maasha'allaah pro maxamed cabdi daa'uud inaad madaxweyne dalkan ka noqotid ayaan kuu rajeynaya weliba aad bedeshid inaadeerka muuse biixi
@XusenMaxamad-je6uq Жыл бұрын
sheekh maxamad cabdi daauud
@cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын
الشيخ أحمد محمد عثمان (walaaleeye) Waa nin Jaamacadda Azhar ka soobaxey...
@cabdicasiisjaamac61564 жыл бұрын
Waa barnaamij waxbedn umada Soomliyeed u iftiiminya
@ddarwizh97383 жыл бұрын
DR.KA WAA CILMI BADAN YAHAY XAQIIQO DAGANAANIYO WAYA ARAGNIMO BADAN AYAA KA MAQUUTA IYO CILMI dheerada
@maxamedjaamac46824 жыл бұрын
Culimadii waaeeynayd iyo makhsin dambay ku qayili jireen kkkkkkkk
@jeenicade2 жыл бұрын
Waagi uu quudka awliyada ahaa weye
@mohamudabdulahi86314 жыл бұрын
Nin kaanu aad ayuu u cabsanyahay qabyaaladu inkastuuaad u qiiraysanyahay
@onlyme20194 жыл бұрын
Taasi waa cuqdad qalbigaaga ku laxaamadsan iyo jahli ku haya lkn sheekhani waa caalin cilmi diineed iyo mid maadiba ilaahay ku manaystay, khaanad maskaxdiisa ama caqligiisa ka mid ah oo qabyaaladi geli karto ayaan jirin
@sssdddf85084 жыл бұрын
Jahli baa kaa mooqda
@jaamackaasimkaasim76964 жыл бұрын
Inaa lilaahi War waad dambaawdee rabigaa u naqo oo culimada ha caayin