"Waxaan iska casiley xilkii ururka siyaasadeedka Horseed..." Siyaasi Ayaaanle.

  Рет қаралды 13,321

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 16
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Nabada Gobolkeenan Awdal iyo Guud ahaan Qaranka Somaliland waa in aan ilaalinaa. Qabyaaladu waa Basal dadbadan baa Cabanaya. Saami Qaybsigu waa in uu ku salaysnaado tirada dadka ku nool Gobol walba. Waa in reer Somaliland loo sameeyo system dadka oo dhami ku jiraan. Markaa la ogaado tirada ayaa boqolay wax lagu qabsankaraa Cid walibana way ogoshay.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Beesha dhaxay kuwaasheen ilaahay qalbiga haydiinka reebo😅😅😅😅😅
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Ай бұрын
Beesha dhexe waykabadantahay beelaha darfyada saamigeduna wuukabadan yahay
@xuseenaskar4640
@xuseenaskar4640 Ай бұрын
Ma waxaad rabtaa oo aad la soo fadhiisatay dawlad kale ha soo farageliso doorashada dalkan s.laad jabhadna ha soo abaabulin baad leedahay kaabbe siyaadaddu way kaa arradan tahay bahasha dhar nooga soo xidh. U malayn maayo in wax dharka aad u siisaaba uu jeebka kuugu jiree
@hirsiomer9775
@hirsiomer9775 Ай бұрын
Waa nacnac hadaljaagu muuse inyar ka qaado
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j Ай бұрын
Arabow joog ayuubna wuu sugayaa kursigaad u am leedee Cimraan baa eegaanaayoo Toljeclaa
@hirsiomer9775
@hirsiomer9775 Ай бұрын
Waxba kamaad hadal
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Ай бұрын
Caqli cabiid jabuuti ma degmo ka mid ah somaaliland buu moodayaa maxaa inagu dhex walaaqay cabdilaahi dahab wuu ka caqli badan yahay nin ka shaqeeya ku jiqsii iyo heel baan necebahay oon heel u xulufaysanayaa.
@Westcoast-qu6cl
@Westcoast-qu6cl Ай бұрын
Djibouti nabadeeda ayuu ka warwarayaa
@MaxamedXasan-bw3wl
@MaxamedXasan-bw3wl Ай бұрын
Oday deehakaa kadaa manin shisheeye ah ayaadleeday doorashooyinkeena kaqaybqaado
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Ай бұрын
Caagan muxuu ka hadlayaa
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
😂naaac naaaaac
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
ARAB KU IYAGOO HAL BUUDHI QAADO AYAY CALAACALAYAAN 😂😂😂😂😂
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper Ай бұрын
APTI 1HRS NAGUMA QADANEYSO SOMALILAND AAAD SHEEEGEYSAA GABIGEEDUBA EEE WADDA HADALKA KA WACAN GACAN KA HADAL .
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi Ай бұрын
Boorame waxaan ku soo arkay Dhakhtar Ilkaha ah oo aad u wanaagsan🤣
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 26 МЛН
Rory Stewart OBE: "Failed States - and How Not to Fix Them"
1:20:38
Yale University
Рет қаралды 411 М.