No video

Fanka Iima Qorshaysna Inaan Ka Baxo, Fanaanka Khaalid Kaamil Iyo Qisooyinka Uu Kala Kulmay Fanka.

  Рет қаралды 6,485

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 16
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha allllah ku jir fanka waligaaa❤❤❤ fanaaaniintu waaa ehlu janooo way na maaweeliyaan nolow khaaalid kaamiil❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiazizmuseyusuf8407
@abdiazizmuseyusuf8407 2 ай бұрын
Khalid waa legend Wana inka kaliya ee codka iyo laxanka ay labaduba aad u macaanyihiin ❤❤
@user-nr1cx1rk4y
@user-nr1cx1rk4y 2 ай бұрын
Khaalid hoyadii way dhimatay alle hownaxariisto 😢
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllllllah fanaaaniiinta somalida ❤❤❤❤❤ noooooooooolaaada waligiiin ❤❤❤❤❤❤ aamiiin❤❤
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 2 ай бұрын
Goatka mulaxamiinta soomaaliyeed😊🎉
@naanaayare1814
@naanaayare1814 2 ай бұрын
Walee wuiskenay legends alfanaan khalid kamil keep gown pro
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 2 ай бұрын
Assalaam caleykum.waa ku salaamey khaalid kaamil.waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo walaashah oo ku taagerto.waxaad tahaye fanaan soomaaliyeed masha allah cod macaan allah ku xafido.waxaan kaga nahad celinayaa soomaaliya ha noolato..ha soo afjaro colaada.reer hargeyso.reer muqdisho.fanaanit.soomaaliyeed ha laga daayo siyaasada.aniga ahaan .waxaan ka soo horjeedaa.kala go.waxaan iri kala go mayno walaalo ayey nu nahaye.waaba leydin raali galinayaa dhibaatoyinka soo kala dhaxgalye dadka walaalo ah.forgive and forget.maxaa diiga idinka qaasaye ethopianka gaalniyo muslimkkooda way is jaceyl yahiin.waxaanu nahaye iske diin.idku af isku dhaqan .mar labadeenii aya is dagaalayo .waxaan aniga rabaa in leysju keeno 5 soomaalida .united of soomaalida.
@xaliimomaxamad6122
@xaliimomaxamad6122 2 ай бұрын
Ninka kaliya laxamadisa aan lagadhin
@gabyaaye3
@gabyaaye3 2 ай бұрын
Big legend khaalid kaamil
@HodanIsmaciil-yy6jv
@HodanIsmaciil-yy6jv 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@m.hannad_6709
@m.hannad_6709 2 ай бұрын
Aduunyoow laab kacshaay!!
@NeimaHassan-zs5jp
@NeimaHassan-zs5jp 2 ай бұрын
Kaani maa sacad muusa sowki muqdisho joogey lintu ma qabato miya
@Illyv4ever
@Illyv4ever 2 ай бұрын
Waa Habar lacag sharcigu ma qabto 😂😂
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 2 ай бұрын
kkkkkkkk Hees aan caadi ahayn ayuu somaliland xamar uga soo qaaday taasuu liintii iskaga weeciyey
@manaarmohmoud4388
@manaarmohmoud4388 2 ай бұрын
Waa Nin habar Jecla Oo Reeryoonis ah Kafadhiiso arooska😂❤
@user-yr9yj1ph8w
@user-yr9yj1ph8w Ай бұрын
😂😂wll xasid ku noqon un😂😂
Khaalid Kaamil | Barnaamijka Xiddigaha I Suugaan Bile
44:33
Suugaan Bile
Рет қаралды 15 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 19 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
NAJMA NASHAAD XARIIR AXMED ama SULDAAN SEERAAR MiD KALiYA DOORO
18:41
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 558 М.
KHAALID KAAMIL OO FISKA & CK KA DOORTAY DAD BADAN OO CAAN AH
24:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
JACELKA SOOMAALIDA - WARDA HAPPY , RAYAN BAJAAJ IYO DEEQ DARAJO
25:04
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 96 М.
The Destruction of Madinah and The Greater Israel | Ustadh Wahaj Tarin
51:59
OnePath Network
Рет қаралды 1,3 МЛН
MAXAMED MAAME OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
48:18
Dhambaal Digital
Рет қаралды 165 М.
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 35 М.
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 10 МЛН