күн бұрын
Maxay inoogu soo daayeen kaasi ma ah shakhsibla soo dhawaysto.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 9 күн бұрын
Laakiin "boqorka" inuu tvga ka hadlo oo dadka Somaliland iyo ciidanka qaranka raalli gelin siiyo ayay arrintu ku habboonayd.
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s 10 күн бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 9 күн бұрын
Asc Niman yahaw ninkaa maad inaga daysaan waa calooshiisa u shaqayste armuu inaga dhextoosaa waa ninkii ciidanka lahaa 500 ban siin karaa haduu run sheegayo hada ciidanka dhiiri gelin ha u siiyo 500 tii uu sheegaayay.
@advyser
@advyser 9 күн бұрын
Huwanta gudaha iyo dibada war ka naxiyay, buurmadaw oo jooga Habarjeclo kala qaybintoodu way adkaanaysaa siday huwanta gudaha iyo dibadu ku tashadeen
@KhadarBor-i7e
@KhadarBor-i7e 9 күн бұрын
Masha allaah somaliland guuuuuull 💔🌹💔🌹💔🌹💔🌹💔🌹💔🌹💔🌹
@AbdallaSheikh-f3u
@AbdallaSheikh-f3u 9 күн бұрын
Muuse wax ma cafiyee waa ololha dòorashada boqorkuna waa ogyahy
@ZonageVers
@ZonageVers 9 күн бұрын
Madaxweynaha kaliya ee awooda in uu helo madax banaani iyo ismaamul waa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi waa waxgarad hadii uu soo noqdo Somaliland cusub oo iskeed isu taagtay waxa uu aad u yaqaanay sida uu u garan karo cadawga weyn ee Somaliland sida madaxwaynihii kaligii taliska ahaa ee Jabuuti iyo kii madaxweynaha federaalka Soomaaliya
@user-yx5nw3ik3u
@user-yx5nw3ik3u 10 күн бұрын
M.a❤❤❤
@kaysedjama6707
@kaysedjama6707 10 күн бұрын
Waanu ku diirsanay cafiska .guul muse bixi.GUUL SOMALILAND.
@munayusuf4949
@munayusuf4949 6 күн бұрын
Hahahaha muse wuu kashifmay. CID Uma banana cafiskaaga adeer iska tag
@JamesPrice-r6n
@JamesPrice-r6n 5 күн бұрын
Taylor David Brown Linda Lee William
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 9 күн бұрын
Samaroonow wataa cadaalada isaaq ina abiibna waa liinta buurmadow waa cafis isagoo xamar iyo meelo badan soo marey
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 9 күн бұрын
GUUL GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND SOOMALILAND SOOMALILAND BOQOR BUUR MADAW OO LASAAMAXAY XUKUMADA SOOMALILAND MUUSE BIIXI AYAA CAFISKAA WUU KU MAHADSANYAHAY
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 10 күн бұрын
Hhhh boqor cafis dalbanaya muxuu yahay 😅😅😅
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 waa aqliga 2024 😂😂😂😂
@sadomohamed2647
@sadomohamed2647 9 күн бұрын
Boqorku sharciga kama wana
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 9 күн бұрын
@@IlyaasBicola waa yaab wlle
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 күн бұрын
waa laga sareeyaa boqorka
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 күн бұрын
boqor waa ilaahay waxan kaloo dhami waa been
@sagalosman5805
@sagalosman5805 9 күн бұрын
Welcome osman aw buur madaw
@TanayKhan-c5k
@TanayKhan-c5k 5 күн бұрын
Lopez Edward Williams Jessica Jackson Anthony
@Shirejama
@Shirejama 9 күн бұрын
Waxa cafis iyo saamaxad u sugnaatey ilaahey markaad dambi ka gashid laakiin nin kula mida oo dad laayey dhiig badan daadshey dhulkii masaakiinta boobey oo kaligii taliye ahaa oo ku faana dagaalka iyo dhiiga oo lahaa anoo wax dili kara duco qaadan maayo maanta cafiskaasi wuxuu ceeb ku yahay Balo madow boqornimada uu sheeganaya iyo reerka uu ka dhashay ee biciide oo difaaci kari waayey in uu boqorkoodu dibad Wareeg dibjir ah oo baryootamaya muuse waa idin gumeeyey buurmadow iyo reerkiisaba
@БожидарБожидарЙОРДАНОВ
@БожидарБожидарЙОРДАНОВ 6 күн бұрын
Miller Sharon Garcia John Jackson Sarah
@IstahilAbdi-f5t
@IstahilAbdi-f5t 9 күн бұрын
❤❤
@aarlibaax8422
@aarlibaax8422 9 күн бұрын
Cajiib
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shakumar47
@shakumar47 9 күн бұрын
Marku dan ka yeeshay boqorku wu arsanaya
@user-lt1xj4uu5q
@user-lt1xj4uu5q 10 күн бұрын
SULDAAN SAKHRAAN HALAXIDHO GUDAAFADA DHAGAXSITE
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
Doorashada Somaliland oo la gelinayo gorgortan sannad dib loo dhigo
16:15
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 13 М.