WAREEYSI XASAASI AH: MAXA LO BAAJIYAY SHIRKII SOMALIA & ETHOPIA EE TURKEYG LAGU QABANAYAY; XOG-CULUS

  Рет қаралды 15,608

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Күн бұрын

WAREEYSI XASAASI AH: MAXA LO BAAJIYAY SHIRKII SOMALIA & ETHOPIA EE TURKEYG LAGU QABANAYAY; XOG-CULUS

Пікірлер: 53
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 19 сағат бұрын
Allahu akbar ❤
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 18 сағат бұрын
🇸🇴 IYO 🇵🇸 ISU EKAA ‼️ ‼️
@Michealfot
@Michealfot 10 сағат бұрын
International community ayaa Somalia gacanta ka xirxireen Sababto ah 100% muslim ayaa la diidan yahay
@MqadarAhmed
@MqadarAhmed 18 сағат бұрын
M.a allah haku xafido c/wahaab sh . C/samad insha Allah guul somalia io midowid aan rajeyneynaa
@KayseHuriye
@KayseHuriye 18 сағат бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤
@saeedisa9798
@saeedisa9798 18 сағат бұрын
MashaAllah. Somali midooba oo nin itoobiya ushaqeeya yuusan aqliga idinka xadin. Xarigga Allah si wada jir ah uqabsada hana isqilaafina.
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 16 сағат бұрын
THANK YOU BROTHER MUSTAFA ALI FOR THE INTERVIEW WITH PROSFORE ABDIWAHAB IT WAS VERY HISTORIC AND VERY USEFUL UNLESS SOMALIA PEOPLE UNITE ANF FORGET THEIR DIFFERENCES FORGIVE THEMSELF WORK TOGETHER SINCERELY AND WITH HONESTY AND STOP TRIBALISM AND CORRUPTION THEY CAN NOT OVERCOME THEIR ENEMIES UNITE POWER DIVISION IS DISASTER
@Michealfot
@Michealfot 10 сағат бұрын
Ninki Ali gedi Amxaarada keeney Finland ayuu joogaa uu weli ku faanaayaa aniga ayaa Dowlada keeney waana loo qoslaaya
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 4 сағат бұрын
Maashaa allahu maanta waxaad soo xasuuntay qof Qaaliya parfasoor cabdi wahaab mahadsanid ustaad musdhafa ❤❤❤
@saidahmed3524
@saidahmed3524 8 сағат бұрын
Dr :C/Wahaab waa dadka aqoonta leh oo aaney dowladihii soomaaliya soo marey ka faa’iideysan aqoontooda, waadna ku mahadsan tahey wacyi galinta shacabkaaga Soomaaliyeed. Waad mahadsan tihiin mustafe iyo C/Wahaab.
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl 15 сағат бұрын
Mahadsanid 2 diina
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 19 сағат бұрын
ASC Soomaliyey caqligu ha shaqeyo diintina iyo qiyamkina ka fakara iska dhafa qabiökabiyo malayacnika
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 10 сағат бұрын
Asc borofyser jisaakalaah
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 17 сағат бұрын
Xabashida itoobiya ilaa iyo maanta ayee xasuuqda reer muqdisho qaraxyo badan ayee beydhabo ku diyarshan ee argagixisada alshabab usoo dhiban 😂
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 10 сағат бұрын
Rooble baahane ninkaan ayuu rabay in uu dhibaateeyo
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 19 сағат бұрын
Marka ineey korkeena kudagaalamaan maxaanagasoogalaao oo burbuur eheen 30 kadib cajiib masaar iyo itoobiya
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 18 сағат бұрын
Cadawgaada cadowgiisa waa saaxiibkaa Masar wabiga niil Soomaaliya dekada Saylac Jabuuti iyo eletareya kooxda arsenal waa iska garab dagalamaan yaan wadankasta dahiisa gaarka u dagaalama waa noo muhiim cadowga nalala jabiya
@ahmedsaeed8860
@ahmedsaeed8860 18 сағат бұрын
Marka maxa xal.ah badda iyo dhulkaba Etiopia haleska siyo ma leedahy,sababto ah waxey dhaheen xoog ama xeelad wa qaadaneyna
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 20 сағат бұрын
40tan sano ku dhawad somaaliya madaxdii soo martay waxa iiga cad in ay danaystayaal & dilaaliin ahaayen waayo / shacbka wadanka qadiyada dhulka hooyo /cid ka fikirtayba majirn in ay qabiilba qabiil isku dhuftan moye hadanay iga ajayn isma lihi dawladba dawlad kale ku duuli imaaraatkuna waa ka xaga danbe ka wada -------iyana way wtan imaaraatka?
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 16 сағат бұрын
Sxb cabdi samad qashinka maamul gobaleed yada qaarkood sida leef leefe.itobiya waa.lafta go.ay.leefleefe
@fosiali263
@fosiali263 15 сағат бұрын
Goormaad is xoreynaysaa
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 13 сағат бұрын
Cadawgada cadawgiisa waa saxiibka masar sidaas ayay saxiibkeen ku noqdeen danta iskukeen keentay masar
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 16 сағат бұрын
Sxb ad iyo ad hadalka Brof bur saliid masar anaga dan nooma hayso laakiin itobiya ayaa kasii daran hogaankana way ku xirantahay masar ogow.jamaal cabdi naasir waan ogayn
@Michealfot
@Michealfot 10 сағат бұрын
Marki aad nabad iyo xor tahay ayaa dhihi kartaa masar ma rabno laakin hadda weyso kuuma dhowrna
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 11 сағат бұрын
kuwii keenay sawtaa bilad geedida madaxweynaha hada xamar fadhiyaa siiyey kii dhintayna loo yaqaan madax weynii dawlada keenay xamar
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 6 сағат бұрын
GADH WAYN AYAY ISKALA BAXAYAAN KA DIBNA IYAGOO DHINAC LA SAFAN QABYAALAD IYO QUDHUN KA BUUXO AYAY KUSOO HOR FADHIISANAYAAN
@mohamedosman8437
@mohamedosman8437 19 сағат бұрын
6m ee tigreegu waxay ka awood badnaayeen 3m ee somalida sababtu waxay tahay waxay ahaayeen 6m oo isku mawfqifa hub iyo hantina haysta markaa macal eleteriya waxba kamay qaadeene waxa loo isticmaaley drone Markaa 30m ee soomaalida ahi isku mawqif ma yihiin hub iyo hanti ta ethiopia udhiganta ma haystaan jawaabtu waa Maya
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 19 сағат бұрын
Filimka kahor shaleema kasto jugmadaryo masar ciidankeeda ayaa laga shidi jirey soomaalida oo dhan
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 5 сағат бұрын
Wax cusub masha waxcusub maaha waar masar waxkuuqabanmaysee war mahaysaa somaaliland ictiraafkeeda iska liqa waalaictiraafi oromkan umababaahnin aduun weynahaa naictiraafi
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 5 сағат бұрын
Kan maxaad kawaraysataan qarbuu jafayaa
@sahranur1642
@sahranur1642 13 сағат бұрын
Kenyaba heyg ayaa dawcda la geeyee maxaa saylac dawadeed heeg loo gayn waayay xabashi loo dac wayn wayay?
@jamilafarah5679
@jamilafarah5679 19 сағат бұрын
Faqash silsiladu waxay kaga go'day Soomaaliland.dhulka isriaajiga ah ee aduunku rabo waa bada Soomaaliland,badiina Hindiya iska haysta.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 19 сағат бұрын
Hidiya hadeysen jirin babalmadep tan kale Barbara luuq bey ku jidhaa istaratiji Waa seylac Oromo awel na madegto cise cise samaroon baaleh
@BashkaLibaax
@BashkaLibaax 17 сағат бұрын
Inkasto.lobaqo.oo.loshego.barwaqo.dad.bay.meeli.bukta..somalidiid
@kaysemaxamuud-gj1cm
@kaysemaxamuud-gj1cm 19 сағат бұрын
cabdi wahaab waxan usheegayaa soomaliya maanay ahayn tii diyaaradaha burco iyo berbera iyo hargaysa la dhacaysay ma maan aan walaalo noqonay beenta iskadaa riyadana ka bax
@user-kl4fl2br1m
@user-kl4fl2br1m 19 сағат бұрын
Dad musliminta waa walaalo dada qalad galin majirto dadka musliminta cadaawad iyo col adiga Kugu jirto Umada ha dhax dhigin
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 17 сағат бұрын
Adna kawaran lascaanood that is not excuse you people are traitors we know how to deal with traitors.
@nuucmanabdifatah7394
@nuucmanabdifatah7394 12 сағат бұрын
Adi lasa canood maxa ugaraceeysey sababta waxa waye in gobalku o kala tagin darteed amean somaliland siyad bare na sido kale somalia in e kala tagin darteed ayuu ugaraceey Burco wyo kacdon ayee wadeen wax baro
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 19 сағат бұрын
WWW❤❤❤
@Nasteexo-h4j
@Nasteexo-h4j 19 сағат бұрын
Sax
@fosiali263
@fosiali263 15 сағат бұрын
Kenya haysata beenalahan adiga imisay kaa dilaan kiniyaanku
@AhmedHassan-hp5ur
@AhmedHassan-hp5ur 18 сағат бұрын
Ma hooyadaa baa leh badda cas anagaa leh oo Kiran karna
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 17 сағат бұрын
Ceeb ceeb xiishoo
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 10 сағат бұрын
Adiaga.ahooyda maa leh
@kaysemaxamuud-gj1cm
@kaysemaxamuud-gj1cm 19 сағат бұрын
faqash waxay kaga dhegtay somaliland waa ninkii inaha beelay ee wixii ugudabeeyey ahaa bakaylaha kadibna shanqadhuu maqlo uu lahaa ma bakaylaa warkiinu waa sidaa waa camal riyo
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 11 сағат бұрын
beentaa weeye shaqo kuma laha xaramka maxaase ka macna ah vahuud baaba joogta masar ha ceejiyo
@mustafecabdi913
@mustafecabdi913 16 сағат бұрын
Somaliland way tashatay, danteeda way taqaanaa, idinku meel istaaga, faqashtii qayladii ay bilaabeen 1-Jan weli way wadaan, waali bay ka qaadeen.
@BashkaLibaax
@BashkaLibaax 17 сағат бұрын
Idoorka.maxa.lagacelcelinaya.sow.itabia.maha.markay.gumaystan.ayey.oganayan.wan.wen.iLA.laguraco.indhihisu.cirka.ma.arkan.soMali.nacayb.ayahalkagarsiyey.dhafa
@mustafecabdi913
@mustafecabdi913 16 сағат бұрын
Iska hadla, Somaliland midawgii Somalia way ka noqotay, 1991, waxba haysu kay lurin,
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s 19 сағат бұрын
SOOMAALIA HADA 24Ĥ SAAC MA CELIN KARAAN HADA ETHOPIAN WAA CIIDIISA WAAYO MA MUQDISHO KALIYA AYAA LADAGAALAMIKARAAN XUDUDBA LAMA LAHA
@kaysemaxamuud-gj1cm
@kaysemaxamuud-gj1cm 19 сағат бұрын
masomaliland ayaa falaaga ah ninkan hadlayow aqoon yahana waad isku sheegaysaa hadana waxad taagan tahay waa falaago markaa maxaa kuu hagaagi waxaf wali aminsantahay tii siyaad bare eeday dadkan aad falaagada ku sheegaysaa waa ragii dawladii geeska ugu awooda badnayd cirka u diray markaa waxd iswaydiisaa cida soomaaliya ee tageysa waa ayo adigu kaalay
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 17 сағат бұрын
WAXAA KAA XUN NINKA KU DHAGAYSTA BY BY
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 111 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 46 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Shirkii Sacuudiga Nairobi Ku Qabteen Waxu Shabaha Shirqoolkii Qureysh Sh Xassaan Abu Salmaan
17:14
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 33 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 608 М.