Horta re Somlilanow raali noqda Itobiyan Jacaylkii Wa laydinka dheereyaye

  Рет қаралды 36,713

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 252
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 3 күн бұрын
Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo RUNTAA usheg RUNTAA usheg Hadee Maqlayan guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawohassan8559
@hawohassan8559 3 күн бұрын
Allaha naga dhigo sida Jaamac Gallad, geesiga qarniga. Waan jeclahay markii aad la hadleyso somali weyn. Guulayso J Galad
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 3 күн бұрын
Odayaashaan shalay ayagaa gumeeyasiga noo gacan galiyay maanatan Odayaashaan baa gumeeyasiga noo gumeeyanaaya
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 күн бұрын
Noolow Jaamac Galad...Guuleyso
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 3 күн бұрын
I
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 3 күн бұрын
Intaad isaaq habeen iyo maalinba aflagaadadiisa utaagantihiin buudaadku idinhoosmaraya
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
Soomaali Muslim baan ahay
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 2 күн бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeeda hajebiyo somaliland danaheeda ayay raacday ee magacan soomaali soomaali ladabaash
@hhaji6556
@hhaji6556 3 күн бұрын
Odayaal ma,aha kuwaasi waa, ay itoobiya kiraysato, oo, iimaankala. Mana matalaan shacabka reer ogaadeeniya.
@UmuYasmiin555
@UmuYasmiin555 Күн бұрын
❤❤❤❤❤waa nasiba darada somaali hasata ee allahayoo naso caawi
@HasanHamud-uy1dy
@HasanHamud-uy1dy 3 күн бұрын
Jaamac gallad guulayso walaal daba dhilif meelkasta waa joogaa laakiin inta xalaasha ah baa kabadan somalia guuul insha allah
@malyunkhadar8168
@malyunkhadar8168 11 сағат бұрын
Odayashasi dhibka deeganka iyagaa keenay itoopiya dhulka siiyay jaamacaw guulayso
@zakariyefarah-je3hd
@zakariyefarah-je3hd 3 күн бұрын
Annagu eithopia ma jeclin lkn dana siyaasadeed ayaa naga dhexeeya Idinkoo aan dan ku qabin mxd u leefleefaysaan itobiyanka
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 3 күн бұрын
Meeshii ugu hoosaysay Baan gaadhnay somali
@Abdinoor51
@Abdinoor51 2 күн бұрын
Soomaali galbeed hadaa tihiin marnaba daba dhilif ha u noqonina cadawga soomaaliyed ee soo jireenka ah waa itoobiyee🇪🇹
@mohamedomar610
@mohamedomar610 3 күн бұрын
SOOMAALI AYAAN AHAY SI KASTOO XASAN SHEKH U MUCAARADSANAHAY MANA UGU HIILINAAYI DOOFAAR CUNE DIINTIISA KA TAGEY NIN DIINTA ISLAAMKA QANCIN WEYSAY WLHI AANAN QANCIN KARIN
@hawohassan8559
@hawohassan8559 3 күн бұрын
Guulayso geesigii Jaamac Gallad, Allaah wuxuu kaa dhigay walaal qaali ah oo u hilliya somalinimada jecelna ummaddiisa. Alloow yaa dadkeenna sida Jaamac Gallad.
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
❤❤❤maxaakudhacay odayaasha malsixray
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
❤maradiibaakadhacdy
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
❤waankusalaamay galas sooomaaliya haguulaysato
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
❤❤❤❤aamiin aamiin aamiin
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
❤gunbay noqdeen
@CaliMaxamuud-l3h
@CaliMaxamuud-l3h 3 күн бұрын
Dadka Ilaahay Abuuray Haduu Masuul Yahay Iyo Haduu Yahay Hogaamiye Dhaqan Waxay Noqdaan Labo Nin Kudhinta Sharaf Iyo Karaamo Taariikh Fiicana Katega Iyo Mid Tariikh Xumo Kudhinta Markaa Magaranaayo Waxaan Kusifeeyo Kuwani Wakhtigan Wali Ma Arkin Oday Kahadlaaya Dulmiga Iyo Cadaalad Darada Gumaysiga Itoobiya Kuhayo Shacabka Soomalida Waxayna Taageerayaan Indulmi Loogeysto Walalahoodii Xorta Ahaa Ee Garab Unoqon Lahaa
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 күн бұрын
Jaamac Galad ; Somalinimadu waa u dhalasho ,waxaad ogaataa in dunidu ku kala xadaysantahay xuduudihii iyo maapkii ay gumaystayaashu sameeyeen DDS waa sadex qaybood oo kala ah OGadeen ,receive area ,iyo shiniile oo dhanka jabouti ah, Jaamc waxa laysku dayay in dagaal lagu xoreeyo DDS 1964,iyo 1977-78, oo dhulka somalida Ethiopia oo dhan laga qabsaday ,Aduunkii oo dhan baa soo raacay oo xoog kaga soo saaray,,waxaa dhacay isbadal dawladii Ethiopia ah oo fadaral ah ,waxa is maamula dadkii somalida ahaa inkastoo aanu ahayn mid cadaaliya hadan waa dad wada nool . Jamaac ma aduunyada oo dhan waa jiraan dad isku wadana oo kala qoomiyado ah , waa in DDS u diyaar garoobaan sidii ay dhulkooda u xukumi lahaayeen waxna ula qaybsan lahaayeen dawaladaa fadaralka Ethiopia sida qoomiyadaha kale ee ay ka dhulka wayun yihiin ee tirada badan yihiin ,hadii ay yidhaahdaan waxaan maraykan somali waad ku farxi lahayd maxaad u diidaysaa Somali Ethiopian ,waa laga baxay wakhtigii waardiyaha loo ahaa MASAR ,iyo dagaal aan dhamaanayn iyo xeryihii qoxootiga ,
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 3 күн бұрын
Way saxsan yihiin Jaamac Cagdheerow waayo Adigu Ethiopian baad tahay Odoyaashani wadan kooda ayay dufaacayaane
@AbdirahimYaqub
@AbdirahimYaqub 22 сағат бұрын
Waa sax waa itoobiya ❤
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 3 күн бұрын
Jaamacoow wax soomaaliya layidhaahdo hasugin way u dhammaatay isaaq bay eedday soomaaliya waayo dawladdoodiibaa laga dhacay adiguna iska cagdheeraw
@user-qp2zu3fy1w
@user-qp2zu3fy1w 3 күн бұрын
S.s.c.guuuuuuuuuuuuliyo.gobanimo.isha.allah
@shamzahassan4612
@shamzahassan4612 3 күн бұрын
Wad mahadsan yahay jaamac galad muwaadin
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 2 күн бұрын
Runtu ma fantaa odayaashu run bay sheegeen Soomaalinimaduna maaha xamar in lahoostago Shacabka deegaanka somaaliduna waa itoobiya mana nihin soomaaliya 1000 jeer ayay namatalaan odayaasha deegaanku
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 3 күн бұрын
Geesi geesi dhalay jamac galad
@amdualeh5802
@amdualeh5802 3 күн бұрын
Xasanow,waxa la yidhi maxaa dheriga kuleylka ka keenay,maxaad u sheegi weyday khaladaadka xukuumadda somaliya ka gelayso dadka somaliyeed,maxaadse xal dhexdhexaada ah u haysay.
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 3 күн бұрын
مشاءالله تبارك الله يا جامع 🕌 صحيح كلامك لى تنسب غير نسبك😢😢😢😢😢
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td 2 күн бұрын
Jawamacu anagu ormo Manihin e somalibana nahay frm hayiasa
@WiilSomali09
@WiilSomali09 3 күн бұрын
Dagaal lugu kala baxo ba so’socda InshaAllah Tacaala
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 3 күн бұрын
Abasame Xabashi Aad buu u Jecelyahay Waa Run Soomaali Waye Kala Tagataye Mid Walaiba Meeshiina Rabo Haraaco
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 күн бұрын
Subxanallah free Ogaadenia
@nightmarebutittrandahmeedr7296
@nightmarebutittrandahmeedr7296 3 күн бұрын
Mujaahid.waa.runtaa
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 3 күн бұрын
JAAMAC GALAN WAA LAANDHEERE SOMALILAND DADKEEDA MA NECBID EE WAXAD KA SOO HORJEEDAA MUUSE DUBJIR ANIGOO REER SOMALILANDER AH WAAN KA SOO HORJEEDAA NINKAA
@maamekhadar1493
@maamekhadar1493 3 күн бұрын
Soomaaliya waa dad aan walaalo nahay darisna aan nahay afka iyo dhaqankaa naga dhexeeya balse laba dal baan kala nahay
@HabsaIbrahim-tg5ur
@HabsaIbrahim-tg5ur 2 күн бұрын
Adeer jamacow somalia oo Xaasan Sheehk u horeyo baa Etopia waa walalehenbay yiidhahdan
@khadarmohamed5521
@khadarmohamed5521 Күн бұрын
Sibiisha Qarso Addoonyahow.
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 3 күн бұрын
Dhaqan Somaliland ethiobia taageeray ma jiraan, marka siyaasad laga hadlayo ma jirto cadaawad dhex taal Somaliland iyo ethiopia.
@elmijebel2225
@elmijebel2225 11 сағат бұрын
Asc waan ka Warda carooney odoyaashaad adne si xun ayaad u garbaashey weeyna mudanyihiin thanks
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 күн бұрын
Kkkkkkk iidoor ma lagu haystaa jacaylkii itopia
@HussainNoor-fh1tp
@HussainNoor-fh1tp 3 күн бұрын
ONLF WAXAY KU DHOWDAHAY INAY MAR KALE DAB KU DHACAAN..
@saladabdille7278
@saladabdille7278 2 күн бұрын
Maashaa Allaah Jaamac galad
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 күн бұрын
WAAR WAXANI MAAHA ODAYAAL SOMALIYEED EE FILIM KARTOON GOOGLAHA LAGASOOSAARAY, LAAKIIN XAQIIQADA TAALLAA WAA NIMAN QORI LAGU HAYO CIDNA MAMETALAAN WAXAANSE LEEYAHAY SOMALIDU WAXAY HAYSATAA DHALLINYARO KARTI BADAN EE WAA INAY WADDANKOODA DIFAACAAN
@JamaadCali-n8o
@JamaadCali-n8o 3 күн бұрын
Somaliland ❤❤❤
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 күн бұрын
Inta aysan ka jawaabin suaasha horta dareenkeda ma jiraa ileyn maba dareen sana wax badan oo jirae
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 3 күн бұрын
Subaxallah Oda yaasha ah waa Lagumeetaah Ee Aa waye dhalibtii Somali weyn Guull guu Allah Nag kaafikarAh inshallah
@maamekhadar1493
@maamekhadar1493 3 күн бұрын
Soomaaliland oo qariirada soomaaliya katirsan ayaa diiday xaqbayna uleeyihiin, jigjiga, goday hadii dadka dsganoo dhan kaguuraan waxay ahaani itoobiya
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 2 күн бұрын
Madhicikartaa dadxasanguguurto lacagsiiyey inaydadka ogaadeen looisticmaalo oolalahaa waa hawiyaha kililka baalalahaa lacagbuukusiiyey gurguurte lacagbuukusiiyey inlafurfurosoomaalida IToobiyo din ubaaris sameeya
@hananoor3590
@hananoor3590 3 күн бұрын
Ninkan Miyuu waaalan yahay Uma dan somaliyeed ka sheekaynaaa Xagay ku nool yihiiin waleee cajiiib
@IbraahinXassen
@IbraahinXassen 3 күн бұрын
Naclaa Hooyadaa ku yaale Mxd ngu caayeeysa adaa duli ahaa ee garac OGAADEN waa BOQORKA QABIILADA OO WALIGOODA AN GUUMEEYSANIN WAA DAAD WADANKOODA❤ DHAQANKOODA❤ IYO DIIKOODA ❤❤❤ JACEL WAA ALXAMDULILLAAH ILLAHAY NABADIYEY AYAA MAHAD ISKALE❤
@luulsharib
@luulsharib 3 күн бұрын
Raali galin ii door maleh dhibaatada iyo qaraxa iyo kala qaybintu Isaaq bay ka soo bilaamatay!!!!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 күн бұрын
Deegaanka Soomaalida waa meeshi aad ku dhalatay adigu ma tagki karta Inaad iska aamusto ayaa laguu qaata.
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 3 күн бұрын
Free ogadenya
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 күн бұрын
Maxaad Faarax Macalin uga hadliweyday isagaa ka horeeyee jamacow haddaadan munaafaq.ahayn
@arapoofficall2072
@arapoofficall2072 3 күн бұрын
Somaalida waligeba daarood ayaa wareeriyay oo xaasid ah hanay xaasid ahayn waxay ogalaan lahaaye walaalahoda somalind iyana waxbay helilaaye
@azizmumin1534
@azizmumin1534 2 күн бұрын
Odey soomaaliyeed waa naartii alla Gee odaayasha aduunku waxay ku fekeraan iney dadkooda dhaxal wanaagsan uga tagaan kuwa soomaaliya Markuu doqoobo inuu dadka iyo dalka baabiyo yuu ku hamiyaa xaasidnimo xumaan maalinkaasey u bilaabmeysa
@SalaxHaaray
@SalaxHaaray 2 күн бұрын
Jamac galadoow horay usoco ilaahaybaa lahortagayaa walee odayaashana dee gumeysigii axmaarada ayay uxiiseen kkkkk
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 3 күн бұрын
Qofka bedela isirkiisa wuxu yiri nebigeennii suubanaa nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee hawdiyaar garoobo meeshuu kafariisan lahaa naarta.
@saynab7503
@saynab7503 2 күн бұрын
malaa somaalida qaar baa mararkay damcaan inay xumeeyaan ku dhihi jiray somaali itopia ee ma ciil baa ka keenany jaama cow cid ay kumatalaan hadoonen
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z 3 күн бұрын
Hayaay waar angu maanu odhan itoobiyaan baanu nahay iyo oromaanu nahay midna lkn u jeedaanu lahayn cid somaali jacal xoriyaddoodii siistay anakaa jirna hadana lagu dhibay adaana ka kowa afkaagaana markhaatiya tusaale baal sheeg cda woqooyi dagta oo hadhihin iidoor kaftan run ku soco
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 күн бұрын
JAAMACAW MARNABA REER SOMALI LAND HADDAANNU NAHAY XAQ UMA LIHIN RAALI GELLIN SABABTOO AH ANNAGA AYAA DOC FARUURNAY UMMADDA SOMALIYEED
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 3 күн бұрын
Jaamacow maantaad ogaatay isaaqa in ay somli ugu somlisanyiin markii axmaaro isu wada dhiibteen awalba nacaybka lanoo qabay baa dantayada loo xaqiraaye midey somlinimadaad ku faanayswen anagaa horana somliweyn raadiney imikana ogaanay in aanay ahayn wax Jira ee ha is aragto somli by by by
@maamekhadar1493
@maamekhadar1493 3 күн бұрын
Faarax macalin waa kiinyaati garaad kulmiyana waa soomaaliya
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 2 күн бұрын
Faarax Macalin waligii wuu ku dhasay kenya, laakiin waligii ma dhihin Soomaali ma ihi. Wxuuba intaa u hiilan yahay Somaalida iyo Soomaalinnimada..
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
Re somaliland wa somali asal ah. Somaliland waxa badaa galiyay waa inay helaaan Xoriyad dawladnimo. Anoo ogaadeen ah ayaa u qiray ree hargaysa somalinimo
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 күн бұрын
Wlow alle
@jiirayub8719
@jiirayub8719 2 күн бұрын
Reer somaliland gumeeysigii Ethiopian ey ogaaden ku heysay ayeey u xiiso qabaan awoow yaashaa ayaa gumeysi ku baday anaga ma ogolaaneyno ogaaden sida Ethiopia u gumeysatay iney gobol danbe oo somali ah u gumeysato ee orod iska dhici cadowga
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 күн бұрын
Somalida la sheego reer somaliland ayuunba wax ka dhigi kara Anaga SOMALI O WLLHYO AHBA ICTIRAAFKI NOO DIIDAY TASA INAN XATA YUHUD ICTIRAAF UDONANO QASBAYSA ETHIOPIA ANAGA 77 DAGALKA LA GLO KU MADHANY
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 3 күн бұрын
Haisku qaban somaali mawada xuma inta xun kalia sheeg
@mohamouddaud6576
@mohamouddaud6576 2 күн бұрын
Soomali waà hore ayay kala tagtay, mar ay isutimaadaba. Dadka (siyaasiyiinta, qabiilka Kuwa adeegsanaysa) maanta joogaana kala kaxaynaya.
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 3 күн бұрын
Jawaasiistii rabi baa fashiliyey iska daa
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 3 күн бұрын
Waa dad afmalo ah oo liita lakiin cidna kuma matalan iyo qaar aan iloobin soo dhiibidii halyeyadii.
@saynab7503
@saynab7503 2 күн бұрын
soomaalida inkastoo lagu so dhax dhuuntay ama qaar la adheeg saday hadana saas way dhaamene way isbeda shay
@IsmailSuleyman-ur8jh
@IsmailSuleyman-ur8jh 3 күн бұрын
Asc waa runtaa jamac sharkooda iyo ethopie allah hayna dhaafiyo amiin asc
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 3 күн бұрын
War kuwani odayaal maahee, Ha la laayo. Kuwani dhegtii waa dileene.
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 күн бұрын
Eritrea sow habashi maha halkaa ba wax wa laga ridi karaan.
@sahanbihi2611
@sahanbihi2611 3 күн бұрын
Wa wax laga xumado dhaqan xumo dhuq ale haka dhigo
@cabdisalanahmadabdi2427
@cabdisalanahmadabdi2427 3 күн бұрын
Karbaash xalaal ah afkaada caano lagu qabey
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 3 күн бұрын
waar somaliyey reerka isaaq maxaan ula yaabaynay markay lahaayeen lafti nagaa???!!! Marhadayba reerkii ogaadeen leeyihiin somali manihin oo ethiopian ayaan nahay kuwanaaba ka edeb iyo akhlaaq xun 100%100%100%100%100% waar iidoorow raali ahaada anigu xaalbaan idin siiyay 🙏🤝👍🙏
@NimcoFf
@NimcoFf 3 күн бұрын
Lafti nagaa iskama daba orodno lkn dano iyo wx iswaydaarsi baa naga dhaxeeya
@edbankhalif587
@edbankhalif587 3 күн бұрын
Ninkii gurigiisi daaficiwayey maxuu dadkiisa KU tareyaan in la ska dilo baa mudan yahay somalidu itobiya racadey
@hawohassan8559
@hawohassan8559 3 күн бұрын
Kani waa Jaamac mideeye.
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l 3 күн бұрын
Fariid oo nin ah
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 3 күн бұрын
Oo 1977 dadka laga soo cararary ee soomali oo xoog ah kacarartay Maaanta yaaa miciin u ah dadka dabka kala tag dagan
@mohamedabshir4478
@mohamedabshir4478 3 күн бұрын
Odayaasha Deegaanka Somalidu xor ma aha. Waxaa lasiiyaa xoogaa biil ah oy ay shaah ku cabbaan. Kadibna Odayaasha afkaa gacanta laga geliyaa, waxayna hunqaacaan qaras uurkooda ka buuxda. Odayaasha erayadooda yaan la qiimayn ee uurkooda hala qiimeeyo.
@user-bq8rg2jl5g
@user-bq8rg2jl5g 3 күн бұрын
Odayaasho mawaxaan dalkooda ahan bay sheegteen waamaxay munaafaqada aad lawareegayso
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz 3 күн бұрын
Subxaanalaah waawaxlaga yiqyiqsoodo😊
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 күн бұрын
DHINAC BAAD KA RARAN TAHAY EE NIN GUMAYSI KU HOOS JIRA CANAAN IYO WAX KA SHEEG MALAHA
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS 3 күн бұрын
Qandaraas yaro Qaahiro ku soo siiyey naba qeeybin kerayee qelidaada nala dhaaf odeyashu anageey nugu matalaan waxaan nahay diyaar wan iska difaaceena Masar iyo kuwa Muwakilkooda ah oo Muqdisho ka qeliyo.
@badalcusman8720
@badalcusman8720 3 күн бұрын
Adigamiyaba. dad. Wanin aduno ba mesha JAMAc Rawis dad uu waninayo
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 2 күн бұрын
Qudhunkaas naguma matalaan odayashaas nasabkooda iyo diintooda iibsadey hadaan nahay reer somali galbeed.
@maxamuudtahar9609
@maxamuudtahar9609 3 күн бұрын
Jamac galadow wadmahasatahay 15:35
@maamekhadar1493
@maamekhadar1493 3 күн бұрын
Ninkan hadlada isku deegaanbaan kasoo jeednaa waxuu yiri soomaaliyaan nahay waana beentii qaxooti buu waa ku ahaa xabad baana laga soo saaray wadan kuu sheegi, muu birkiinofaaso sheegto taasaaba dowlad lehee, meel aan dowlad lahayn 34 sano maxuu kasheegan
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 3 күн бұрын
Wax Itobiya la dhoho ma jirtee oromoland ayaa jirta
@saeedisa9798
@saeedisa9798 3 күн бұрын
Hadaba Somaliyeey ogaada kuwa odayaasha idiin ah. Qof kasta oday manoqo karo. Odayaashii layaqaanay waxay ahaayeen geesiyaal. Oday fulay ah lama rabo.
@aadanxasan2832
@aadanxasan2832 3 күн бұрын
Odayaashu waxay ka hadleen oo ay sheegen magaca dalka ay qoomiyad ahaan ay ka mid yihiin laakiin kamay hadal magaca qoomiyada ay yihiin
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 3 күн бұрын
Nin wax fahansan baad tahay Jaamac
@maamekhadar1493
@maamekhadar1493 3 күн бұрын
Itoobiya waxaad utaqaantaa amxaaro iyo tigree, runtuna sidaa mahan deegankeenaa ka itoobiyansan
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 3 күн бұрын
Ma ogaaden uun baa jeclanaya itoobiya jamacow😂😂😂😂
@faah-l2d
@faah-l2d 2 күн бұрын
hadaanu reer somaliland nahay somalia xumaan uma haynoo
@AaminaAhmed-k2w
@AaminaAhmed-k2w 2 күн бұрын
Waar adba kukuyo ayaa sheegataa nacasnimada iska daa😢😢😢😢😢
@habashhabashy4169
@habashhabashy4169 3 күн бұрын
Masha'Allah Somali nidnimo in sha Allah
@edbankhalif587
@edbankhalif587 3 күн бұрын
Waa Walanyihiin horey beey edeb u laheeyn😂😂😂
@WiilSomali09
@WiilSomali09 3 күн бұрын
Allah Makahiilku nasab’sanaan. NOOLADA walalayaal ❤️❤️❤️
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 күн бұрын
Munaafaqiin Ethiopia kuwa ciidankeedii 30,000 ahí ka joogaan 20 sanadood ee madaxtooyadeeda ilaaliyaan een 2km xamar gaadhi karin ayaa iyagu cid Ku caaya Somaliland dhulkeedii iyo calankeedii bay haysataa heshiis wax wada qabsi baaa naga dhexeeya iyo jaar wanaag ay nooga wanaagsan yihiin failed state Somalia italia la haysto
@mohamedjibrill2508
@mohamedjibrill2508 3 күн бұрын
Hooyo antooniyoo diima badanidaa
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 күн бұрын
Odoyashas Waa Munafiqin Hadey Sas Ku Dhintan Yan Loo Tacsiyeyn Yana Laga Qeyb Galin Meydkoda Waa Bakhtiyee
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 32 МЛН
Film Hindi Afsomali Cusub Fanproj 2024 Dagal iyo jaceyl
2:10:33
Fanproj Films
Рет қаралды 148 М.
Dhalashadii Nabi Muxamed (SCW) Adunka dhanbay badashay! Aniga Abiy
14:21
UI/UX Course | UI/UX Free Course | UI/UX Training | Intellipaat
3:34:54
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 93 МЛН