No video

Barnaamijka Ciida iyo Codka Toolmoon - Tayasiir Jacayl, Warda Siciid iyo Yaasiin Yare | © HCTV 2022.

  Рет қаралды 414,759

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

...................................................
Barnaamijka Codka Toolmoon:
Soosaare: Bishaaro Cabdi Jaamac (Xilo-Jano)
Martida: Tayasiir Jacayl, Warda Siciid iyo Yaasiin Yare.
Camera: Nagiib Maxamed iyo Mustafe Muhumed
Farsamada: Mustafe Muhumed Nour.
Decoration:
Najma Maxamed Ismaaciil
Ugbaad Cabdiraxmaan
Special Thanks:
Hoodo Maxamead Jaamac
Nashaad Farxaan Cali
Cabdifataax Isco
Ayaanle Cabdi Cismaan
Aala Decoration Team ( Najma Maxamed iyo Ugbaad Cabdiraxmaan)
#ku_xidhnow_HCTV_2022.
.............................................

Пікірлер: 519
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
HEESAHA waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like Love
@faradiidfaradiid
@faradiidfaradiid 8 ай бұрын
Heesaha🎶 waxaa ka macaan qur,aanka alle yaa igu raacsan❤❤
@Saynab-zi9xu
@Saynab-zi9xu Ай бұрын
Jiiu
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
wardaay tayasiir dib ha uga tagin🥺❤ labadaan isku qurux badnaa iny lamaane noqdaan🥰 talented weyaan dhalintani🔥❤
@SaabirOmar
@SaabirOmar 2 жыл бұрын
Somaaha sowmaadan ila arag anaba waan isla jecelahay
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 жыл бұрын
Haa wlhi waa marki igu horaysay hadana way isku quruxbadanyiin miyay isku yaacan
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
@@hodmangaraad6071 😂😂 isku yaace dheha waxa❤
@samiiramohamed3634
@samiiramohamed3634 2 жыл бұрын
@@SaabirOmar haa wlhi suu u eegayo bal eeg🥺❤ wan qiroodayba😂
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 жыл бұрын
Warda wey xishooneysa Tayasirna Dareen jecel baan ka dhadhaminaya Allah ha u fidudeyo jecelkiisa 😍
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Rer Hargeisa Waa Wada Fanaaniin Lkn Caanimada Ayaanay Wada JecLayn Ilaa Anaa IsLeh Hadad CLip Yar Iska Duubto Armuu WaqaL Jaam Kaa Dhigaa😅✌
@KurdahableKurdahable
@KurdahableKurdahable 2 жыл бұрын
Legend 😁👋🤐
@habifarhanhabifarhan6614
@habifarhanhabifarhan6614 2 жыл бұрын
😅😅😅 ha izka duuPin faldan
@rabiilelcm3725
@rabiilelcm3725 2 жыл бұрын
saw hoyga fanku kabiilma maaha ee looguimaado
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@habifarhanhabifarhan6614 Plz Clip Yar Ii Daa Nio😅😅😅
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@rabiilelcm3725 XaqiqataN💖
@sharcishigoowbirqaaye2001
@sharcishigoowbirqaaye2001 2 жыл бұрын
Ahsan cod Bila music ayaanba ku haystaaa from mogadishu 👋👋👋👋👋hoyga fanka
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 2 жыл бұрын
Wale jacayl ma qarsomo 😍taysiir iyo warda sida khyrka ku jira allah haidin wa fajiyo idinka inaga og darenkine🥰
@sowdaaddow4518
@sowdaaddow4518 2 жыл бұрын
Teysiir jaceyl ❤️ heesta sowdaay ayuuba qaady jah qalbigeyga miyuu ku jiry ❤️🥺
@mostaphemohamoud7782
@mostaphemohamoud7782 2 жыл бұрын
Yaasin wa wiil Yar oo talent leh Lkn Inanta wariyadu Barnaamijka inay dhex ka dhigto ayay ahyd Amazing 😉 Voice Yaasin Yare Xaga kale Uun bay u jeeda
@xayaadsiciid8113
@xayaadsiciid8113 2 жыл бұрын
Isagan kolpa sugayey wlhi intu heesayo lkn dhanka kle u bdnyd
@ayaaanapdilaahi2495
@ayaaanapdilaahi2495 Жыл бұрын
Waa runtaa wlhi wllo
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Waawareey dhalinyaro wada qurux badan saxafiyada quruxda badan warda iyo inamadaba m.a😍♥️♥️♥️safar fog baa barnaajimkan looga gudbayaa wlhi♥️♥️
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 2 жыл бұрын
Duriyadii codadkoida tiktok baan ka soo arkay...KZbin kana daraadood u imid mncho aLLaH 💖 😊
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 жыл бұрын
Axx yaa sowt Inanka kale codkiisa ya salaam Xogaa xishood baa kujira mahe Sida taysiir umuu fur furno uu Lkn codkiisa💔💋
@hamsenasir3324
@hamsenasir3324 2 жыл бұрын
Yaazin waxaagu waa another level Waan ku wataa zaaxip❤
@drabdurahman_mohamoud_ali
@drabdurahman_mohamoud_ali Жыл бұрын
Their sweet voices are stress relievers. 01/01/2023 3:23AM It is the beginning of a new year, a new month and a new week and watching the videos of talented young people with sweet voices
@t6f
@t6f Жыл бұрын
I agree %100
@najma112
@najma112 2 жыл бұрын
Heesta yaasin qaaday ee nageeyay fananke hore u qaade😍😍 ad baan uga hele😥
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 2 жыл бұрын
Cawaale aadan
@hamsehassan6395
@hamsehassan6395 2 жыл бұрын
Warda iyo tayaziiir wxan u rajynaynaaa zidii izku filan iyo ikraaan 🥰😂🥰😂🥰😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Yaasiin waad ku yarayseen sida kale barnaamijka waa top. ♥ Warda and Taysiir 🥰🔥
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 жыл бұрын
Tayasiir iyo warda waxba kadhexeya wayna iskusobaxayan mansha allah
@MaxamedaXidhe
@MaxamedaXidhe 2 жыл бұрын
Walhi Waxad Moodaa In Wiilkani Martiba Aanu U Ahayn Iyada Tayasiir Jacayl Walhi Legend WaaYe Wiilka Wuu FahmaYa InaY Kazii Jeedo
@abdikadirismail872
@abdikadirismail872 2 жыл бұрын
warda iyo tayasir dee naga soo dhameeya Arinta waa sidee 😂😂😂habar awal weeynu ognahay inaan xaga jacayl laga Marin intaana waa kaftan from dhulbahante one love
@Fatma_932
@Fatma_932 10 ай бұрын
Labaduba ma habar awalba mise tayasiir un ba ah
@nadiyaxashi--realwife9409
@nadiyaxashi--realwife9409 2 жыл бұрын
Marka ay is guursadaan WARDA IYO TAYASIR , LIKE II SAARA . Waan hubaayee ' a little birdie told me '
@abdirahmanmohamud7482
@abdirahmanmohamud7482 2 жыл бұрын
Anigu hadaanba kuu sii saaray Waan kula hubaa 🤣🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
A little bird told me kkkkkkkkkk
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
hhhhh
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Жыл бұрын
Waxbaan ka daremaya in jecel uu jiro lakiin masheegi karayo in uu guur garayo
@atika5785
@atika5785 2 жыл бұрын
Dadku marka ay Alle ka cabsigu ku yaraado uma aabo yeelaan waxa xun wax wanagsem .Gabadha barmaajimka daadihinaysay guri mayna ka soo bixin jidhkeegege ma ka qanacsanaysaa Allah ha laga baqo gabdhuhu ha ku dadaalaan xijaabka .Dhalinyarada waxaan leeyahay laqwiga ka kaalay u kaalay dhaxalka inaga hadhi doona khayrka u kaalaya Allah ina fahansiiyo
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Maxa ka qaldan inantan takale qofka muslima ka aha xata hadu qaldan yahi laguma fasaxin in ada meshan o kale waxa qof ushagaya iska digtida
@puntishbintuabdi6892
@puntishbintuabdi6892 2 жыл бұрын
Adga mxa meesha kukeenay hadad dad leedahay😂
@saeedmohamed351
@saeedmohamed351 Жыл бұрын
ManshAllah all three of them are extremely talented & have amazing voices ManshAllah. Yassin is on a different level I gotta say. 🤩😎🙌🏾💚⚪️❤️
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Reer hargeyso Fanka heybad ayey u leeyihiin Since Waaberi Legends mostly ayaga Ley ahayen really
@abdifatahahmed9321
@abdifatahahmed9321 2 жыл бұрын
Qof reer hargeisa ahi meesha ma fadhiyo waa berbera iyo burco 😆
@nafiisamohamoud8892
@nafiisamohamoud8892 2 жыл бұрын
Labadan yaryari way is jecel yihiin MashAllah 🥰
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 жыл бұрын
Ma ila argty wall alle haisu daayo.
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 Жыл бұрын
Wiilkaa Taysiir Jacayl baa hayey wakhtigaas Indhihiisa ayuu ka muuqdaa oo laga Garanayaa qof uu yahayba💚💛💚👍
@nimcaanahmed9261
@nimcaanahmed9261 2 жыл бұрын
Xasuustii maamo khadra daahir, Alle ha u naxariisto caaway geeriyootay😭
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 жыл бұрын
OMG 😳 Tayasir's voice is awesome Waaw this kid can be the best in the industry ❤️
@salimali5070
@salimali5070 2 жыл бұрын
Maya
@ahmedmohamedwajale3991
@ahmedmohamedwajale3991 2 жыл бұрын
Yaasiin another level wlhi masha allah 💯
@abdizamethomer1477
@abdizamethomer1477 2 жыл бұрын
Barnaamij aad uqurux badan dhalinyar talent leh dhinac walpa iska leeg marka laga reebo wariyaha..gabadha wariyaha maaha gabadh ucarbisan sida dad barnaamij looga qaado xoogaa cilmi la'aan iyo xadaarad baa kadhiman dhimaca kle waxa meesha ugu talent badan yasiin yare wlhi another level zhp horey usoco
@najmaarabarab6241
@najmaarabarab6241 2 жыл бұрын
Naagtani maxay kawada waraysigan saddexda qof sin hadii kalena meesha ka kac yasin wakhti ku fila lama siin yaa ila arka barnaamijka dabayaqaadiisa
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 жыл бұрын
Masha allah Tayasir waa wiil cod macaan waan ka hela codkiisa 💯
@MohamedAhmed-vl3fd
@MohamedAhmed-vl3fd 2 жыл бұрын
Warda io Tayaziir wan Ku HaYzta io Cabdi hani Zaqiir Lkn idinkuma TalinaaYo inaaD fanka Gazhaan💕😍
@mimik2959
@mimik2959 Жыл бұрын
Taysiir waa caaqil, su’asha la waydiiyey dookhisa hablaha wuu wada amaanay.. ixtiraam buu leeyahay masha allah
@shankaron4736
@shankaron4736 2 жыл бұрын
11:39 🔥🥀💕👀👁💙💞 eegmo dareen leh buu eege Taysiir iyo Warda Something something Yaasiin codkis🔥🤝🏼
@Muniira4
@Muniira4 Жыл бұрын
Wlhi anpa wa arkey😂
@nadianadiahashi8155
@nadianadiahashi8155 2 жыл бұрын
Masha allah another level yaan la kala dhamaan wiilka yaasin codkiisa wllhi kama sheekaynkarno
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 2 жыл бұрын
dhalinyaro waas ku mahad san tahiin heesihiina waxaan dhageysanayey from OSLO TO PARIS WADO DHEER BEEY II DHAAFISEEN AAD BAANU NOOGU RAAXAYSEEN
@BETAPARK.W
@BETAPARK.W 2 жыл бұрын
HHHHHHHH SXB MA BUSKII BALABALA GII AYAAD SOO RAACDAY HHHH
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
1:30 ayaad u socotay markaa
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 2 жыл бұрын
ALLE HA KU NABAD GELYO
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 жыл бұрын
Rer Oslo ayaa kula dawanaya 😳
@faatimamohamedali
@faatimamohamedali 2 жыл бұрын
OMG 🙊 Tayasiir qosolkiisa Wax kle wllhi 🥰🥰
@souleimanfarah9897
@souleimanfarah9897 2 жыл бұрын
Warda and taysir and yassin amazing 👏 😍 🙌 ❤
@abdiladefmohmoud7851
@abdiladefmohmoud7851 2 жыл бұрын
48:58 Wath a Voice Cisaysane ❤️❤️❤️
@ayaanahmed2419
@ayaanahmed2419 2 жыл бұрын
Waaw asxaan cod wardo iyo taysiir codkiin Alle ha idiin barakeyò❤
@Marwa231
@Marwa231 2 жыл бұрын
Another level ✨🔥😍 warkaygah caruurtu warisee hadmaynu is weheshan doona 🧔‍♂️♥️😩🔐markii an ku wayeyy waashe markaynu is weheshan doona 🎼🎻💍🫀
@nimcomuxumed5530
@nimcomuxumed5530 2 жыл бұрын
wiilka heesta abdihani qaday jah cod lama dhihi karo codkiisa 🥺❤🤴
@Kaamila_75
@Kaamila_75 2 жыл бұрын
Adiguna inantaadan wariyada Xaga ayad u badan tahaye markad barnaamij wado wala dhexdhexaadiya dadka 🥺
@munaapdifutax6165
@munaapdifutax6165 2 жыл бұрын
Yaasiin another level 💯 👌
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
Yasiin codkiisa mcn waye wlhi lkn mida wariye ku shegah dhanka tayasiir bey ubadan tahay ish waxas looma bahna😰😇🤔
@zulthaankayze9548
@zulthaankayze9548 2 жыл бұрын
Nio ma aragtaa
@KhadroSalad
@KhadroSalad 10 ай бұрын
15 oct 2023 Waxan ka dawanayaa Congo Tayasir iyo warda wan ini tageera Wakhtigiina ku mahadsanidin sad u madaadiliseen dadkiina ❤❤❤❤🎉
@khalidabdisharif1371
@khalidabdisharif1371 2 жыл бұрын
Another level ❤
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
Omg Yasin waa wiil talent leh hory usoco wallo
@maslaxmohamedabdiranman1180
@maslaxmohamedabdiranman1180 2 жыл бұрын
yaasiin yare amazing voice
@Saado_gooh
@Saado_gooh 2 жыл бұрын
Amazing Voice DhalinYaRo Quruxbdan❤️❤️❤️
@MaxamedaXidhe
@MaxamedaXidhe 2 жыл бұрын
Tani Weriye Ma aha Dadka Zi Ziman Ulama Dhaqmazo Wiilkan Cajis Bey Ku Dishay
@SaabirOmar
@SaabirOmar 2 жыл бұрын
Warda iyo Tayasir waan ka helaa codkooda bilaa music 🎶ga ah
@maysais3275
@maysais3275 2 жыл бұрын
Tayasiir wuu u farsama shegay wariyaha mrku ku leyahy waka ragi hibada u laha wilka yasin rabi cod wu siyay💯💯
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Tayiisir warada jacayal baa kadhaxeeyaa dareen dhaba ma qarsoomo ❤
@terrorismpio7003
@terrorismpio7003 2 жыл бұрын
Adiga iyo aniga mxa ina dhex mari kra 😇😎
@MohamedAhmed-qe2rt
@MohamedAhmed-qe2rt 2 жыл бұрын
Labada wiil yaasiin baa cod wanaagsane kana hibo fiicane si umbu udansanyahay khaam iyo hawlihii baa ka maqan😎
@qosolmediaproduction9150
@qosolmediaproduction9150 2 жыл бұрын
Waa billaa garrab yaaziin lapo is famaya damiyay yaa igu raacsan
@Mustapha-oq9wj
@Mustapha-oq9wj 2 жыл бұрын
Niinka tayasiir daganaan baa ka muqataa amazing somali
@hodan5865
@hodan5865 2 жыл бұрын
Alla wards iyo taysiir maxay iska eegayaan😫💕 Jacayllo❤
@superzaara2421
@superzaara2421 2 жыл бұрын
Dareenka qaar lama xakameen karo warda un buu ku hees qabsanayaaa keep going
@yaxyekuuriya5944
@yaxyekuuriya5944 2 жыл бұрын
waan kugu raacsanahay
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 жыл бұрын
Waan dareemi karna Dareemka kecelka
@canabkheyre8834
@canabkheyre8834 2 жыл бұрын
Tayasiirow gabadha eegmada darenka leh kadaa way qajileysaaye
@mohamedibrahim-yc1gv
@mohamedibrahim-yc1gv 2 жыл бұрын
Heesaha tayasiir meelbay ku waajahanyihiin yaa ila arkay
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 2 жыл бұрын
Warda bey jiraan alaah
@qosolmediaproduction9150
@qosolmediaproduction9150 2 жыл бұрын
Warda sow mha
@abdikanialzuffi9468
@abdikanialzuffi9468 2 жыл бұрын
Markaad microphone iska qadato adoo school soo marin ood dad talent leh waraysanayso wariyada😜
@naimadagan8728
@naimadagan8728 2 жыл бұрын
😂😂😂😉hogaa war ka daa
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Run waxaasa ina waaley dadka iyaga toga ayaa wariye Bilal khibrada
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942
@axmedfaysalaxmedofficialyo5942 Жыл бұрын
Wooow warda waan ku raacay qodobkaa walashay qaali Tayasiir iyo warda Waa faarta fanaaniinta Qodobka warda keentay 2023 fanaan kaliya hees kaligii qadimayo
@siciidmaahir999
@siciidmaahir999 2 жыл бұрын
Yaasiin yare waa another level wallaahi cajiib
@yaaziinendho7421
@yaaziinendho7421 2 жыл бұрын
Yaasiin legend always legend🫵🏼
@zamfx12
@zamfx12 2 жыл бұрын
codka allaha ha idin barakeeyo dhaman💪❤️🦁
@mahamedabdihassan6545
@mahamedabdihassan6545 2 жыл бұрын
Sidey jaanta iyo jiibta iskula helayaan iyo quruxda ka muuqata bilaa caleyk wuxu waa duriyad ileen
@muparakarachid634
@muparakarachid634 2 жыл бұрын
waa barnaamij khamri ah goor uu bilaabmay iyo goor uu dhamaaday kala garan maydid 🥰🥰
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 2 жыл бұрын
Tayasiir jaceyl iyo warda dad is fahmay Yaasiin legend
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Aduunka nin ii heesaan u jeclahay🥺 Alle codka ha u barakeeyo dhamaan dhalinyarta meesha fadhida🥰
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Hhh Fanan Iska Guurso Wlley😅
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 wll fanaan ma rabo Mid codkiso keliya igu qaada😩😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@jannoomer7263 Anaa Laygu Xantaa Wad Cod Mcn TaHay Ka Wran😅✌
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 amaad waxa igu jabsanaysa😜
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
@@jannoomer7263 Cod Hdii Lasoo Duubi Karo Wahku Mqshiin Laha Hh
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 2 жыл бұрын
Cid aan Yaasin ahayn Ba ma dhagaysan🙏❤️
@anhaarmohamed9535
@anhaarmohamed9535 2 жыл бұрын
Warda and Taysiir another level
@nimcosagal3980
@nimcosagal3980 2 жыл бұрын
Tayasiir jacayl qof aan taageero buuxo u ahay
@nawaallajecley9728
@nawaallajecley9728 Жыл бұрын
Wlhi inta jer ee aan kuso cashtay malen mesan dhyli wan kuso ceshtaa hesta dhici wayday wlhinaa 🥲😌daren khas ah bay wadataa wlhi🥺😭
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Wiilku wuxuu yiri umadda Soomaaliyeed!🙏, aad ban kaaga qaadnay hbo mid taa lamidana waanu kuu soo diraynaa, qofwaliba waa guri uu ka soo baxay buu ka turjumayaa
@cawaalejamaal8325
@cawaalejamaal8325 2 жыл бұрын
i like this beautiful voices 😍 and touching my heart........ mazha ALLAAH GUYS AMAZINGLY WELL 👏....... GO FOR HEAD....
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 жыл бұрын
Inu nawilad badey Wadnaha xiisahagu nabey. Yasiin Bro👏🏽
@hamsealiahmed5291
@hamsealiahmed5291 2 жыл бұрын
Tayasiir iyo warda wey is jecel yihiin sidaa Barnaamijka ka dhex akhristay Waaney isku soo baxayaan
@Mahattofficiall9800
@Mahattofficiall9800 2 жыл бұрын
Yaazin Yare wlhi waan qaatay ee Another level
@Zack_Officiall
@Zack_Officiall 2 жыл бұрын
Duriyada Fanka Hogaminayzah ❤️🤍💚
@nimcohazzan8731
@nimcohazzan8731 2 жыл бұрын
Wllhi yaasiin codkisa wxkle weyee Mashalah 🥺
@susucisow4039
@susucisow4039 2 жыл бұрын
masha alla duriyadi aya isku timi
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
Wariyadda fadlan is astur walal
@atika5785
@atika5785 2 жыл бұрын
Dhamantood Allah soo hadeeyo😢
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
@@atika5785 amiin walal
@BETAPARK.W
@BETAPARK.W 2 жыл бұрын
YASSIN YARE FROM ANOTHER PLANET
@Kaamila_75
@Kaamila_75 2 жыл бұрын
Yazin Wx kle wllHi 💘😭🤴🏻
@abdirahmanmohamud7482
@abdirahmanmohamud7482 2 жыл бұрын
Yaasim yare amazing voice dhalinyaradan makala dhacaan waa wada shax shax
@kingvlogs.
@kingvlogs. 2 жыл бұрын
12:25 jiibinta warda another level😍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Horn Cable Nimco Samriye Bay Ahayd! 💔
@asmadaud8454
@asmadaud8454 2 жыл бұрын
Mancha Allah Habo yaasiin yare
@jawharaadam5267
@jawharaadam5267 2 жыл бұрын
What a beautiful voice💕💕
@faradiidfaradiid
@faradiidfaradiid 8 ай бұрын
Ku saliya nabigeena suuban scw❤❤❤
@micraajdaahir1991
@micraajdaahir1991 10 ай бұрын
October 17 yaa dawanay 2023 😂😂
@hayatabdi1488
@hayatabdi1488 2 жыл бұрын
Yaasinow🥺♥️
@zacidkaka6181
@zacidkaka6181 2 жыл бұрын
Yasin is the legend ✊✊❤
@queensomali5463
@queensomali5463 2 жыл бұрын
😱Amazing wlhi😎Status ban Kaso Arkay Wn so Raadiyay WNBA Murqaamay😂Mnshllh
@terrorismpio7003
@terrorismpio7003 2 жыл бұрын
Ma faladh baad cuntay mise rubuc 😇😅
@queensomali5463
@queensomali5463 2 жыл бұрын
@@terrorismpio7003 😂😂😂Cunta Niyada Kaga Jirte🤣
@terrorismpio7003
@terrorismpio7003 2 жыл бұрын
Cᴜɴᴛᴏ ɴɪɴ ᴡᴀʏɴ ᴡᴇʏᴇ ᴅᴇᴇ 🤗
@caashocasho5076
@caashocasho5076 2 жыл бұрын
Waaaw wiilka yare yaska mashaa allh hbo
@clraxmaanxasanfaarax5627
@clraxmaanxasanfaarax5627 2 жыл бұрын
Yᴀᴀsɪɪɴ ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ ʏᴀᴀsɪɪɴ👏👏👏
@xaawobashiir5842
@xaawobashiir5842 2 жыл бұрын
woow yasiin waa another level
@filsaninacabdiraxmaan2392
@filsaninacabdiraxmaan2392 2 жыл бұрын
Yaasiin yare wlhi waa another level
@bulshawicade4281
@bulshawicade4281 2 жыл бұрын
WariYada lafteeda codba ku dhan walee 😋
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Mashalllah cooda mcn cadi maha 🥰🥰
Tayasiir Jacayl iyo Cabdi-waasac Cadceed | Barnaamijka Codka Toolmoon |
1:01:44
Barnaamijka Codka Toolmoon | Dhalinyaro Cod dahabiya leh | #HCTV_2023.
1:13:39
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
SHEEG YAA LEH AFKAN OO KU GUULAYSO DHARKAAGA CIIDA
12:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 175 М.
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 897 М.
Riyaad Night & Oo Lagu Soo Bandhigay Heeso
18:27
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 23 М.
ISMACIL AARKA IYO FANAANIINTA MUQDISHO BAASHAAL IYO HEESO MUSIC LA AAN AH
11:37
HOYADA WAC KUNA DHEH NAAG KIRISHTAN AH BA I JECLATAY 😂
32:55
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 1,7 МЛН
Barnaamijka Codka Tolmoon | Tayasiir Jacayl | Heeso Bilaa Music-ah.
40:09
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 19 МЛН