Waxan sugi laahay qeybta aay ku jirtay tixdii aay ladan ugaas ku lahayd: Hal lug iyo ladan Lama kaashado Xumee laba kaca Lama kaadsado Cunug laba jira Lama aamino Tah luggooyaleh Tallo laga jecel Adna layacbaad Ku legdoon tahay Anna laabtay Lurka kula neceb Waa lillaahiye Leebka soo ganan Iyo libin maqab Dhaaxdood haku ladin Horor iyo galgacal waa sheeko la tartami karta sheekooyinka caalamka
@maskamadoow-sb6rt2 күн бұрын
Qeybta ay tixdaasi ku jirtaa waa isla qeybtaan 17aad walaal.